Xikmadaha Buhluul Murtiile.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Boggeena Facebook:
    www.facebook.c...
    Barteena Instagram-ka:
    / aadan_sahan
    Taxanaha Shubahaad Saarka:
    • Maxaynu U Soonaa Ramad...
    Taxanaha Xaqiiqada Qadhaadh:
    • Xaqiiqada 01 | Asalka ...
    Taxanaha Soomaalida Weyn:
    • Soomaalida Weyn | 01 |...

Komentáře • 213

  • @shucayb939
    @shucayb939 Před 4 lety +70

    Alle haku barakeeyo💝
    Cilmiga iyo cimrigaba💖
    Walaal Aadan sahan💜✅

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 Před 4 lety +36

    Mansha Allh Aqoontaada iyo Da'daada Aqoontaada Weyn
    Ilaahy Cimriga iyo Caqligaba Hakusiyaadiyo...👏

  • @abdikaremcawale6955
    @abdikaremcawale6955 Před 4 lety +22

    Shp aadan sahan allh haku barakeeyo waan ku salaamay

  • @xaawaabdi3196
    @xaawaabdi3196 Před 4 lety +16

    Masha allaha waa murtid qaaliya soo badi bro Insha allaha 👏

  • @user-jv4ws7mb5s
    @user-jv4ws7mb5s Před 4 lety +5

    Mnsh allH wll Aadan

  • @khaledismail3839
    @khaledismail3839 Před 4 lety +15

    Mahad sanid wll Adan Sahan
    Runtii shiikhaas buhluul waan obagay xikmadihiisa oo waan ladhacay waxna way iiga kordheen Allah naxariistii janno ha ugu deeqo'e.

  • @apwanzame1159
    @apwanzame1159 Před 4 lety +6

    Mzha alah alah mahad leh

  • @proabdi8100
    @proabdi8100 Před 4 lety +53

    Asc dhaman umada muslimka allow naga hey cudurka cv19 allow dhulkeena somalida noga ilaali aniga iyo inti dhahda aaamiN na yaa rabi yaa rax maan yaa malik yaa qudus naga hay ❤❤💯🙏🙏🙏

  • @mubashirmahamud
    @mubashirmahamud Před 4 lety +13

    Mzha allah

  • @craxiimaxmedmaskax1239
    @craxiimaxmedmaskax1239 Před 4 lety +9

    Mahadsanid zhp

  • @unstoppableman7608
    @unstoppableman7608 Před 4 lety +12

    *_msha allah Wlloh Adam alleh caqliga io cilmigapa ha kuu barakeeyo❤🙏_*

  • @cabaasyt8713
    @cabaasyt8713 Před 4 lety +12

    Maasha allah

  • @ibrahimyuusuf1468
    @ibrahimyuusuf1468 Před 4 lety +15

    AlleH darti Baan ku JeClahy sahiP ❤

  • @Inadeak
    @Inadeak Před 4 lety +5

    M.a zhp adan sahan

  • @deherjr1056
    @deherjr1056 Před 4 lety +8

    *Macalin wali waxan ka zugayaa xigmadihiii **#LUQMANUL**_XAKEIM MAHDZANID*

  • @mohamedcm4848
    @mohamedcm4848 Před 4 lety +4

    Hamblyo sxp khadar 99.7k maalindhow

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n Před 4 lety +11

    اللهم إرحم بهلول آمين🤲

  • @cumarxasancumar8687
    @cumarxasancumar8687 Před 4 lety +6

    Masha Allah

  • @muniramuuz3529
    @muniramuuz3529 Před 4 lety +6

    Alle haku xafido wll😘😘

  • @zakariaabdulle7273
    @zakariaabdulle7273 Před 4 lety +12

    masha allh horey usoco wll
    Xikamdaa u danbaysa Dhoobada madaxa Kaga dhuftay Iga qoslisay runtii Bini adam waa iska caynkaa 😅😁😁

  • @xamsecisman4917
    @xamsecisman4917 Před 4 lety +3

    Film
    Lga mataly
    أعقل المجانبن waa film waxbadn kfidyso شكرا اخي

  • @saidnachi3066
    @saidnachi3066 Před 4 lety +13

    M allah wllky qlih AADAN/SAHAN hore usoco wll qlij

  • @25Aug23
    @25Aug23 Před 4 lety +3

    جزاكم الله خيرا

  • @xaqiiqadanoloshacalamka3468

    Msha alah
    Ina khadar

  • @Salmaahmed-bs7hq
    @Salmaahmed-bs7hq Před 4 lety +4

    جزاك الله خيرا

  • @user-yj4qv9gi2k
    @user-yj4qv9gi2k Před 4 lety +11

    ماشاءالله تبارك الله
    جزاك الله خيراً على جهدك

  • @hafza2135
    @hafza2135 Před 4 lety +5

    Mahadsanid walal💙💙🤗

  • @dhugashoofficial4514
    @dhugashoofficial4514 Před 4 lety +20

    Allah haku dhawro

  • @mohamettdalnurshe1189
    @mohamettdalnurshe1189 Před 4 lety +6

    MncHa allah keep going bro

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut7946 Před 4 lety +6

    cajiib weyi MashAllah

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 Před 4 lety +6

    masha allah

  • @footballevents.2264
    @footballevents.2264 Před 4 lety +5

    Masha Allah manta ayan aqrinayey qisadan dhexmertey Harun Alrashid iyo Bahluul.

  • @abdihussein8020
    @abdihussein8020 Před 4 lety +5

    Aadan sahan alle haku xifdiyo MacaliN😎

  • @maxamedjama316
    @maxamedjama316 Před 4 lety +3

    Tanks Adan sahan

  • @keyfqali4448
    @keyfqali4448 Před 4 lety +6

    Masha Allah wu Caqli badna wana xikmawi

  • @saynabmahamed3603
    @saynabmahamed3603 Před 4 lety +13

    ماشاءالله زادك الله حرصك وطول الله عمرك واحسن الله فيما بين يديك

  • @najiibhakiim6689
    @najiibhakiim6689 Před 4 lety +4

    Masha alah

  • @zulthanzinyor6011
    @zulthanzinyor6011 Před 4 lety +4

    M sha Allah

  • @dawoabdiaadan2473
    @dawoabdiaadan2473 Před 4 lety +3

    Mash-Allah wll

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Před 4 lety +5

    Alla waxaa iso jiidatay shekada ugu danbeysa and sida uu ninka mulxidkaa ugalay bahluul gacantu qadarkey u hogaan saneyd walee waa ku sugay😂😀😀😀

  • @mohammedhussein73
    @mohammedhussein73 Před 4 lety +2

    Walaal Qiimo badan Aadan Sahan

  • @cabdirizaq5890
    @cabdirizaq5890 Před 4 lety +6

    Msha allah

  • @shaadirigatube
    @shaadirigatube Před 4 lety +3

    intaan youtube daawan jiray amaba aan daawaday runtii nin ka khudbad fiican aadan horey uma arkin allaha ku barakeeyo walaal qaali horayna usoco insha allah

  • @imanyare5776
    @imanyare5776 Před 4 lety +3

    Jazakallah Wlal

  • @Madadaaliye.
    @Madadaaliye. Před 4 lety +3

    Waaa nin cajiib ah

  • @subairabdilahi7705
    @subairabdilahi7705 Před 4 lety +3

    Dadaalkaaga Hore Usi Wad Bro Shaqo Fiican Bad U Haysaa Umade Jasakalahu khyr

  • @boonmarket6389
    @boonmarket6389 Před 4 lety +3

    Alle Hku xafido

  • @ibrahimapdilahi2194
    @ibrahimapdilahi2194 Před 4 lety +6

    Mncha Allh hore uzoCo zHp
    Xataa azaxaaptaYda Qazap paan kuGu paraY😂

  • @yaasirkaamil6706
    @yaasirkaamil6706 Před 4 lety +3

    M.sha allaha Aadan sahan

  • @hamseahmedabdilahiawnour3649

    منشا الله

  • @abdikhalaqjama9618
    @abdikhalaqjama9618 Před 4 lety +10

    Ilahy xikmadi bahluul murtiile umadeena kuu dheex beer amiin

  • @wadadatoosnaanta5912
    @wadadatoosnaanta5912 Před 4 lety +3

    Hore u soco

  • @maajidyare5943
    @maajidyare5943 Před 4 lety +6

    Sxp inoo soo badi qisoyinka io Shekoyinka siibi qisooyinka juxa io bahluul iyo kuwa xikmada leh Noo so da Mahadsanid wll
    WCS

  • @zaina4555
    @zaina4555 Před 4 lety +3

    Mashaa allaah wll mahadsanid wey icajabisey

  • @bilexaajixaaji1584
    @bilexaajixaaji1584 Před 4 lety +6

    Qof qiimo leh buu ahay xikmadna ilahey kamanestay

  • @himatofficial569
    @himatofficial569 Před 4 lety +3

    manshalah ilaa caawo dhexdeed waa gaaraysaa 100k hubaal

  • @sacdiyamahamed8139
    @sacdiyamahamed8139 Před 4 lety +3

    Masha allah wll mahsanid waa xikmado qiimo badan

  • @sakariaabdiaziz
    @sakariaabdiaziz Před 4 lety +2

    Alle ha idiin dhawro soomaaliyeey aamiin aamiin aamiin🇸🇴

  • @mahadadanciise7129
    @mahadadanciise7129 Před 4 lety +1

    Masha allah wll ilahey haku xifdiyo

  • @cabdiraxmanwacdaro633
    @cabdiraxmanwacdaro633 Před 4 lety +1

    400 bahadhaY halagadhziYo 100k best chennel

  • @leyloaxmed6161
    @leyloaxmed6161 Před 4 lety +5

    Mahadsanid wll wax bdn ayan raby ina maqlo qisadan asago luqadyda lagu turjumyo mntana wan hely. Allah haka awal mariyo

  • @nimcoyusuf8201
    @nimcoyusuf8201 Před 2 lety

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يزيد في علمك

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 Před 4 lety +3

    Mnsha allah mahadsanid and

  • @abdihakim7491
    @abdihakim7491 Před 4 lety +3

    jazaka allah videogii ugu qiihama badnaa ee aan daawado march2020

  • @abdimajiidsuleiman3806
    @abdimajiidsuleiman3806 Před 4 lety +1

    بارك الله فيك ❤

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Před 4 lety +3

    Mahad sanid mudane😍

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 4 lety +2

    Aad u mahadsantay bro adan uhore usaco walal

  • @salmaansomali5789
    @salmaansomali5789 Před 2 lety

    Anigo daawan waa inaan like sara Mansha allah halgama somaliweyn

  • @hamzedaib4224
    @hamzedaib4224 Před 4 lety +8

    معلم آدم نحن تنتظرك قصص اشعب

  • @suhaybsacad668
    @suhaybsacad668 Před 4 lety +1

    Aaadan Sahan Wll Xikmad iLaaheY Siiyey Alle Ha Ku Sharfo❤

  • @najiibhakiim6689
    @najiibhakiim6689 Před 4 lety +3

    Masha alah mahaddanid masuul

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut7946 Před 4 lety +1

    shukran

  • @qiimeiyoqurux4466
    @qiimeiyoqurux4466 Před 4 lety +1

    M.Allah Hore u soco ZxP

  • @walaalsd2937
    @walaalsd2937 Před měsícem

    Masha allah wll thanks ❤

  • @daddysprincess5532
    @daddysprincess5532 Před 4 lety +4

    100k ma.sugi karo wlhi intay gaadhayso, guulayso wlo aadanow👑

  • @mohamedabdirahman1370
    @mohamedabdirahman1370 Před 4 lety

    Masha'allah, allah ku barakeyo, buhluul badan hadaba waa jooga dunida ama dalkaba allah nagaransiyo kuwa hada jooga, midkii horeyna naxariista allah u siyaadiyo

  • @arabjama6661
    @arabjama6661 Před 4 lety +3

    Aad ayaa umahad san tahay bro.

  • @maryanahmed7395
    @maryanahmed7395 Před 4 lety +3

    Mashaallah wall ❤❤❤❤

  • @murzal31
    @murzal31 Před 4 lety +1

    INchA Allah 1 million GaaraysAa Ee DadaaLkaaGa sii DheEree iNchA Allah AnagaNa Noo faa ideysee

  • @user-jd7fv5wq4h
    @user-jd7fv5wq4h Před 3 lety +1

    Alleh haku barakeeyo wllo xikmaha ayaan aad u jecelahay wllo iinshallah nooso badi xikmadaha

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 Před 4 lety +1

    Ustaad aadam✊✊😍😍

  • @HAMSTERCOMBAT5555
    @HAMSTERCOMBAT5555 Před rokem

    Maashallah waankuwadtaa aadan sahan
    Lajand❤

  • @mohazone7585
    @mohazone7585 Před 4 lety +1

    Xikmadan oo kale soo badi

  • @axmedbuulciro3173
    @axmedbuulciro3173 Před 4 lety +1

    Jasaakalaha zxb ilahay ha no ka xafido aqontaada wan ku faidnaye

  • @AxmedSaalaxProduction
    @AxmedSaalaxProduction Před 4 lety +1

    Buhluul musalsal 3 juz ah baan ku daawaday waxaanu ahaa in aad u maskax badan oo faqiih caalim muslima .. waxa lagu tilmaami jiray
    أعقل المجانين.

  • @saadaqcali2237
    @saadaqcali2237 Před 4 lety +2

    M.a sxp hormar wacan laakiin shot out samee mar uun thanks👍

  • @user-iq6rl3vz8l
    @user-iq6rl3vz8l Před 2 lety

    Ninkaa xikmadYahan Shactiroole ah ayuu ahaa 😂😂😂😂

  • @CristianoRonaldo.ur01
    @CristianoRonaldo.ur01 Před 4 lety +3

    hadii bahluul dhigane laga qoray plz noo bilow.

  • @baabul-jannah4144
    @baabul-jannah4144 Před rokem

    Masha allaah allahakuxafido wllo

  • @qeysdaahir7656
    @qeysdaahir7656 Před 4 lety +1

    Juxa so daa sahan

  • @zumarqurux7051
    @zumarqurux7051 Před 4 lety +1

    Walaal alla haku xafido

  • @maxamedcabdi4744
    @maxamedcabdi4744 Před 4 lety +1

    Nin culus sahan xogaha hre uzco

  • @cqaadiramiin8921
    @cqaadiramiin8921 Před 3 lety

    ماشاءاللّه جزاك اللّه الخير

  • @zerpiyajama5150
    @zerpiyajama5150 Před 4 lety

    Waa xikmad miidhan wllhi ee soo kordhi

  • @is-daweechannel916
    @is-daweechannel916 Před 4 lety +1

    Bahluul suufi ah ayuu ahaaa cadina maahayn

  • @jamamawlid2266
    @jamamawlid2266 Před 4 lety

    walal qof xuman samaynaya garanay in aad like sari waydo lakin wll aadan sahan oo ilahay cilmi iyo aqon siyay in aynu like sari waynaa wa fool xumo wll umadiba ciday haysato ayay ku fanta aadan zahan wa qof wanagsan

  • @user-gp4fh6kh1z
    @user-gp4fh6kh1z Před 3 lety +1

    Akhii bahluul waxa laga sheegayba waa wax aad iskaga yar الذهبي iyo mu,arikhiinta muslimiinta wax yar la tilmaamen, lkn musasal shiicadu matashay baa jira , waan kan aad sawiradisa soo qaadatay.
    Mahadsanid

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 Před 4 lety +1

    Markasta hore usoco wll

  • @mubaarigck7945
    @mubaarigck7945 Před 4 lety +1

    M.allah ilaahay ha ku xafido sahanka xogaha

  • @samiiramaxamuud5816
    @samiiramaxamuud5816 Před 5 měsíci

    Maansha allh wll