Azerbijan iyo Armenia | 100 sano oo dagaal iyo colaad ah!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Azerbijan iyo armenia | Wax badan ka ogow dagaalka labadan dal...
    -------------------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: www.facebook.c...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: www.instagram....
  • Zábava

Komentáře • 198

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 Před 3 lety +5

    Mahadsanid Ustaad sidaa fiican ee aad mar walba xogo iyo war bixinada noogu soo gudbiso

  • @Iron.8
    @Iron.8 Před 3 lety +18

    Keep going🙋‍♂️
    GUUSHU WAA GARBKA MUSLIMIINTA 🤩❤❤🇹🇷🇹🇷🇹🇷❤❤❤🇸🇴🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @maxamedxaaji3307
    @maxamedxaaji3307 Před 3 lety +4

    Wa jabayaan dhamaan gaalada gardarada badan

  • @yusufsalat1636
    @yusufsalat1636 Před 3 lety +8

    Azelbeijan ku wataa 🇦🇿🇦🇿😙😙✌✌💓

    • @CaliIsmaciil-xy1pf
      @CaliIsmaciil-xy1pf Před rokem

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @CaliIsmaciil-xy1pf
      @CaliIsmaciil-xy1pf Před rokem +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @CaliIsmaciil-xy1pf
      @CaliIsmaciil-xy1pf Před rokem

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮😮😮

  • @cacaca6794
    @cacaca6794 Před 3 lety +2

    Masha'allah allow islaamka u hiili aamiin aamiin aamiin

  • @a.s.a.d4985
    @a.s.a.d4985 Před 3 lety +2

    Alle ha ku barakeeyo

  • @nasraabdallaibraahiim6637

    Wcs wr wb walaal waan ku sugayay mahadsanid love from Pakistan

  • @aswanomar5160
    @aswanomar5160 Před 3 lety +1

    Allah akbar

  • @shandhakoboyniga8998
    @shandhakoboyniga8998 Před 3 lety +19

    War soomali soo ayadii la yiri waa dad geesiyaala
    Haa wan hubaa anagaa ka geesisan run ahaantii kuwan lkn ilaa imisa sano baan sugaynaa in laxoreeyo soomali galbeed iyo waqooyi bari kenya heer ay gaareen itoobiya iyo kenya ay aamineen inay yihiin dhulkaasi dhul ala kubeeray oo uu dhaxalsiiyay madaxdeenana mid ogol aaminsana shanta soomaaliyeed xil inuu qabto looma ogala lkn walee aduinku xaalad kuma daaimo waana labaran soomali waxay yihiin 300 sano kabacdi haba naqotee haduu caalmka sii jiro in sha alah
    Ilaahow anoo nool itus xoreynta dhulkayga aamiin yaa rabi

    • @abdirahmaanantos1378
      @abdirahmaanantos1378 Před 3 lety +2

      Somali galbed la gartay waa gobal Rabo somalinimo lkn Somali Kenya wa dad adiga Kaa iibsanaayo kenyaatiga Kenya ayeyba Ku faraxsanyihin 😡😡 guul Somali weyn

    • @shandhakoboyniga8998
      @shandhakoboyniga8998 Před 3 lety

      @@abdirahmaanantos1378 haa sxp hilibka lo.da bay badsadeen waana sababta ay sida lo.da ugu dhaqnaan halka ogadenia geela cunaan😂😂😂😂😂

    • @abdirahmaanantos1378
      @abdirahmaanantos1378 Před 3 lety

      shandhako boy niga 😂😂😂😂😂 wlhi waa iga qoslisay dadkaas aniga waa la yaabay damiir dhan maleh wax aan la yaabay Ayaa ah hal qof oo so hadal qaada arki meesid somaliya iney la midooban yaahu

    • @shandhakoboyniga8998
      @shandhakoboyniga8998 Před 3 lety

      @@abdirahmaanantos1378 🥰🥰

    • @daahirjiciir3233
      @daahirjiciir3233 Před 3 lety

      Ciyaala Qiiro Japan

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 3 lety +8

    Warbixin Cajiib! &Qof dahab ah❤Allah haka abalmariyo Bro Abdiraxman

  • @fuadsurething4047
    @fuadsurething4047 Před 3 lety +26

    WalHay wll qli Been kuuma sheegayo aniga oo hada isleh wll wax masoo dhigy ayad ba soo dhigty😘😘😘😍😍

  • @akrammaanaf8748
    @akrammaanaf8748 Před 3 lety +4

    Wariye buuxa Masha Allah keep going xaqiiqo AH

  • @user-yx8mz2wg6k
    @user-yx8mz2wg6k Před 2 měsíci

    Mansha. Alaah

  • @imandhol408
    @imandhol408 Před 3 lety +9

    Waaw macalinkayga walahi waan ku farxa video uu marwalba so galiyo

    • @Mohamed-badhey
      @Mohamed-badhey Před 3 lety

      Macalinkeena dheh waryaaa😅

    • @imandhol408
      @imandhol408 Před 3 lety

      @@Mohamed-badhey kkkk hye
      YouTubaro bad oo jeclaha jira lakin kaan ugu jeclahay waa waaberi media ka kuxigana waa ogaansho

  • @boramianvella6011
    @boramianvella6011 Před 3 lety +2

    Alle ha isku jabiyo labadodaba

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 Před 3 lety +1

    Jzk khayran

  • @noloshamacan1650
    @noloshamacan1650 Před 3 lety +1

    Wan ku salamay saxib Abdirahmaan

  • @abdikafimohamedegal8830
    @abdikafimohamedegal8830 Před 3 lety +4

    Wakhti dheer ayan dawade uaha wllky abdirhaman waxaa igu dhiri galiya in an marwalbo dawado waa barista qotada dheer uu galiyo arinta uu markas so jedinayo horay usoco wll qali ...illhy haku barakeyo hana kailaliyo cadawga Insha allah

  • @apamiinzaamir3145
    @apamiinzaamir3145 Před 2 lety

    Mahadsanid wll c/raxmaan ale ba kaa jasaai siiyo

  • @malyunabdi2744
    @malyunabdi2744 Před 3 lety +9

    🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿❤

  • @jamaczurej2562
    @jamaczurej2562 Před 3 lety +3

    🍁Abdirahman Waberi 🌺wll Waadku MahadzanTahey MuuqaLkaN aad WaQtiga Noo GalizeY Cilmi Aan ogeyn Baad napartey🌼❤❤

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya Před 3 lety +4

    guul ayan urajaynaya ardarbijan insha allaa guulayso

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad Před 3 měsíci +1

    🇦🇲 waa wadan Christian asal ah caqiiido ayeey ku dagaalaman 😮😮
    Halka 🇦🇿 ayaga neh diin islaam ku dagaalamayan waana labo wafan cadawadooda diin ku besic gareysanthy😢😢muslims guuul i.a🎉❤

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 Před 3 lety +5

    Waxaan guul u rajeynaa dalka Azerbajan insha Allah.
    Abdirahman Waberi sxb waxaa tahay wariye iyo CZcamsr aad u cod mac masha Allah. Allah ha dhowro walal sare.

  • @nazrazead
    @nazrazead Před 3 lety

    Keep going wlloh Allah keep you Jiidhkaygiii masha allah wa muqaal wx Tar iyo xiiso leh jazakallah wlloh mcn 💯💕

    • @c.raxmancali6250
      @c.raxmancali6250 Před 3 lety

      Mashaa alah hadal cajiip ah ayaad tiri jiidhkaygii ayaad tahy adna hh

    • @nazrazead
      @nazrazead Před 3 lety

      @@c.raxmancali6250 his my brother you know 😏

  • @abdiahmed1282
    @abdiahmed1282 Před 3 lety +4

    Sxb waanu kugu faana.
    Anoo qalbiga kuhaya mee odhaahdii waabari media

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p Před 5 měsíci

    Azerbajan.good.power

  • @Cbdilahi
    @Cbdilahi Před 7 měsíci

    Wa mahdsanthy abdirahmaanoow

  • @mohamedabdullahi7742
    @mohamedabdullahi7742 Před 3 lety +3

    M.a keep going walaal

  • @ibrahimfure7090
    @ibrahimfure7090 Před 3 lety +1

    Waaberi media

  • @said77-i5
    @said77-i5 Před 3 lety +3

    Mahadsanid ustaad abdurahman omer🙏❤

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 Před 3 lety +1

    Muslimka allaah ha quweeyo meelkastay joogaan

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 Před 3 lety +9

    Ethopian dhulka ay naka haystan mar uun waaa soo ceshen doona i.a 😭😭 xilige noqotaba

  • @abdirahmaaan444
    @abdirahmaaan444 Před 3 lety +3

    شكرا يا عبد الرحمن 🙏🙏

  • @kaltoumhoussein8395
    @kaltoumhoussein8395 Před 3 lety +2

    Alhamdulillah rabilAlemin Illahayo awooda da marwalba sii azerberjan guul inchaAllah laillaha Illallah mohamed rasululah

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 Před 3 lety +1

    Allow turkiga iyo diinteena islaamkaba uhiili allahu akbar

  • @garaareofficial7129
    @garaareofficial7129 Před 3 lety +3

    Keep going

  • @xasanbigofficial614
    @xasanbigofficial614 Před 3 lety +3

    Aserbijan taageer aa is dhahaaayay hadee shiico yihiin naku kala wada

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 Před 3 lety

      Hhhhhh shico iyo suni waa laba madhab oo islaamka ka mida midkastana taageero ayuu kaarabaa

    • @dailyxiin
      @dailyxiin Před 3 lety +1

      @@naasirjaama603 jawaabta aad bixisay ayaa ah mid qof islaam ah ku farxo GuulaYso labada daarodba walal...

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 Před 3 lety

      @@dailyxiin mahad sanidWll adigana khayr kuu rajaynayaa insha Allah ilahayna islaamka ha mideeyo 🙏🙏♥️♥️🙏

    • @xasanbigofficial614
      @xasanbigofficial614 Před 3 lety

      @@naasirjaama603 dad nabika inkirsan gaalo lee waaye

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 Před 3 lety

      @@xasanbigofficial614 xgee bay nabi ku inkireen lakaalay meeshay nabi ku inkireen iyagaaba nabiga raacay oo qoyskiisa jecel

  • @mowlidkuplo670
    @mowlidkuplo670 Před 3 lety

    Masha Allah wllky

  • @dauorad
    @dauorad Před 3 lety +4

    Turky Guul ❤❤
    keep up . Alleh garabkaaga Agalo Turkey Waddan Aan Utaamo
    muuqalda noocan Ah soo baddi

  • @cumarabdirahman8685
    @cumarabdirahman8685 Před 2 lety +1

    Azerbaijan 🇦🇿 guul mislinnino

  • @mahamuodjoof517
    @mahamuodjoof517 Před 3 lety +2

    C/raxmaan cumar aad iyo baad ugu mahadsantahay barnaamijyada wanaagsan ee aad soo deyso. Runtii waa qaar faa ido badan.

  • @adammohamed2602
    @adammohamed2602 Před 3 lety +1

    Islaamku marwalba kor ayuu ahaanaya

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před 3 lety

    Wcs mahadsanid sxb

  • @aflowmohamed5214
    @aflowmohamed5214 Před 3 lety +1

    Azerbaijan guul

  • @engjamo6513
    @engjamo6513 Před 2 lety

    asarbijan waynu garab taganahay💪💪💪💪💪

  • @mahamuodjoof517
    @mahamuodjoof517 Před 3 lety +2

    Allaha awooda oo dhan iskaleh waxaan ka baryayaa inuu guusha siiyo Azerbaijan iyo dhamaan islaamka Aamiin.💪💪💪💪💪💪

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 Před 3 lety

    Keep doing MR: Waberi

  • @nimcanmohamed3469
    @nimcanmohamed3469 Před 3 lety +3

    KEEP GOING USTAAD

  • @waawamoha5374
    @waawamoha5374 Před 3 lety

    Waabari media 👑

  • @daauudismail
    @daauudismail Před 3 lety +2

    Azerbaijan waa idin la jirna ilahayne garabkina waye ogaada ee guulesta musliminta ❣🤏

  • @ahmedousman1127
    @ahmedousman1127 Před 3 lety +1

    Naso badi wararka nocaan ah

  • @mohaamiin311
    @mohaamiin311 Před 3 lety +3

    kaaley Azerbijan ma Af Turki ayey ku hadlaan su aasha Azxaapta iga jawaba

  • @mubaarakshow5031
    @mubaarakshow5031 Před 3 lety +4

    keep going my pro

  • @abdirahmanmohamad3965
    @abdirahmanmohamad3965 Před 3 lety +2

    Wllo kaama vidio kle kasoo falastiin
    Fadlan fadlan

  • @guledaxmed4306
    @guledaxmed4306 Před rokem

    @Waaberi Media
    AZERBAIJAN & Iraan TURKIYE miyuu heshisiin ka kari waayey,
    Iran Armeniyey la safsn tahey
    Iran oo TURKIYE & AZERBAIJAN garaaceysa sow wax laga xumaado sow maaha?
    Mahadsanid

  • @togdheerboy6279
    @togdheerboy6279 Před 3 lety +1

    Armenia vs azerbajan no war

  • @khadarabdulahi2485
    @khadarabdulahi2485 Před 3 lety +1

    🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿

  • @cabdixakiin3647
    @cabdixakiin3647 Před 3 lety +1

    Sxb cabdi Raxmaan Thank you qali sxb

  • @karasch1879
    @karasch1879 Před 3 lety

    Well done brothe

  • @moking2101
    @moking2101 Před 3 lety

    Islam is coming back

  • @ahmedafficial6137
    @ahmedafficial6137 Před 3 lety +2

    Walaal apdirahmam wabari
    Iminka habeen dheliH
    8;00
    Mad soo gaLi

  • @ameenmohamed2058
    @ameenmohamed2058 Před 3 lety

    Insha allhu aserbajeen way guulaysanaysaa cadaw geegana way ka adkaan doonan.

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 Před 3 lety +5

    Wlhi waa farxad usoo hooyatay ummada muslimiinta meel waliba ay ka joogaan caalamka

  • @nuurdinmxamad910
    @nuurdinmxamad910 Před 3 lety +3

    Farsamaadaada iyo codkaaka waa in bilad lagugu siyaa

  • @abdiwakeel2786
    @abdiwakeel2786 Před 3 lety

    Msha allh zxb hibodada alleh ku barake iyo saad wax noo fahan siisid waligay somali ma dhigan adiga wan ku fahma lkn somalida qaar ma fahmayo ma aqaan adiga sad wax noo faham siiso fmlka oo dhan ku jcl yhn bror

  • @abdillahistudio7259
    @abdillahistudio7259 Před 3 lety +3

    Ohh my God... I'm thirty person keep .. I want to first so that I'm very happy mahdsnd wll Abdirahman omar waberi ❤❤

  • @mascuudjaamac4214
    @mascuudjaamac4214 Před 3 lety +1

    Wcs teacher wllhi waalayab allow waxaan kaabaryenaa muslimiinta meel kasta ay joogaan kunabad yeeel yaarabi Aamin aamin yaaaarabi

  • @xaadaxmed8480
    @xaadaxmed8480 Před 3 lety +3

    Saaxib marka laga imaado imaado codkaaga macaan marka laga imaado muu qaa
    ladaada quruxda badan waxaan aad ujeclay afmii shaar nimadaada

  • @zakicarab5729
    @zakicarab5729 Před 3 lety +3

    First one keep bro😍

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před 3 lety

    Turkiga guul u rajaynayaa

  • @sadaamnuuxsadaamnuux9034

    Asc sxb c/raxman Cumar wadankee ku noshahay adigu

  • @abdulhakimaburashid1303
    @abdulhakimaburashid1303 Před 3 lety +3

    Share badan ba igu ogthay
    Magacaygu waa abdihakim halkanina waa waberi media

  • @salman33779
    @salman33779 Před 3 lety

    🇦🇿🇦🇲

  • @sacdiyamustaqbal5939
    @sacdiyamustaqbal5939 Před 3 lety

    Guul muslim

  • @ahmedibrahimabdusalem5257

    Keep going pr0👊

  • @zayidabdulahi4275
    @zayidabdulahi4275 Před 3 lety +2

    saxib xogokale inoso raadi sii an uu ogano dagalka halkas kasocda

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Před 3 lety

    Geeesi jira soobadi ilaa libaaxi saxaraha khayrudiin baasha iyo wallaaladii geesiyada ahaa

  • @AhmedAhme-lb3zl
    @AhmedAhme-lb3zl Před 11 měsíci

    🇦🇲

  • @khadarclcaziiz2488
    @khadarclcaziiz2488 Před 3 lety +2

    Keep going pro

  • @samiiralamiir7387
    @samiiralamiir7387 Před 3 lety +7

    harar iyo hawash aya eithopia noga maqan inka badan 100 sano halka kenya ila Mombasa iyo lamu noga maqan tahay

    • @Ladykhalifakhalif
      @Ladykhalifakhalif Před 3 lety +2

      😭😭😭😪😭😭😭☝️ maliin wa soo ceshaneynaa in sha Allah

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 Před 3 lety

    👏🏼👏🏼👏🏼

  • @arafatmohammed7034
    @arafatmohammed7034 Před 3 lety

    bro ma isku dayi karata muqaalka codkiisa inaa wax yar kor uqaadid mhdsnd.

  • @adaysetv3866
    @adaysetv3866 Před 3 lety +2

    Zhp noo soi gudbi Awood ku saabsan Dalka Turkey

  • @engjamo6513
    @engjamo6513 Před 2 lety

    🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿

  • @mahadapdishuuke1534
    @mahadapdishuuke1534 Před 3 lety +1

    🇦🇿🇦🇿🇦🇿

  • @inamacalindahir4099
    @inamacalindahir4099 Před 3 lety +2

    Ustaad waxaa macalin iyo dhiiragaliye aad nagu weyn waxan ka codsanaa inaa muuducyadaada inaa nosobadisid waxana kle ka codsanaa inaa now soow diyaarisid qeybtii labaad ee xamaas ee falastiin

  • @Maria_farah
    @Maria_farah Před 3 lety +1

    Gorma ayu a dunkan isago nabada laguwada nolan xulufta udhwxaysa dimaha cirqiga

  • @kamaalaweli6905
    @kamaalaweli6905 Před 3 lety +1

    Mahad sanid wll

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse8702 Před 3 lety +2

    Walahena azerpigan guuleysta 🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 Před 3 lety +2

    Walaal hadaad aragtid fariintayda waxaan si sharfle kaaga codsan lahaay inaad igu caawisid subscribe Allah hakugu arsuqo awlaad baari ah cimri dheer caafimaad joogto ah iyo janno adiga iyo waalidkaa idinka alle

  • @abdibaasidfarsamo98
    @abdibaasidfarsamo98 Před 3 lety +3

    Shiicada majecLi wlHi markan maQlay in Azerbaijan tahay shiico waan nacaYba

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 Před 3 lety

      Shicada wahabiyada ayaa inagu dirtay shicaduna waa dariiq saxsan

    • @user-wb8ti5ys1m
      @user-wb8ti5ys1m Před 3 lety

      @@naasirjaama603 dariiq saxan????? Cilmi baro jahilyahow raac sunada iyo kitabka mahan ina indhole iska dhigtid wahabi iyo shiico wa lawa cadaw

    • @abdibaasidfarsamo98
      @abdibaasidfarsamo98 Před 3 lety +2

      @@naasirjaama603 war allaH kacabso shicada waxay cayan azxabTi rasulka iyo sawjaadki nabiga scw wa firqoyin ahlu bidco ah hapa kala xumadaan walal adna waxan kugu la talinaya baro diintada islamka #manhaju #salefu #saalix si aanad ugu kadsomin dunida khalkhalsan cidiba cidkale durayso wa bilaHi tawfiiQ

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 Před 3 lety

      @@abdibaasidfarsamo98 anigu shici ayaan ahay salafka aad sheegayso waa kuwa is qarxiya ee islaamka gaalaysiiya marka kuwaa ha igu soo qaadin anoo raacsan rasuulka iyo qoyskiisa cs ajmaciin

    • @abdibaasidfarsamo98
      @abdibaasidfarsamo98 Před 3 lety

      @@naasirjaama603 Allah haku so hanuuniyo lkn badhitaan badan samee intanad qaadan goaan

  • @kiinowmember36
    @kiinowmember36 Před 3 lety

    Hadii xaqiiqda laga hadlo awood ciidan turkey iyo Russia waxaa xoog badan Russia dhulka eey la simi karaan turkey

  • @SN-bm2km
    @SN-bm2km Před 3 lety +1

    Ustaad malin walbo vidio nosogali

  • @suleimanjele8136
    @suleimanjele8136 Před rokem

    Ma

  • @DALKAIFIYECHANNEL
    @DALKAIFIYECHANNEL Před 3 lety +3

    Walaal qaaliya igu caawi SUBSCRIED ilaahey dartiis 🙏

    • @abdisalan7665
      @abdisalan7665 Před 3 lety +1

      Wll wlhy sidan kuma helaysid subscribers wad is daalinaysaa uun ee waala kasbadaa dadkee samee videos aad ku kasban karaysid wa iga waano maaha dhaliilid wll

    • @kingcarabproduction298
      @kingcarabproduction298 Před 3 lety

      Kuu saarey isaar wll please

    • @waanoofficial5736
      @waanoofficial5736 Před 3 lety

      Subscribe isaar waan kusaray

  • @sakariecabdullahi2042
    @sakariecabdullahi2042 Před 3 lety

    Armenia vz Azerbaijan Azerbaijan will be winner

  • @kudhiaxmed6238
    @kudhiaxmed6238 Před 3 lety

    Dagaalkii 2aad sidan oo kale ayaa laba dal loo kala taageersanaa kanina waxa uu ku hoggaaminayaa 3aad ee adduunka

  • @abdifatahofficial4931
    @abdifatahofficial4931 Před 3 lety +2

    Alle haw gargaro inta dulmiga lagu haysto dhulkoda sida somalida

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 Před 3 lety +2

    War beenta dadka ka daaya yaa kuu turjumay afka Azerbaijan ka