Hydroponic farming SOS Children's Village - Somali Version

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 04. 2024
  • Hydroponic farming SOS Children's Village - Somali Version

Komentáře • 29

  • @benjoudi3399
    @benjoudi3399 Před měsícem

    الله يبارك و يقويكم و يفرغ صبر عليكم

  • @fayecooking
    @fayecooking Před 2 měsíci +2

    Habkan wax loo beerto dadka aan dhulka laheyn ayaa looga talogalay sida Japan , kolen hadaba waraab biyo Ayaad siineysaan Alxmdllh ciida ku beera dhul idinku filan waad haysataan❤

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před 2 měsíci +1

    Soomaaliyeey aynu Cuntadeena beerano, ha,adahan yayna isku xiran iygaa lugooyo ah balse inagu aynu wax beerano

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci

    ja fiirsada reer baydhaba,arimahaan my brothers.

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 Před 2 měsíci +1

    beeristaan waa marin habaabin kugu dirayso dalkaaga ,ciidaada sababta ooah bay iyo bakool waa dhulka ugufiican ee wax soosaarkiisa fiicanyahay ciida waxa lagu beero ayaa ugu fiican sidaan waxaa wax ubeerta wadamada aan dhulka lahayn qaboobaha ah ee ciidooda wax kabixin waxaa lagudaraa daawooyin warsomaliyeey qorax iyo biyo iyo ciid ayaa caafimaad badan waa sumayn cuntada dhaqso lanaaxinayo iskajira hay adaha dadkii waa jiranyahiin suntaan iskajir

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z Před 2 měsíci

    sooswaaa haayad gaalaaysiiisa caruuurtaaa eee iskaaa jiiiraaa ‼️

  • @khadarmohamed658
    @khadarmohamed658 Před 2 měsíci

    Maasha Allah
    Guuleysta

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před 2 měsíci

    soomaalidu waa cawwaan isdilaaya oo cudurka qabyaalad duleeystay horumar waxba kama oga

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci +1

    Subxaanallah wax nafaqo ma leh waana,sunaysan tahay maadaama,caag laga dulbeeray khudradii iska joojiya waxaan reer bogox baa wata Reer bogox= waa reer falbeedja,yayna,lafihiina idiin sunayn wax nafaqo ag ma lahan waxaab please dadka haynaga laynina,yAa yaqaan waxay ku soo sureen yaa yaqaan waxqy caagaga,ja sameeyeen yaa taqaan waxa siidhkani yahay.

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před 2 měsíci +5

    War ciida dhirta laga beers nafaqo leh

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 Před 2 měsíci +1

    somalida waa dad jiran loogu ma tala galin dhulka somaliya oo kale beero noocan waayo annagu dhul dabiici ayaanu haysana

  • @CleanSimply
    @CleanSimply Před 2 měsíci

    Machallah machallah

  • @shurealiim9996
    @shurealiim9996 Před 2 měsíci +2

    MashaAllah I also started hydroponics farm in my farm for tomatoes,zinafanya poa sasa although changamoto ziko,lakini wax fican waye in shaqadan lasameysto

    • @seifseifmohamed7118
      @seifseifmohamed7118 Před 2 měsíci +2

      Vip wamechoka kupigana na kuuwana. Who is bigger or best after all. Now they gonna finish jubbaland greenish for deforestation. Yaa Allah sasa imetosha wajaze imaan wajielewe walime chakula yao. Baidoa, baladhawo, dolo , afgowe, jamamy, banadir yote . Ni nchi nzuri lakin watu wake wabaya nafsi zao ila sura zao nzur. Allah jaaliwa nyoyo zao ziwe nzur kama sura zao.

    • @m.mmursal3791
      @m.mmursal3791 Před 2 měsíci

      Where are is your bro??

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 Před 2 měsíci

      @@m.mmursal3791 wajir

    • @user-wn9ez3mw9v
      @user-wn9ez3mw9v Před 2 měsíci

      ​@seifseifmohamed7118 😅
      There faces also not beautiful when they not take care of each others!.

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye Před 2 měsíci +4

    Waa been waxani wax shaqaynaya maaha waa mashruuc ay gaalo wadato oo aan midh faaida lahayn maxay tahay dhirta tuunboyinka lagu beeraya caafimad ahaan xita ma wanaagsana,waxani wax saxa maahe dhulkeena carrada dihin ayaa u baahan in la tabcado oo la beerto ee haday gaalo horumar inala rabto dhulka ay iyaguba beertan bay ino beeri lahayene waxani wax shaqaynaya maaha!!!

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Před 2 měsíci

    Alx guul ree baydhabo😊

  • @abdihakingentle742
    @abdihakingentle742 Před 2 měsíci

    Wow m.a 😊

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif3850 Před 2 měsíci +1

    Waxaad ogaataan Caafimaadka Iyo Dalagga Inuu Wax Ka Beddello. Degaankana Wax Weyn u Dhimmo oo Ay Mustaqbalka Keenidoonta Abuur In La Waayo.
    =Mahadsanidin=

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d Před 2 měsíci

    Guriga dhexdiisa anoo dhalan xataa way ka soo bixi jireen ee dhulka hala beerto kana halaga faaiidaysto isma diidaayaan laakiin qamadiga galayda digirta babayga cambaha dhulka toos haloogu beero ilmahana dagaalka dhexdooda ka joojiya

  • @Dhir.iyo.deef.
    @Dhir.iyo.deef. Před 2 měsíci +1

    Muxu yahay dawoyinka ay isticmalan cafinadaka wax mow dhimikaran. Yaa hala hubiyo

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z Před 2 měsíci

    waxa nafaqada lagu sheegayoooo ee biyaha lagu dhex daraaayoo ka fiirsada kana taxadara ⚠️⚠️⚠️⚠️

  • @Sirad47
    @Sirad47 Před 2 měsíci

    Habka loo beero haybroonig

  • @XawaAwale
    @XawaAwale Před 2 měsíci

    Ssc ma dawaa lagudaray