Hazal Ahmed Anigaa Jecel Waxaana Rabaa Inaan ..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 670

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 9 měsíci +163

    haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena salawatulaahi caleyhisalaam
    Hadaa heesaha necebtahay oo Qur'an ka jeceshahay like

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 Před 9 měsíci +2

      Allaah ❤❤

    • @nimcoyusuf9903
      @nimcoyusuf9903 Před 9 měsíci +2

      sallallaahu calayhi wasallam

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru Před 9 měsíci +1

      Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤

    • @ifraaxabdi1699
      @ifraaxabdi1699 Před 9 měsíci +1

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @aaminacabdi735
      @aaminacabdi735 Před 9 měsíci +1

      Scw scw scw scw scw ❤😊

  • @fadumohabbiofficail7780
    @fadumohabbiofficail7780 Před 9 měsíci +43

    Kusali nabiga scw scw ❤❤❤😊

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho Před 9 měsíci +74

    Aan kusaliya nabigeena scw ❤🎉🎉🎉

    • @abshiraadenmohamed673
      @abshiraadenmohamed673 Před 9 měsíci +1

      Scw scw scw scw scw ❤

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 Před 9 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @kowtharmusa2995
      @kowtharmusa2995 Před 9 měsíci +1

      صلى الله عليه عليه 😢❤

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 Před 9 měsíci

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @ayanelmi2023
    @ayanelmi2023 Před 9 měsíci +42

    Qalbiga iyo qofkuba waqti bay diyaar yihiin hadad waqtigas qalbi jab kala kulantid waa adag tahay sidu ku ahaa inu ku noqdo hadey ku soo noqoto xitaa already dhaawaci waa jira 😢

  • @user-kv3qy8jv8b
    @user-kv3qy8jv8b Před 9 měsíci +22

    Qadar dhacay canaan maleh qaladne waa la six jiray labada isku qalantane qonkala dilaayo isku qonsadaa jira guulesta hazal iyo kaafi shalay waan ku dhalinay hadane waan ku wadanaa ❤❤❤❤❤

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 Před 9 měsíci +59

    Allah is one ☝❤❤❤

  • @hibomaxamud5629
    @hibomaxamud5629 Před 9 měsíci +46

    Kafi Abdi Adiga iyo Haasal Waan isla kiiin Jecel'nahay Alle Waxa aan Ka Rajaynayaa in aad is Guursataan oo Jacalykiinu Waaro oo Aad Noqotaan Reer Qurux oo Badhaadhe ku Waara Alle idamkii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NacimaSiyad-ot5oc
    @NacimaSiyad-ot5oc Před 9 měsíci +14

    Ninka raga wa kii qaladkiiza qirta wax kastaba ha dhecee icant wait aroozkiina❤😂😂

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 9 měsíci +24

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw

  • @NimcoOsman-qz3zd
    @NimcoOsman-qz3zd Před 9 měsíci +16

    Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam 💕 ❤️ ♥️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Raho339
    @Raho339 Před 9 měsíci +20

    Allaah is One ☝️❤️

  • @umofaduma7708
    @umofaduma7708 Před 9 měsíci +13

    wllhi waa nin raga masha allah wxn rayayn in ay hasal aqbasho guurkaaga😢❤

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 Před 9 měsíci +11

    Meelna looma wadee kasbo gabadha wadna guuleysaneysan inasha Allah 🎉❤

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 Před 9 měsíci +6

    Wariysigaada waa arkay si fiican ayaad u hadashay somaalina hadal kuma dhergaan ee kor uga bax haddaad calaf isku leedihiin Illahay ha isku keen barakeeyo ❤

  • @umofaduma7708
    @umofaduma7708 Před 9 měsíci +5

    taasi waxay cadaynasaa kaafi in uu reerkiisa ilashanayey oo xaskiisa dacad u ahaa mantana sidaas bubhadu hazal gursado usan naag kale ugaraacayn wllhi waa nin rageed❤

    • @ashoelmi9728
      @ashoelmi9728 Před 9 měsíci

      Oo maxu afka ula galay horanti farax dacad noqon maye hadu soraboday malaha 😮

    • @fihimaissa7932
      @fihimaissa7932 Před 9 měsíci

      Absolutely 💯 ❤

  • @user-xt1qy6xy8x
    @user-xt1qy6xy8x Před 9 měsíci +6

    😢wllo gabadhaa way ku jeceshahay qof ku jecel inaad heshaa waa yartahay ee ilaali

  • @maryammohamed2912
    @maryammohamed2912 Před 9 měsíci +9

    Hazal eedo guurso wiilka Allah ha isku keen kheyro❤

  • @IkraanAbdiAhned-oi9cn
    @IkraanAbdiAhned-oi9cn Před 9 měsíci +1

    Ku ley gabadhaas wa u gaftay se xuna wee kujeceshahay ee guurso qof ku jecel lama helo ee haku ciyaarin ee guurso wll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muhuboabdi3614
    @muhuboabdi3614 Před 9 měsíci +4

    Kaafi laboxaasle ayyaad noqon lahed waanad liibaani lahey labadii dhinacba waad seegtay ❤😂

  • @user-su6iz3hn5x
    @user-su6iz3hn5x Před 9 měsíci +5

    Wll intan muqalkag dawan wiil xun ayn ku modayi lkn hada waxan xaqiqisadayi Ina thy nin rageed horyi usoco somali lama qancin kare kor uga bax❤❤❤

  • @fartunxasan8960
    @fartunxasan8960 Před 9 měsíci +1

    Sax wll nin rag ayaa thay waayo raga qaar kood weey beynin Lahayen warkeda lkn adiga run ayaad ka hadashay wll calaf allaha isku kiin daro❤❤

  • @hibobeelo5561
    @hibobeelo5561 Před 9 měsíci +8

    Turuus igu dono reerkeda oo ka jooji shaqada kamirada oo hakuu noqoto marwod maqbiyo❤❤

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Před 9 měsíci +5

    Cabdooow diinta been haka sheegin markasta gabadha weli geeda waa laweydiistaa,run ahaan tii waan dareemi karaa nin xaasle oo jcyl loo qaaday ,jcyl na waxa ugu xanuun bdn ka lagu jeclaado ,kolay aniga kaasaa iigu dhib badnaa ,gunaanad ku se wuxu yhy iminka nafsi baa kusoo riixayee alle ha sahlo

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 Před 9 měsíci +3

    Kaafi wad saxantahy keep going wll ani wan kuu qiray because xaasle ayaad ahyd oo md lahayn awood ad ku qaabisho

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 Před 9 měsíci +1

    yaqeee kaafi hda waan idin baranee dhaqsada midnimadiina soo celiya oo qurxiya noloshiina waaa funny miiran shekadan waxaan kaqori donaa buug insha Allah magacyadiinana waan ku xusidoona

  • @user-fe6uv4ri6c
    @user-fe6uv4ri6c Před 9 měsíci +3

    Kafi Abdi Runahatii qalad Waa u dhacaa Wana laga Soo laabtaa Adi shalay Xaasba lahayd Hazalna waxba wad uqaban weyday Adigona sharafteda dhowrayah Dadkuna wey Hadala bdn yihiin Waqtiga bdn Aad Isla Soo qadateen iyo jecelka Waqtiga ka weecday waxan Rajeynayah mar Labaad Ina fursad siisan Hazalna Ay ku Cafisoh Guuleysta 💪 WallayaaL Aad ban ugu faraxsnhy dip u midobidinah Adiga iyo Hazaal 💕💞💯🌹

  • @suleekhcilmi8063
    @suleekhcilmi8063 Před 9 měsíci +2

    Masha Allaah qof fiican ayaad tahay handaad qaladkaaga qadatay

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Před 9 měsíci +3

    Wlhi Waa runtaa Manshallah 👌💯 very true muhimada Adiga Nin walba nolashiisa runta ka sheegtay ood xaskaga iyo dabartaadaa Aad runta ka sheegatay Wlhi iyadana waad u hilisay.
    Manshallah👍

  • @hothan369
    @hothan369 Před 9 měsíci +2

    Waa si fcn wll kafi wan ku fahanay si raganimo lehna wad u hadashay hadana xal ayaa laga rabaa gabdhaas waa inad sidad ku rali galin kartaba aad u raali galisa jacayl fara badana ka samayso oo kasbo iloowsi dhibwalba ooy soo martay isku day inad marwalba garabkeeda ahaato muradkaga oon macsiyo lahayn Alaha haku siiyo🤲wll

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 Před 9 měsíci +4

    Qalbi jaray miyaa qosol lagu goglaa, isku soo laabasho wanagsan baa idin leeyahay koleey aniga 🥰

  • @sahalelmi7330
    @sahalelmi7330 Před 9 měsíci +9

    keep going forward bro, you are great man.

  • @qalbifuranofficials227
    @qalbifuranofficials227 Před 9 měsíci +11

    Horey usoco hazal nogurso ❤

  • @RodoAli-rx6no
    @RodoAli-rx6no Před 9 měsíci +1

    Mansh alh allow kubarake abowe waxa tahay qof intu qof wanag sanyahay wanagsan abyan qalbiga ale hauqabojiyo ale haisku keen dhaweyo

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok Před 9 měsíci +9

    I believe you apowe Wana ka muqata in aad tahay raga raga ugu qiimaha badan masha Allah tawarakallah iyada xata wax dhib ah ama aqlaaq xuma kamaba sheegin afcad ayey inogu sheegtay xalada wana fahmayan intii aqliga usaxiibka ah. Wana isu qalantan masha Allah ❤

    • @masbalqueen7625
      @masbalqueen7625 Před 9 měsíci

      Wlhi been maaha gabartas sharafteda wa ilaaliyay dad baa kaga faaidesan lahaa jaceylka

  • @NicomoDollar
    @NicomoDollar Před 9 měsíci +1

    wlhi waxaa runta xaaskaga iyo gabartaas aniga ahaan waxaa ila gudboon xaaaska iyo ciyaal kaga markaas waad subisay ha ubixin blame aadan warkuuta wll hadtanah gabarta guurso wax kasto hakugu qaadato marnaba haka tagin Insha allaah wll

  • @user-yc6kh4yh4t
    @user-yc6kh4yh4t Před 9 měsíci +6

    Masha Allah ❤❤ wad saxanayd walal

  • @faisawade195
    @faisawade195 Před 9 měsíci

    Nin somaliyed waxaan odhan karaa %90 wuu ka fiican yahay hore u soco

  • @amalindhojecel1511
    @amalindhojecel1511 Před 9 měsíci +4

    Maash laha wlllky hore u socco hasan guurso wanaji aduunayada iska dhibadane lkn hadan hawa joojin sidi waxa kugu hagayan same waan ku qadanaya ❤❤❤❤

  • @Gulwade
    @Gulwade Před 9 měsíci +4

    waraa jugjugta joji ragaa waa kan isqabtaa e gabadha 100 gel ah kabixi horeyne usoco

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 Před 9 měsíci +1

    Anigu wan kugu raacsanahay inaadan reerkii u duminin gabadhyaro shalay kuso gashay. Wll done ✅

  • @AbdirahmanHobal
    @AbdirahmanHobal Před 9 měsíci +2

    Warniyohow kafiyow legend batahay waaku taageersan ahay gabadhana guurso laba ubax baa tihiin

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před 9 měsíci +1

    Maansha Alaah war waxaa kabaxa ee
    Jacal Kiin hada kafaa ii. deyasta❤️🌹❤️♥️♥️❤️❤️

  • @user-oi7wq9mz6f
    @user-oi7wq9mz6f Před 9 měsíci +8

    Kolay qofka intuu kujecel yahay ayad qiimo ledahay qofka markuu kurabo hadaa fahmi wayday marku qalbiga qofka kasaroo haku dalin walal😢😢😂

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Před 9 měsíci

      Sidaa ha odhan walaal waayo masalguuro caashaqu ee inantu dadaal ayay rabtaaye hadoonto si sharafleh waa sharci iyo xeer waana lasiin inanta

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 Před 9 měsíci

      Iskadaaf haisgursadaan cometkaga hada waxa dacda Inu wax yr haatee wax gesto iskacelii comentigaa hada qoys bey raban iney disane

  • @qalbiqaboojis9206
    @qalbiqaboojis9206 Před 9 měsíci +4

    MashaAllah wll qof sharafleh ayaa tahay

    • @KokoM-wp6ok
      @KokoM-wp6ok Před 8 měsíci

      Bagaad adigoo caas leh inaad xaas kale dul keento iyaduba may yeesheen bagaad diiday imikana ka fogow waayo bari hadad guursato ood tu kale eegeegto way ku dilaysaa laakiin waad ku saxsanayd inaad diidi fariid baad tahay

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 Před 9 měsíci +7

    Don't listen to somali people you never make them happy because wanaaga ma jecla. Keep going brother

  • @user-yq2mm1ex2q
    @user-yq2mm1ex2q Před 9 měsíci +2

    Walahi kafi waruntis xalada uu kijiray wangahane adiga iyo hazal hagulesta jaceylkina❤❤❤

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 Před 9 měsíci +1

    Mr irbad iyo Hazal wan idin tageeravee waa gorma arooska 🌹🌹🌹🌹🌹😂🌹🌹👏👏👏👏👏👏👏

  • @user-ll3wp5uh4r
    @user-ll3wp5uh4r Před 9 měsíci +1

    Manshaallah abti❤❤❤ waa Runtaa ee yaysan ku wareerin dadkani e iskaga aamus❤❤❤🎉🎉

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 Před 9 měsíci +2

    Ma qaldama wa ilahy ......gaf wu dhacaaa .....wlll mcn keep going😢

  • @munamohamed4247
    @munamohamed4247 Před 9 měsíci +2

    Wllw xaaski hore caruur bee kuu heysaa wanaaji oo ubadka ku biil tana Allah kuu qeyr galsha😊

  • @user-bf4pv5gd7l
    @user-bf4pv5gd7l Před 9 měsíci

    Scw sxb qofta way kujeceshahy wali waxay nesha kashegeyso iyo waxa qalbigeda kujiro ismalahan

  • @saaladkaaf8044
    @saaladkaaf8044 Před 8 měsíci

    Pro ok xalqado keep going hazal adaa leh safarkeda adu ahaa gacmo furan ku so dhawow hana ceben horey usoco so dhaweyn wacana iyo Aroos degdeg ah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MALE07YT1
    @MALE07YT1 Před 9 měsíci +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Mashaa Allaah walaalkeey waxaad u hadashey si sax ah

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 Před 9 měsíci +1

    Asc wall alle ayaan qaldamin insaka waa qaldama lakiin qaldama ayaa qaladkisa khirta kasoco waxa lugu dhahayo❤❤❤

  • @fowsiaabdifatah8805
    @fowsiaabdifatah8805 Před 9 měsíci +2

    Walaahi anigu waan u garaabay abdi kaafi siduu usharaxay waxaan kugu waaninayaa in aadguursato ininta hadda sooceli qalbigeeda walaal.hano qalbigeeda Marlabaad.

  • @GRONINGEN60
    @GRONINGEN60 Před 9 měsíci +3

    Waxan rajaynaya iinanad adug iyo hazal noloshakumidoydan inchallah Allah

  • @faadumoshiiknuur5108
    @faadumoshiiknuur5108 Před 9 měsíci +15

    Maansha alaah habaryar macaan horey usoco haujoojin maangaabka👍👍🌺🌺

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Před 9 měsíci +4

    Haday ayada aygu ogashay.
    Waxa kale dhig ahu dhigin❤❤

  • @user-yz4gh4fq7w
    @user-yz4gh4fq7w Před 7 měsíci +1

    MashaAllah guurso walal

  • @fadumomohumed398
    @fadumomohumed398 Před 9 měsíci +7

    😂😂😂😂❤ sax hada guurso gabadha walalkye qali

  • @user-uj8ep5uf6n
    @user-uj8ep5uf6n Před 9 měsíci +2

    Kafi abdi adiga iyo Hassle waa isku nuursaan whi ❤❤❤

  • @user-tp2fp1zh1l
    @user-tp2fp1zh1l Před 9 měsíci +4

    Subhana laah Tana ka dhal tana ku dhaante!!!!
    AMAAANA ALA

  • @rahmahassa5306
    @rahmahassa5306 Před 9 měsíci +3

    Waa ku tagyersanhy legaan guuleyso 😊

  • @AHMEDALI-fn3qt
    @AHMEDALI-fn3qt Před 9 měsíci

    Sxp somalia Ayan qancinaa hadiihin walagudalaa lee keep going

  • @xabiibomacalin3862
    @xabiibomacalin3862 Před 9 měsíci

    Kaafi waku tagersanahay jacelkaga ilahey hakusahlo

  • @warish9081
    @warish9081 Před 9 měsíci +1

    Kaafi huuno wey dhacdaa don’t worry horay uga soco🇺🇿🇺🇿🇺🇿

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 Před 9 měsíci +1

    Hadana fag ma adan galin .....qufkana wax ma garsinin lkn waxa dhahday waku dura si ay kaga fogata .....qalas warka mesha ku xera😊

  • @kaafiofficial2101
    @kaafiofficial2101 Před 9 měsíci +18

    2 sano kahor markad brank wan ku jeclahy ku sameysay ayan ogaday iney si dhaba kuu jeceshay llkn ada dayacay hadana meel ma jirto kartidada iyo dadalkaga ayey ku xiran tahay si ey dib kuugu soo laabato ❤🎉

    • @CubtanJamac
      @CubtanJamac Před 9 měsíci +1

      Comonkaga arkay❤

    • @hafsaali3480
      @hafsaali3480 Před 9 měsíci

      Sowmahan 😢

    • @SimanCabdi-
      @SimanCabdi- Před 9 měsíci

      Ani xita wan ogaa habenkas gabadhu siday isugu dhex yacday

  • @suruefarah8706
    @suruefarah8706 Před 8 měsíci

    Waxaad tahaay Nin Caalibadan Waarun Xaasbalahad Lahaad Midkalana Maqadikartid Lakiin Hadawaxaad Tahay Firii Ee Hadaguuso Mashalaah qeebadanban kuurajeyay

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Před 9 měsíci +2

    Waa caadi wll waxa kasta aduunka wuka dhaca e gabadha
    Guurso ❤❤❤❤❤❤

  • @user-iq3ll5et6i
    @user-iq3ll5et6i Před 9 měsíci +1

    waayahy wn ku fahan nay e gabadha ku laabo mar labaad e guur ka codso wn isku kiin jacel naahy ❤❤❤ xalwada na soo dadajiya insha Allah

  • @ikranabdullahi5536
    @ikranabdullahi5536 Před 9 měsíci +2

    ❤kaafi cabdi😊 Lkn inaa usheegted ayaa haboned waaa jaceylka maa qalad baa

  • @Taraagle67
    @Taraagle67 Před 9 měsíci +1

    Mss Qudbo siro iyo Mr cirbad 😂😅 isku wara guul iyo gobanimo

  • @user-cl3it8xz7u
    @user-cl3it8xz7u Před 9 měsíci +1

    Wll sika finan majirin sidled sameysey keep going ❤

  • @amalali6668
    @amalali6668 Před 9 měsíci +1

    Bili adam waa khldama wana kaso noqdaa alle ayaba ino danbi dhafa insha allh hadiba aad guursato ha xumeen uun😢

  • @maxamadjuquroow410
    @maxamadjuquroow410 Před 9 měsíci +1

    Asc qufta weey kujeceshe ee ragnimo umuuji guusha keen geed gaaban iyo geed dheer ufuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Raho339
    @Raho339 Před 9 měsíci +5

    Allaahu AkbaR Kabiiraah☝️

  • @user-uh4vl9vf1o
    @user-uh4vl9vf1o Před 9 měsíci +1

    Zharafi korkaGa WllaaL kafi
    inta ku Fahntyna kuwa kle ku ilaw inaad miDowdana wn rajaynyaaH i.a ❤

  • @sacdiyocolow3007
    @sacdiyocolow3007 Před 9 měsíci +3

    Qalad dhacay Canaan maleh❤❤❤

  • @hibaaqmohamed5839
    @hibaaqmohamed5839 Před 9 měsíci +2

    Kaafiyow walahay marhoran idhi haduu gabadha guursado waynu caayi lahayno waxaynu odhan lahayn gabadh buu xumeeyay oo gabadh kale karacay dadkanina laba isqabay Kala dilaan iskada laba aan wali isguursan hore usoco gabadhana raali galo Insha Allah ilahay calaf haysugu kiin daro

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 Před 9 měsíci +1

    Masha ALLAAH bini adanka Lama qancikaro ALLAHA iskukin soceliyo dadkan war koda iskada insha ALLAAH idinka isku dambeya

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Před 9 měsíci +3

    Runtii dadka caqliga usaaxibka ah waanu ku fahanay ,Wallaahi waa runtaa rag dayuusiin ah qaarkood uga faaiidaysta gabdhaha masaakiinta .Runtii jacayl dhab ah hadeey uqabto ,Jacaylka dhabta ah ma sahlano .Insha'Allah illaaheey haduu calaf isku leedihiin waad is helaysaa ,"Coment lind "dhagaha ka xiro ,Wallaal soomaalaan unahay.

  • @user-lw6cr1po6n
    @user-lw6cr1po6n Před 9 měsíci +2

    Second comments 😂❤ is guursada wll❤🤍i.a wad is gu rsanesan hasal waa maskin❤

  • @suadali2598
    @suadali2598 Před 9 měsíci +4

    Haday ku ogalaato wa doqon shalay waadka danaysatay oo dantaada ayaad eegtay hasaal walal horey uga soco jacaylka kan hada ayuuba kusii bahdilayaa 😢

  • @umacaaisha1041
    @umacaaisha1041 Před 9 měsíci +1

    Wll kaafi dadkaani yey kuxiijin haasaalna wad isguursan dontaan insha allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat Před 9 měsíci

    Kaafi ma qaldami waa ilahay hal mid ayad ku qaldantay oo ah inad xiriir been ah la jisho lkn sida kale ooma xumid xalwada so dadaji hazaal meel dheer majirto ❤❤❤ ❤❤

  • @khadiijohussein8688
    @khadiijohussein8688 Před 9 měsíci +1

    Habo reerkaadii aan isukiin maslaxno ku noqo reerkii hore

  • @aminahalane6623
    @aminahalane6623 Před 9 měsíci +1

    Waa runtaa nacafi kaafiyoow waxbaa nafahansiisay ❤❤❤❤

  • @nawaalkaaba531
    @nawaalkaaba531 Před 9 měsíci +2

    Kaafi cabdi baan uqorsheeyay anigu❤

  • @odayajakis2788
    @odayajakis2788 Před 9 měsíci

    Waxkasto oo dhaco kuguma naceeyno sxb horay u soco actor keenii

  • @hassansharif5822
    @hassansharif5822 Před 9 měsíci

    Kafi Abdi wll ad ban kusalame Marka hore Marka labad 2 qof oo isjacel qilaf wudaxmara wax walbane wey dacan maqaldame Wa ilahay Wana daremi Kara cilada kuhaysatay wagi hore Marka sxb hor usoco nacbkada haujabin Hazalna wey kujeceshahay indaheda jacel Aya kamuqday runtii ❤ee qofta rali Gali oo sasabo oo gurso niyow gabada walahi wey kujeceshahay 🎉😅😅

  • @coffeemen1566
    @coffeemen1566 Před 9 měsíci

    Abdi kafi si raganimo leh ayad u hadashay qof aqlaaq lagusoo kuriyey aya tahay sxb guulesu

  • @timocaddemedia751
    @timocaddemedia751 Před 9 měsíci +1

    Yaa dhiiqaad lugaha kula jirtaa wiilkiiyoow 😅😅😅
    The first comment

  • @farxiyadaahir9977
    @farxiyadaahir9977 Před 9 měsíci +5

    Masha allaah guul❤❤❤❤❤

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c Před 9 měsíci +1

    Waa run allah ku fududeyo hadaa calf isku ledihin

  • @yacquubomar7513
    @yacquubomar7513 Před 2 měsíci

    qafka biil Adaamka ah qalaad wuu kalah ceeb neeh ma ahan qafka ino kaso labto mid mesha ku jirto ee dadka ku dhalil laayo horey ugu soco

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt Před 9 měsíci

    Kaafi abdi nabsi ayaa kahaya waana mid kusoodoontay inkastoo khaladaad yaryar aad samaysay sida in aad gadha jacayl aan jirin iyo guur usheegtid laakiin khaladkaa gii waad qiratay waana raganimo waxaad waxaad kafiicantahay wiilal badan oo maanta jooga oo gabdhihii falal xun xun kusmeeya xaaladii aad markaa kujirtey runtii waxay ahayd xaalad adag marka laga reebo khaladaadkii yaryaraa haatan iyo dan waxaan idinkula talinyaa in aad isguursataan allaah ha isukiin barakeeyo hazaal waxaan leeyahay nabsi adigu maanta hagelin

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 Před 9 měsíci +1

    Msha allah idinkoo jacayl isu sheeganaya ayaan arkay 2 years ka hor guulaysta hasal is catee dheh wagasay shidnayde 😂❤

  • @umuisraachannel1198
    @umuisraachannel1198 Před 9 měsíci

    Gabadha guurso waa ka badalenahe master cirbad

  • @ibrahimkhalil6648
    @ibrahimkhalil6648 Před 9 měsíci

    manshaAllah kafi Abdi waxa tahy nin kudayasho mudhan manshaAllah big legend horeey usoco aniga waligiiin ayan islaakiin jeclaa adi iyo Hazaaal waad iskusobexeysan
    ismadhantoo shoow idhinka ayan idhin kudhawani jiraay isfahmkina ayan jeclaa horeey usoco saxb dadkaa hadhalkodha haa uqabanin❤