Waa Dhisme fooq ah oo ka kooban laba dabaq oo isi saara. (G+1).
Vložit
- čas přidán 25. 03. 2023
- Waa dhisme fooqa ah oo ka kooban laba dabaq oo isi saara. (G+1).
Dabaqa hoose oo ka kooban 2 qol oo jiifa, Fadhigi wayn iyo Madbakh iyo 2 xamaam. Halka dabaqa sare ka kooban Yahay 4 qol oo Jiifa, Fadhi iyo 3 Xamaam.
Fadlan nagala soo xidhiidh
Tell : +252636000091 , +252636000092 , +252636000093
email: info@somproperty.com
Masha Allah Wa Baaraka Allah.
Ilaahey ha u barakeeyo qofkii dhistay Guriga Quruxda Badn.
Aniga iyo kuwa ila midka ahna Allah nasiiyo Risiq waasic OO xalaal ah.
Maasha allah hambalyo 🎉reerka dhistay ilaahay ha ni barakeyo anagana ha na siiyo 🤲♥️
Dhismaha waa qaali kolay waa 180000kun oo doller or more
Masha Allah alahuma baarik
Qiimaha
Hada ogaato isoo sheeg
Masha alla tabarakala
مشاءالله
Masha Allah 😍
Those glass windows aren't secure enough in Hargeisa
guryaha ay somproperty construction company ay dhisto waxay leeyihiin ID nummero sida id 21 199 oo kale lkn gurigani maleh ID nr maa laga yaabaa in ay shirkad turkiya ay dhistay gurigan
qofka macmiilka ahi haddu dalbado gurigan oo kale in looga dhiso jabuuti maad u tixgalineysaan dalabkiisa
Do you guys work in Lascanood Khatumo State of Somalia 🇸🇴?
Where? 😂😂
Has this property been built for someone
Or is it available for sale
If it is what the price
I'm Curious...... it is absolutely stunning
Masha Allah
walal whats the land size? Also, do you guys do projects in differnet parts of somali or are you guys only located in Somaliland? Thank you
You mean Hargaisa Somalia 🇸🇴
No hargeisa somaliland
I really don’t care the political side of things. This is simply a a successful company with beautiful projects. Please focus on what matters and leave other PS alone. I love and support when I see Somali people competing in world level and you’ll should do that. Thank you 😊
Mashallah brothers what is the office number and not mobile number and plot size and project I'd number please