Wasiirku Wuxu Yidhi Cidagale Isxaaq Buu Caaya,habaryonisna"Suldan Aadan +Jabhada Jabuuti & Xasaasiya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 07. 2024
  • Wasiirku Wuxuu Yidhi Ciidagale Isxaaq Buu Caaya,habaryonisna"Suldan Aadan Ka Hadlay Jabhada Jabuuti Iyo Arimo Xasaasiya
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 54

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 Před 2 dny

    Waa runtii wasiirku

  • @user-rj5xg9xc1w
    @user-rj5xg9xc1w Před 2 dny +1

    Oooooo Team tiktok aawey wuxu yiri bilicda dumarka

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 Před 2 dny +4

    Somaliland belada ugu weyn haysataa waa Suldaan Barar, oo mid waliba meel ka soo bacaac leh.

  • @ibn.dahir.
    @ibn.dahir. Před 2 dny +3

    Jabuuti waatii dadka raafi jirtey matkay faqashtu qabsato LAWYACADO

  • @ibn.dahir.
    @ibn.dahir. Před 2 dny +3

    Jabuuti waa tii baabuurtii isaaqaraaftay ee faqashta u diibi jirtey

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Před 2 dny +1

    ❤🤍💚 SULDAAN JABUUTI WAXBA NOOMAAY QABAN EE ITOOBIYA AYAA MAATIDII AYAA KU QAXADAY OO NOO ILAALISAY FARTA WAA WAAY N AYAAN WAX KUU KU SHEEGAYAA EE AKHRISO SULDAN❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv Před 2 dny +1

    Xaggay ku dejisay jabouti 1988 kii

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii Před 2 dny

    ADEER ILAAHAY wuxuu inaga dhigay QABIILO aynu isku ixtiraamno oo si fiican ugu dhaqano.
    Kan wasiirka ahina wuu ku fashilmay siyaasada ee la tilya oo is casil ku dhaha.
    Iska cibaadayso ku dhaha.

  • @user-cx1nk2im4m
    @user-cx1nk2im4m Před 2 dny +1

    Where all these so-called suladiin came from. Talking about the national issues is beyond his capacity. He has to focus on his tribe mandate.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 2 dny +1

    Beeenaale xaarwayne xaarwayne dhalay waa walaalo jabuuti iyo soomaliland way dhamaysan doonaan

  • @housseinbilanaicha6936

    Wlhi wax runta sheega odeyga aya arkeey wxakale balayada ayeey kaheelaan

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 2 dny

    15 RER XAMAR TOGAYA CIDAGALA LAGA HELAA

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Před 2 dny

    Asc sowkii afwayne inoosoo dhiibi jiray

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před 2 dny +2

    Bal wax aan qabyaalad ahayn haka hadlaan. Cidda reero xaadirinaysaa waa adiga!

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 2 dny

      Garxaajis waa mid ina kahin reer bac kuu xaar

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 Před 2 dny

    Ninkan waa libaax

  • @calibaashe9703
    @calibaashe9703 Před 2 dny +2

    Warway kuguso duushay jabuuti

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Před 2 dny

    Waar sideed tihiin waar kuwani siday yihiin maxaad isku indha tiraydaan

  • @Abdillahi-qt7oj
    @Abdillahi-qt7oj Před 2 dny +2

    Waar dadka ks.aamus doqonyohow .

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 2 dny

    Djabouti sorry Adiga yaa kuu diray Dowladaa leh shaqadaase Adeer qaladka iska dhaaf thanks

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 2 dny

    ISAGU MA SIIF JABUTIBA WAX BILA TAYO AH

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Před 2 dny +3

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

    • @ashanor8035
      @ashanor8035 Před 2 dny

      Muuse fuley baa loodhaariyay ciidanka qaranka muuse waa fashilmay wuu ceebobay

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 Před 2 dny

    Baw kana muxuu ahead waar waxan wadani waa cadaw ina kharibay , waar la sii eegan karimayo, aynu iska qabano intay goori goor tahay
    .

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad Před 2 dny +1

    ciidagale waa gun

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 Před 2 dny

    Eeyaahe ilaahay ka baq Djabouti nolol kuuma ogola
    Beentaaaaa ❌⛔️🤯🤯

  • @user-fh1en2dr1h
    @user-fh1en2dr1h Před 2 dny

    Suldaal.xishaad.xagaadkumaqnayd.waaqajil

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 Před 2 dny +2

    adiga ayaa iska hadlaya,oo doqon ah

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před 2 dny +1

    Yaaba caaya waa beene Acuudu bilaahi

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 Před 2 dny

    No shicib iyo dawlada kala saara dawladu ma fiicna laakiin hoos haloo dhigo waa ogalnahey wax walba waa la wadaaga

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 Před 2 dny

    WASIIR KU WUXUU YIDHI CIIDAGALE ISAXAAQ BUU CAAYAA🤣🤣🤣🤣 REER YUSRA HARTI BAROOR WEYNAA 24 HOURS CIILAN 😭😭😭😭

  • @mohamedhersi8540
    @mohamedhersi8540 Před 2 dny

    Suldan for who
    If you like to join the Jabhada say so. We know Jibouti more than you do.

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před 2 dny

    Jabuuti waa tii ciidan iyo huba ku siisay marking aad sool ku duushey oo kula burburisey muuse juudan waa nin waalan oo dhiig waalay oo gadhxejis buu ku sii waashay

  • @farxaanmaxamed6690
    @farxaanmaxamed6690 Před 2 dny

    Adeer miyaadan dalka joogim hhhhhh. Suldaan barar

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 Před 2 dny +2

    odaygani doqonsanaa.

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg Před 2 dny

    Raagi somaliland maxa kou dacay moyay maskah gourmand waar maxa idiin kou daca y miyad cadowgina aad iskou maal ouga soo wada jasatan waar doucaysta ou kanoo kala amousiya

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Před 2 dny

    Waar magacabaye jabuuti waycadaysatay

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 Před 2 dny +1

    suldaan waxaad tahay beenaale xun oo uraya jabuuti miyaanay ahayn tii boqolaalka usoo dhiibtay siyaad bare ee lagu laayey saylac iyo lowya cado

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Před 2 dny

      kkkkkkkk jabuuti tii hubkaad sool.kuduqaaynasysay ku siinasysay maanay ahasyn hada shalay aad lahaayd ururisamaalaan nahay ee aad amaanaayseen dad wareeray oo cuqdad iyo naxli dilay baad tihiin kkk

    • @saleebaancali9690
      @saleebaancali9690 Před 2 dny

      @@user-fr8kw7vy9m midaasi waa daniga kugu jira ee uurkaaga dhagaxa ku noqday ilaahay haku caafiyo inaadeer

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 Před 2 dny

    ISAGU QALAD MA LAHA!! KA HOR DHIGAY MIKIRIFOONKA AYAA STUPID AH!! JABUUTI WAA CADAW NINKA UU ADEERKII KA QAATO BIILKA FARANSIISKU YAANU HADLIN!!

  • @mohammedabdi499
    @mohammedabdi499 Před 2 dny

    Waar ninka ayaa so kalifay

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 19 hodinami

    shame on you !!!!!!! waaka matagii prof samatar sheegay !!!!!!! from saylac

  • @ahmedqafari1180
    @ahmedqafari1180 Před 2 dny

    Waaryaa Ka bax waxyaabaha aan shaqadaada Shaun.

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Před 2 dny

    Waabeen waa been

  • @hajii2033
    @hajii2033 Před 2 dny

    beenale beents kooji

  • @mahamudcadashe-zy3sl
    @mahamudcadashe-zy3sl Před 2 dny

    Beenal.beenal.dhalay.imiisaa.qaadatay

  • @Dophill260
    @Dophill260 Před 2 dny

    Kalabkan ha loo sheego wadanku hogaan la doortay ayuu leeyey