Barnaamij Gaar Ah , Abwaan Cabdiraxmaan Heelo

Sdílet
Vložit

Komentáře • 186

  • @kingsulub5447
    @kingsulub5447 Před 6 lety +67

    Bilaahi calayka inta abdi rahman hello ila taagerta like ta saara

  • @isamkaiyodacwadaillahay5287

    Wllhy reer burco oo dhan qabta iyo qulubka mahane
    Waa wada aftahamin
    Bal haloo firsado

  • @Dawo179
    @Dawo179 Před 5 lety +10

    Axyaaaaa Weriye Wlhyy 👏 👌 rag ba is helay wle

  • @itsuyes5396
    @itsuyes5396 Před 5 lety +7

    I love heelo. He's a really talented guy with a calm persona and of course very handsome 😂

  • @hodancadey2457
    @hodancadey2457 Před 5 lety +9

    Kkkkkkkkk abawan igadhe cabdi raxamn heelo hore u soco

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 Před 7 měsíci +1

    "Qolqoljoog ku jeclaatay,
    Qurbajoog ha ka raacin!"

  • @abdikarimabdiibrahim3962
    @abdikarimabdiibrahim3962 Před 5 lety +5

    Cabdiraxmaan-Heello, nin da' yar oo murti miidhana ayaad tee Ilaahay caqliga iyo caafimaadkaba hakuu daayo

  • @k_naanburcaawi3950
    @k_naanburcaawi3950 Před 6 lety +17

    Nolow abwanka burco nooga so baxay C/raxmaan heello

  • @xanaanbahdoon173
    @xanaanbahdoon173 Před rokem

    Abwaan heeloo heedheh
    Hogaamiyaha fankoow
    Wiil hiigsi iyo hami leh
    Hanbalyada kaalama bakhaylee
    Hore usoco abwaan heelo

  • @suudichannel1929
    @suudichannel1929 Před 6 lety +6

    cabdi raxmàan heelo
    ad ayaan kuu taageeraa zxp

  • @ayaanabdirahman6277
    @ayaanabdirahman6277 Před 6 lety +3

    ninkan waa wariye runti waraysigisa ka helay heelo hore usoco

  • @suldaaninamaxamed9805
    @suldaaninamaxamed9805 Před 6 lety +7

    Heer burco ahaan jirtay qurbo joogna waan ahay abaan waa caadi heestu😂😂😂😂😁😁😁

  • @mohamedyasin2864
    @mohamedyasin2864 Před 6 lety +4

    masha allah heelo allah hhaaku daayo wlo qaali inin jira ayaad tahay farxaanni ah nolow indeer

  • @addoonalle2763
    @addoonalle2763 Před 6 lety +4

    *abwaan qaaliya cabdirahmaan hello hore u Soco bro*

  • @mustafeahmed9823
    @mustafeahmed9823 Před 6 lety +2

    wllhi heelo inaba caadi maaha waa nin xigmad ka buuxdo alaha u barakeeyo

  • @stayblue759
    @stayblue759 Před 6 lety +12

    Ilahay caqliga haku barakeeyo Abwaan hello
    NAA IHII BADANEEY KULAHA
    😂😂😂😂😂😂mm_Tiriig madax ba meesha ku kulan tay abti

  • @fathiali4070
    @fathiali4070 Před 6 lety +13

    Heeeelo taageero buuxda apti

  • @anascabdirisaaq1217
    @anascabdirisaaq1217 Před 6 lety +4

    Abwaan heelo 100%100 ayaan kutaageeraa sxp

  • @mataancabdi102
    @mataancabdi102 Před 6 lety +25

    this guy is talented wlhy hhhhhhhh

  • @abdirizaksalo77
    @abdirizaksalo77 Před 6 lety +8

    Kkkkkkkkkkkkkk abwaan khatara haaban uhayaa

  • @rhnmo7609
    @rhnmo7609 Před 6 lety +5

    😂😂😂
    heelo
    halkaa kaga hay👏😘

  • @bindheofficial5362
    @bindheofficial5362 Před 6 lety +30

    Dad allow hudheelkaygu huuhaadiina uma baahna kkkkkkkkk wlhy ninkani waa khtar abdirahman hello waanku taageeraa

  • @awiljama4326
    @awiljama4326 Před 6 lety +6

    Zxbkay heelllo
    Hore soco

  • @abasadanmaxamed9998
    @abasadanmaxamed9998 Před 6 lety +1

    HeeLo alle hibo u siiyay alle haku shrfo

  • @suubanonline199
    @suubanonline199 Před 6 lety +14

    Kkkkkkkkk alla heelo walhy waa fanny kkkkk

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 Před 4 lety +1

    Hhhhhhhhhhh man sha Allaah Alle haku xafido man sha Allaah murti ayaa Alle ku ku deeqay

  • @sakomedia
    @sakomedia Před 6 lety +4

    masha alaah noolow zxp

  • @khadarsomaaliya1208
    @khadarsomaaliya1208 Před 5 lety +4

    Burao, Toogdheer ❤❤❤

  • @aasiyadaauud7191
    @aasiyadaauud7191 Před 6 lety +1

    abwaan buuba tahy runti hore usoco abwaan heeelo

  • @fathiahmed2819
    @fathiahmed2819 Před 6 lety +4

    kkkkkk abwan Hello sxb wlahay wad iga qoslisay

  • @anascabdirisaaq1217
    @anascabdirisaaq1217 Před 6 lety +4

    One love reer burco dhamaan

  • @nurdiinasalsomali9762
    @nurdiinasalsomali9762 Před 6 lety +12

    Waxay mutarabucu abwaan fadhigaagu waa riwaayad xataa 😂

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Před 6 lety +6

    walahay ninkan wa ruwaayd lugaynaysa waa wax dhaba oodhaca waxan odhan sidan u qoslay shekadan

  • @xaawiye
    @xaawiye Před 6 lety +5

    Wariya nuur daalacay ma ilmaderbaa hhhhhh mise ana dhinac kale ka eegay

  • @mumtihassan4568
    @mumtihassan4568 Před 6 lety +1

    Masha allah Abwaan heelo

  • @abdullahidrogba3166
    @abdullahidrogba3166 Před 5 lety +1

    Abwaanka sanadka 🔥🔥🔥🔥🔥👏👏👏👏🙌🙌🙌🙌🙏🙏🙏🙏

  • @qadarosmanmohamed5972
    @qadarosmanmohamed5972 Před 6 lety +4

    Hhh heeelo cadi mhaa

  • @abdullahiwarsame4182
    @abdullahiwarsame4182 Před 4 lety

    Walahay waa Aduun aan lagu kala xishoonayn warka ninka hablaha ka qabo kulaha "ihii badaneey iyo Sidii Guumeys uur leh walaalow Guumeystu side u egtahay kolkay uur yeelato may ka duwan tahay gablaha kle"

  • @abdifatahabdi7511
    @abdifatahabdi7511 Před 4 lety +1

    Abdiraxman hello waa ku tagera sxb

  • @zakariyekobre2433
    @zakariyekobre2433 Před 4 lety

    Heelo heesaha soo badayl 2020

  • @somalipure8835
    @somalipure8835 Před 6 lety

    Zxbky hello Hore u soco

  • @claahicraxmaal2512
    @claahicraxmaal2512 Před 6 lety

    Abwaan Apdirhmaan hello. wlhi. top thy. liph. halkaazkah. wad

  • @Basso1099
    @Basso1099 Před 5 lety +3

    Wariyuhu Su AL Xuma BahaLkan Xune FoSha XunLe Mesha Naga LoGu TaLo GaLLaY

  • @zhaammediapro3115
    @zhaammediapro3115 Před 6 lety +8

    Heelo masHa allH zHpo
    jiroo joog
    lkn Nio waxd i zheegtaan heestan aad badashee MIYAAD JARJARTAA XABUUBTA heesta asalkeedi maxay aheed yaase qaado
    axyaa laxanbaa saarasn heestee.

    • @aliqayz508
      @aliqayz508 Před 6 lety +1

      Shaam Media Pro heesta waxaa qaada najiib wadne kaabe
      Magaca heestu waa dhambaal

    • @amaalmohamed471
      @amaalmohamed471 Před 6 lety +1

      waxad qado ayan filayaa ugabaaad aragsn

  • @abdiqaniosman279
    @abdiqaniosman279 Před 4 lety

    Abwan heelo wlhi si niyadaaan u jecelahay ninkaaa

  • @siciidsiikey2582
    @siciidsiikey2582 Před 6 lety +1

    walahy abwan cusub

  • @kulannews1755
    @kulannews1755 Před 6 lety +3

    hello nin adag

  • @boqoradatogdheer4950
    @boqoradatogdheer4950 Před 6 lety +4

    Abwan inolow in badan zxp

  • @xudayfeMcabdi
    @xudayfeMcabdi Před 6 lety +4

    Hello Burcawi

  • @saynbjama2949
    @saynbjama2949 Před 6 lety +6

    Abdirahman hello nin daran

  • @zuhaipzamo2173
    @zuhaipzamo2173 Před 6 lety +4

    Hello nin jira

  • @dejiyainaahmed3288
    @dejiyainaahmed3288 Před 6 lety +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Ihiii badaneY naaa ihiii badaneY 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @akanicaze6800
    @akanicaze6800 Před 6 lety +6

    Kkkkkkk
    WayeL

  • @ijoadan3257
    @ijoadan3257 Před 6 lety +8

    doqon kii cilmi ayuu yeeshay waa kuwa soomaali waalay doqon ku leh PGD ayaan sitaa kaaga darane gaalada uu cilmiga u doon tay laba mulac oo murmay makala saaraan!!!

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před rokem

    Mataaan khayrqabtadaandumaar cadceed yarta

  • @aminaali1158
    @aminaali1158 Před 4 lety

    Heestaa BK BAA QAADA WANA HODOYO AYAALEEY HEESTA UKU HORAAYSA EE UBADALAAY HELO

  • @nasteexomahdi9300
    @nasteexomahdi9300 Před 5 lety

    Hhhh wllhi nin shaqadiisa dacad uh 👆 hello

  • @mohashasha7970
    @mohashasha7970 Před 3 lety

    Hello wankadambeya sxbkeyga

  • @halyeydaqare9239
    @halyeydaqare9239 Před 6 lety +3

    hoo ka shidoo kkkkkkl

  • @NeYmaRJR-oy9xt
    @NeYmaRJR-oy9xt Před 6 lety +10

    😂😂😂😂😂😂😂
    Ihii badaneey naaIhii Badaneey 😂😂😂😂

  • @mamahooyo9379
    @mamahooyo9379 Před 6 lety +1

    Geeridu qof aadan garan iyo geeljireey ku wacan tahay
    Maahmaah igu cusub

  • @abwaanjacayl2366
    @abwaanjacayl2366 Před 6 lety +5

    Kkkkkkk kulahaa ihii badaneey

  • @indhocashaq9918
    @indhocashaq9918 Před 6 lety +1

    Helo madax ilahay

  • @mohamedgreen1163
    @mohamedgreen1163 Před 6 lety

    Wax cadi wax u jila heelo ayaaa lahayaaaa

  • @sagalasad4775
    @sagalasad4775 Před 5 lety +1

    hhhhhhhhhh abwan iyo fanaan al maxu alle kugu manaystay murti alle haku dhawro bro

    • @ashaadana9295
      @ashaadana9295 Před 3 lety

      Ninkani waa abwaan Sangubkii reer Togdheer

  • @maryamaahmed6183
    @maryamaahmed6183 Před 6 lety +1

    good

  • @aragzame8963
    @aragzame8963 Před 6 lety +4

    reer burco hmmm

  • @ifraahahmed7425
    @ifraahahmed7425 Před 6 lety +6

    kkkkkkkkkkkkk waryaaaaa hablaha ka wareeji dee

  • @kaskeymoha1255
    @kaskeymoha1255 Před 5 lety +1

    Hhh sxp kuwad

  • @Dhegayste
    @Dhegayste Před 6 lety +1

    Abwaan isku dhexyaac

  • @kaamilbaashi7119
    @kaamilbaashi7119 Před 5 lety

    Najam waaye heelo

  • @mohamedessa7502
    @mohamedessa7502 Před 6 lety +3

    Tageero Wayn Ayaaan Kuu AhaY Heelo

  • @haykalhanuniye5255
    @haykalhanuniye5255 Před 6 lety +5

    HO ka zhidoH hhhhhhhhhhhhhhhh
    Wle wxpa ku HelaY

    • @maxamuudxusari2687
      @maxamuudxusari2687 Před 3 lety

      4glad Asc qli ma ad haysaa xabbibi kumee I sosheeg think I kkkkkjkkhjjjkkjjjhhhjkjjj*jjjkkkkk 😶

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Před 6 lety +11

    inankan waxankula talin laha inu jamacadii ku noqodo iyo inu heeeso runa qaado waar baa igu xanqay war anig waxan arkay isago leh marna waan galaa jamcadamarna waka baxaa markaa waxan lahaa ha ku noqdo ee aniga kama soo hor jeedo wiilkan waa abwana funnyy ah oo aan aad u dhegaysto khalad haiga famina kuwa i maaagayow

    • @walaxwalaxbeauty7533
      @walaxwalaxbeauty7533 Před 6 lety +1

      Muntaz Issa waxaasi ma talaaa dhukurooy 😂😂😂😂😂

    • @muntazissa6837
      @muntazissa6837 Před 6 lety +1

      war ha i habarin bisinke dadka cancerka qabaa dhukurane mid akale inu school ku noqdo waa taalo wacan adiga waxad donaysa inuu mantooo dhan ruwayadeeyo schoolki ilaawo miyad aarag kuwa heesta iyo ruwyada isku ilawaa in lo dewero aakhirk mid kale aniga hees cadi u qad baan idhi umaba diidin inuu heeso wuu cod wanagsan yahay hadu quran ku akhriya khayr badan haduu diido wa inu heeso run qado adiga sa inad walan thay maxa ka galay maxaadse walaxwalx ula baxaday miyad soo wadata qof magaaca leh inaan u jaawbo khaladaba

    • @updihakinqurbawi3967
      @updihakinqurbawi3967 Před 4 lety

      Hello

    • @ashaadana9295
      @ashaadana9295 Před 3 lety

      @@walaxwalaxbeauty7533 Laxay

  • @xasanidiris9868
    @xasanidiris9868 Před 5 lety

    Waaw

  • @haydarsaid34
    @haydarsaid34 Před 6 lety +24

    Anigu reer burco dhan ninkan ba igu socda

    • @amalabdelhakem6859
      @amalabdelhakem6859 Před 6 lety +1

      haydar said
      Kuwo badanoo ka sii shidanna waa leeyihiine la' soco wllo. Kkkkk

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed Před 6 lety

      haydar said somaliland waxa la yiraahdaa Hargeysaa ah hoyga fanka; lkn waxaan aaminsnahay Burcaa ah hoyga fanka iyo weliba aftahannimada xataa shacab ahaan kala hadal yaqaansan labada magaalo. Hargeysa sax fankaa laga bilaabay WALAALO HARGEYSA..lkn qofka taas ku doodahaya wuxuu illowsan yahay in walaalo hargeysa inta u badanu reer Burco ahaayeen Cumar Dhulle; Ismaaciil Cagaf; Cismaan Gacanlow iwm

    • @suxufinuuradiinabdilaahi4012
      @suxufinuuradiinabdilaahi4012 Před 6 lety

      haydar said
      hhhhhj

  • @abwaanjacayl2366
    @abwaanjacayl2366 Před 6 lety +3

    Hhhhh rageedii weeyi

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před rokem

    Leeeee yaayah

  • @hoodoindho6119
    @hoodoindho6119 Před 6 lety +1

    hhhhh hhhhhh 😂😂😂 hello balayo tahay

  • @azmarshorts6729
    @azmarshorts6729 Před 4 lety +1

    Updirahman Ali jama ○HEELLO●

  • @abdijibarcabdi1144
    @abdijibarcabdi1144 Před 5 lety +1

    Abdijibaar mahamed

  • @ahmedtayib2633
    @ahmedtayib2633 Před 6 lety +4

    hello wllhi lagaa yabay szp

  • @muuseabdi2132
    @muuseabdi2132 Před 4 lety

    Heelo ragedi

  • @superburale5688
    @superburale5688 Před 6 lety

    ~heelo ninadag~

  • @wizkhalifa1326
    @wizkhalifa1326 Před 6 lety

    waa

  • @sakariyezakush7244
    @sakariyezakush7244 Před 5 lety

    Clramaan hello

  • @sharmarkealxakiimi942
    @sharmarkealxakiimi942 Před 4 lety

    Abwaan qaran

  • @rithwancoutinho942
    @rithwancoutinho942 Před 6 lety

    ihii badaney

  • @buzeelbalayax1639
    @buzeelbalayax1639 Před 5 lety

    Hoo ka shido ...... kkkkk

  • @abdiwahaababdilaahi6518
    @abdiwahaababdilaahi6518 Před 6 lety +6

    Aar lcgti zwirada nazi helloy

  • @bobinajalalam2811
    @bobinajalalam2811 Před 4 lety

    Good

  • @thexaynoosh
    @thexaynoosh Před 6 lety +33

    Deleted

  • @shaaficiaariyo6932
    @shaaficiaariyo6932 Před 3 lety

    Abwaan helo

  • @apdifatahtyga6645
    @apdifatahtyga6645 Před 6 lety

    heelo

  • @abdikarinabokor2050
    @abdikarinabokor2050 Před 6 lety +1

    ina tiriig inuu maqaaxi ka sheekaynayo ayaad moodaa waraysi wariyenimo kama muuqdo

  • @khadraxuseen1046
    @khadraxuseen1046 Před 5 lety

    C/casiis qaacuuro

  • @maxamedaadan3988
    @maxamedaadan3988 Před 5 lety

    Cajiib

  • @aminaali1158
    @aminaali1158 Před 4 lety

    Bk hantii qaraan cadawgii ha jabo

  • @abdihakim5691
    @abdihakim5691 Před 6 lety +4

    Ihii badaneey

  • @ijoadan3257
    @ijoadan3257 Před 6 lety

    amxaaduna waatii odhanjirtay dumarka soomaalida markay qabato geeljire ma dhashay.