Guddiga Horumarinta adeegga Bulshada BJFS oo ka shiray howlaha hortebinta u leh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024
  • Ra’iisul Wasaaraha ayaa la kulmay maamulka iyo culimada masaajidka gacanta ku haya, wuxuuna uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee isaga iyo wafdigiisa loo sameeyay, iyadoo lagu soo wareejiyay afarta qaybood ee masaajidku ka kooban yahay oo lagu baran jiray afarta madhab ee Xanafiya, Shaaficiya, Maalikiya iyo Xambaliya.
    Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Maxamed Cabdulqaadir Dhucle oo uu wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaardda Dekadaha Mudane Axmed Yuusuf Cabdulle ayaa kulan la qaatay Mr. Stefano TOMAT oo ah Maareeyaha Guud ahna Taliyaha Hawlaha Rayidka Adeegga Hawlaha Dibadda ee Midowga Yurub iyo Mr. Kęstutis LANČINSKAS, Madaxa EUCAP Soomaaliya.
    Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Kaam-Jaroon ee gobolka Jubbada Hoose waxay ku dileen maleeshiyaad badan iyo horjoogayaal ka tirsanaa Khawaarijta, sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha hoggaamineysa howlgalka.

Komentáře • 4

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 15 dny +2

    Mahadsant walaalkey masuul sare daandurey xasuus min somali sax ah ❤❤❤❤❤❤

  • @user-tb8sn4ix9l
    @user-tb8sn4ix9l Před 16 dny +4

    Lacagtii lesbiyaanka Mee doonatay sacdiyo firinbi

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Před 16 dny +2

    Maha dagaalku nukren iyo raashiya ee waa nato iyo raashiya ee markasta ruushku haguulaysto waayo ciraaq sadaam maxay kasameeyeen galbeedku dimuqraadiyad beenaalayaal weeye galbeedku

  • @abshirali313
    @abshirali313 Před 16 dny +2

    Nabad iyo caafimaad Allaha n siiyo.
    Gaalkacyo baan idinkala socdaa