"anagaa Maxamed Abiib soo dooranay,wuxuna matalaa Awdal..." Qaar ka mida shacabka Boorama.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 104

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 Před měsícem +5

    Qadiyadaada laandernimadu hadey kaa dhabtahay, waxa aad ka soo horjeedsaneysaa qof kastoo qaranimadaada waxyeelaya.Guul Somaliland ❤🎉🎉🎉❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před měsícem +5

    waar dacwadi haday jirto niina nin caaro madheera sharciga hala horkeeno wixi jiraa cakkaru imani !!!! from saylac

  • @maxameddakhare6657
    @maxameddakhare6657 Před měsícem +6

    Wallahi iska dhaaf xilabaan inu yayhaye waa faasiq al wadan

    • @enddaoccupation
      @enddaoccupation Před měsícem

      Wax sax ayaad is leedahay. Lakin ada faasiq ah. Walaahi dadku sidii hore maha aad been ku walaysay. Xasaabtaduna aakhira way culustahay. Hadu ilaahay ku cafiyo reer somaliland kuma cafinayaan ya heego

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Před měsícem +2

    Waanu xidhanaynaa makhaayadana anagaa iska leh latag taada Xamar adeer

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri Před měsícem +5

    Gadabiirsi inay intan ka caqli badanyihiin ayaan u haystay aqoontiinii meeday tolow

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před měsícem +2

      waa aqoon aay ku xamaashaan maaha aqoon maskax furan oo aduunka la socota

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 Před měsícem +1

      Nacas coosha timo ku leh baad tahy guul viva samaroon siciid

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 Před měsícem

      Samaroon waa Somalia 💙💙💙

    • @MrAbushiiri
      @MrAbushiiri Před měsícem

      @@adamjumale4871 kkk aduunyo profesorkiini ayaa lagu yidhi samaron maxay ahayd anagu isaaq ayaanu naqana dib u joogso markaasad leedahay somalia weyan go ahead bal inay cidi kaa hor istaagto somalia dhulkaad noo banaynaysaan la socda

    • @enddaoccupation
      @enddaoccupation Před měsícem

      Wax sax ayaad is leedahay. Lakin ada faasiq ah. Walaahi dadku sidii hore maha aad been ku walaysay. Xasaabtaduna aakhira way culustahay. Hadu ilaahay ku cafiyo reer somaliland kuma cafinayaan ya heego

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před měsícem +5

    DADKAN QABIILKA MADAX MAREY NINKA WAA LA DACWEYN KARAA

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele Před měsícem +2

      Oo muuse muu sharciga qabto waka umad dhan xasuuqe😂😂😂😂

    • @enddaoccupation
      @enddaoccupation Před měsícem

      Wax sax ayaad is leedahay. Lakin ada faasiq ah. Walaahi dadku sidii hore maha aad been ku walaysay. Xasaabtaduna aakhira way culustahay. Hadu ilaahay ku cafiyo reer somaliland kuma cafinayaan ya heego

  • @mukhtaarclaahixasan3493
    @mukhtaarclaahixasan3493 Před měsícem +3

    adeer
    sharciga
    ayaa
    lagaynayaa
    sidaa.weeyi

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před měsícem +4

    OOYAAYE WAA BASAAS MADAAMA UU GALEY SAFARADA SOMALIYA EE JABUUTI MAXUU KA DONEY MARNA JIGJIGAA LA JOOGEY HUWANTA

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele Před měsícem

      Hhhhh haduuna ahayn beesha dhexe ahayn waa dambiile miyaa....waxa so doortay shacab agtoodana wuxu kayahay haldoor marka hadaad diraahdo waa dambiile waana laxiraya yaa kayeelaya ....midna maanka kuhay ninka waalan ee wadooyinka wareegaya wuxu leeyahy walaal iyo dad

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Hooyda oonahayd hambo buule ahaa faqash basaasad

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s Před měsícem

      Adiga yaa tahay maa oromo tahay mise amxaro awadal mxaa kaa galay adiga

    • @enddaoccupation
      @enddaoccupation Před měsícem

      Wax sax ayaad is leedahay. Lakin ada faasiq ah. Walaahi dadku sidii hore maha aad been ku walaysay. Xasaabtaduna aakhira way culustahay. Hadu ilaahay ku cafiyo reer somaliland kuma cafinayaan ya heego

  • @hannanhappy4746
    @hannanhappy4746 Před měsícem +4

    Nabada ilaashada

    • @MascuthElmi
      @MascuthElmi Před měsícem

      Abaarso ilaashada idinkuna wa laso galayaaye

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Před měsícem +1

    Hadduu hardwood kuu yahay Hargaysa loogama Baahna halkaad ka keentay ku celi naxliga naxligu dhalay ee xaasidka ah..duli

  • @enddaoccupation
    @enddaoccupation Před měsícem +1

    From burco. Xil.Abiib ayaa ina matala reer awdalo ee idna garabkiisa dhabta aya tihiin ilaashada wa qof dantiina dacad u ah .
    Somaliland shufto bila dhaqan iyo bila deena ba rabata inay ku ciyaarto. Laakin walaahi wixii hore dhamaa cidna kama yeelayso khayinka raba inu reer Somaliland inu caqligooda ku ciyaaro. Muusow adeero doorashada qabo somaliland dhibtada ma si qaadi karto.

  • @ibraahimSulub-zm3no
    @ibraahimSulub-zm3no Před měsícem +3

    Meel geeysta ooyaaye idinka show ku raacsanaa laba wajiilanimada iyo xumaha somliland ma rabto nacas waalan ma Ina riyaalaa moodaysaan inuu NIN qaran yahay

    • @IlyasCdosh-le3fk
      @IlyasCdosh-le3fk Před měsícem

      Soo erya madax wayne ayaan kadhigaynaye 😮 dhamaan tood so caydh sada xabad hareebina😮 isagana waxaan leeyahay kaalay dalkaaga iyo dadkaagu waa ku gu filan yihiine haday meeshu reer isku badashay😂aan dhisano dawlad aa inagu leebahaye😅😢

  • @user-kp5ip4xt4p
    @user-kp5ip4xt4p Před měsícem +2

    Adeer cidkasta shariciga Kaseya xidhibanimadu Maha qarandumis ee qarankaydhita mawaxaad ku racsantihin reer awadaloow qarandumis nimada ina abiib waa loo dulqatay waar kadaa qaranka feedhjiliba wuudiday Marka sharciga lamarin isaga iyo kuwalamidka ah

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Před měsícem +4

    Afxumadiisa iyo huwanta uu la shaqeeyo ha is eersado

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 Před měsícem

      Ma isagaa ku raba maxamed abib yuusuf waa aan ka dhigaynaa madaxweynaha awdal state of somalia

    • @enddaoccupation
      @enddaoccupation Před měsícem

      Wax sax ayaad is leedahay. Lakin ada faasiq ah. Walaahi dadku sidii hore maha aad been ku walaysay. Xasaabtaduna aakhira way culustahay. Hadu ilaahay ku cafiyo reer somaliland kuma cafinayaan ya heego

  • @salebanbissad1852
    @salebanbissad1852 Před měsícem +2

    Ina abiib kuwii la caqliga ahaa ayaad soo ururusay

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +4

    Halkani waa sland maaha soomaaliya Sharcigana Ciro kama wayna

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 Před měsícem +2

      @@user-qx9rp5yn5k xasan cabdilaahi waar xishoo meel walba ha ka hadlin reer awdal haddii maxamed abib yuusuf la taabto dagaal bay ka yaqaanaan iyo halkii lascanood inay maraan

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Před měsícem +1

    Joogimaayo Baarlamaanka adeer

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 Před měsícem +2

    Maxkamada ayaaaa la geynayaaa

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Před měsícem +1

    Kuwa waraysanayan
    Ayaan dhaamin
    Wuxu samaynayo
    Ayay iska inadha tirayan
    Wanay kulasocodan
    Naxaliga iyo xumanta

  • @user-lp4qn2lq5h
    @user-lp4qn2lq5h Před měsícem +1

    Dee meesha isaaq ba leh adeer hoonayahayn

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg Před měsícem +2

    WAAIN. MAXKAMAD. LUU. DAYU.

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 Před měsícem +5

    Sharcibaa ka qaadaya,waana rajaynaynaa in la fuliyo,m.abiib waa dambiile ummadda sland %99 ay marqaanti ka tahay......

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele Před měsícem

      Dee dadkiisa haday u arkaan haldoor ma dambiila ileen waxa hadlaya lacag looma qeybinin waa fikirka dadka so doortaye Mise beesha dhexe haduuna ahayn waa dambiile mid maanka kuhay ninka waalan ee suuqa wareegaya walaal iyo dadbu leeyahy waayaha ayaana waalay

  • @1Horyaal
    @1Horyaal Před měsícem

    Ano reer awdala ninkan hadlaya Ana saxaya.khaatumo SSC way tagtay waa mamul.imika libanay.uu riyoonaya.awdal statt für ever.dhiig iyo dhuxba waan u hurayna

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 Před měsícem +1

    Halkaa waxba kuma jiraan

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by Před měsícem +1

    Dubjir

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by Před měsícem +1

    Neeef

  • @ikramahmad8404
    @ikramahmad8404 Před měsícem

    Isaaqani wa dad madhan maxamad abiib ragaganimadisa intooda badani ma gadhayan haday cidi Somaliya la kuantana iyaga lakulma.

  • @user-ed3ho9hm8u
    @user-ed3ho9hm8u Před měsícem +1

    Shunburo ma faqashtiibaa idin kaga tagtay acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim wada shumburo

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re Před měsícem

    Waar wayfiicanyihiin ninkusiray wax kuusheeg halkii reer laascaano martay maraa la inaleeyahaye wax fahma oo yeela waxa yeela la inaleeyahay

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 Před měsícem +1

    Hhhhhh hhhhh haye

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by Před měsícem +1

    Neef

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Před měsícem

    Waar samaroonow xaq umalihidin inad sida isaaqa uhadashaan ama u xaragootaan waayo waan idinqabsaney waliba idin cafiney

  • @enddaoccupation
    @enddaoccupation Před měsícem

    Wax sax ayaad is leedahay. Lakin ada faasiq ah. Walaahi dadku sidii hore maha aad been ku walaysay. Xasaabtaduna aakhira way culustahay. Hadu ilaahay ku cafiyo reer somaliland kuma cafinayaan ya heego

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

    Reer boorama maxaa looyidhaa waa gobolkii aqoonta 😅waxba kama jiraan lkn waxa cadaana inuuyahay gobolkii cunsuriyada waayo xildhibaan reer udoodayaan wll kaxaysta nin reer iyo qabiil kujooga looma baahna waar xildhibaan ooyaaye waa bilaa akhlaaq miyaad wax usheegteen waamaxay qofkan huwanta ujajaban ee lagu shubanayaa bisinka 😅

  • @KayadHassan
    @KayadHassan Před měsícem

    Waar. Hadal
    Waxmataro. Maxaa inagago. An oo. Ankubalanaa hadii. Arintaa. Lajoojinwaayo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Waar shadhaaab waa dameeer xaarmajo ushQeeye ooyaaya liilnt soo betla

  • @FaysalQurbaawi
    @FaysalQurbaawi Před měsícem

    Dambiile qabiil ha ku difaacin.
    Dalka sharcibaa ka jira.

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi Před měsícem

    Waar Isaaaq Runta Kama heleee samaroonooow Abey ahmed Ethiopian Iska suga wuu soo socdaaayey Kilinka 8aad ayaa noqonaysaan

  • @ibraahimSulub-zm3no
    @ibraahimSulub-zm3no Před měsícem

    SamTarna miyaad ceebriisii Nala Soo soontay huush inigaa inii haysanaa kulahaa

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Před měsícem

    DANBIGA HADI LAGU CADEYO SOO BADALA ILEN QARANKA IDINKA XUKUME

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 Před měsícem

      Qaran maxaa la yidhaa?
      Waligaa ma tagtay meel uu qaran ka jiro?
      Waaa mooryaanism

    • @abdinasirabdi1129
      @abdinasirabdi1129 Před měsícem

      Muuse af qadhmuuune sowki caaqilka ka ahaa, markuu xassan sheekh Djabuuti joogtey, ee Afka hoos hayey, why aad sharciga sheegyso u qaban waayey, fuck you 😂😂😂

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 Před měsícem

    Gardaro ,markaas idinkaa soo dirsaday sowmaaha,,inuu qarandumais noqdo ,ceshada dee hadaad donaysaan ,waar aqoona malihidine isceshada,

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Před měsícem

    gaala dagaal reer awdal state maxaad sugeeysan.

  • @hadaafi
    @hadaafi Před měsícem

    Abib wa nacas

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri Před měsícem +2

    Kkkk dadka waxba ka qaldan ina abiib hadii uu hogaankiina yahay idina waxba ma dhaantaaan isaga.

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 Před měsícem

    SSC and Awdal State of Somalia 💙💙💙

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vc Před měsícem

    Gunbaad tihiin kuwanaw

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 Před měsícem +2

    Sharciga cidina kama sarrayso.

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 Před měsícem +3

    Waa inoo dagaal walaahi haddii maxamed abib yuusuf la taabto waa in aan diyaarinaa in ka badan 10'000 oo mujaahid oo samaroon siciid insha allah

    • @sahnim7481
      @sahnim7481 Před měsícem +1

      😂😂😂 qaranka iyo maxamed keed jeceshahay, haday qadiyadaadu dhab kaa tahay.

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Před měsícem

      ​@@sahnim7481 oo markaa Somaliland qaran u aqoonsanaynahay ma isaaq baa nahay? 😂

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 Před měsícem

      @@sahnim7481 maxamed abib baan qaranka aad sheegayso ka jecel nahay walaahi haddii la taabto xilkiisa oo dhawaado waan u dhimanaynaa gunimo ku noolan mayno reer awdal hadaanahay waa loo shihiidayaa maxamed abib.aan diyaar galowno reer awdaloow dibada iyo dalba gunimo dambe qaadan mayno

    • @abdisahalqaylo8812
      @abdisahalqaylo8812 Před měsícem +1

      Weedhaadu waa dabaysh xagaaga.....halkani waa sland...cadawgeed jaban

    • @sahnim7481
      @sahnim7481 Před měsícem

      @@Qoordheere77 qaranku waa ta Faratoon iyo ina kaahin walaaleysay, muse Biixi iyo Daahir Riyaale walaaleysey. Qaranku waa Kaan hadhkiisa hadhsado caanihiisana cabbo.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před měsícem

    Alaylahee hadalkii maraykanka wuu soo baxay, marxuum CALI KHLIF GALAYDH ,oo ahaa Somaliland la wada leeyahay ayaan doonaynaa,ee dooni mayno Somaliland isaq leeyahay

  • @awalehabdiali678
    @awalehabdiali678 Před měsícem

    Samatar, Mohamed abib....who is the next ??

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 Před měsícem

      @@awalehabdiali678 saylici.saajin iyo cali xamud

  • @mohamedyousuf3238
    @mohamedyousuf3238 Před měsícem

    Waar nin geesi ah e ka fuqa ninka xiniinyaha ha ka saarina we support him anagoon ahayn deegaankii lagasoo doortay ahayn oo reer hargeisa ah aya taageersan

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před měsícem

    Waar maanta lama joogo xiligii laays gumaysan jirey meesha reera jooga iska celiya wax laani majiraan waa iidoor is urursaday

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 Před měsícem

    Haa waxasa reer awdal layida xildhiban waa gessi wadaniyah

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před měsícem

    Ader maxamed abiiib cid wax ka qaadi kartaa ma jirto

  • @ahmedsouleiman2137
    @ahmedsouleiman2137 Před měsícem

    Mahamed abib wa geesi

  • @user-vt6jg1sq4e
    @user-vt6jg1sq4e Před měsícem

    Kuma dhacaaan in laxidho maxamed abiib yaaa xidhikara carkeee carkeeee

  • @aishabarakalaafikummahadss1670

    Maxaned abiib dhaqan u sameeya sayid ka yidhi samaroon way ooyaysay wax ka maqana ma arkayn

  • @user-yw9dy4ov1v
    @user-yw9dy4ov1v Před měsícem

    Reerkan idoor waa geesyiin idan fahmay inaadaan waxba ahayn

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před měsícem

    Sharci ka jira Fuckingstreet ama Hargisa ma jiro.

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 Před měsícem

    Heego waay waasheen.dalkii muuse juudan baabii bari iyo galbeedba dab buu geliyay

  • @yasinsalah6538
    @yasinsalah6538 Před měsícem

    Reer Awdal ka jilicsan iska dhaafa ilma derayaal

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před měsícem

      waa jilicsan

    • @yasinsalah6538
      @yasinsalah6538 Před měsícem

      Sorry kalmad baad katagay waxaan qori Rabay.. Reer Awdal hadalka jilicsan aan iska dhaafno Ilma derayaal

  • @ShugriMaxamed-pr1wi
    @ShugriMaxamed-pr1wi Před měsícem

    Isaaq gidaafada maxaa ini baday walaaloyaaal

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před měsícem

    ileen Samaroonow Xiniiyahaa ka tuman tihiin

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 Před měsícem

    Adeer musse bixi xilkisa kaqada hoorta ina habib haa ino dambeyo

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před měsícem

    Awliba maqaaxi bay ahayd maqaaxidiina iidoor way soo xirteen,ee nin walba maqaaxidiisa ha u tashto

  • @abdikariinomarhaji4800
    @abdikariinomarhaji4800 Před měsícem

    Mcli barqad wan ku salmay

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 Před měsícem

    Samaroonow kolba haldoorkina isaaq anigu hor gowraco?
    War kaca o iska xooreya reerkan madaxa nikaga jooga,wani sidee samaronow?
    Dhiigini meedey?
    Ma waxa ka naqan tihin SSC?e

    • @user-fx2sr6oo9u
      @user-fx2sr6oo9u Před měsícem

      Faqashay naga dhex bax adigu gajoo ugu dhimo laasdhiig

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 Před měsícem

      @@user-fx2sr6oo9u kkkk,idoor, run diid,waxa gumeysatid ad u jaceshahay,samaroon aqli yeelo oo reerka iska dhaba,

    • @safiahassanali1226
      @safiahassanali1226 Před měsícem

      😂😂😂😂 ssc nugu dayda dee samaroon anagaba afkaan jabinay iidoor wax ka fulaysani ma jiro dhoiga hora hadee

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 Před měsícem +1

      @@safiahassanali1226 kkkk ha idoor Allah kaso jestay hada madaama dulmi ay isku gargaarayan

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 Před měsícem

      Samaroon need Help from Hawiye and Daarood. 💙

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w Před měsícem

    Waar ii doorku uu ini gumaystaa