Warshadda Dahabka ee ugu weyn dalka ayan booqday - the largest gold industry in the Horn of Africa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Waxaan booqday warshadda dahabka ee ugu weyn Somaliland, waxay ku taallaa warshadda degmada Cirshida ee gobolka Sanaag, warshadani ayaa ka mid ah warshadaha dahabka ugu waaweyn Geeska Afrika
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

Komentáře • 593

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  Před měsícem +203

    Fadlan 15kun Like iyo Share
    Mahadsanid 👍🏾

    • @MubarigCQadir
      @MubarigCQadir Před měsícem +5

      Asc ano kamid ah dadka kugu xidhan waxan ka codsanya ninki warysiga binayey e shirkada lanbarkisa wax muhim ah ayan waydinaya o kga fa idayso is leyahay aqontisa mahad sanid

    • @reviewReviews-vc1kz
      @reviewReviews-vc1kz Před měsícem +2

      Geedi hore usoco wll❤

    • @muscabqanafaa6732
      @muscabqanafaa6732 Před měsícem +1

      Geedi Sahanow milxo kaly Ida dahba badan laga gurayey 5 sno u dnbey say

    • @Hassan-lx5kj
      @Hassan-lx5kj Před měsícem

      Mahadsanid wariye geede sahan ee adiga kaama wado ee jaalle ee dadkale ayaan ka hadlayaa sida ninkaani oo kale hadaba Af somaliga dadka ku hadla waa qalad ummada soomaaliyed ayaa ku hadla oo iska leh mida kale isaaqa dowlad ma ahan ee waa maamul gowaleydka somalia ka jira ayeey ka mid yihiin isaaqa ee dagan hargesia iyo borco lkn wax dowlad la yiraahdo ma jiraan oo isaaq ah lkn waxaa jira ummada soomaaliyed iyo dalkeyna somalia waxaa ka jirta oo kaliya dowlada somalia caasimada waa muqdisho weeye sidaasi ayuu caalamka iyo ummada soomaaliyed taasaa la wada og yahay sidaasi ayaa sax ah midnimada dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyed waa muqadas in la ilaaliyo qofkasta oo soomaali sax ah macsalama

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi Před měsícem

      Sy insha Allah my Allah protect you God please you ❤🇸🇴💎❤️🌴🌴🌴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🌺🌺💎💎💎💎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌴🌴🌴

  • @GARAD.ClNASIR
    @GARAD.ClNASIR Před měsícem +44

    ninka waxas oo wanag ah io warshadaba sameye wuu fcn yhy lkn geedi sahan hawsha uu hayo waa mid aan la dareesanayn ilhy haku barakeeyo wll hanti io wx kasta oo noloshada wx tar u leh ilhy haku fududeeyo

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Před měsícem +27

    Somalis should learn to bring peace to their 5 stars.Long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉

    • @siraadabdullahi2274
      @siraadabdullahi2274 Před měsícem +1

      Somalia 🇸🇴

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Před měsícem

      ​@siraadabdullahi2274 stop dreaming cutie😊 is that Isreal flag?

  • @user-by2ll9bz6f
    @user-by2ll9bz6f Před měsícem +129

    Masha allah beenti nalo shegi jiray somalia macdan lagama qodi karo wey isku laynayan iyo reer galbeed ba diidan beendhahaya run ahanti Garowe puntland somalia ban joga aad ban ugu farxay hormarkan ay gareen walalehen somaliland masha allah hambalyo wadanka allah ha ino barakeyou

    • @iftin2024
      @iftin2024 Před měsícem +8

      Thank you for your honesty. may allah reward you 🎉

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před měsícem

      ​@@iftin2024
      Cuqdada joogo
      Honesty lahanine

    • @cabdirisaaqxaashi2277
      @cabdirisaaqxaashi2277 Před měsícem +11

      Aamiin walal dhamaan soomali waa walaalo dhab ah waxna iskuma hayaan siyaasi tuug ah oo dantiisa mooyee wax kale aan aqoon ilaahayna aan ka xishoonayn iyo juhalo uu qabiil ahaan ugu adeeg sanaayo ayaa ina waalaaya ilaahay ha inaga qabto oo dadka fiinani yaanay KU dhex milmin thanks ❤

    • @MohamedYousuf-zo2mt
      @MohamedYousuf-zo2mt Před měsícem +14

      Lkn fadlan Somalia uun naga reeb ileen waad ogtahay in Somaliland laga hadlayee.

    • @MohamedYousuf-zo2mt
      @MohamedYousuf-zo2mt Před měsícem

      ​@@batulasmail8261 Taariikhda ayaad cuqdad u taqaan dee. Ma adeerkay xasuuqa uu gaystay ha sheegina ayaad leedahay?

  • @ahmedsheikh9356
    @ahmedsheikh9356 Před měsícem +63

    Mashalah waa CZcamsr ka saxda ah ee horomarka dhulkeena moojiya. Kuwa kale naago cadaan ah isla sawira xeebaha Africa iyo Asia iyago qaaqawan. Hambalyo Geedi sahan iyo Somaliland iyo Somali oo dhan

    • @shukri1640
      @shukri1640 Před měsícem +2

      Kada dhego hadlka Qays Qayser 😂 dhulkan oo dhan Wu so duubay mar hore dib ugu noqo video hore Warshadaan marka ma jirin buurta daalo godka maydh xiis xata kimista malabka iyo caanha Wu so duubay mar hore aheed 😂

    • @ahmedsheikh9356
      @ahmedsheikh9356 Před měsícem +4

      @@shukri1640 Geedi Sahan wadan kasta uu tago Somaliada joogta ayuu waraysi dheer la yeeshaa si ay noloshood halka uga soo waramaan, halka youtuebers ka kale marba xeeb yar iyo meel maala yacni ah oo dalxiis ah soo duubayaan

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 Před měsícem +50

    Libaax weye ninkaasi waa isku day fcan alle ha u barakeyo

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 Před měsícem +33

    Aad iyo aad ayaan u bogaaadinaya in horumar la sameeyo oo gacmaha la is qabsado Geedi Sahan oo Weli socodkiisi aduunka inagu kala baraaYa keep going brother 👌

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Před měsícem +40

    This is a very positive step in the right direction. Mashallah! Am so proud of the developments taking place in the Republic of Somaliland.

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 Před měsícem +6

      Sanaaag khaatumo state

    • @hkayir916
      @hkayir916 Před měsícem +8

      @@sarahaden8314 yaa kkkk ha iga qoslin sanaag ragii lahaa ayaa jooga ... viva Republic of somaliland

    • @iftin2024
      @iftin2024 Před měsícem +6

      ​@@sarahaden8314😂😂😂 magacaa xagee laga yaqaanaa, somaliland guul horumarkiinaa aad gaadheen.

    • @hkayir916
      @hkayir916 Před měsícem

      @@sarahaden8314 sxb khatumo iyo waxaad ka hadkayso sanaag ka shaqeeyaan rag ayaa xiniinyo ku jooga adigoo 2% sanaag yaan ku dhirbaaxin

    • @hkayir916
      @hkayir916 Před měsícem +6

      @@iftin2024 waa waali khaatuno iyo kaltun wax la yidhaah ma naqaan ragii cerigabo lahaa oo somalilander ah ayaa jooga 😃 😊

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBE Před měsícem +26

    Aniga oo jooga gobolka sanaag ayaan u war hayn hormarka intaa le'eg oo dhegaha uu ka maqli jiray wersheda dahabka thanks sxp geedi sahan❤

  • @DrQaran
    @DrQaran Před měsícem +12

    Mansha allah waa guul wayn oo u soo hoyatay shacabka reer soomaaliland gaar ahaan reer Sanaag dalka khayraadkiisa ha laga faaiidaysto oo shaqo abuur iyo khibrad aqooneed oo itus oo i taabsii ah dhalinyarada ha u noqoto si aan ajaanibka uga maarano markaan wax ka barano.

  • @abdirahmanhussein6328
    @abdirahmanhussein6328 Před měsícem +13

    Thanks Geedi Sahan Channel. This mineral company is the largest mineral depot in East Africa .Meanwhile, this company was established few years ago . Yet , it employed couple hundred employees from community living at area of factory, not only that , but it also gives back to communities for drilling water wells , medical clinics and Police station. However , the company is not thinking about benefits but it helps out community too. The company paved mountain Road which is about 56km . That’s what matter of community Hospital Cirshida was built , Road 56 km , Station Police and medicines have been offering to community by xidid-Madow company in Sanaag region of Somaliland .🎉🎉😊

    • @kilershakazulu400
      @kilershakazulu400 Před měsícem

      Somalia ssc

    • @hanalander
      @hanalander Před měsícem +1

      @@kilershakazulu400 faqash fircoon. REPUBLIC OF SOMALILAND

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Wixiiyoo dhanba sow magac Soomali iskugu soo biyo shuban? Waxba ha is caayine is daaya. Raascaseyr ilaa Raaskanbooni waa dhul Soomaaliyeede 😊​@@hanalander

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t Před měsícem +18

    Geedi sahan mahadsanid noosoo badi qeeraadka wadankena iyo sida looga shaqeesto ❤

  • @shariifkacade7213
    @shariifkacade7213 Před měsícem +11

    Mahadsanid Geedi sahan!
    Walaal milkiilaha usheeg in dhalinyarada soomalida lagu tababaro meesha si aqoonta looga reebo ajaaniibta

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z Před měsícem +27

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland

    • @cabaashashi2668
      @cabaashashi2668 Před měsícem +3

      Tani wa makhiir dhulka hartiga ee barakysan ee is daji

    • @ismaip1
      @ismaip1 Před měsícem

      Wa cirshiida sanag harti uma so dhawado dhulkan wa dhul garxajis muse ismaaciil harti wxy dahabka ka gurtaan tulo milxo la dhaho​@@cabaashashi2668

    • @hamse8904
      @hamse8904 Před měsícem +4

      @@cabaashashi2668sanaag dhulka isaaq😂 ninkan waa hy

    • @user-bh3oq9ko8h
      @user-bh3oq9ko8h Před 22 dny

      Waa dhul daaroodee iska aamys

  • @Abdulahixaaji
    @Abdulahixaaji Před měsícem +47

    Geedi sahan halgamaaga safarka
    Keep going
    Soomaaliyey u kaca odeyga 500 hala gaarsiiyo

  • @hussaindualeh8137
    @hussaindualeh8137 Před měsícem +20

    THIS IS SANAAG SOMALILAND MAY ALLAH CONTINUE TO BLESS THE REPUBLIC OF SOMALILAND

    • @FuadGafaa
      @FuadGafaa Před měsícem +3

      Somalia

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Před měsícem +2

      ​@@FuadGafaathis is isaaq land Hooyada Somalia waste Dhilkayga Maxa ka quseeya
      This is Republic of Somaliland

    • @maryammohamed4469
      @maryammohamed4469 Před měsícem

      Ninka warshada leh yuu yahey oo hada hadlaya ninkaasaa idin kala sarayee anigu koley 2reer meesha daga maahi ii soo jawaaba

    • @XamseXashi-ht6wh
      @XamseXashi-ht6wh Před 26 dny

      Waa isaaq habar yonis muse ismaciil

  • @nasteehomukhtar8418
    @nasteehomukhtar8418 Před měsícem +20

    Hormar wacan dalkaygiii Somalilandnow 😢❤

    • @rssomalitv6678
      @rssomalitv6678 Před měsícem +3

      Adeer ma riyoonaysaa meeshan qofaan warsangali ahyn xita kuna neefsan karo , marka orodoo qaylaadaada doono.

    • @Nabadshe
      @Nabadshe Před měsícem

      Cershiida maxaa Warsangli keenay waa deegaan muuse ismaciil warshadsna muuse ismaciil ayaa iska leh laangaab sabool ah baa tahay
      ​@@rssomalitv6678

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Před měsícem

      ​@@rssomalitv6678naga amus Adoonyow

    • @user-hq5mc5zi9y
      @user-hq5mc5zi9y Před měsícem +2

      @@rssomalitv6678 carshiida bay ku taal adna laasqoray baad dagtaa dhul iyo warshad isaaq weeye miskiin

    • @abdiaziz.r6763
      @abdiaziz.r6763 Před 29 dny

      ​@@rssomalitv6678 hhh jeedal ayd u baahantahye wad naga helysaa😂😂

  • @apdicazaanyo1333
    @apdicazaanyo1333 Před měsícem +49

    Gobolka sanaag waxaa dega daarood iyo isaaq kuwaas oo aan waligood islayn sidoo kale walaalo xigto iyo xigaal ba ah. Sidoo kale gobolka sanaag waxa uu koob saday buurihii,barigii,xeebihii, dahabkii, fooxii. Sidoo kale waa gobolka ay ku aasan yihiin awoowe shiikh isxaaq awoowe darood awoowe samaroon iyo qabiilo kle ba awowgood.
    Allow reer sanaag colaada ka ilaali❤

    • @mohaalucky4483
      @mohaalucky4483 Před měsícem +5

      ameen from mogadisho

    • @user-fo8ms8ns5q
      @user-fo8ms8ns5q Před měsícem +2

      Aamiin

    • @thekaraamo2
      @thekaraamo2 Před měsícem +4

      Aamin from Ceerigaabo Sanaag

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 Před měsícem

      Beeluhu kala gobsan.qolyaha daarood waa ku dilayaan hadii meeshoodaxqax laga heli lahaa iyo kuwa hj.lkn beesha umada u dhexda waa GX. Dhulkeeda macaa ragi ka yimi jigjiga qota. Somali makala leh.
      Awooweyaashana dhamaan maca Daarood dalkayaga ayay ku aasanyihiin oo dadba dulyal oo xer u noqday siyaarta,kuwa so siyaaranaya kuso dhaweeya.
      Daaroodku iyo hj waa qodi lahaayeen qubuuraha Isaaq ama Daarood.
      Umada somaliyed beshaaza gobolka ku metesha.

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 Před měsícem +6

      Waa Somaliland faqasheey

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Před měsícem +20

    Zxb shqo wcn baa hesa nolow somali baad ka dhalataye❤❤ viva gedi sahan😊

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 Před měsícem +9

    Mashllah waxan kaheley isku tashiga weeyn oo aay sameeyeen oo waliba si’layaab leh oo casri ah oo dalkii lagu sameeyey wax walba ayaan arkaa wlhi aad ayaan ugu farxey mashallah waliba markuu dhahay dadkii deegaanka ayaan ceelal iyo jid udhisney aaad ayaan ugu farxey rag wax bartey oo xaaraan iska ilaaliyey oo naxariis leh ayaa iiga muqatey wlhi mashallah dadka somaaliyeedow hurdada kakaca oo walaalnimada aan isku nahay ayaa wax walba kaweeyn dal buuxana waan dhaxfafadhinaa beerihii, malaaygii badda, shidaalkii ayaa wali naga dhiman mashallah.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Waa hadii aan dhego wanaaga maqla leenahay😂. Umad wada xanuunsaneeysa baanu nahay.

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před měsícem +12

    Sanaag dhulka awowyaysha love it❤

  • @eidsead3143
    @eidsead3143 Před měsícem +4

    Maansha Allah aad baad u mahadsantay Geedi sahan inaad noo soo bandhigto Horumarka ka socda dalka.Eebbe ha u siyaadiyo Ninkaa shirkadda bilaabay.waa bar bilow wanaagsan inay Da,yarta Gobolka sanaag shaqo abuur ka helaan ayaan rajaynayaa.

  • @mawlemagan
    @mawlemagan Před měsícem +10

    Mashallah. Alle ha u barakeeyo maalka walaalahaan Soomaaliyeed ee hormarka dhulkeena ku soo siyaadshay.
    Waxaan ugu duceeyay sida hufan ee wadaniyadda iyo kalgacalka leh ee uu dadka iyo dalkaba uu hormariyay.
    Cimri dheer iyo caafimaad ayaan maamulka shirkadaan Alle uga baryin.

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 Před měsícem +3

      Walaalaha somaliland dheh

    • @mawlemagan
      @mawlemagan Před měsícem

      Map ka dunida Somaliland dal la yiraahdo kuma jiro. Wakhtigeeda hala gaaro.

    • @abdihassan894
      @abdihassan894 Před měsícem

      Waa iska caadi somaliyeed bu dhahay marka somali waanu wada nahay lakin waxaanu kale leenahay labo wadan oo kale ah Somaliland iyo Somalia ​@@AxmedAlpha2024

    • @hanalander
      @hanalander Před měsícem

      @@mawlemagan MUNAAFAQ! SOMALILAND SOMALIA-ITALIA OON JIRAY AYAY JIRTA MAANTANA JIRTAA

    • @hanalander
      @hanalander Před měsícem

      UMADA SOMALILAND DHEH!

  • @AbdullahiIsaack-i5g

    Mashaa Allah waxan u riyaaqday ninka sida dagan ee dulqaadka iyo cilmiga kujira ee uu sharaxaada uga bixiya process ka dhan.
    Guul ayaan u rajeeynaya warshada iyo walaalka channelka leh

  • @ilkacaselyricslyrics2723
    @ilkacaselyricslyrics2723 Před měsícem +4

    Mansha Allah dalka nimca taala alle ha ino barakeeyo waa in nalgaashi balaadhan la galiya si shaqo abuur ay uga helan dhalintu sido kale dowladu canshuur baladhan uga hesha shirkadu waku mahadsan inay bulshada wax ku celisaan hana kasi dadaashana

  • @maxamuudxasan9150
    @maxamuudxasan9150 Před měsícem +2

    M sh Allh. tani waa talaabo wanaagsan oo xaga horumarka loo qaaday. Rabbi habarakeeyo qofkastoo dalkiisa iyo dadkiisa la raba sarayn iyo horumar waara❤😊

  • @mohamedburhaan4007
    @mohamedburhaan4007 Před měsícem +2

    Masha allah, soomalida alle wax siiyay intay dalal kale maal gashan lahaayeen waxaa uga fiican in ay dalka maal gashtaan oo nooc walboo warshadaa keenaan, hubaal waana ka faaiidi doonan baahada shacabka soomaliyeed wax soosaarka warshahada ay u qabaan goorta la eego

  • @Bashicade842
    @Bashicade842 Před měsícem +5

    The man is educated mashalah

  • @asanms2352
    @asanms2352 Před měsícem +2

    Xildhibaan meecaad alla yaa cizzak

    • @cawojama
      @cawojama Před měsícem

      Wllo ma xil dhibaan meecaad baale

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před měsícem +6

    Kolkii aynu dawlado wax inoo qabta waynay xaq ayeynu u leenahay ka bulsho ahaan inaynu iskeen isku kaabno oo wax u wada qabsano. Adeero Alleh ha kula garab qabto

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 Před měsícem

      Adeer meeshan warshada cid kama dhisi karteen dowlada laantee

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 Před měsícem

      Alxmdulaha wan hayna dowlada

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 Před měsícem

      @@siciidcawil9894 maxay qabtay marka dawladu waar dadka ayaa ka awood badan dawladan aad sheegaysid, hdana deegaanka ayuun baa idanka laga qaatay

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 Před měsícem

      @@siciidcawil9894 Adeerkaa hadu ku jiro ma sheegin

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Před měsícem

      Dowlad Wax Walba Lagama sugo dowlada lagu shegaba waa shacabka

  • @Mo_Saqiiro
    @Mo_Saqiiro Před měsícem +2

    Waxan jeclahay hormarka wadankayGa Somaliland iyo Gabi ahanba Geyiga somaliyed ❤

  • @moekij321
    @moekij321 Před měsícem +8

    Ilbaxnimo lagu faano #somaliland ❤️💯

  • @odayzamaani6327
    @odayzamaani6327 Před měsícem +11

    Ninja kliaya wx waxtar leh soo gudbiyo keeb going 1m uqalanta

  • @aminahirsi9343
    @aminahirsi9343 Před měsícem +1

    Abti Mahmoud Qawle Allah ha ku xafido an amazing information. ❤❤❤❤

  • @salman0515
    @salman0515 Před měsícem +3

    Gobolkaygii sanaag aad baan ugu xiisay ilaahay ha isuur geliyo inaan soo booqdo dhowaan
    Mahadsanid geedisahan

  • @Madadaal
    @Madadaal Před měsícem +1

    Shirkadan ilaahay haw barakeeyo, waa rag shacabka wax ku celinaya, inta badan ganacsatada Somalidu waa dhiigmiirato.

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 Před měsícem +2

    Maashaa'Allaah walaa quwwata illaa billaah. Allaha noo barakeeyo aqoon yahanada caqliga, kartida iyo geesinimada leh wadaniyiinta ah ee jecel inay dlakooda maal galiyaan oo dhisaan. Kuwa dalal shisheeye aysan laheen maal galiyana ka caqli badan. Aad baan ugu farxay. Hada kadib Dahabka meeshaasaan ka gadaneenaa. Aad baan ugu farxay. Geedi Sahan nooloow.

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander Před měsícem +2

    Masha Allah #GEEDISAHAN GO FORWARD BROTHER FULL INFORMATION AYAD NASIISAY👍

  • @jibrilmohamed5989
    @jibrilmohamed5989 Před měsícem +5

    Mansha allaah hore usoco.
    Geeddi sahan..❤

  • @sali3492
    @sali3492 Před měsícem +1

    MashaAllaah Soomaaliya waa qurux

  • @saidali9172
    @saidali9172 Před 11 dny

    Shirland ya leh dowladoo sidaay usoo sartaa waaa xaaqdaroo

  • @user-xq9cr4yu7o
    @user-xq9cr4yu7o Před měsícem +3

    meesha waa wada saxaro geedo iyo beero haku darto shirkada si ay iyaga iyo dadka manfac ugu noqoto!

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 Před měsícem

    Maanshalah hambalyo reer sanaag
    Waxaa idiin rajaynaynaa guul iyo horumar balaadhan 🎉❤

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 Před měsícem +1

    Maansha allaah one love ❤️ Somaliland guuul iyo gobanimo 🟢⚪️🔴💯👌

  • @aweysabdulaahi602
    @aweysabdulaahi602 Před měsícem +1

    ❤❤❤mash’allah wiilkaan wuxuu mudan yahay hambalyo iyo duco sababtoo ah wuxuu soo gudbiyo wax dadka anfacaya hormarka dalkoo dhan. Waxaan ka bartay in dalku uu barwaaqo yahay lkn uusan dad wax gashada uu la’yahay.
    Mahadsanid wll

  • @MohazhugriMoalin
    @MohazhugriMoalin Před měsícem +1

    Mahadsanid Geedi Sahan❤

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz Před měsícem +2

    Allow dhowr wadankayga qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland

  • @huskambd1331
    @huskambd1331 Před měsícem +2

    War somaaliyey ninkaan kor haloo qaado waxuu ahayaa dhaqo wanaagsan Geedi sahan thnkst bro shaqd wadanimida aad heyso

  • @nuraali7610
    @nuraali7610 Před měsícem +1

    Ma sha allah rabbiyow barakek somaliland dul iyo dadka oo nabad iyo barwaqo wara ka yeel aamin iyo dulka somali ee kaleto aamin

  • @user-sq5tf9ok1e
    @user-sq5tf9ok1e Před měsícem +3

    Soomaaliya ha hormarto ❤🇸🇴 ❤

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 Před 25 dny

    Dad dhulkuda aminey waayey masha allah

  • @user-kw2fe5cv5w
    @user-kw2fe5cv5w Před měsícem

    Masha allah illahay haku barakeeyo waxa tahay nin deegankiisa khayradka ku duugan dadkiisa wax ugu qabanaya guuleyso walal

  • @saidali3753
    @saidali3753 Před měsícem

    MashaAllah
    Wariye cajiiba ayaad tahay suaalo wada muhiima ayaad waydiisay

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring Před měsícem +2

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉🎉🎉❤😢❤🎉🎉❤ ❤❤ ❤❤❤ ❤ ❤❤❤ 🎉❤ ❤❤ maasha Allaah

  • @Fatahhccf
    @Fatahhccf Před 22 dny

    Ilaahay habarakeeyo mabruuk

  • @nimomohamed9914
    @nimomohamed9914 Před měsícem +3

    Wow somaliland waa horumartay wllhi illhow wadanka noo barakee❤😢

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 Před měsícem

    Geedi Sahan caadi matihid wax wanaagsan ayaad soo bandhigtay❤.

  • @suadbashir2509
    @suadbashir2509 Před 28 dny

    Masha Allah ❤

  • @jamaosman5995
    @jamaosman5995 Před měsícem +1

    Masha allaha shaqo adag baad qabtay geedisahan

  • @user-ft1yn1sw4e
    @user-ft1yn1sw4e Před měsícem +2

    Masha allah geedi Sahan keep going my brother

  • @MaxamedCali-w2x
    @MaxamedCali-w2x Před měsícem +1

    Somaliland we,re going insha allah

  • @hodanh2669
    @hodanh2669 Před 18 dny

    Masha Allah

  • @hassanhussein2345
    @hassanhussein2345 Před měsícem

    Maansha Allah geedi sahan welcome to ceerigabo siiba cirshida ban barwaaqo mohamoud qawle looks good keep going adeer

  • @Updull44h1
    @Updull44h1 Před měsícem

    I.a guul wcn malinba maalinka ka dambeyso somalia hormar wcn bay gaareyaaa i.a ❤❤🎉

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Před měsícem

    Ilaahey waxaan ka baryeyaa in Dahabka qariyo, because hadeey belaadadii hungurigu qaadey nogu soo qixi doonaan.
    Faqash iyo Huwan haku quusataan.

  • @englaabsalax1577
    @englaabsalax1577 Před měsícem

    Maansha Allah
    Shirkada Allah habatakeeyo Waa shirkad Danta Bulshada Deegaanka Hormarisay Kaliya Ma aysan Dantooda kasha qayn 💯

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před měsícem

    Maasha Allah. Allaha idiin barakeeyo mashruuciina.

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Před měsícem +3

    Mansha alha shaqo wacan

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 Před měsícem

    Maasha Mahadsanid Geedi Sahan.Sidoo kale waxaa mahad wayn u celinayaa maalgaliyaha warshadan

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf Před měsícem +1

    Masha Allah tabarakallah ❤❤

  • @Ronaldo-24m
    @Ronaldo-24m Před měsícem +2

    Waxan bartaa cilmiga geology haddana meelahan weli ma arag sababto weli kuma safrin 😢😊

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 Před měsícem

    Masha Allah dadkeenii caqli ayey keenen waa fikrad wanaagsan

  • @sakariaabdi8260
    @sakariaabdi8260 Před měsícem

    Waad salaamatahay geedi sahan, waxaan rabaa telefankaaga. aad iyo aad Ayaana ugu mahadsantahay barnaamijkaaga qiimaha badan.

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 Před měsícem +2

    Mashaa Allah waa Guul

  • @abdirahmanhussein6328
    @abdirahmanhussein6328 Před měsícem

    It is amazing videoclips for resources of mineral exploration in Somaliland . The private sector what the people needed it because it created jobs , but at same time, it gives back something to the community for medical and schools .😊😊😊

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 Před měsícem

    Mnsha allah waaw shirkad dahaba iney sanaag ku taala ma ogayn aan u shaqo doontee

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Před měsícem

    Geedi Sahan waad dadaalaysaa sxb dalkeena nimcaa fadhida ee alow colaada bari ka dawee xabad uunbaa sool iyo sanaag daashatee

  • @apdyezak7479
    @apdyezak7479 Před měsícem +6

    I’m proud to be somalilander 💚❤ viva somaliland 🎉🎉

    • @rssomalitv6678
      @rssomalitv6678 Před měsícem

      Adeer miyad riyoonaysaa , meeshan waa ardul warsangali xitaa qofaan ahyn kuma neefsan karo.
      Maaha burca boor wayn yaa iidoor wagash

    • @apdyezak7479
      @apdyezak7479 Před měsícem

      @@rssomalitv6678 I’m not talking About clan I just said Somaliland Not Clan Pro You have to go back Your camels…

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 Před měsícem +1

      ​@@rssomalitv6678adaa riyoonaa meeshan iska hubi milix maha waa waqooyi sanaga tuuloyinkagau ha ku deegan muuse ismaciil iyo muuse care degen waa dhul isaaq

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 Před měsícem +1

      ​@@rssomalitv6678warsangli ma tihi sababto aha saad u idhi adagtahyban arkaa kuwi cuqdad qabeyba thy ee warsangli waa kula milix qodanaya dhulkan waa la kala leeyahy

  • @Abdi.Trusted.Car.Dealer
    @Abdi.Trusted.Car.Dealer Před měsícem

    Maashaa Allaah Tabaarakallaah

  • @user-zq4zb1co7i
    @user-zq4zb1co7i Před měsícem +1

    M.a allah Alle calan hayno barakeyo ❤❤❤Alx

  • @mahamuudhirsi9635
    @mahamuudhirsi9635 Před měsícem +1

    Mashallah ilahay ha idin barakeeyo hantidiin.

  • @somalilandnew
    @somalilandnew Před měsícem

    Baaajum an Somalia ba aqooon ba hadlaya😊😊

  • @IB__RA-8CMF.
    @IB__RA-8CMF. Před měsícem

    M.a allaha ku guuleeyo sahminta una barakeeyo ✊️✊️

  • @kahinyare7172
    @kahinyare7172 Před měsícem

    Thank you geedi sahan you
    deserve more keep it wll❤

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 Před měsícem

    Mashaallah Tabarakallah ❤viva somaliland.

  • @BashirOsman-f2b
    @BashirOsman-f2b Před měsícem

    Respect ✊

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před měsícem +4

    Guul somaliland ❤❤❤

  • @mohamedarab2691
    @mohamedarab2691 Před měsícem

    Masha allah sanaag waa dhul qurux badan weeyi

  • @nuuraxmed7131
    @nuuraxmed7131 Před měsícem +2

    Ma Muuse ismaaciil baa dhisay , walle waa rag. Hore u socda ilmaadeerayaal.

  • @fatimafarah2535
    @fatimafarah2535 Před měsícem

    Asc
    Mash Allah Ilaahay haidin barkaye dahab ka halka ka si wada mahadsanid aad iyo aad baad udedaashin Ilaahay ha barakeyo.

  • @iamabdirahaman3694
    @iamabdirahaman3694 Před měsícem

    Best CZcamsr of all time ❤

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před měsícem +1

    Mansh Allah good bless republiken of somaliland

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Před měsícem

    M.geedisahan good job from anywhere in sland

  • @xamdacabdi4603
    @xamdacabdi4603 Před měsícem +2

    masha allah

  • @Ina-moh
    @Ina-moh Před měsícem

    M.A tabarkalah allaha idinfududeyo hawsha wadan waa shaqo mustaqblficanle geedi sahan allaha kubarakeyo wllo waxsogudbisa waxyabotayoleh😅

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před měsícem +1

    Reer Beri Gob iyo Nasab ❤

  • @muhanadfficial
    @muhanadfficial Před měsícem

    Masha allah hambalyo hormarwacan insh allah

  • @HassanAli-yi2tq
    @HassanAli-yi2tq Před měsícem

    Maasha alaah
    Geedi sahan howl fcn baad heysaa horey u soco sxb...

  • @Cadnaan.Cadceed
    @Cadnaan.Cadceed Před měsícem +1

    Wow walaahi muuqaalkani waa muuqaal cajiiba

  • @MaxamuudAbdi-zi5ph
    @MaxamuudAbdi-zi5ph Před měsícem

    Best somali CZcams waaaaw❤