Maareynta Dakhliga iyo Sida loo abuuro ilo dakhli {Personal Finance Management}

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Dhaqaaleyahan Ibrahim Siciid, oo ka warramaya sida ugu habboon ee qofku u maareeyo dakhligiisa iyo sida uu uga bixi karo marxalada Af iyo Gacanta ah, ee uu u abuuri lahaa ilo dakhli.

Komentáře • 11

  • @mohamedshafici2200
    @mohamedshafici2200 Před 4 měsíci +3

    Hand to mouth taasi wa aniga wllhi 1500$ ba iso gala bishii aakhirkana 0 ban istaaga xaasna malihi sababtuna wa aabo aya xanusanaya culayskii family ga oo dhana anuu iguso dhacay insha alah se faraj baa furmi dadaalkana ma joojinayo

  • @abdifataholow
    @abdifataholow Před měsícem

    Mahadsanid aad beey faaido igu leedahay waana sabata aan cashir noocaan ah u Soo raafaaday.
    Thursday, July 18, 2024 @01:11 midnight EAT.

  • @shucayb1226
    @shucayb1226 Před 5 měsíci

    Macha Allah ustaad ibarahem

  • @zakarieissemohamud8506
    @zakarieissemohamud8506 Před 7 měsíci

    thanks dear ustad i appreciate you really

  • @Abdiqaniharun-px6gg
    @Abdiqaniharun-px6gg Před 4 měsíci

    Mansha allaah ustaad

  • @ismacilxasan-wr9jk
    @ismacilxasan-wr9jk Před 7 měsíci

    Mahadsanid ustaadi ❤❤❤

  • @macalinxasan6447
    @macalinxasan6447 Před 2 lety

    Mashallah noso badiya🤝

  • @zamzammohamed9313
    @zamzammohamed9313 Před rokem +1

    Sadaqadi bad ilowday ustaad

  • @zubayrabdulahi6512
    @zubayrabdulahi6512 Před rokem +1

    Mahadsanid ustaad,
    Hala lagu dadaalo in dhalinyarada horomar loo horseedo

  • @deeqbaariyoow4618
    @deeqbaariyoow4618 Před 4 měsíci

    Mahadsantahay

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Před rokem

    Mahad sanid