Bank Caalami ah Furo adoo Wadanka Joogo | Payoneer Africa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024
  • Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    👉 Services gellebashir.com/
    👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.co...
    👉 Kusoo Biir Telegram Group t.me/gellebashir
    👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.co...
    👉 Register Binance - accounts.binan...
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.co...

Komentáře • 177

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  Před rokem +34

    Link Payoneer waa kan . Register here bit.ly/3wQWaPu

  • @amiiraimer521
    @amiiraimer521 Před rokem +4

    Marka 1aad aba unamahad sanatahay wllkay nio arinta iigu adkeyd ayaaba ahayd inaan heli karin lacagaha aan k shaqeysto internetka waxaa jira shaqooyin badan oo kaqabtey lkn waxaan ka niyada jabay markaan ogaadey inaan heli karin lacagtiii ooo caoamka afirica ayanaba u diyaar sanayn inan international payment si tos ah uhelo
    Lkn hada xal fudud ayaaad noo sheegtay wllky alllah ku barakeeyo. Thanks so much bro

  • @Amifta_Salah_77
    @Amifta_Salah_77 Před rokem +6

    mansha allah alle ha ku barakeeyo ustaad

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před rokem +2

    Macah Allah my brother allaya cisak

  • @hennafoosladan6773
    @hennafoosladan6773 Před rokem +2

    Masha alaah walal shuugraan

  • @laughing8861
    @laughing8861 Před rokem +2

    yes thanks zxb

  • @umuabdallah4679
    @umuabdallah4679 Před rokem +2

    Thank U Gelle Bashiir

  • @hayatim6212
    @hayatim6212 Před rokem +2

    Thnks alot allh hku barakeyo wll

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 Před 5 měsíci +1

    Mahadsanid

  • @jimcaaleapdi1993
    @jimcaaleapdi1993 Před rokem +2

    Mahadsanidwll

  • @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb
    @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb Před měsícem

    It's good........

  • @maxedhaaji3833
    @maxedhaaji3833 Před rokem +2

    M.a
    Thanks 😊

  • @marwaabdullahimoallim86

    Part 2 please

  • @samiira1233
    @samiira1233 Před rokem +4

    National ID somaliya malaha maxa lasaynaya marka

    • @abdimooge3469
      @abdimooge3469 Před rokem

      walal National ID waxa uu ka wadaa passportkaaga lafta la socota ka ku qoran geli. without hesitation wu ku aqbaliye.

  • @MohamedFiqi
    @MohamedFiqi Před 3 měsíci

    ustaad qeybta 2aad ee payoneerka aawi waanka waayey chanelkaaga adigoo mahadsan

  • @Cabdalatube
    @Cabdalatube Před rokem +1

    Gelle ustaadkena allh ku xafido

  • @baraawe
    @baraawe Před rokem +2

    Mahadsanid Ustaad جزاك الله خيرا

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před rokem +1

      welcome wll

    • @baraawe
      @baraawe Před rokem

      @@GelleBashir ustaad Bank hadaan ku xiranin wax dhib miyaay keeni

  • @Nadiikhadar
    @Nadiikhadar Před rokem +1

    tankis maclin gelle

  • @sakariyesiciid4867
    @sakariyesiciid4867 Před rokem +1

    Mahadsanid saaxib

  • @amiinahmed3607
    @amiinahmed3607 Před rokem +1

    Thanks ustaad ❤️🥰

  • @user-eo8hz8zf5k
    @user-eo8hz8zf5k Před měsícem

    Sxb gacaliye 3:59

  • @empireshow1
    @empireshow1 Před rokem +1

    Waan leyey Waa bank fiican

    • @ismail.mo77
      @ismail.mo77 Před rokem

      Qaybta bank maxaad galisay

    • @techamc7193
      @techamc7193 Před rokem

      Hadii aad payoneer leday Somalia jogto wll maiga caawin kartaa sidee wadee umartay sidee ku Heshay payment services wll ii soo jawaab hady mcqul thay

  • @ayuubsalaadfiniin4078
    @ayuubsalaadfiniin4078 Před 2 měsíci

    Part 2 away ustad

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 Před 5 měsíci

    Asc ustad ramadan mubrak iyo ciid mubrak wllhi cawa waxbadan ayan kafaiday away part 2 please

  • @cumarcabdiqaadir3674
    @cumarcabdiqaadir3674 Před rokem +3

    Ustaad google adsense ma laga dhax samaysan karaa acount kaas

  • @Hakimi_Design
    @Hakimi_Design Před rokem +1

    Mahadsanid ustaad ✍️🏻

  • @Chadmali
    @Chadmali Před rokem +1

    Aad baa ugu mahadsantahay boowe sida dhalinyarada ucaawinaysid oo ugarabtaagantahay guuleyso

  • @kadermohamedaden449
    @kadermohamedaden449 Před 10 měsíci

    Well done bro tolly i understand all about the internationa bank acc lkn ilaa lacag intee leeg baa layga soo diri kara bank kale oo calamiya ❤

  • @mohammedabdulahi3122
    @mohammedabdulahi3122 Před rokem +2

    Ustd google addsence malagu xiran karaa ma noogu soodiraya

    • @cabdalla22
      @cabdalla22 Před rokem

      Aniba tan ayaan u baahnaa in ustaadku iiga jawaabo

  • @ikraanCabdicumar
    @ikraanCabdicumar Před 4 měsíci

    Thank you wll

  • @ShaficiShow0
    @ShaficiShow0 Před rokem +1

    First like mdne🤞💯

  • @HuseinAliAhmed
    @HuseinAliAhmed Před 2 měsíci

    Blogging payments Malo isticmaali karaa.

  • @aamiinkevin8714
    @aamiinkevin8714 Před rokem

    Legend Gelle bashir

  • @engrxiddig
    @engrxiddig Před 4 měsíci

    Wllkay aawi part two

  • @ibrahimsantur3122
    @ibrahimsantur3122 Před rokem +1

    Thanks ustaad sificaan Ayan u fahmay meshaa bank number account number mise lambarkaa cardkaa

  • @KaadheriTv
    @KaadheriTv Před rokem

    Ok wll wasidey shaqady

  • @hamseabdilahi9876
    @hamseabdilahi9876 Před rokem

    M.a Thanks wll

  • @Jiilxirfad0
    @Jiilxirfad0 Před rokem +1

    Sarifka sweatcoin nagu kaalay oo na soo booqo wllo

  • @im7somali
    @im7somali Před rokem +2

    Come on quickly pro

  • @cabdalla22
    @cabdalla22 Před rokem +2

    Ustaad lacagta website plogging aan ka helo piyoneer ma uga qaadan karaa?

  • @wllibros4313
    @wllibros4313 Před rokem +2

    ustaad hada kadib busness online ah lacag waan ka samaynkarnaa miyaa anagoo somalia joogna

  • @ahmednor9368
    @ahmednor9368 Před rokem +1

    teeda kale intee ka arkaa bank acount numberkaga panoyerka teeda kale accounkaa shopify ma ku xiran karaa oo payment gatewet ma u isticmaali karaa tan kale sidee withdraw u sameyn karaa

  • @HilaacMedia1
    @HilaacMedia1 Před rokem

    part2 soo samee abdiraxmaan walal

  • @sharafabdi1489
    @sharafabdi1489 Před rokem

    thanks ustaad.hadda ayaan isku dayay stepskii oo dhan waan soo dhameeyay lakiin halka BANK name maxaan geliyaa mastercard card ma haysto.

  • @user-eo8hz8zf5k
    @user-eo8hz8zf5k Před měsícem

    Paypal sida loo sameeyo fiidyaw iikasooduub anoojoga ethio

  • @ibraahimhuseen1923
    @ibraahimhuseen1923 Před měsícem

    Gele sxb payoneer tiktok malagu xeran karaa

  • @CabdikhaaliqMohamutt
    @CabdikhaaliqMohamutt Před 10 měsíci

    Nio zxpow sigara Ina kuula hadlo raph ee xageh kahelayaa

  • @maxamedyaasiinengmoha5781

    Mahdasanid ustaad noosodhamaystir mahadsanid

  • @dharaarshow
    @dharaarshow Před rokem +2

    Nio waan leeyahey lkn shopify sideen ugu xiraa hadaa igu dhaantid muuqaal nooga soo samee

  • @khalidahmet6305
    @khalidahmet6305 Před rokem +1

    Payeer iyo prefect money miyaan lagu la bixi karin wll

  • @ahmednor9368
    @ahmednor9368 Před rokem

    pls part 2

  • @yahye7738
    @yahye7738 Před rokem +2

    Ustaad website adsense ga ma ku xiran karaa misa waa Ecommerce, freelancer iyo I.w.m

  • @khayremooris3197
    @khayremooris3197 Před rokem

    Zxb Alle hku brkeyo

  • @abdirizakmohamed1751
    @abdirizakmohamed1751 Před rokem +2

    Ustaad Ani anoo Kenya jooga ayaan isku dayay lkn way igu adkeeyeen waxay igu xidheen internet biil, electric bill, bank statement

    • @Absolutechannel1
      @Absolutechannel1 Před rokem

      Sxb aniguna puntland bsso, walaalkay Id card uu le yhy ban isticmaalay oo joga kenya lkn address iyo telephone bsso ban gashtay

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 Před 8 měsíci

      ​@@Absolutechannel1sxb hadda ka waran xal ma heshay makuu shaqeeyay

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 Před 8 měsíci

      sxb hadda ka waran xal ma heshay makuu shaqeeyay

    • @Absolutechannel1
      @Absolutechannel1 Před 8 měsíci

      @@moderninformation7931 may sxb aan ku fahansiiyo boqor
      waxay rabaan wax isku hal dal ah , tusaale Number ah kenya,passport ama ID kaar kenyan ah iyo address kenya ah , lama ogola laba dal in aad haaf iyo haaf xog ah adeegsato.
      wan furtay lkn hubintii baa 15 maalin qaadatay ka bacdina way idiideen, lkn hadeer markan fahmay wxn sameeyay xog ah wada somalia ayaan gashay oo account gii hore wan tirtiray ka bacrina 3 maalin bay igu soo aqbaleen.
      ee sidaa samay adeegso hal xog iyo hal dal sxb

  • @axmednuurjfx4156
    @axmednuurjfx4156 Před rokem +1

    Fir coment

  • @shamsaawi143
    @shamsaawi143 Před 5 měsíci

    Asc
    it looks you are located in a region where using payoneer to send payment using funds from your business or personal bank account is not yet supported.

  • @nololwanaagsan2365
    @nololwanaagsan2365 Před 29 dny

    Somalia malaha country list ka kuma jiro iimasoo baxayee😢

  • @abdirahman5566
    @abdirahman5566 Před rokem

    Ustaad gelle website blogger ka maloo isticmaali karaa

  • @MakeMoneyAhmed
    @MakeMoneyAhmed Před rokem

    Bro part 2 mee

  • @hiboosman424
    @hiboosman424 Před 5 měsíci

    I don't have a bank account what should i do

  • @Eng.Yusuf-ismail
    @Eng.Yusuf-ismail Před 9 měsíci

    ustaaad dib ka imaad baan ahay nio xgee kaala soo xiriiraa

  • @Barkhad181
    @Barkhad181 Před rokem

    Website blogg leyahay google Adsense lacagta igu jirta makula bixi kara payoneer saxib

  • @Qisooyinka_islaamka
    @Qisooyinka_islaamka Před 4 měsíci

    Swift code muxu Yahay maxaase la galiyaaaa

  • @abdinaasircali4011
    @abdinaasircali4011 Před rokem

    Ustaad lacagta blogging ma lagula bixi karaaa

  • @MakeMoneyAhmed
    @MakeMoneyAhmed Před rokem

    Bro part 2 iso gali aad ban ugu baahna

  • @ILSARACADEMY3676
    @ILSARACADEMY3676 Před rokem

    Wll part two ku Soo dhakhso

  • @mohamedabdi8433
    @mohamedabdi8433 Před rokem

    Ustaad wa mahadsan tahay. Lkn aniga wu ishaqeyn la yahay tan ilaa 2021 ayaan isku dayaayay. Quus ayaan ka jooga Payoneer. Wxn u diray emails fara badan lkn jawabtoodo wa hal kaliye

    • @abdimooge3469
      @abdimooge3469 Před rokem

      application processeska ayuu ku soo approve gareyn waayey miyaa walal mise cilad kale ayuu kuu tilmaamay ina jirto. marka uu applicationkaaga reject gareeyo sababtana wuu kuu soo raacinayaaye??

    • @naturalluxation124
      @naturalluxation124 Před rokem

      @@abdimooge3469 wall bank account premier bank ayaa iigu xiran lacagna kulama bixi karo miyaan lagula bixi karin lacagaha bank account local ah oo somalia kuyaala broH

  • @Filimaancusub
    @Filimaancusub Před rokem

    Payoneer marakaad samaysatay durtaba agalopal paymentvmuu kusiiyey dadka dibada jooga

  • @KefahApdul
    @KefahApdul Před rokem +1

    Wallo Shopify maku istimcaali karaa

  • @saalaxshucayb7093
    @saalaxshucayb7093 Před rokem +1

    Wad mahadsan tahy ustaad
    Google ads ka isana man ku xiran karaa

  • @muqtaarpro
    @muqtaarpro Před rokem

    Qaabka aan ugu xidhan karo bankiga Soomaaliya muuqaal kasoo samee sxb

  • @xamsecsamed9263
    @xamsecsamed9263 Před rokem

    Mater card malagu xidhikara pynoneer

  • @husnihussein1257
    @husnihussein1257 Před rokem

    Ustaad lacagta aan google adsence ka shaqeeyo makula bixi karaa payoner

  • @somalipubg279
    @somalipubg279 Před rokem

    ustaad suaal ku waydiye blog maku xidhan karaa

  • @captain.maajid2
    @captain.maajid2 Před rokem

    Macalinka waxan doonaya inaad noosod biso sida tiktok 1vedio lacag looga la baxo markuu gaadho 10k

  • @Sulub2233
    @Sulub2233 Před rokem +1

    Blog website ma ku shaqeenayaa

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 Před rokem

    Thanks

  • @muqtaar1722
    @muqtaar1722 Před rokem

    #ustaad geele hadii aan rabo inaan crypto currency kaliya ku isticmaalo ma ogolanayaan payoneer

  • @khadrasuleiman8058
    @khadrasuleiman8058 Před rokem +1

    Blogger hadii aan ahay ma kula bixi karaa

    • @heegaale.
      @heegaale. Před rokem

      Haa libx blogger google baa leh asna wuu ku jiraaa

  • @kaysarabdi1465
    @kaysarabdi1465 Před rokem +5

    Waxan jooga ethiopia in badan ayaan u baahnaa yeh pro part 2 i can't wait

    • @karaahaqaa
      @karaahaqaa Před rokem

      Anigana Ethiopia Ayaan Joogaa, Waxaan Rabaa Inaan Bankiyaasha Ethiopia Aan Isku Xidho!

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před rokem

      welcome wll

  • @karaahaqaa
    @karaahaqaa Před rokem

    Ustaad Jzkllh, Waxaan Ku Weydiin Rabey, Google Adsense Iyo Bayoneer Ma Isku Shaqeeyaa, Ycn Lacag Ma Loogala Baxi Karaa Bayoneer Anoo Isticmaalaya Google Adsense?

  • @naturalluxation124
    @naturalluxation124 Před rokem

    Wall Payoneer ayaan leeyahay balse bank geyga local ka ah lacagta kulama bixi karo maxaa xal ah premier bank account ayaa iigu xiran

  • @zaadmashallah4727
    @zaadmashallah4727 Před rokem

    Wll maxaan sameeya way ii diideen swift code ka bangiyadu

  • @HassanAli-wu9hs
    @HassanAli-wu9hs Před rokem

    Part 222 aawey

  • @heegaale.
    @heegaale. Před rokem

    First comment legend

  • @rorayechannel1561
    @rorayechannel1561 Před rokem

    Google adsense makulagu xerikara teacher

  • @taliamohammed2532
    @taliamohammed2532 Před 9 měsíci

    Wll swift code bu na weydiinyaa saan swift code ku helnaaa

  • @sayidmaxamedcagayare8784

    Wll Global bank statement sidee loogu furtaa

  • @Emma24442
    @Emma24442 Před rokem +1

    Cod lama maqlo

  • @user-kf4jg1fw5b
    @user-kf4jg1fw5b Před rokem

    Part two 😢

  • @heegaale.
    @heegaale. Před rokem

    Laakin national id ga soomalia maxaan gelinaaa tolow

  • @drkaremphmohmoud
    @drkaremphmohmoud Před rokem

    Deg deg u soo geli sxp

  • @kamela775
    @kamela775 Před rokem

    CZcams ma ku jiraa

  • @user-ws1te9wp3h
    @user-ws1te9wp3h Před 7 měsíci

    aniga last optionka wuxuu isoosaarayaa, The SWIFT/BIC field is required,ee mxy aheyd ustaad

    • @Hayaanhistory
      @Hayaanhistory Před 6 měsíci +2

      tusaale salaambank swift/bic code ayaa google ku qoraysaa kadibna waxaa kuusoo baxaya swift/bic codekiisa bankiyada kalena sidaas oo kale google ayaa ka heli kartaa

  • @cwahabmaxamud8316
    @cwahabmaxamud8316 Před rokem

    Shopify maku isticmali karaa

  • @fatimabdikadir8098
    @fatimabdikadir8098 Před rokem

    Asc wallal wxaa rabaa online business

  • @JimcaleCiise
    @JimcaleCiise Před měsícem

    Account numbarka sida uhala wll

  • @KhalidArab01
    @KhalidArab01 Před rokem

    Somalia national Id malaha naxa xal ah

  • @Naima-f4h
    @Naima-f4h Před 7 měsíci

    Tiktok maka bixi karaa

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 Před 10 měsíci

    *Payoneer account bank la galiyaa Ma Mastercard ama visa card baa*