Madaxweynaha JFS “Waxaa la idinka sugayaa in aad dadkiina ka kor qaaddaan argagixisada.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 07. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 38

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před 4 dny +7

    HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO 🎉🎉

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před 4 dny +5

    HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUL SOMALIA 🇸🇴

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před 4 dny +4

    Maashaa Allaah Aamiin Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye adigana cimri dheer iyo Caafimaad Allaha ku siiyo Inshaa Allaah

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 Před 4 dny +3

    Mashaa.alaah dalxureeeye horay usoco kuwa cuqdadeeysan waxaynu leenahay alaha idin caaaafiyo

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 4 dny +1

    Hambalyo hambalyo hambalyo Dalxureeye❤❤❤❤❤guul guul insha Allah hortina kheyr gadashina kheyr insha Allah guul✅✅

  • @saidomohamed943
    @saidomohamed943 Před 4 dny +2

    Masha Allah The King 👑 of Somalia 🇸🇴 Professor 👩‍🏫 and Dr 👩‍⚕️ Dalxoreye Our Best Ever be a president in Somalia 🇸🇴 President Hassan Sheikh weligaa Hogaami Siyaasada wadanka Nin ku Gaaro Somalia 🇸🇴 uma Dhalanin ee Badbaadi Dadka iyo Dalka Aloow Ku xafid 💯🇸🇴✅🥰💜💛💚💓💕

  • @abdirasakali8365
    @abdirasakali8365 Před 3 dny +1

    Msha Allah guul

  • @Qaali12
    @Qaali12 Před 4 dny +1

    Gulayso muddane madaxwayne la’aantada gushan lama gaaren. Gulaysta geshkayagow 🙏🇸🇴🇸🇴💙💙

  • @user-if2ju6sy1k
    @user-if2ju6sy1k Před 4 dny +2

    Geeshgeygow guuleysta🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446

    مشاءالله كرامت الأباء كنز الأبناء

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 Před 4 dny

    Guul inshaalah

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 4 dny

    Allahuma amiin Allahuma amiin Allahuma amiin Guul guul ciidankeena xooga Somalia ilaahow guuleysii ilaahow guusha sii kuwii istaakuleeyo isku qabsado Alaha idinka dhigo ❤❤❤❤❤ Allahuma amiin ❤❤✅✅✅

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před 4 dny +1

    WALAAA KA RONTAA WAA RONTAA WAA JAMUURIYADAA TURKEY 🇹🇷 HAAA MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUD

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před 4 dny

    WAAA LAAAAA KAAAA SOOMALIYEED WAA JAMUURIYADAA TURKEY JAMUURIYADAA 🇹🇷 JAMUURIYADAA TURKEY 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🙌🙌🙌🙌🙌🙌🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🙌🙌🙌🙌🙌🙌🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před 4 dny +1

    Haaaaaaaa JAMUURIYADAA TURKEY 🇹🇷 haaaaaaaaa JAMUURIYADAA TURKEY 🇹🇷

  • @najibabdi9676
    @najibabdi9676 Před 4 dny

    🇹🇷❤️🇸🇴

  • @xasanxiis1999
    @xasanxiis1999 Před 4 dny

    waxaas maba maqlayaan wayo smartphone maheystaan ciidanka iyo shacabkaba

  • @atiquehalim5527
    @atiquehalim5527 Před 4 dny

    V🇵🇰✌️

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před 4 dny

    made Turkey 🇹🇷 Turkey Turkey 🇹🇷 Turkey Turkey 🇹🇷 Turkey 🇸🇴 Turkey 🇸🇴 🇹🇷 Turkey 🇸🇴 Turkey 🇸🇴 SOMALIA SOMALIA 🎉🎉

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před 4 dny +1

    Soomaalida wadamada kale markeey joogaan sharciyada wadamada aduunka ay joogaan weey ilaaliyaan, laakiin wadankooda ayay sharciga ku tuntaan markii ay joogaan

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Před 3 dny

      Walhi waa runtaa Airport ka markeey ka dagtaan ayeey safka isku dardaraan ayagoo America ilaa soomaalia saf ku soo jiray waa dad aan is xukumi karin lana xukumi karin waxaa nahay dad Dunipace saa'id ku ah 😂😂😂😂

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr Před 4 dny

    walle nin gaal gumaystaa garbsaday baan guul gaarin

  • @sage-of-six-trolls5242
    @sage-of-six-trolls5242 Před 4 dny +1

    Madax weyne ilaa hada qashiknkii caasimada wa yalaa ya no imanayo markaan oo sugeynaa❤

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Před 3 dny

      See wax kaa yihiin ma qashin baa laga hadlayaa nolosha umada Soomaaliyeed see loo badbaadiyaa baa meesha taal UK baan joogaa meel ka qashin badan yurub inteeda kale ma yaal caadi iska dhig sxb

  • @WadaniAfgoye
    @WadaniAfgoye Před 3 dny

    Murtad Hasan gurguurte waad jabi adi io kuwa kula halmaala muradiin

  • @dahiryareali7678
    @dahiryareali7678 Před 4 dny

    Gabar dhadhaan ah ama Hubin,dhiman ah ayaa lagu yiri
    Nayaahe waa lagu soo dooneye Ilkahan iska Cadey Dharkagan dhuulka ku xooran ka qaado ba lagu yiri?
    Waxay tiri maalintii Ari ayaan la joogaa Habeenkiina wan seexada goorman ilka cadeynayaa!
    Aniguna waxan leyahay Xasanow Haddii lagu mooso kartaa la isku muujaa

  • @khaliifcabdi6106
    @khaliifcabdi6106 Před 4 dny

    Yaab madhruuc aan miro dhali ayn askari aan la daryeelin xaquuqdiisa lasiin laguna shaqsysanaayo ciidanka dhaqaalaha ka dhis

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z Před 4 dny

    Maba is maqlo ninkaan

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Před 3 dny

    Hassan Sheik Dawladiiisu dhankasta Waaa Fashil?
    Waxaaaan Kuuu Sheeegay sida baarlamaanada Africa iyo Dunidu wax ula xisaabtamaan Hadaaad Ogolaaan lahayd way fiicnaan lahayd.
    Markasta Laba Erey oo Ethiopia waaa Cadow maxaa laga Fahmi.
    Midka ugu fiican xasanow waaa inaaad iscashisaa Hadaaad Qof damiiir iyo Somali ka Xishoonaya hadaaad tahey?

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Před 3 dny

    Ciidan miyaaaa Hadhey Mudane Sawta Damuljadiiiid Dhameysy
    Hal maalin Ciidanka somaliyeeed Eee Geeriyooday umaaad Tacsiyey Ninkiii Kaliya Eee Emirates ahaana Cisbitaalka ayaad orod ugu tagty Beeenaale😂

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z Před 4 dny

    Ar odawaayow dhiiqo lugaha laguu galiyowhaa maxaa ka tiri Mr dhiiqo .

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Před 3 dny

      Ha iska dhiiqeeystee u daa dhiiqadiisa inaa wax ku dhaaftaa la arkaa hee

    • @user-wt2kd4np6z
      @user-wt2kd4np6z Před 3 dny

      @@cousinbro1580 Maya Maya la dayn maayo sxb

  • @Safethepeople
    @Safethepeople Před 4 dny

    Asc Bismilaah, madax meelka sareeso la salaaxo malaha, madaxweene isaga aamiinsan inuu dunida uugu liito yaa raaci karo 😂😂

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Před 3 dny

      In uu abaal dhaco maa rabtay qofka abaal kuu galay hadaadan gudi karin sheeg sheeg baa lagu yiri