AYUUB KAARRLO - Markuu QABIILIGA Ahaa & Hadda !!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    Na Gaarsii 300K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD CZcams KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Komentáře • 601

  • @zariza897
    @zariza897 Před 2 lety +151

    Aniga fikirkayga ahan waxad tahay youtuberka kaliya ee aslubaysan ee aadka u dagan si caqli iyobmaskax lehna u wata hawshiisa Allaha ku xafido adiga iyo qoyskaagaba. Insha Allah

  • @bobby7715
    @bobby7715 Před 2 lety +214

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الخالق ❤💙💙
    Follow-na iso dheh walal mahadsanid

  • @farxaancade1036
    @farxaancade1036 Před 2 lety +26

    Hosow pro qabka wax udupeso wlhi profesional waye
    Somalida badankod san wax uma duuban qaar yar ma'ogiyee LEGEND tahay hore usoco pro❤✊

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 Před 2 lety +10

    Qofkii ugu qiimaha badnaa aduunka waa nabi maxamed ❤ Ku sali 💌

  • @axmadcumar708
    @axmadcumar708 Před 2 lety +30

    m.a don karlo waa legend wlh qanisinta kulaha🤣🤣
    ayuub waxa bartay asoo Facebook qabiilada aad ugu camirto caayo qaab kaftan ah
    markas ma jclaan jirin ayado waliba funny eheed qaabka uu uga jafi jiry qaba'ilka qaar m.a waa bogadinaya isbadalkan waxa kaloo ogaata hoyo mcn in wax lasiito lahed love you hooyo wlh la'anted nolasha waa mugdi

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 Před 2 lety +21

    Waa ku farxay inuu fikirkiisa ubadalay sey hooyadiis ufaraxdo maasha Allah kaarlo hooyadaa wanaag bey kula doontay adoo soomaali weyn helaya reer hebal looma go'o Alle hanoo xifdiyo waalidkeena markasta wanaag bey nala jecelyihiin

  • @jaaka77
    @jaaka77 Před 2 lety +21

    Ayuub kaarlo legend 2017/18. ayaan Facebook Ku bartay, markaasna Qabiilka murusade la dhaho ayuu aad u karbaashi jiray

  • @mkafamily6700
    @mkafamily6700 Před 2 lety +37

    Walahi walal Hosow pro wuxuu istaahilaa in 1M aan gaarsiiyo channel kiisa, maxaa yeelay video yadiisa quality ga ay lee yihiin qaabkiisa, daganaanshihiisa, MashaAllah 😍

  • @HamzaOnline10
    @HamzaOnline10 Před 2 lety +7

    Man i swear wllhi ninkan waa professional interviewer, Muqaalka waa cajiib, suaalaha waa fantastic. Hosow Pro wax walba aad sameyso DAHAB aye noqdaaa. MashaAllah walaalkey GUUL kurajeynaa. Channalkan 2yrs kabadan kuxiranahay.

  • @sheikhladan2160
    @sheikhladan2160 Před 2 lety +15

    Asc waxaan jeclahay dhalinyaradeen iyo caruurteenu inaan la kala fogeyn, qabiil waad aragteen meesha uu na dhigay. Qofka dad ugu wanaagsan waa qofka khaladkiisa qirta Well done ayuub ajar iyo xasanaad Allah kaa siiyo wanaagaaga maamo.

  • @dafitab6834
    @dafitab6834 Před 2 lety +107

    This guy really deserves 10million subscribers 😫😕😣

  • @abdiwahid80
    @abdiwahid80 Před 2 lety +19

    Ayuub Karlo Waa Legend. Wariye Barnaamijkaaga waa Mid wanagsan Keep it up 👍

  • @Libaxbaded
    @Libaxbaded Před 2 lety +9

    Hooyo walbo ubadkeda wanaga le jeceshahy Allah ino dhaafo hooyoyinka somaliyed inta hooyadood dhimatay khabriga Allah uwasiciyo

  • @cabdigood226
    @cabdigood226 Před 2 lety +9

    Ayuub waa shaqsiga kaliya een dhihi karo waa qof qalbigiisa iyo niyadiisa maamuli kara ee ku jira social media ha. Sxb keep going. Halkaa ka wad wacyigelinta iyo isu soo dhawaynta bulshada.

  • @abdiaziztahliil6719
    @abdiaziztahliil6719 Před 2 lety +68

    Masha Allah what a interview kaarlo and hoosow pro

  • @ahmedjamac4269
    @ahmedjamac4269 Před 2 lety +28

    Ninkan waaa legend marwalba waa iga qosliyaaa Don Kaarlo 🤣😆

  • @mohameddeeqhalane9420
    @mohameddeeqhalane9420 Před 2 lety +3

    Waxan kamid ahey dadka mardhow so qabsadey kumaqasarin subscribe ta waxa iimuuqda qof dagen aqiyar ah qaabkaad wax udubeysid wa another level marka sxb waxa xaqiiq ah intawanaagsan iney bedelikaraan inta yar ee qabyaalada dilootey kashaqaaya kala fogaanshaha somalida qooska ah barnaamij noocanookale ah mar mar wa loo bahanyahy guuleyso bro

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 Před 2 lety +27

    Barnaamijkan waxa iga soo jiitay waa different location hore usoco hosow waa fikrad aad u qurux badan .🥰😍❤

  • @abdirizakjama2703
    @abdirizakjama2703 Před 2 lety +59

    Congratulation Howsow 300k subs and again you can make more than this
    Keep going legend
    You fantastic questioneir bro

  • @nacimaiman
    @nacimaiman Před 2 lety +30

    Congratulations Hosow for 300K subscribers 🫶🫶✔️Waa wareysi cajiib Ayuub kaarlo Waa nin xigmad socoto ah Waa wax fiican inuu Qabyaalada iska daayey Waan ku bogaadinayaa🫶🫶🫶

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Před 2 lety +7

    Ayuub wa Legend Qalpi Nadiif leeh walhi isku fikiir Nahay qofna laguma Qato wa indrkey iyo isku Qabilnahay Ee Dadka Waxa laagu Qeymeya Aqontisa iyo Garashadiisa Aqlaqdisa

  • @hassankeeyeditor8815
    @hassankeeyeditor8815 Před 2 lety +7

    Muuqaalkan gebi ahaanba waan dhamaystay anigoo weliba aad ugu riyaaqay story telling ka iyo duubista.
    Mahadsint widaayow hor ung so'oy

  • @Samiya.cabase
    @Samiya.cabase Před 2 lety +1

    Manchallah ayoub karlo waa legend wlhi somalinimo baa ina deeqda qabiil iyo qudhun wax faido ah malaha waxay dhasha kalaqubqub cunfi cunsirinimo wiil iyo abtigii oo kala taga waba inta uyar ee kadhalankarta wiilkana hada iigu horaysa waxa uu ila muqda nin masuuul ah wana subscribe gareyay keep going !

  • @hamdimoha7399
    @hamdimoha7399 Před 2 lety +24

    Hampalyo 300k pro hossow
    you deserv more🙏❤️😊
    ayuub karlo dumashi awal wan ku necba wlh caaydada io caayda hooyoyinka somaliyed aad usoo jiideyso ee ah ereyga ku caan baxday , lkn hada markad iska dhaaftay waa la iska iloobay m,a
    Hambalyo anyway pro kaarlo
    hooyo fican ku dhashay Allah deysto

  • @crisaaqabshir3885
    @crisaaqabshir3885 Před 2 lety +21

    Hoosow I SUPPORT YOU WLHI ❤️ legend
    Maanta garab lagaa baahan yahay oo ah caawimaad ah sxpka abuukar culusow ayaa caawimaad ubaahan oo gabdhiisa xaalad adag ku jirta ka qeebqaado 🇸🇴🙏🇸🇴🙏

  • @suhanaali1797
    @suhanaali1797 Před 2 lety +11

    Hasow waxa Kala so bilaabay 10k isaga haysta maanta 300k mabruuk alfa mara baranamijyadada aad ban ulaso socda hore usoco walalo

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 Před 2 lety +2

    9:27 wlhi ani ahan ma xasusto wixi hore wxy ila thy inaad sidan wanagsan ad hda thy waliga kuso dhaqmaysay Gulayso DON *KARLO* 💙 thank u HOSOW waa barnamij qurux bdn runti🥰

  • @Itsme-zk6cn
    @Itsme-zk6cn Před 2 lety +4

    Osman Hosow walal Shaqo wanaagsan ayaa soo bandhigtay 👏🏾👏🏾 Ayoub Karlo halkaas ka wad wanaaga Qabyaalad Waa qurun Hana u laaban 👏🏾👏🏾

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Před 2 lety +16

    Mahadsenid hosow
    Kaarlo go,aankiisu waa guuleystey🥰

  • @22kaariye80
    @22kaariye80 Před 2 lety +2

    Waa Baraamij aad iyo aaad udhiiri galinaaya dhalinta Manta. aadba kaga mahadcelineynaa soo gudbinta Baraamijka qiimaha badan xunbaarsan, Captain KARLO FUNNY AYAA TAHAY SAXIIB WAANAGA QOSLISAY ; THANK YOU MR HOSOW PRO

  • @Zedani99
    @Zedani99 Před 2 lety +1

    Hasoow walal ayup kudayo qabyaalad iska dhaaf wa qurun Somalinima ku Faan dadko dhana kuwada jeclaana wa tala horaa Loo dahay Tala walal diidoow tagoogtuu kajawaa🙌🏻

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl Před 2 lety +6

    Ayuub kaarlo wa nin qalbi fican saan iyo sika fican ayan ku rajena👍😍😍😍😍😍

  • @Shaakir-Talk
    @Shaakir-Talk Před 2 lety +3

    Bartaan Hossow Pro waa bar aad ujeclaaneysa daawashada youtube xaga codka iyo muuqaalkaba waa mid sarre guuleyso ayaan ku leeyahay Amigo

  • @fatimamm25
    @fatimamm25 Před 2 lety +8

    Walaalo is helay masha allh ayuub waa aqligii oo qof ah lkn caato ayaa madax weeyn ka keentay😍😍😍🤩🤩🤩

  • @umusarah6321
    @umusarah6321 Před 2 lety +1

    Masha allah Ayuub karlo wlhi wa wiil fcn markasto wan u duceya wiilasha ama gabdhaha qabyaalada ku kala geeyo somalida,
    Hadana wan usi duceynaya ilaahay haso hadeeyo dhalintena qabyalada madax martay aamiin ya rabbi🤲🤲🤲🤲

  • @farhiyaabdikero7201
    @farhiyaabdikero7201 Před 2 lety +2

    Mashaa Allah hambalyo inaa abtigey ina adeerkey nin positive Mashaa Allah waxa tahay nin cabdi maxamed iska dhal ah ayaa nin boqortoyo just be positive

  • @abdulrashidali8752
    @abdulrashidali8752 Před 2 lety +9

    Ayub Karlo qosolkiisa igagaadan🤣🤣...it sounds funny walahi😂🤣🤣

  • @nastehoahmed1499
    @nastehoahmed1499 Před 2 lety

    Ayuub waa fariid wan lasocda tiktoktisa iyo facebookgiisaba masha allah

  • @MariamAhmed-uc3dz
    @MariamAhmed-uc3dz Před 2 lety +3

    War yaaa iiii jawaabaaa saki bin xaaji io ayub kaalo we isku eg yihiiine amee isku hoooya yihiiiiin

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad Před 2 lety +4

    Nin weyn ''ayuub kaarlo'' Baad maanta noo soo qabatay, noolaada labadiinaba👏😍

  • @umeymanmahdi5794
    @umeymanmahdi5794 Před 2 lety

    Xadith kii nabiga Sallahu caleyhi wassalam aa ahaay "nin baa nabiga sallahu Allahu caleyhi wasalam uyimid markaasu yiri ii dardaaran nabiga waxuu ki jawaabay لاتغضب ha xanaaqin markasu nabiga kucelceliyay xa naaqin waa dardaarankii nabigeena salalahi caleyhi wasalm

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347

    ayuub kaarlo nin qalbi fiican oo garasho dheer weeye gartayna in qabiilku khasaaro yahay👍👍👍

  • @ibrakadarbo9333
    @ibrakadarbo9333 Před 2 lety +3

    Hosow marka hore hambalyo brother 300k subscribe aad gaartey
    Mida kale Don kaarlo xaqiiqda wa qof qalbi wanaagsan oo asxaab badan isku haayo

  • @fadxixaashi3282
    @fadxixaashi3282 Před 2 lety +1

    DON KARLO runtii legend baa tahay halkaa kaga hay pro qabiilkuna wax fiican maaha halkaa kaga Har runtii live tik tok markaad soogasho gifts kulama dhaafo waana jecelahay live kaaga pro keep going

  • @honeydahab4376
    @honeydahab4376 Před 2 lety

    Illahay waalidka ha noo xifdiyo aduun iyo aakhiraba
    Walhi waa cida markasta kaa warwarta
    Yaraan iyo Wayne midna Kaga Hari maayaan

  • @naimaahmed3268
    @naimaahmed3268 Před 2 lety +18

    Congratulations 🎊 for 300k 🙌😍

  • @Mustaqiim22
    @Mustaqiim22 Před 2 lety

    Mashaa Allaah qof walba oo iimaankiisu noolyahay Inta uuna godka galin buu saxaa khaladaadkiisa. Ayub nin go’aan leh alle haku barakeeyo 💐

  • @zachary_haji
    @zachary_haji Před 2 lety

    Walal si gar ah an u jeclahay dawashada muqaladisa iyo taxanaha barnamijyadisa .
    Wllky osman hossow guuleyso saxib

  • @abdirisaqdeeqsi5956
    @abdirisaqdeeqsi5956 Před 2 lety +5

    Don kaarlo markuu qabiilka aha ma taagersanen lkn marku qabiilka iska dhaafay taagerayashi bn kuso biiray

  • @Kinghassanhajjihamdun8110

    congrats my pro hosow for hitting 300k

  • @Alone-fc6cs
    @Alone-fc6cs Před 2 lety +3

    Mansha allh wa barnaamij aad u fiican karlo aniga waxan ka mid aha dadki necbaa markiisii horre ee uu qabyalada ku dhex jiray xaqiiqdi iyo hooyo caayga balse karlo ha cusub walhay wan xiseya inan dhageesto sidaas ayaa laga rabaa saxiib go aan fiican ayaad qadtay Hosow tusale kuugu filan Asad hagio wad argtay wu bariseeya isgoon cidna heesan qof ama qabiilna caayin
    Qofkii u baahan social media inu jormar dhinaca wangsan ah sameeyo ama ka gaaro Ha sameeyo isbadalka uu sameeyey Ayuub ama haka bilaabo wanaga sida hosow iyo Asad hagio oo kale iyo qaar kaloo badan

  • @nimcobare3452
    @nimcobare3452 Před 2 lety +1

    Don't a book by its Cover, Waa Wiil Fikiraya qalbi wanagsan Ayuub ,Wll Hoosow Adna Mahadsanid ❤🥰☝️

  • @mohedothmanofficial7665
    @mohedothmanofficial7665 Před 2 lety +3

    Hanbalyo brother intaa iyo inkabadanba waad uqalantaa go foward brother everytime ❤ 🙏💗

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 Před 2 lety +1

    Maashaa Allah, Allah ha ku xafido. Ayub karlo fikirkaaga aad baan usoo dhowenayaa.

  • @bishardoolal1904
    @bishardoolal1904 Před 2 lety +1

    Qabyalada hore eed ka shekaysay ma arkin ani ahan
    Lkn waxn hada maqrati ka ahy in u Ayub yahy dadka ogu qalbiga fcn social media legend wan ku wata nio keep going bro

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 Před 2 lety +5

    12:22 ayuub kaarlo Qosolkisa another level wyeh 😂😂😂😂😂💔

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 Před 2 lety +6

    Good interview 👍👍👍

  • @ayoubyassin9030
    @ayoubyassin9030 Před 2 lety

    Ayuub kaarlo waa nin niyad wanaagsan alle khayrka ha waafajiyo

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 Před 2 lety

    Marqaatiga nool ayaad ka dhigtay Ayuub, oo wax walba isagaa afkiisa ka sheegay waana soo dhaweeynayaa is badalkiisa, waa Geesi ,thanks hoosoow waa muuqaal cajiib ah oo xikmadeeysan muuqaal ahaana aad u quruxbadan habka aad uduubtay meesha oo aad u qurxbadan biyo, dhir iyo jawi dagan iyo ayuub ,hoosow oo atoorayaal ah inaan filin daawanaayo ayaan u maleeynaayay waa muuqaal quruxbadan mahadsanid walaalkeey thanks

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 Před 2 lety +3

    Hda la taageri karaa kow dadka ogu nebcahay uu ka mid aha hdase big fan for him

  • @NajmaH586
    @NajmaH586 Před 2 lety +1

    Sida muqaalka loo dubay waa professional masha Allah.

  • @xarbijr984
    @xarbijr984 Před 2 lety +21

    Two legends ♥️♥️

  • @wizzcadde7394
    @wizzcadde7394 Před 2 lety +2

    Ayuub karlo fv person

  • @quruxqurux1369
    @quruxqurux1369 Před 2 lety +2

    Mesha allah Ayub ninka raga wa ki fakara oo aqlisa isticmala oo hadana go aan leh keep going fam.

  • @hamdimohamed688
    @hamdimohamed688 Před 2 lety +9

    Masha Allah Congratulations 300K

  • @hadhsiimo9380
    @hadhsiimo9380 Před 2 lety +20

    Two legends💪

  • @sapiriinanor3886
    @sapiriinanor3886 Před 2 lety

    Wllhi wxan amin sanhy qof inta qabiil ku tageeri leheed wanaagisa iyo dadnimadiisa in lagu tageero i.a mar dhaw qabyaalada illhy hanaga madooweyo🥀peace and love✌️

  • @basohilib8501
    @basohilib8501 Před 2 lety

    Mshallah mshallah ayuub karlo waa nin kudaysho mudan

  • @mahadmoudkaireh1010
    @mahadmoudkaireh1010 Před 2 lety +4

    Congratulation Howsow 300 K Subs

  • @xushmad3500
    @xushmad3500 Před 2 lety +1

    Kaarlo Isbadel muuqda Buu sameeyey waan u rajeynayaa sxbadisii horena inay kudeydaan Oo qabiilka io Naceybka ay iska dhafaan

  • @isakoficial
    @isakoficial Před 2 lety +9

    Perfect interview and video 👌

  • @balqisali275
    @balqisali275 Před 2 lety +7

    Congratulations 🎊 👏 abti qalii 300k subscribe marana hoss waxn sugana wa half ❤ million I.a

  • @indhososman7854
    @indhososman7854 Před 2 lety +4

    Congratulation for 300k subscribers 🎂🍰

  • @abdifataahahmedofficial7179

    Wow 👌 another level 👏 weeye walhi osman keep it 💯 up proJ

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Před 2 lety

    Every mother can change the world walidiinta wa in hadalkoda la maqlaa wa hadii aad baari tahay aduunyo iyo aqiro wax maka halabaayo 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @adnanhaji2478
    @adnanhaji2478 Před 2 lety +2

    Wllkeey Sxbkeey Ayub Ahmed Husein DON KARLO Sharaf kor kaaga ha ahaato❤️🔥

  • @cabdisalaam7904
    @cabdisalaam7904 Před 2 lety +1

    Walhi waa kahelay Barnaamijkaan ,
    Xitaa waxaan DareemayAA In waqtiga uu yaryahy
    Keep going hossow

  • @siidcumar5437
    @siidcumar5437 Před 2 lety +2

    Nin caqli badan 🦹‍♀️
    Nin sabir badan 🧏‍♂️
    Doon kaarlo madaxaan kumaad qasaari.
    😄😃😃😃😀.
    Libaax waan kusalaamay.

  • @dadkamedia6061
    @dadkamedia6061 Před 2 lety +1

    waa arin fiican hadii soomali qabiil iska deyso
    horomar iyo badhaadha ayaa la gaari lahaa only somalinimo

  • @cabdirashidcawilcabdulahi208

    Ayuhb kaarlo iyo hosaw labo legend
    Aya tihiin
    Oo masualin ah
    M.a ra'yi macquul ah ayu ka dhawajiyay kaarlo
    Wayo sualaha uu dadka waydiiyo
    Wuu ogyahy qofka xaladiisa guud aheyneyd 😂😂😂
    Waana sualo qatar ah
    M.a qabiil lagu faano ama la isku faquuqo wax fcn ma ahn
    Hosawpro horey u soco masual 👍👍

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 Před 2 lety +1

    Ayuub Karlo"" Well done """thanks 🙏🙏

  • @armaan9990
    @armaan9990 Před 2 lety +3

    Hambalyo 300k walaalo ah inay intan kasii bataana waan rajaynaya

  • @nuuriyemedia4312
    @nuuriyemedia4312 Před 2 lety +4

    Ayuub kaarlo waa fahad yaasiinka Social media Inaba caadi Maaha

  • @barlbari9765
    @barlbari9765 Před 2 lety +22

    Don kaarlo the only legend that I always support

  • @tigertiger8020
    @tigertiger8020 Před 2 lety +2

    Nin rag oo is bdel cad subiyey

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Před 2 lety

    Lakiin qabiil wuu ka dhaartey good job 👏🏽
    hada dhalinyarada Isku dirtaa Mana fiicno taan ha iska daayo 🇸🇴
    Hada ka hor waxa daawadey adigoo Lagu yir qabiilkaa cey oo aa tiri ma ayaydeybaa caayaa waana diidey Mashallah,dadkan way is wada dhaleen

  • @Cabdiqanibulshaawi
    @Cabdiqanibulshaawi Před 2 lety +4

    Legend Kaarlo🦋👑🤴💪🙏

  • @calimahamadabdi7442
    @calimahamadabdi7442 Před 2 lety +7

    Legend hasow pro 💪

  • @PubgDoctor1
    @PubgDoctor1 Před 2 lety +3

    Ninkaan ifka ugu necbaa markuu qabiilka iska daayay taageero buuxo u noqday wlhai

  • @ciisemohaofficiall8979
    @ciisemohaofficiall8979 Před 2 lety +4

    Congratulations for 300k

  • @ayannitta
    @ayannitta Před 2 lety +3

    💖💖💖👍 masha Allah ayuub karlo hooyada waa hooyo wanagsan Masha Allah💘❤

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Před 2 lety +1

    Masha Allah
    Wa muqalki Ugu Horeyay oon Recipect 👍🇸🇴 Ku Mujiyey #Ayuub_Kaarlo
    Keep going brother🇸🇴

  • @khaliifatechnology2995
    @khaliifatechnology2995 Před 2 lety +5

    Ayuub Ahmed Hussein Don kaarlo nin aad ucaqli badan baa tahay sxp waxaan aad uga helay sida quruxda badan eed go aanka wanags uqadatay waxaa mahad iska leh allahii Ku garansiiyay
    Bal is qiimee shalay Bulshada dhexdeda waxaad Ka ahyd qof wasaqaysan oo aad loo necebyahay balse manta waxaa tahay kan ugu samaynta badan baraha bulshada dhalinta aad uga qosliya una jeclyihiin mrka Sxp qabyaladu wax baydumisaa ee wax ma abuurto

  • @abdirashiidsaciid983
    @abdirashiidsaciid983 Před 2 lety +1

    Ayuub karlo my brother keep going 🙏🏻

  • @Jammaad
    @Jammaad Před 2 lety

    Dowlo ayuub qabiil faaiido malaha dadka walaalaha ayuu kala geeyaa qabiilkaaga aqoon sanoow laakiin hanoqon qabiiliiste qabiilka iskugarta laakiin maaha dadkale ku faquuq oo iska waynee. Waxaan dhihi lahaa halayska dhaafo waxaidin kala geeynaya soomaali waamid waana dad isku baahan farkaliyaana fool madhaqdo gacma wada jirbay wax ku qabtaan one love ❤

  • @abdirazakabdi6312
    @abdirazakabdi6312 Před 2 lety +1

    Masha Allah aad ayaan oogu farxnay kulankiina iyo wanaagiina ✊

  • @mohammedali202
    @mohammedali202 Před 2 lety +2

    2 legend hosow noo soo badi barnaamijyadan oo kale qaabka doobisra iyo wareysiga 10/10

  • @faisasoleman6685
    @faisasoleman6685 Před 2 lety +7

    The one and only legend ayuub kaarlo rufiyaanka tiktok salute 😜

    • @aziiz94
      @aziiz94 Před 2 lety

      😂 😂 Jabutiyan kaftamayo ada igu horeeso salute 😂

  • @نجمعبدعلى-ه3ن

    Waa kaftan yhan tiktok iyo guud ahaan social media sidaan arkey waa geesi neceb in loo gafo haweenka ayuub the big legend keep of Allah bro 💗❤

  • @samiyaali8425
    @samiyaali8425 Před 2 lety

    Masha Allah ayuub waa wiil wanagsan