NIMCAAAN HILAAC OO WACADARO LAYAAB LEH KU DHIGAY KABTAN BAARA KULANKII FANAANIINTA & YOUTUBERS-KA...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2024
  • NIMCAAAN HILAAC OO WACADARO LAYAAB LEH KA DHIGAY KULANKII FANAANIINTA & CZcamsRS-KA & KABTANKA....

Komentáře • 56

  • @Adamhagler
    @Adamhagler Před 9 dny +11

    Alfanaan nimcaan hilaac taarikhda fanka iyo nolasha aya xusaysa inu qabiil tuuray oo Somali midnimo ka doortay 🙏✌️

  • @fali2695
    @fali2695 Před 9 dny +9

    Mash Allah ❤❤❤❤❤

  • @Mohammedtoxob20
    @Mohammedtoxob20 Před 9 dny +5

    Nimcaan The One And Only My brother 🥰

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Před 9 dny +17

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

  • @Sarta100
    @Sarta100 Před 9 dny +4

    Khadar keyow maxaa loo keeeni waayay keeyow hala keenio fadlan marka xiga. l legend. Super.singer.

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 Před 9 dny +4

    New names 😂Nimcaan nimca😂 xasan+xaliimo😂 bashiir+bishaaro 😂
    Anas+aniso😂 nuur nuurto 😂taliso taliye😅 Faraxan farxiyo😂 deeqo deeqow 😂amiir amiiro😂 cashuuro cashuur 😮maryan maxmed😮 dahraan daahir 😂abshiro abshir 😂najiib najmo 😂 iidow idaay😂 safiyo safwan😂 samiir samiiro😂 suldaan suldaano😂 bilaal bilan 😂cali caasho😂 rayaan rayaana😂 saciid saciido😂 mumino mumina 😂feysal fahmo 😮colow coley 😊 15:36

  • @Samrosimin
    @Samrosimin Před 9 dny +2

    Ayy fananteydii nimcaan iyo aarka😮😊😊

  • @HIDASOORSIGN
    @HIDASOORSIGN Před 9 dny +1

    Saciid taariikh legend weyn

  • @BusuriCabdi-vn6xh
    @BusuriCabdi-vn6xh Před 8 dny

    Mansh Allah ❤❤❤❤❤

  • @user-rz9jd3ku9e
    @user-rz9jd3ku9e Před 7 dny

    Masha Allaah team warta ✌️

  • @KhadarDerei
    @KhadarDerei Před 9 dny +1

    Legenow nimcan salan kal iyo lab kaso goday iga gadhsi borama gar ahan xaaslayda lagaso salamaydheh sxp

  • @Xamarfunnyvideos
    @Xamarfunnyvideos Před 9 dny +1

    Big fun nimcaan

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 Před 6 dny

    Magaaladaadu waa borama

  • @Adamisxaaq
    @Adamisxaaq Před 8 dny +1

    Nimcaan hilaac teck Away kusoo riday 😅😅 captain baara legend guulayso 🎉🎉❤🫡

  • @CabdiraxmanFaarax-iv6cv
    @CabdiraxmanFaarax-iv6cv Před 9 dny +1

    Ciyartan Al fanan socdal and catosh yare aa ka maqan😂😂😂

  • @FaaraxAbuukarcumar
    @FaaraxAbuukarcumar Před 8 dny

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d Před 9 dny +1

    Wixii dhan funaanado isku fujeen kulahaa kashka dhib miiran 😂

  • @NajmoCabdirixmanMaxamuud-zb6vh

    War ani waa idhaaftee xagee kadaawada😂😢

  • @BashiirIbraahim-ke4fy

    😂😂😂😂😂😂

  • @bardacad
    @bardacad Před 9 dny +1

    Maashaa'alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ASTAANTA WARANKA SOMALIWEYN

  • @wizzmanka4160
    @wizzmanka4160 Před 9 dny

    War aarka waa quuqle 😂

  • @axmedcilmi-tv3ix
    @axmedcilmi-tv3ix Před 9 dny

    Kabtan bara cadi ma ahan banoni aa ladheloyaa canaalaxayesinoyaa

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f Před 9 dny

    Dadkan ma somaliba afsomali
    Ma garanyan

  • @iqromuxudiinmaxamed4177

    Khadar keyow xaa loo keeni wye

  • @ahmedmohamed1340
    @ahmedmohamed1340 Před 9 dny

    ninkaan USA ku ogaa shimuu imaaday 💀💀

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 Před 8 dny

    Nn

  • @Ayaanuyax
    @Ayaanuyax Před 7 dny

    UqHebEm>(kek1

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan Před 9 dny

    Aad iyo aad macalinkaas waa badelis bilaal bulshaawi wuxuu moodayaa in giveti la dirayo

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před 4 dny

    afar baa caloosha loo geleyey fanaaniinta hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @MohamedAli-zs9vf
    @MohamedAli-zs9vf Před 9 dny +3

    Asc Kulli Somali weeeeyn Nimcaaaaaaaaaaaaaaan Kusodhawaaaaaw Minka minnaka waaaaaaaye Muqdisho

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 9 dny

    wacdarona yaa idin baray waa hadalkii reer burco, e maxaa idiin diiday Afkiina kkkkkkkkkkkk

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 Před 9 dny

      Wacdaro waa afsomali si guud loo isticmaalo anagoo ree xmar ah wa isticmaalnaa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 9 dny

      @@mahdimohamed7056 Afsomaaliga waa la kala leeyahay wacdaro laandheere hebel heblaayo alaab bahashaa dhiib ugaara reer dee Iyo qaar kaloo badan ugaara reer Somaliland ,geed ,no , abayo heelay shaqfal baqbaq ,fiiri, badar, canjeelo , soor ugaara reer Soomaaliya

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 Před 9 dny

      @@user-sz7sn2rv9r koley anaga wacdaro waa dhahnaa ree xmr aana nahay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 9 dny

      @@mahdimohamed7056 Beed ,muftaax sanuunad ,quraac laxoox madiibad jalxad ,kidaar fixiso dhanaanis bariis isku dhex karis ugaara Somaliland , ukun, fure , baaquli,leebito ,muufo ugaara reer soomaaliya isku Af iyo isku eraya toona ma nihin . qaarkale oo soomaliya ah ,Ariireey may fadaase intee ka koyday canjeelo fadaase igaar faylan fadaase Allow walki Amiin shitadaada shiida ka aruuray kuwaasna waa reer soomaaliya kkkkkkkkkk soomaali waa kala duwantahay Afsomaligana way kala ledahay kkkkkkk

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Před 9 dny

      Wacdaro waaa laga isticmaala xamar