KAFI ABDI QABIILKIISA WAAKAN MURAN DHEER KADIB

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 891

  • @sad3production836
    @sad3production836 Před 3 lety +102

    𝙠𝙖𝙛𝙞 sxb caloosha ihurisay 😢

    • @Halgame334
      @Halgame334 Před 9 měsíci

      MA CAG DHEER BAA NIIC LAHA NI XAMAR JOG SL HAKU SOLABANN

  • @hamdushhassan5940
    @hamdushhassan5940 Před 3 lety +75

    Aniga reer.xamar ahay mashaalh 7 sanaa hargysa joogaa waan ku dhalay alxmdulha waa caasima d fiican cunsiryiina kuma noola alxm

    • @mrhibaale1801
      @mrhibaale1801 Před 3 lety +1

      Xaafadaha 150ka hadaan ku nasiibiyo lkn calan iyo waxaa 7sanno ayaa kuugu dambaysay sow maaha heheheh

    • @hamdushhassan5940
      @hamdushhassan5940 Před 3 lety +1

      @@mrhibaale1801 may new hargysa dagnhay calan waxaas muhiim aha calnka buliga hargysa lee lga tagay

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před 3 lety

      Hargeyso meesha qabyalada taalo dadka ku garan ha u sheeg

    • @hamdushhassan5940
      @hamdushhassan5940 Před 3 lety +3

      @@awdal_landtv9275 adoo kale jaahil tahay yaqay idhaaf hayso galin

    • @mrhibaale1801
      @mrhibaale1801 Před 3 lety +2

      @@hamdushhassan5940 haaaa New hargeisa waa sax alle haku Sharfo wllo de siyaasad ayaa halkaa inakala gaysee qalbiyadeenu waa is jecelyihiin

  • @nasrokiin5243
    @nasrokiin5243 Před 3 lety +30

    Kaafi abdi ani cml ayaa tahay weligey man arkin abahey allaha u naxariisto dhamantot😭😭😭

  • @abdirashka9468
    @abdirashka9468 Před 3 lety +67

    27 sano ayaan jiraa abahayna 26 isagoo ah ayaa la dilay manaaan arag walahi 1 6 bilood anoo jira ayaa ladilay waan ilmeeyey markaan soo xasuustay lkn adeer aduunka ugu qalisan aabe booskiisa ii buxiyey ayaan helay ilaa xad
    Alle walidka dhintay how naxariisto 🥲🥲🥲

  • @ilhanmohamed4392
    @ilhanmohamed4392 Před 9 měsíci +2

    Kaafiyow❤ Masha Allah Ayeeyo qof ay korisay wallee Naxariis wad ka soo dharagtay Ee Bal gabdhaha u naxariiso

  • @Raho339
    @Raho339 Před 9 měsíci +4

    Rabi Ha’Unaxariisto Aabahaa Gacan Kaxaqdaran Ayaa Disheye Janadii Rabi Ha’Uugubishaareeyo Qabrigiisana Rabi Ha’Uugadhigo Beeraha JaNooyinka Midkamida Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan💔💔💔

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Před 3 lety +15

    Masha Allah Walalo wiil qalbi Wngsn ba tahay Jiroo joog reer hrgysana Waa Dad Gob ah nolow hno quruxow

    • @saamhaaji6473
      @saamhaaji6473 Před 3 lety

      Masha allah wll qli sax qofkad wada socotan wa wll ka marka dbib&dhef inad laqadato wa sax

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 8 měsíci +2

    Wakhti. Dheer kadib ayan dawaday waa warbixin dhamaystiran mashalah 💜💚💛❤️🌷👍👏🙏

  • @boqran2974
    @boqran2974 Před 3 lety +17

    Ax ax I'm so sorry 😔😐 alle ha u naxariisto aabe wllky😭

  • @hodanlascanod9302
    @hodanlascanod9302 Před 3 lety +12

    Keep going wllo .masha allah you have done well yourself ♥️♥️♥️♥️🤣👑🇸🇴 your qabill is Somali that should be enough for everyone . No more qabill . We in the 21 century 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @hassanomar5242
      @hassanomar5242 Před 3 lety +2

      Remove that satanic flag from your comments plz

    • @suaadmohamed4316
      @suaadmohamed4316 Před 3 lety

      Naaa meesha maxaad ka soo dhigtay calanka Somalia

    • @indomie7
      @indomie7 Před 3 lety +1

      @@hassanomar5242 is it satanic when you claim it when you seek ayslum?

    • @mca.x9520
      @mca.x9520 Před 3 lety

      @@indomie7 i can't beleave what they talking me.. ZOOMALIA gabigeeduba waa xaaraan, xaraan dhashay
      IYO QAXBA IYO khaniis.. world wide..

    • @indomie7
      @indomie7 Před 3 lety

      @@mca.x9520 ?

  • @khadraabdullahi1112
    @khadraabdullahi1112 Před 3 lety +9

    Masha Allah waa sidaas walaalao somalilander ayaad tahay .waxad qofka ficana alle haku xafido aamiin aamiin yaa raabi

  • @halimafarah2430
    @halimafarah2430 Před 3 lety +8

    Masha allah wall qali aabaha allaha unaxariisto insha allah 🙏 aderkasna aballkisa jano allaha kadhigo insha allah 🙏

  • @hamdibirimochannel875
    @hamdibirimochannel875 Před 3 lety +8

    Walalo allaha u nacariisto aabe janadu fardowso allaah ka waraabiyo amiin

  • @suhaybyare4628
    @suhaybyare4628 Před 3 lety +2

    Illhay ha unaxristo apaha iyo aapayshada islamka
    Illhy igama qado aabhay mcn 💚💚

  • @fatoumaapdurahman2504
    @fatoumaapdurahman2504 Před 3 lety +9

    Dir iyo Daarood
    waxad tahayba
    waa ku wataa My brother 😍
    Hussein kaafi legend
    Abbe Allaha u naxariisto 🤲

  • @qureshticowlbahale863
    @qureshticowlbahale863 Před 3 lety +3

    Mansha Alah huno kafiyow Abe ilahay ha unaxaristo from gariss ka so salamaya

  • @fatumabare528
    @fatumabare528 Před 3 lety +64

    Abowe buranbur kumaqlay amantada. Marka ina adeerkey tahay mrna dumashikey Reer zubeir dumashiyalkey ❤️❤️

  • @hamdiahmed6593
    @hamdiahmed6593 Před 3 lety +12

    Masha’allah brother we support you 💯💯💯

  • @haboonabdi1618
    @haboonabdi1618 Před 3 lety +2

    mashllh xuseen kaafi Dee waa abtigey laxmiya waan ku salaamay abti wlahi reer heybad leh ayaad ka Soo jeedaa reer cabdile cajiib cajiib cajiib waa ii farxad waxaan ku moodayay garxajis iyo belaaya kale 🇺🇿💚💚💙💕🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿💕💕💕

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 3 lety +2

    Asc kaafi Nin Habaryoonis ah oo Muqdisho ku dhashay Ayaan ahay oo la soo koray inta badan Abtiyaashii.maasha Allah Abtiyaashay Ayaan jecelahay. Inkastoo Somaalidu u badan tahay qabyaalad iyo reerka uu ku abtirsado.

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL Před 3 lety +40

    Maheli karaa qof isoo booqda🥺🙏

  • @sagal447
    @sagal447 Před 3 lety +8

    Abo ilhay haw naxaristo wll adeero na alle ha xiftiyo adiguna somalilander badtay 🥰

  • @faadumocabdisalaad5396
    @faadumocabdisalaad5396 Před 3 lety +25

    Aniga walalkey okale aya itahay wanaku tagera wan jeclahay in an marku arko insha allah gulayso form galmudug

  • @ridwakediye8001
    @ridwakediye8001 Před 3 lety +3

    Allah haw naxarìsto wllo aabe
    Waa xanuun markaad aabaha arag weligaana aan aabe lagu odhan
    Aniga aabahay ano uurka ku jira ayuu geeryoodey sidado kalena gacan ka xaq daran ayaa dishey Allah haw naxariisto aabe walba Muslima oo geeryoodey Allah janadisa ha ku casuumo

  • @abwaanjamaalbaasheshaywaal805

    WAAAR XUSEEEN KAAFI AAD AYAAN KU SALAMAYAA WAA JAMAAL ISKU M.MOOGE AYAAN AHAYN....

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Před 2 lety +1

    Masha Allah kaafi abdi wlalkey illahay ha u naxaristo aboo macan❤️❤️🔥

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 7 měsíci

    Ilahay ha u naxariisto Aabo iyo dhaman walidiinta kaleba ee anigaba walidkay kamidyahay hana layabi wakhtigan aan ka hadlayo anigu wan idinku cusubahay walahi qof wanagsan oo waliba hadal yaqan ah baa tahay ❤❤❤❤❤ilahay ha ku xafido

  • @saafifarxan596
    @saafifarxan596 Před 2 lety +2

    kaafi wllo iidoor ayaan ku muudayay man sha allh wllo qali 💪💪💪👍👍❤❤🇬🇲🇬🇲

    • @NasraJohor-zd1wk
      @NasraJohor-zd1wk Před 9 měsíci

      naa isaqq,dhehh ilahey kudoriye

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Před 9 měsíci

      Kkkk Iidorka MA dhiba reer an lahey neynaas ma jirto si lagadayo Adiga dadka kale ka daa wll.

  • @pilanpea9353
    @pilanpea9353 Před 3 lety +158

    Ogaden apsame weyan wilkn halaga dhamado🇬🇲💋

    • @jamiilanuur2007
      @jamiilanuur2007 Před 3 lety +11

      Ma afarta absame iyo adeerkood baa Masha allah tabarakallah ❤

    • @fartunhussein8448
      @fartunhussein8448 Před 3 lety +7

      Aniga buranburka Ayan ku ogadeey inu yaahay toolka welcome kafi big pro noosheg

    • @pilanpea9353
      @pilanpea9353 Před 3 lety

      @@jamiilanuur2007 💋💋💋💋

    • @AhmedMohamed-cj2zq
      @AhmedMohamed-cj2zq Před 3 lety +2

      Gabooye amuu yahay

    • @malabey197
      @malabey197 Před 3 lety +5

      @@AhmedMohamed-cj2zq Gabooye horta wax ceeb eh miya?

  • @yussufibrahiim2315
    @yussufibrahiim2315 Před 3 lety +3

    Allah haku barakeeyo wll nin geesi ah inaa tahay baa aad iigu muuqata.dadka wixii aad isku aragti iyo ujeeddo tihiin uun baad isku qolo tihiin,wixii kale oo dhan waa dhalanteed.aad baan kuugu raacsanahay wll sidaad uga soo horjeeddo qabyaaladda

  • @aaliyamoalin6683
    @aaliyamoalin6683 Před 3 lety +3

    M.a Xuseen Kaafi Allah u Naxaristo Aabe hno.

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Před 3 lety +14

    Ilahey waalidkeen ha uwada naxariisto

  • @diamondinazulthaan7373
    @diamondinazulthaan7373 Před 3 lety +14

    Allle haw Naxariisto aabe wall waanu ku jecelnhy from Burco 👈👏👏

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Před 9 měsíci +1

    Ilaheey ha u naxariisto jintul farduwso alah kawarabiyo walkeey aabe ❤❤❤❤

  • @samsamwaxcilmi4620
    @samsamwaxcilmi4620 Před 3 lety +23

    wiikan reer hargeisu u lahjad eegyhy 🙂❤inta igu racsan dhac dhac kusi....

  • @umufatimadegen9965
    @umufatimadegen9965 Před 3 lety +19

    Sax iyo qalad wan ku tagersanahay hadan nahay reer somaliland 💯

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 3 lety +27

    Mansha allah sharaf iyo cisi ayuu leeyahay aabaha iyo reer hargeysa

  • @dheeman____qalbi__kaaba1297

    Ani xitaa abahey ma arag alx hoyadey ayaa aabe iyo hoyo ii eh allaha iideyst0h🤲

  • @rahmaahmet7661
    @rahmaahmet7661 Před 3 lety +3

    ax ax waaan oooyey sooyr wllky kaafi alle haw naxariisto adeeero 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Před 3 lety +20

    Masha Allah tabaraka Allah Allah ha ku xafido qabiilkaad tahaba somaliland lagaama xigo ee hore usoco 👏👏👏👏

  • @billowabdi2844
    @billowabdi2844 Před 3 lety

    Gesi gesi dhalay ama dhashay...hore u soco brother ...ha uu bixin. Hooyo Allaha barakeeyo

  • @shaymaashire7893
    @shaymaashire7893 Před 3 lety +24

    Waaw inadaeerkey guulayso from garoowe maanta ku bartay dhiiga

    • @hadrahadraibrahim4356
      @hadrahadraibrahim4356 Před 3 lety +5

      Indeernimada maxaad ugu qabanasaa

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Před 9 měsíci

      😂😂😂 INA ADERIMADA WAA INTA AAD KU OGATEY INEY ILMO ADER YIHIIN MARQAATINA KA TAHAY.

  • @hajibarut9920
    @hajibarut9920 Před 3 lety +16

    Alle Ha U Naxariisto walalO AabO😪 NoLozha Aabo La'aanta ah Wan Dareemi kara wllhie, 3 Sano Jir Ban ahaa markuu aabahay geeriyooday... Hadda 22 jir Ban ahay - muddo "18 Sano" ah' Hooyo ayaa aabo La,aan igu so korisay, Hal Marna nolozhayda ma dareemin inaan aabo la,aan ahay - Hooyo mcn" Raba Raali Hakaa Noqdo🖤

  • @ummutasniimofficial7908
    @ummutasniimofficial7908 Před 3 lety +16

    Aabe alle ha unaxariisto walidkeen odhan soomaalidu marka loo eego boqolkiiba sideetan waxay kuso koreen agoonimo alle haynoga sahlo arinkas dilka ah

  • @hibaaqabdi4341
    @hibaaqabdi4341 Před 3 lety +2

    Ilahay ha u nahristo Abe waa yaa rabi u naxaristo ayaa rabi

  • @ummutasniimofficial7908
    @ummutasniimofficial7908 Před 3 lety +10

    Guulaayso kaafi cabdi wllo

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 Před 3 lety +8

    We support you kafi or Houssein no matter what we love 💕 with brilliant ideas 🙏🙏🔥🔥

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 Před 3 lety +21

    Ax 4:30 waa xanuun wlhi Wiil walba marku yaryahay wuxuu jecelyahay inuu arko abahiiis 😓

  • @hibanuura5560
    @hibanuura5560 Před 3 lety +2

    Keeb going cade gar iyo gardaro wan ku wata ♥️♥️

  • @halgankanolosha7992
    @halgankanolosha7992 Před 3 lety +2

    Masha allah aabo wanaagsan ayaa kusoo koriyay aabe macaana Alleh haw naxariisto

  • @laabdaweyaloveliverpool7438

    Legend of legend horii usoco

    • @startime3634
      @startime3634 Před 3 lety

      raxma qabiilkaad masheegin walagaa sugaay aaway

  • @caaishaxuseen8814
    @caaishaxuseen8814 Před 3 lety +14

    Alla ya raxmah

  • @yasminomar4745
    @yasminomar4745 Před 3 lety +3

    Anyway wllo Somali meel walba wad udhalthy we love you hno 😍😍😍❤

  • @nimokalif6149
    @nimokalif6149 Před 3 lety +4

    Ader fiican ayuu ahaa.Allah barik fiih

  • @DeeqoYaxye-rz2ht
    @DeeqoYaxye-rz2ht Před 9 měsíci

    Saas oo kale ana is oran jirey markan aabahay ifka Ka waayey allow ku naxaristo aabe mcne 😭😭😭

  • @aswanahmed622
    @aswanahmed622 Před 3 lety +17

    Shaqsi Qalbi Wngsan Qabyaladna Waligay Kuguma Maqal
    Hargeisa Kaso Salaamay

  • @samaraabdulqadir4396
    @samaraabdulqadir4396 Před 3 lety +1

    masha alah bowe abe bu ku yahay ilahay haa ku dayo abahaga kalana haw naxaristo😢♥️

  • @somaliqueen521
    @somaliqueen521 Před 2 lety

    Wallkey Hussein Abdi yussuf❤ alle haku xafido halyeygi edaday Ardo miyir ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Abo alle haunaxaristo 😥 huno

  • @xaajicaamir9703
    @xaajicaamir9703 Před 3 lety

    Gaalka hado af somali barto waxo so galaa inta af somali ku hadasho Yacni soomaaliya wa qowmiyda ee la soco Brother

  • @nastehochanell3391
    @nastehochanell3391 Před 3 lety +11

    walallo abahaa u bixo sadaqo wey garaysaa

  • @ayanhussein6214
    @ayanhussein6214 Před 9 měsíci

    ❤❤wllhi wan kaxumadaye malaki lagu celiye adga wadani tahaye hargisa cida kaxigta mashirto wllhi wadkuso kaortaye🎉🎉

  • @SundusGeele
    @SundusGeele Před 9 měsíci

    Ax ilaahy ha u naxariisto Jana Fardowso Allaha Geeyo yaa rapi Eebe Naxariis waarto ha siiyo Kitaabka gacanta midig alle ha ka siiyo Yaa rapi Aabe aabe Mcn la,aanti abaar inta aabe la,aanta ilaahy ha u Naxariisto abohood Anuu aan kow Ka Ahay i mizz you Wlhi NoolashayDii Aabe mcn😢💔😭😭😭😭😢😭😭😭😭🤲🤲

  • @mohamedsalat2142
    @mohamedsalat2142 Před 3 lety +8

    *pole Sana bro aboo Allah ha unaxaristo waa xanun ruti qofki abehisa arkin from Mombasa keep going kaka*

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856

    Mnshanallah kaafi markasta hargesa adiga iska leh kuna soo korta kuna soo kaalin qaadat mnshanallah,mar uuna dhamaantinba no wada iman doontaan insha allah tasan aad u taageerayey in aad idinkoo wada team ah in no timadan mar kle ,hargesan qofkasta u furan thy mise waba kii ku so koray ee cardkisi aqoonsiga hysta mnshanallah , Aabo alle ha u naxariistio .wax ka fcna ma jirto hdiu aad heshay boos ku buuxiyey booskii aabonimada.

  • @nasramohamud119
    @nasramohamud119 Před 3 lety +7

    Mansha allah bro hore u soco

  • @najma8198
    @najma8198 Před 3 lety +1

    Mashallaah hore u soco guuuuuul ku rajin 👍👍👑👑👑

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 Před 3 lety

    Waliilkayaagi waxan ahay reer burco guuleeso kaafi

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 Před 3 lety +94

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k igaarsiiya

  • @guledjamma8605
    @guledjamma8605 Před 3 lety +57

    Xusen kaafi jaarkaygii xaqa ahaa hooyadii ardo miyir hargaysa ayuu kusoo koray habar yoonis ayuu la dhashay walaashay ayaan walaalkeed

  • @asadidd8505
    @asadidd8505 Před 3 lety +7

    Dadyowga kala isirka ah ee hal luqad ku hadla sida Ethiopia france ayaa la dhahaa dadka faransiiska ku hadla iyo wixii la mida laakiin somali waa hal isir ee ma’aha dad ay luqad kulmisey
    Mahadsanid

  • @user-ep2dw6cs7o
    @user-ep2dw6cs7o Před 9 měsíci

    Mansha alaah qabiillaad doontonoqo waadtahay reer somlidn

  • @haniseefle6034
    @haniseefle6034 Před 3 lety

    Waa runtaa kaafi si fiican ayad u hadashay Walaahi nin rag ah baa tahay aabe Alaha u naxariisto guul iyo gobanimo

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 Před 3 lety +3

    Kafi caloosha i hurisay anigana aabahey gacan ka xaqdaran baa dishay dagaaladii sokeeye markey bilowga ahaayeen ee Somaliya waxan ku sugnaa markas ruushka aniga oo gabar yar ah Allah xanuun badanaa adiga oo qurbo qariib ku ah in waalidkada geeridiis laguu soo sheego 😭😭😭 Allah ha u naxariisto janatul fardow aclaa Allah ha ugu bishareyo aabaheey iyo aabaha iyo dhamaan aabayasha soomaliyeed dhamaan aabayasha muslimka Allahuma aamiin 🤲🤲🤲

  • @mohamedkhadar9830
    @mohamedkhadar9830 Před 3 lety +4

    Kaaafi from garxajis ciidagle aptio selaam

  • @menacehuncho8871
    @menacehuncho8871 Před 3 lety +18

    Somalinimo💪💉💯

  • @TheQueenshankaroon
    @TheQueenshankaroon Před 9 měsíci

    Mashallah isaaq iyo Ogaden waa wil iyo abti

  • @bashiyusuf980
    @bashiyusuf980 Před 3 lety

    SubhanAllah qalbi tabaneysa Abo Allah Unaxaristo Amin Abdi Kafi walal 😢

  • @kaafimillano
    @kaafimillano Před 3 lety +3

    Masha Allah Alle haku sharfo my dear pro
    Waxaad kusoo kortay xaafadaydii Qudhac dheer Alle haku sharfo my dear pro
    Aabana Alle haw naxariisto isagiyo intii Muslimee dhimatayba aamiin

  • @quruxabdi8465
    @quruxabdi8465 Před 3 lety +6

    Masha Allah Husein Kaafi waan ku salaamay ina abti

  • @sacdiyomuse3774
    @sacdiyomuse3774 Před 3 lety +1

    Allaha Unaxariisto Abe kafiyow runti wa xanun aniga waku wata waxd thybo koley

  • @rodahoreh6728
    @rodahoreh6728 Před 3 lety +1

    Masha alaha geesi ilahay ku xafido guul samaliland

  • @zuuzaanmacalin5729
    @zuuzaanmacalin5729 Před 3 lety +1

    From muqdosho waxa ku tagera Muslim nima horay usoco bro

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 Před 3 lety +1

    Walal walahi calosha na hurise walal abo alle hau naxariisto qabriga alle hau wasiciyo amiin

  • @samiiracadaani3137
    @samiiracadaani3137 Před 3 lety +1

    Mansha allah wanku fahany wa tuntaa. Abahaagii kala kasoo jeeda nin. Fiican baa thy maadama aad wanga adeerkaa xaqiijisay

  • @fardowsoabdulle1816
    @fardowsoabdulle1816 Před 3 lety +3

    Walid la anta waa xanuun whl nasibka qaraa hoyo ama abe unool qarne intaba ma heestaan

  • @khadarmedia3522
    @khadarmedia3522 Před 3 lety +5

    Allah kuxafido wllky ❤❤

  • @salmosalmo7636
    @salmosalmo7636 Před 3 lety +2

    Oh walhi waa xanuun allha u naxariisto wllkey

  • @nasrahussein4562
    @nasrahussein4562 Před 3 lety

    Masha wixii laga bilaabo waan ku taageerayaa hadaad reer hargaysa tahay

  • @sahroadanabdi4590
    @sahroadanabdi4590 Před 3 lety +2

    Soomaali soomaali too guuleeyo inaadeer ❤💯👍

  • @nalkahirsi8472
    @nalkahirsi8472 Před 3 lety +6

    Kaafi waxuu ka soo jedaa is mamulka Somali galbeed wana Ogaden reer cabdule waxana ladhahaa husen Abdirhaman ilka case nasas dheer waliba Awowe lehay galeer ayuu Ku.magac dheer hahay hargysa ayuna Ku soo.baray kuna soo.koray Abhii waxuu ka.shaqan jiray dawladii somaliya nin is qariya.mah.Anaa soo wada kornay

  • @qumano2836
    @qumano2836 Před 3 lety +4

    eedo inta somaaliga ku hadasha waa khalad waayo itoobiyaan iyo shisheeye oo dhan ayaa somaaliga ku hadla kalmada saxda ah waa inta somaalida ah oo dhan

  • @ikranahmed9467
    @ikranahmed9467 Před 3 lety +1

    Guleyso ina ader kafi abo allah ha u naxaristo 🙏

  • @SucaadAbdinajiib
    @SucaadAbdinajiib Před 3 měsíci

    Kaafiyow samirka badi insha allaah samirku waa qaali

  • @user-sl7oq6iu2e
    @user-sl7oq6iu2e Před 3 lety +1

    Allah u naxariisto aabe koley wiilkena tahy 😢😢😢😢

  • @farxiyamaxamedyusuf132
    @farxiyamaxamedyusuf132 Před 9 měsíci

    Anoo reer maxamed moge ah adaan kuu salamaynaa

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před 3 lety +6

    Wallkeey wan umaleyay inad ogadeen taahy mshaàalh

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 Před 3 lety

    Wooooow markaad tidhi qudhac dheer maansha'alla isku meel beynu ku soo korey anagaa imika ku taageyreyna

  • @kamalabdiraxman2095
    @kamalabdiraxman2095 Před 3 lety +6

    First ahaay manta🤗
    like haila dhafin gawar walba o quruxbadan😍

  • @alifaaraxyusuf7691
    @alifaaraxyusuf7691 Před 3 lety +3

    Asc waa ku salaamayaa alxamdulilaah khayr iyo wanaag baan kuu rajaynayaa Hargaysa waa Caasimad qofkastoo Somali ah ku dhalan karo qabiil kaa doonto Somali ka dhalo waan ku tageersanahay hore u soco ilaahay ha ku barakeeyo

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 Před 3 lety

    Adiga abahay markin waxaa isokorusay ayeeyaday ilahay hau naxariisto iyada iyo intii muslim ahba
    ogaaden ayan ahay hooyad mcn waa somaaliland isaaq waa jeclahay reer abtigay Hargeisa❤❤❤❤ kuso barbaaray lkn qurbo joog