XILDHIBAAN SHEEGAY IN MADAXWEYNE XASAN SHEEKH KA GANACSADO HUBKA, XOGTA MOOSHINKA, QALQALKA,

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 102

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko Před měsícem +10

    Xildhiwaan cabdi maalik waa nin beelweynta xawaadle kasii Ah yawar madaxweyne xawaadle the bawer of somalia reality❤💯💯🤴🤴🤴🤴🤴🤴✊✊✊💪💪💪💪💪🦁🦁🦁🦁👍👍👍👍👍

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Před měsícem +7

    Xildhiban dumiyay darbigii qabyalada kaarkii qabyalada waa gubtay Xildhiban allaha ku xafido

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 Před měsícem +6

    Geesi geesi dhalay waaye xildhibaanka guuleeyso xildhibaan

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 Před měsícem +2

    😮😮😮😮😮 subxaanallah dowladi ma jirto ilaahay dalka dadka ha badbaadiyo madaxtinimada wey Ku fashilmeen thnk you balwaan ❤

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem +4

    horay ban u shegay unukah leh xamar inay ku noqotay 1991 Good job 👍🏾 xasan moryan iyo villa family 😊

  • @aasuf119
    @aasuf119 Před měsícem +7

    Inshaa noo macalin ah laakiin xaqa allaah hana wada tuso kolay runta qof rabto ma laha

  • @MEl-t5i
    @MEl-t5i Před měsícem +5

    Xildhibaan xawadle waaye macawiisley been been uma dhiman❤

  • @JIGARGaming-nu6st
    @JIGARGaming-nu6st Před měsícem +3

    Ku soco wariye sharafleh dalkiisana hore u socod io wngsan la rba alle haka Abal mariyo klintad nogu jirtana cid wlba wa ogthy

  • @AishaAli-ck3zc
    @AishaAli-ck3zc Před měsícem +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤
    XILDHIBAAN KAAS GEESIGA AH
    HAWIYE CASAABADA DAMJADIID HAKA ILAALIYAAN RABBI HAKA BADBAADIYO TUUGADA DALKA IYO DADKA RAFAADISAY.

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb Před měsícem

      Aamiin yarabalcaalamiin ilaahaay hanaga qabto sharkooda rabi hana badbaadsho.

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 Před měsícem +1

    ASC wll Balwaan. Mashaa Allah xildibana Malik👏👏👏👏👍

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Před měsícem +2

    Xildhibanku wa runti
    Dalku waxu ku labtay 1991 dagalkii qabiilka
    Dawladan waxay ka shaqeysa
    Daroogada
    Hubka
    Khiyano qaran
    Dagal qabail
    & dawlad xumo
    Somali allaha badbadiyo
    Amin

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 Před měsícem +1

    Cid aan kooxdaan tuugada munaafiqiinta ah oo dalka iyo dadka meel xun u wadaan oo aan habaareeynin ma jirto , lama arko nin kastoo soomaali ah , kooxdaan inkaarta ku dhacday , Allaah aan baryeeynin in kuwaan uu sida ugu dhakhsiyaha badan dalka ka qabto oo ka hor dhaqaajiyo , Allaahna ay ka baryayaan kuwa umadda iyo dalka badbaadiya uu ugu bedelo ...... Aamiin .

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb Před měsícem

      Aamiin yarabalcaalamiin ilaahaay hanaga qabto sharkooda.

  • @guledsm
    @guledsm Před měsícem +1

    Wariye Qaran. Mahadsanid.

  • @Khadar123Khadar12
    @Khadar123Khadar12 Před měsícem

    Alow dowlad kheer noo soo Deji dal iyo dadba waa dhamaadeen amiinyaa rabi

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 Před měsícem +1

    Xildhibanka damuljadiid shartoda Allah haka badbaadsho

  • @Muniid99
    @Muniid99 Před měsícem +5

    Xildhibaan Maalik Cabdalle waa runtiis 💯. Kuwa kalena waa in sidaas oo kale u sheegaan xaqiiqda.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Před měsícem +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan wa run xildhibanada federal somaliya runta ayey hubka waxa ka ganac sada dowlada bahalodey fashil shegan xasan gorgurde familykisa marxun xamza liban shuqul mahad sanbolshe sadaq jon argixisada damajid

  • @sadaqabdullaahihussen
    @sadaqabdullaahihussen Před měsícem +1

    Guulayso wariye from mareexaan❤

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 Před měsícem +2

    Hanbalyo hanbalyo xildhibaar run ayaad sheegtay walaah xafidu laah shacabka waa dhiban yahiin iloow noo maciin

  • @user-jn2to4ot5w
    @user-jn2to4ot5w Před měsícem

    Mahadsanid wariye ADIGA IYO INTA RUNTA SHEGTA BA
    ALLOW INAGA QABO KUWAA DIB INOGU CELINAYO
    AYAMIHII FOSHAXUMA OO KAYEEL SOMAAALIYA
    KUWA DANTODA GARTO

  • @yohanzarmy3707
    @yohanzarmy3707 Před měsícem

    AbduLaahi somali xildhibaan

  • @sahramohamud1694
    @sahramohamud1694 Před měsícem

    Cabdu malik waxuu sheegay xaq oo run ah mark illahay ha la jiro xasan waa in la rid xasan.sheekh dadweynah xamar ku nool mudaharad ha na tusan .waxaan codsanay nimanka fadhiya barlamank waa inaad aad isku. Dhubantahay. Dowladda ha la rid cabdi cadwaga.allaha qabto

  • @qadarhinofuny-bj5rb
    @qadarhinofuny-bj5rb Před měsícem +6

    xasan sheikh waan in aay la xisabtaman barlamanka wayo madaxweynaha dano shaqsiyaded ayuu wadaa somaliyey iska qabta xasan sheikh

  • @AbdullahiAli-pn8kh
    @AbdullahiAli-pn8kh Před měsícem +1

    M.a

  • @husseinalio2437
    @husseinalio2437 Před měsícem

    Wel done Mr balwan

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 Před měsícem +1

    Xasan Sh waxaa ku dhacay Habaarkii maatadii Mabdamiska ee uu ku dheelmadey Caruur iyo Ciroobaba Roob Da'aaya banana dhigey Habaar kooda ayaa ku dhacay

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před měsícem

    XASAN IYO XUKUUMADIISA DALKA HA LAGA QABTO❤❤❤
    XILDHIBAANADA KALANA HAYS MUUJIYAAN

  • @Gangstar612
    @Gangstar612 Před měsícem

    Xildhibaanku waa geesi geesi dhalay. Raganimu iyo geesinimo buu muujiyay Xil. AbdiMalik hadduu shacabka soomaliyeed runta u sheegay. .

  • @Slyman_guy
    @Slyman_guy Před měsícem

    Ilaahay inmabadbaadiyo adinkadooortaydoofaarayahow

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem

    Xasan dhiiqo waa lagu daawanaya dalka isaga iyo kooxodiisa guriga Barlamaanka Adan madooba u fadhiya xilidhibankana waxaan leenahaya geesi baa tahaya waxa ku dhiiritaye waxa kuwo shasano qalinaye ku dhiiran waayen oo xasan dhiiqo ku dhiciwaayen😎

  • @user-ot5rf7dk5o
    @user-ot5rf7dk5o Před měsícem

    Wadani somaliyeed wariye balwaan al cadaala horay usoco waaku taageersanahay sxb qabiil waxma taro

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před měsícem

    RUNBUU SHAACA KA QAADAY.
    GUULAYSO BAANU LEENAHAY XILDHIBAANKAAS😊

  • @khadijaadenabdi2462
    @khadijaadenabdi2462 Před měsícem

    XAQA ALAHA TUSO XILDHIBANADA. ADIGANA HOREY U SOCO WALAAL XAQ AYAAD U TAGANTAHAY.👏👏👏👏💪💪💪👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴. SOMALINIMO AYAA NAGU FILAN QABIIL QURUN.

  • @cabdoaadan4524
    @cabdoaadan4524 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar Před měsícem +1

    RABI tALO KU FILAAN inshaaalh Somali wey u dhamtay ilahyow NOO gar gar adiga AWOOD LEEHE ???? Yaa RABI

  • @sirhamza5644
    @sirhamza5644 Před měsícem +1

    Dadkii soomaaliyeet ayuu iskudiray qabiil qabiil waa dad iskudiin ah oo waxba aan kala aheeyn kan umada soomaaliyeet allah hakaqabto dadka iyo dadkaba

  • @awilali3904
    @awilali3904 Před měsícem

    Bacda salaam waxaa kaa dhinac furtay oo video gaaga istinaalaya Sami news CZcams channel

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 Před měsícem

    True soomaliya is gone

  • @user-lw7up9oz6q
    @user-lw7up9oz6q Před měsícem

    Run weeye manta u halistahay

  • @AbdullahiAli-pn8kh
    @AbdullahiAli-pn8kh Před měsícem

    Scw

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Před měsícem

    Allah ha naga qabto wixii dhibato umada u horseeydaya soomalina ha iska qabto wiixii umada dhib u horseedayo

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před měsícem

    SAX❤❤❤

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 Před měsícem

    Umada iyagaa halkaa dhigay
    Mar aay XAsan nookeeneen
    Iyo
    Markeey DAstuurkii iyo umadiiba Dlalii Badii
    Wawalba waxkastoola wadalahaa

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp Před měsícem

    Adkaatay waan filaa yey

  • @aasuf119
    @aasuf119 Před měsícem +1

    Runta ayuu ka hadlay yaa maqlaayo hee

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Před měsícem

    Geesi geesi dhalay maansha allaah welee waa xildhibaan wadaniya oo aan ahayn kuwa baqaya wallaahay geeridiisu waa xalaal maxaa udiiday kuwa kale inay cadeeyaan mawqifkooda

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před měsícem

      Sister Kuwa Kale Wey Hadleen Dhowr xildhiban ayaa Yiri Waqtigaada hal Mid Samee oo sharaf ku heleysid Madaxweynow Hassan sheikh Ku Dhawaaq Inaad Fashilantay oo is Casishid Mid kale Wuxuu Sheegay In Doraad Qaraxyadii xabsiga Weyn ee muqdisho Alshababka Ka dhex dagaalayen iyo qaraxii Top Coffee dhalin yarada ku dhimanayen Ka hadalnay ayaa waxa isoo wacay masuuliyinta Amniga Dowlada ka howl gala wuxuuna igu yiri yaa ku yiri ka hadal xabsiga shababka ka dhex dagaalayey iyo top coffee qaraxii ka dhacayey xildhiban ayaa ahay xaq aya uleeyahay ina ka hadlo wuxu iigu jawaabay Mar dambe hada ka hadasho Alshabaaba tahay Madaxa kaa toogana Marka sheekada wey xumaatay isla sheekadaa maantay Sabti yey dhacday in xildhibanada ka Doodaan oo wax weyn ka qabtaan beri ayey sheekada kulushahay Axada ilaa isniinta ❤

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 Před měsícem

    LKIIN WAXAAN DHIHILAHAA BADIIBAA LA INAGU HEEYSTAAYE MWXASAN HADAY DHABKATAHAY IN UU LA DAGAALSANYAHA CADOOWGEENA
    ISGARABTAAGA OO IDAAYA
    HUBKAAN
    SHEEKADII
    BADAA lagu Daboolayaa intaad isku jeedaan

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 Před měsícem

    Miyaad beeni kartaa adigoo macalwayn saxiix weeye

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 Před měsícem

    Hubka Waxaa ka Dambeeyay Odeyga Tuuga Ismael Geele & Hasan Munaafaq & Mooryanta Kursiga Ku Matalaya Beelaha HG

  • @CabdiYare-ut1oe
    @CabdiYare-ut1oe Před měsícem

    Xildhibaan waa laandheere kusoco

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 Před měsícem

    Dhiiqo dhiiqo xasan dhiiqo qabuuro qodoow $$$$ xadoow

  • @Ahmedhassan-zd1wp
    @Ahmedhassan-zd1wp Před měsícem

    Adkaatay walaahi. sitoos ah

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar Před měsícem

    Xildhibaa afogaa dalka dumiyey oo farmaaje fild ka soo bax yor maant sheekadaa waa xasan fild ka soo bax kkk 2wejilee wey ku heystaaye iska fiiri shaqald

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Před měsícem

    Umada somaaliya allaa badbadiyay madaama uu ugalin hubkii gacanta dawlada

  • @munahassan880
    @munahassan880 Před měsícem

    Xasan daroogada qaadka iyo dulkii hantida dowlada in uu kanacsado waaba lagu ogaaye hada wuxuu kudarsaday qabuuro ka ganacsi iyo hub latahriibiyo wajigiisa markaad fiirisid waji lagu farxo ma aha ninkaan habaar ayaa meel kasoo gaaray illaahow masiibadiisa umada kaqabo

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t Před měsícem

    Xaqaga allaha tuso

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 Před měsícem

    ALXAQIIQA

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p Před měsícem

    Inkastoo laga yaabo inuusan xasan u codayn adana xildhibaanada ayaaxasan keenay
    Xukuumadana ansixiyey
    Adaba haday rabaan inuu dalku badbaado mooshin may ka keenaan

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 Před měsícem

    Ma mari katah koow Iyo 91

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před měsícem

    WAR XASAN SHEEK DALKA DAN KAMA LAHA.
    WAA XUKUUMAD KONTRABAND KA SHAQAYSTA

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka Před měsícem

    Cabdi- maalik ina adeerkey waa nin dgalinyara ah oo ku koray usa minapolis waa mucarad dgib majiro xawadle 10ka xildhiban ee ay leeyihiin codkoda 10ka raga ah ee aan gabar laheyn hal.meel ayu aadi doonaa anigu hadey ila tashanayaan wiilka abtiga unahay cadowga ku badan ee lugaha ha uqaban nina cadowgiisa xasan waxkaste uu yahay waa wiilkiina cabdi maalik kuma raacsani hada nahay y madaxweyne

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 Před měsícem

    Kooxda qawaarijta iyo jaajuusta kenya iyo dawa dhilifta itoobiya iyo maafiyada ugus ee taagta Daran ee sii dhamaanaaya tawar toodii ayaa ku soo aruurtey xidhibaanada qawaarijta u shaeysa in ay ciidamada boliska wax ka qabtaan si loo helo 5ta soomaali oo hishiis ah dunidana hishiis la ah Daaqsigana hishiis ku ah❤wadan Kuna waa federal Dowlada fedaraalka fedaraalka ayaa ka talisa soomaaliyna soomaali baa iskale muqdishana waa Banaadir state kuwa xidhibaanad glh shacabka ujooga qawaarijta waxaanu sheegayaa Dowladan Ay shacabka soomaaliyeed ku naaloonaayaan horey ayeey u socotey weyna jireysaa😂😂😂😂😂😂

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar Před měsícem

    Ku darsoo angoo shacab baad shaly na dhageysan weydeen maant markii waqtigii dhamaadey baad daacd iska dhifeysaan jaajuusa yaalyahw

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 Před měsícem

    Garguurte wa nacdy umada naclad haku dhacdee isu Azilo

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Před měsícem

    WAR XASAN SHIKH MAXAMUUD WADANKA HALAGA BAD BAADIYO WAR NIN KAAN GACAN BIR KU QABTO WAR NIN KAAN WA CIYAAL SUUQ

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 Před měsícem

    That’s true dalka ha labadbaadiyo 😂😂

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Před měsícem

    Hada ayaba umad badani isku dhamatay xata lama hayo hal qof oo u tacsiyeey oo dawlada ka mida see wax yohiin

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 Před měsícem

    Aarlamaanow rida dowladaan

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty Před měsícem

    WALEE ADKAATAY

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před měsícem +1

    Xassan munafaq tuuga musuq iyo qabiilo la isku diro dowlad xumo dalka meshii ugu xuma ayu maraya inkartii qaburaha maydka Aya Ku dhacday😮

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj Před měsícem

    Good news urursabool oo 91 isaga jira 😂😂😂

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m Před měsícem

    Xasan intuu talada lawareegay dareegeysa wuu soo buuxdhafiyey ileen asagiibaabo kaganacsanya waa aduun bay

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar Před měsícem

    Tani waxey jawaab u tahay xildhibaandii shaly codka siiyeeyn xasan (nabsi baa adeeg waxaan nabd ku seexatbkkk)saaxiib dalka adigaa dumeey docadaad ka wadan

  • @Maxamedgadweeyne
    @Maxamedgadweeyne Před měsícem

    Xasan shiiq oo ucadaalad faliwaayay abgaal miyaah somaali ucadaalad falaayo

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před měsícem

    XASAN IYO XUKUUMADIISO WAA GANG TUUG IYO ARGAGAXISO AH.

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 Před měsícem

    Way daaheen

  • @msmyoungg6951
    @msmyoungg6951 Před měsícem

    Codkaa gaaban sxb

  • @Rashid_Ali01
    @Rashid_Ali01 Před měsícem

    Saxiibkey ( Malik ) waa geesi geesi dhaley tankale ku darso waa American Citizen mareykanka ayaa ilaashanaayo qofkii isku daya in uu dhibaato ugeysto Waxaad ka heshid waa kugu kaligaa.

  • @user-vh2ok1jb9d
    @user-vh2ok1jb9d Před měsícem

    Afkaagi caano lagu qabay

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Před měsícem

    Raganimo taas baan u aqaan

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před měsícem

    Hasan markuu yimaado qabiiladu isku diraa

  • @user-yc3uy4sg3b
    @user-yc3uy4sg3b Před měsícem

    Drug and Arms dealers 😅

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali Před měsícem

    Halada keena xasan munaafaq

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 Před měsícem

    somali wey u dhamatay rabiyow noo gar gar adiga awood leehe

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Před měsícem

    Runnanaa ninkaani

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Před měsícem

    Qofkii caqli lehba wuu arkaa in dawladani soomaaliya ku celisay 1991 dii meel aan soomaaliya dagaal beeleed kasocon majirto kii ugu wenaana wuu qaraxayaa ee daarood iyo hawiye dawladaana wada dagaalkaa

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 Před měsícem

    Moryantas foshoxun dilla kujihada xasen xayawankas hadhibkas foshoxun dilla qaniskas kujihada xasen tukgas hawiye folxuma nacaladas dilla

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar Před měsícem

    😂😂😂😂wwwwwww

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Před měsícem

    Soomaali maanta talo ayaa u taal

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d Před měsícem

    c,balwaaaaaan halgamaaa sare nooloow.

  • @abdimuhudin5690
    @abdimuhudin5690 Před měsícem

    Xildhibaan caada caaqte ah warkiiss ha no keenin viva muda xassan shiiq c/ lashi baac baran baro ????

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Před měsícem +3

      caado qaadte caqligii dameeraha leh waa adiga wslaahay bilaahay tolaahay rutuu kahadlay

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg Před měsícem

    Horta asal ma doorshe abgaal baad tahay beenaake ayaad tahay ms.waxaaf iga dhaadhicineysa hubkaa waxaa.soo iibiyay team farmaajo raga mareexan hubka waxay lacagta hubka ka ibiyay reerkoidan dhaca yidhi adiga iyo kan xildhibaankan waxaa kaa hadlanayaa lacag bilaa aragti ah

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar Před měsícem

    Ku darsoo shaly waad na dhageysan weydeen angoo shacab dowald farmaaje ku nasaney idinkun maat ma idin djageysaneyno dalka oo dhan gub wixii soo haraa wadaniya

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar Před měsícem

    Ku darsoo shaly waad na dhageysan weydeen angoo shacab dowald farmaaje ku nasaney idinkun maat ma idin djageysaneyno dalka oo dhan gub wixii soo haraa wadaniya