Maayir Mooge iyo siyaasiyiin kale oo ay isku deegaan yihiin oo fagaare iska heley si weyn a u garnaq

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 08. 2023
  • Hudba

Komentáře • 56

  • @goljanogsm
    @goljanogsm Před 11 měsíci +4

    Rabi CILMIGIISU BADANAA, Ninkaa Mooge iyo Caga Wayne ayaa Reer ka soo wada jeeda

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368 Před 11 měsíci +2

    Khar qabe Allah haku barakeeyo ina Moogow

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb Před 11 měsíci +7

    Ku saliya nabiga❤

  • @user-mq1hd3bc8d
    @user-mq1hd3bc8d Před 11 měsíci +6

    Ragaas wadankaa u muuqda laakin dadka kursigu u muuqdo waa layaqaan

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 Před 11 měsíci +4

    Allow jebi cadowga somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faaraxladane2460
    @faaraxladane2460 Před 11 měsíci +1

    ina cagaweyne waa tuug kabo-qaad guulwade ah
    ina axmed mooge waa
    Nin Daacad ah isku kalsoon oo dal iyo dadba jecel oo Allah yaqaan ah

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 Před 11 měsíci

    Cabdissiis csgaweyne neef xoolo ah kaba qaade

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před 11 měsíci +1

    Mnsh allah congratulations 🎉🎉

  • @libanali1626
    @libanali1626 Před 11 měsíci +1

    Mooge magaciis ha jiro.

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165 Před 11 měsíci +1

    Ciidgale xageebuu ka socodaa meherka

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 11 měsíci

    Wiil ha ugu ducayn wiil soomaaliyeed sharaf uma hayo wadanka soomaali dagto

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165 Před 11 měsíci +3

    Mayeer waa nin adag

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před 11 měsíci +1

    Aaamiin aaaamiin

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Před 11 měsíci +2

    Amiin amiin amiin

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Před 11 měsíci +1

    Mansha allah

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Před 11 měsíci +1

    ACUUDU BILAHA SOMALI WA WALATAY AROOSYADI XATA SIYAASAD AYA LA TEEGEN😢😢😢😢
    WAR DADKA WAX AROOSANAYOW NIMANKA XARANTA KA DHARGAY HA ISKA KEENINA AROOSYADIN!!!!

  • @rudwaansulub4835
    @rudwaansulub4835 Před 11 měsíci +1

    cagawayne xoolo xolo dhalay

  • @samirr546
    @samirr546 Před 11 měsíci

    Diintii Allah baynu ka fogaanay
    Ninkii kuxun soo raadsada u diida baa la yidhi
    Hadana waxay maraysaa hadaanaan xukumin waa lagu kala yaacayaa meesha miyaa dalkaba wax nafci ahi ka soo gelin ma meel gooni ah bay ku xidhanyihiin
    Qofkii aan qaad cunin wax kale oo caqliga waalayana cunin shaxaadna ku noolayn munaafaqna ahayn waa la fahmayaa isna wanaaga wuu fahmayaa
    Qabiil waliba ha iska soo horaysiiyo inta miyirka qabta ee Salaada wakhtigeeda ilaalisa masaajidana ku xidhan ee shaqaysata quutulyowmkoodana gacantooda kula soo baxda cidna aan ku xidhnayn ee rayigooda u xorta ah
    Ninka qanigan 2023 qabiil wax ku doonåyaa waa mid nolosha ka dhacay oo daciif ah qabiilka daba tubana haadaan ka tuuraya iyo umada kaleba
    Ninkii isku kalsoon ee is hubaa ha ismuujiyo sida ina mooge wiilkiisa oo keligii ha qabsado shaqadiisa isga oo ku amaanan qabiil taba tuban oo isku soo toosinaya iyo mid uu awrka ku kacssnayaana aanay jirin!!!!!@

    • @Gob_gobonimo
      @Gob_gobonimo Před 11 měsíci

      Afkaaga caano lagu qabay. Intaa ayuu Isaaq garan waayay, xataa culimadoodii.

  • @moniramohamed8662
    @moniramohamed8662 Před 11 měsíci

    Scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Před 11 měsíci

    Waa iga su‘aale dadka is guursanaya maxay siyaasiyiinta hayebtay donan ha ahadeen farxadooda ugu soo casuman. Buqoda iyo walidoda maxaa lagu falaa?

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 11 měsíci +4

    Muuse Biixi dalka ayaa u muuqda in la dhiso. Maayir Xus dadka nool

  • @SayidKyase
    @SayidKyase Před 11 měsíci

    Walalayaw nadoota kudoranmayno

  • @rudwaansulub4835
    @rudwaansulub4835 Před 11 měsíci

    kaba qaad kolba qof amaan akhas

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak Před 11 měsíci

    😅😂😅😂❤kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @maxamedbirimo8350
    @maxamedbirimo8350 Před 11 měsíci

    Hadaan kaamyaha burcuuda ah koomo lagu seexan hadan reermiyaga la odhan kildhi shaaha soo kariya

    • @amiina-tb4dm
      @amiina-tb4dm Před 11 měsíci

      Buuuuuuuus buuuuuuuus buuuuuuuus buuuuuuuus buuuuuuuus buuuuuuuus buuuuuuuus buuuuuuuus buuuuuuuus

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Před 11 měsíci +1

    ALA MAXA AF KU XOOGLE MEESHA ISGU YIMI!!
    YAAHU AROSYADA KALA TAGA IMAN LA,AANTA SIYASADE IHIN QADATAY!!
    SHACABKODI AYA GAJO, BIYO LA,AAN, WAXABARSHO LA,AAN, CAFIMAD LA,AAN, SHAQO LA,AN, CUNTO IYO DAWO DACADAY LA DALAA DHACAYA.😢😢😢
    AYAGUNA 90KA AYA FATA BAKH LA TAGANYIHIN!!!

  • @hibomaxamed7609
    @hibomaxamed7609 Před 11 měsíci

    74rg

  • @maxamedbirimo8350
    @maxamedbirimo8350 Před 11 měsíci

    Isaaqo kibirtee hadaan aadmigu idin la yaabin ladanta la xijinlaayahay

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo Před 11 měsíci +3

    Waxa la yidhi waa dhaqanka Soomaalida oo ma doortaan nin dhukuran iyo nin gaaban toona. Bal u fiirso dhammaan madaxda Soomaalida tan iyo 1960kii. Cirro halkuu buurta gacan libaax ka fuulay inuu Hindiya tago ayay ahayd timihii cirrada lahaa ha loo soo beeree.

    • @Onlinefx309
      @Onlinefx309 Před 11 měsíci

      Abaarso

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Před 11 měsíci

      @@Onlinefx309dhalinyarada abaarso ee dibada wax ku so barata aya ku xukmi adigo ku faan geel iyo wax baan ahaan jiray waxa aanad nin quudaya nin kale

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Před 11 měsíci

      ​@@Onlinefx309QOF FAARUQA WAA TAY!!!!!.

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 Před 11 měsíci

    Tolkoyoow col iyo nabad uun sooo gala cay iyo dagaal uun baad wadaa

  • @maxamedbirimo8350
    @maxamedbirimo8350 Před 11 měsíci +1

    Isaaqo inta xun oofawareen soo qabta

  • @hindagabas9855
    @hindagabas9855 Před 11 měsíci +2

    Ina Cagawayne hunguri uun buu sheekeeyaa mar uu qado iyo cunto ka hadlo iyo mar uu lacag ka hadlo 😂😂😂

    • @Gob_gobonimo
      @Gob_gobonimo Před 11 měsíci

      Sayid maxamed cabdalla xasan waa kii gabaygiisu ahaa: Gar hunguriya Habar yoonis baa leh iyo nin Herer jooga.

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Před 11 měsíci

      ​@@Gob_gobonimoHABAR YOONIS BA MAAHA NINKAASI!!!!!.

    • @Gob_gobonimo
      @Gob_gobonimo Před 11 měsíci

      @@mustafahassan2555 I know that. Laakiin gabayga u fiirso! Herer nin joogaa waa Ciidogali. Herer waa magicii berigii hore loo yiqiin Hargaysa.

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Před 11 měsíci

      @Malcom..X REERKU WAA TOLL BALAADHAN, SHEEKH IYO SHARIIF BA LE.DAAROOD ISKU DIRKA DAD WADA DHASHAY AYEY KA MACAASHAAN, ILAA ODAYGAAS WAALAN EE SAYIDKA LA ODHAN JIREY!!!!!.

    • @Gob_gobonimo
      @Gob_gobonimo Před 11 měsíci

      @@mustafahassan2555 laakiin ogow doqmaha uumbaa la isku diri karaa. Markaa arrintu waxay muujinaysaa in Isaaqa laga caqli badan yahay.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 11 měsíci

    Arooska kadaaya qashinka iyo siyaasada

  • @goljanogsm
    @goljanogsm Před 11 měsíci

    Ninka cagawayne la yidhaa waa faaruq

  • @MOGADISHO2020
    @MOGADISHO2020 Před 11 měsíci

    wax somaliand la yiraahdo majiraan waa isaaqland aa masiibo allaha ididnku rido insha allah ssc ssc ssc ssc guul

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 11 měsíci

    Cagaweyne waa qof bilaa damiir ah, nin weyn oo guulwadeyn shaqo ka dhigtay, mida kale Cabdiraxmaan cirro iyo Feysal waligood may soo hadal qaadin, hadana maalin kasta labada nin buu ku dhago hadlayaa waar xishoo, mida kale ina aw Siciid baa taqaanidee waa dirawal lacag helay dhawaan anaga la dhalanay ina aw Siciid waana qof liita oo tuug ah, tijaarta