Her Name Is HANA - Sheeko HOOYO SOOMAALIYEED oo Ka Oysiisay Caalamka.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD CZcams KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Komentáře • 1K

  • @ayaanhassan4936
    @ayaanhassan4936 Před rokem +662

    Masha allah waad mahadsantahay hozow pro waan kugu xodhanahay 😭😭😭😭 eedo iyo habaryar Ayaan u ahay waayo hooyadeed iyo aabheedba wan isxignaa
    Abudabi na waa wada deganayn sawirka amal ooyar na waan haystaa anoo gacanta haya 😭😭 sheekadana waa sida aad usootabosay

  • @fardowsamohamud9701
    @fardowsamohamud9701 Před rokem +36

    Hanna ..waan aqaanay qof wanaagsan oo bashaashad ah ayay ahayd..Ilaahay ha u naxariisto Janatul Firdows Hooy geeda ha ka dhigo. Caruurteedana Ilaahay ha xafido

  • @mustafaabdisamad6765
    @mustafaabdisamad6765 Před rokem +11

    Ilaahay ha unaxariisto hooyo Hanna’ waxaan ka bartey inaan daryeelo hooyo ama walaashay amaba Mustaqbal ka Gabadha nolosha ila wadaagta iyo caruurta ay ii dhashaba insha Allah inaan marna culeys saarin kana warhayo misena 100% aan caawiyo ilaahayna ha ii fududeeyo insha Allah

  • @istareexomar4786
    @istareexomar4786 Před rokem +155

    Alle ha u naxariisto hooyadaa iyo hooyaday macaanba markaan maqlo intaas baa u hadhay ama hooyadaa masii nolanayso waxaan soo xasusan hooyaday mcn oo aan wayey 2021 bishii 6aad 14 keedii hal mar iigu duceeya hooyaday iyo hooyo kasta oo muslimaba 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia5250 Před rokem +25

    Depression ku waa xanuun kamida
    Xanuunada dunida ka jira
    Waxaana sida oo kale uu aad ugu
    Badan yahay dhanka dumarka
    Ilahay swt hooyadaas ha janeeyo
    Dhamaanteena aynu waalidkeen
    Ka war hayno oo yaynaan ciilin

  • @idilqalanjo2035
    @idilqalanjo2035 Před rokem +106

    😢Allah yaa rahma. Amal post Facebook ay so dhigtaay an oga tacsiyeyaay 2017ki. Rer Canada isla nahay.
    May Allah protect us mentally, emotionally and physically. There’s so many challenges in life. May Allah be with you and I. May Allah have his mercy on mama Hana.
    I cried that day when I saw her post and I am crying again. She is courteous and very intelligent of her to share this story. It’s a great awareness.
    Best of wishes to you sister Amal, if you see my message❤

    • @hmm1699
      @hmm1699 Před rokem +1

      Maxaa fb ugu qoran wll

    • @naimaabdi19adan98
      @naimaabdi19adan98 Před rokem

      Maxaa kugu qoron.xbbti

    • @user-pg8jx3dg9z
      @user-pg8jx3dg9z Před rokem

      Idil Qalanjo, abaayo xage ka daganayen Canada

    • @alkhansaatumadir8632
      @alkhansaatumadir8632 Před rokem +1

      Asc anigoo garanayn Hana Allaha u naxariisto,awlaadeedana Rabbi ha xafido wallaahi way iga oohisay Amal,waxaana ka helay sida ay u sheegaysay iyadoo Rajo,wacdi,waano,dulqaadba iyo iimaanba way lahayd,Jazakillahu khayr

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Před rokem +63

    KU SALIYA RASULKA Ever The Most knowledge able And The Most shine All Created Prophet Muhammad SCW❤❤💯☪️✅ﷺﷺ

  • @the_kaarto
    @the_kaarto Před rokem +14

    xanuun waye wllhi Amalna wa Geesiyad wllhi🥺😭😭 HOOYO Hana ilahay hakuu raxmado qabrigana hakuu carfiyo.

  • @aymanal-said6596
    @aymanal-said6596 Před rokem +13

    I was in similar situation mentally … I went so many different doctors, took several medications Alhumdulilaah I found a somali lady who gave me treatment call ( heart detox ) hypnosis after few sections I felt much better mentally and physically and now I feeling completely fine, Alhamdullilah

    • @cadaankudhiigleh
      @cadaankudhiigleh Před rokem +1

      Wll plz maigu xiri kartaa doctoradaas plz and plz wll aniga kula mid ah all antidepressants wan so tijaabiyay ilaa hada I'm feeling extremely hopeless 😔

    • @SkyStar592
      @SkyStar592 Před 3 měsíci

      Wll xagee lagaala Soo xiriiraa
      Drs Waa loo baahan yahaye
      Please

  • @siradm
    @siradm Před rokem +30

    Allaha u naxariisto hooyadaas ilmeheedi ay u soo dhabar adayg tahayna saalixiin Allaha uga dhigo yaa Rabbi aad ban uga xumahay gabdhahaasna waxan leeyahay sabra hooyadiinna Ilaahay jannatul Firdawsa ha isugu kiin geeyo tacsi ban u diraayaa tiiraanyadana waa la wadaagayaa

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +142

    Hadaa ujeedo magac nabigena Muhammad ❤ﷺﷺ❤ like saar🥺❤🤲☝🕋

  • @Haykal5
    @Haykal5 Před rokem +76

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

  • @naimahussein2914
    @naimahussein2914 Před rokem +12

    May ALLAH grant her Jannah, heart breaking story 😭😭😭 waxaa buuxa hooyo ama gabdho badan oo soomaaliyeed oo depression dilooday wax caawinaaya ama fahmaayo jirin😭😭 Quraanka iyo salaada aan ku dadaalno wax badan weena caawineesaa

  • @gaaranegardaro3600
    @gaaranegardaro3600 Před rokem +33

    Mahadsanid Hosow, sida aad noo qadarisay oo aad sheeko saacado socotay aan daqiiqada kooban aad noogu soo koobtay,
    Waxaad galisay dhageeysigeeda saacado, waqti ayeeyna kugu qaadatay duubtay iyo editkaba.
    waad kumahadsantahay

  • @munaahmed7500
    @munaahmed7500 Před rokem +21

    Waxaad moodaa inin soo maray xaalka laaken ilhay ayaan ku caraary alhumdulilaah hooyoyinka somaliyeed waa dad adag mana jecla inay xanuunkoda kahadlan waayo dadka ayaa kucaynaya walashay Allah ha unaxariisto awladeeda walad salax hauga dhigo Allahumma Ameen ❤️

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Před rokem +159

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤🌹

  • @princeinaali7832
    @princeinaali7832 Před rokem +13

    Msha allh wll soo tabintada waa mid qurux badan xanuunkas depressionka waxa keena culayska iyo masuliyada tirada badan oo kali ku noqoto aniga xitaa hooyadayda ayan ku wayay allah unaxariisto qof fahmo ayay waysay anigane kama ag dhaweyn dadkenana ma fahmi karan xaaladas wuu waashay ama jinni iyo sixir aya haya ayay iska dhahayan waa in la caawiyaa qofka xanunsan ilaalin badan iyo ka warqad iyo naxariis badan ayuu ubahanyahay

    • @rukiaralio4766
      @rukiaralio4766 Před rokem

      Wa runta kaliga markad masuliyada kunoqotid o aad qaadi kari wayso aya waxa kufakaraysa inad caruurta disho ama naftaada disho aniga xita 2016 jaamacada aan dhiganaayay marka jaranjarada si saaranahay waxan kufakarijiray ina iskasotuuro dabaqa noloshaas isugeysay geeri idhaantay kufakaraayay maalin ano saas kufakaray aya sxbtey jaranjarta ilasaarned ushegay ina rabo ina jaranjarta iskatuuro gabadhiya gacanta iqabatay idajisay itiri acuudu bileyso aakhira ixasuusisay

  • @umulkheirabshirmohamed4544

    Allh ha u naxriisto walidka halga warhaayo illaahow rabiyow raxmaanow ha tusin dhib oo ugu naxriiso sidey noogu soo dadaalen nosoo barbariyeen uducey wlidkga marwalbo hooyo mcn meeel walba aaad ku suganthy frxd kunolow mar qura wax ku dhibo allh kuma tuso🤲😭💔

  • @eprahimwadani
    @eprahimwadani Před rokem +35

    It is so emotional bro it touched me
    May Allah protect our mother's they're our backbones they sacrifice everything for us
    Allah u naxariisto maama hana
    Sabar iyo iimaan allah ka siiyo amaal iyo dhamaan qoyskeedaba🥺

  • @abdiqadarabdullahi9696
    @abdiqadarabdullahi9696 Před rokem +34

    Walai it's very emotional scenario cnt stop crying 😢 it's smthng we talk lightly ...many people have that disease. May Alah sw grant hooyo mcn janatul firdaus. Ameeen

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍😍

    • @hurt3094
      @hurt3094 Před rokem

      Yes wallhi depression isn’t easy we need to aware the people and talk more abt this

  • @sakariyemuuse666
    @sakariyemuuse666 Před rokem +17

    Hooyo allow nooda hooyoyinkeena dhib ayey noo martaa sida ay inagu nolasheena noogu hagaajiso caruurteenana ay u daryeesho badankeena markaan weynaano waan ku SOO Af celina 😢😢😢

  • @GAANI.
    @GAANI. Před rokem +6

    (دعاء الكرب)
    لا إله إلا الله العظيم الحليم
    لا إله إلا الله رب العرش العظيم
    لا إله إلا الله رب السموات ورب العرش الكريم.

  • @zhaxaripoi3327
    @zhaxaripoi3327 Před rokem +12

    alle ha u naxaristo this story is Hearth broken wlhi Osman Hosow adna wad mahadsantahay walal sida Quruxdapadan ee Aad Sheekada Nooguso Gudbisey iyo Wakhtiga aad galisey Sido Kale Aynu U duceyno Maamo Hana Alle Yarxmuk Mamo.🥺🤲

  • @Hodan7812
    @Hodan7812 Před rokem +22

    Ilinba indhahayga ku soo istaagtay wlhi qof walba oo dhib haysto qalbiyan ama jidh ahaanba Allah ha ka dulqaado😭
    Hooyada soomaliyeed ee qiimaha badan Allah ha unaxariisto beer beeraha janada ka mida Allah ha ka warabiyo aamiin🤲🤲

  • @Royalshorts76
    @Royalshorts76 Před rokem +21

    Eebow Hooyo Hana Naxariis waraata sii wllhi waa very emotional 😭😭😭

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem +1

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍😍😍

  • @timacade2509
    @timacade2509 Před rokem +156

    wax badan ayadoo afsomali wan sugayey inta ani cml ila sugeesay ismujiya🥺

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 Před rokem +278

    Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    like sara❤❤🤲

  • @diraysxeeb3290
    @diraysxeeb3290 Před rokem +7

    Alle Ha Ku Casuumo Jannaadkiisa Hooyo Hanna Allena Dambigeeda Ha Dhaafo Ameen

  • @suheylasaid8337
    @suheylasaid8337 Před rokem +6

    Oh my god I can’t stop crying 😭 wlhi qalbiga ayaa I gariray inta an nolaa qisadan oo gale oo u xanun badan waligey man argin 😢

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze Před rokem +15

    Alle ha I naxariisto hooyo Hana io dhamaan hooyooyinka muslimka ah aamiin yaa rabi😥

  • @bilqiis9099
    @bilqiis9099 Před rokem +23

    This story is new to me, may Allah s.w forgive her sins, grant her a lofty place in Jannatul firdaus. Amiin

  • @sumayasaidomar882
    @sumayasaidomar882 Před rokem +11

    Allha u naxriisto mama Hana wllhi murug allha u naxriisto😭😭😭

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 Před rokem +17

    Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajucuun dadka somaliyeed waxa aan ka codsanayaa in aay joojiyan hadalada xanaftaleh gormay baran doonan hadalka san marka qofka xaalad adag aay soo wajahado please ubadkana samit iyo iimaan allaha ka siiyo qalbiga allaha u qaboojiyo ubadkas mamadana allah waxa aan uga batyaynaa janadii udgoonayd allaha geeyo qabrigana allaha u waasiciyo aamiin

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem +1

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍😍😍

  • @imiiab8401
    @imiiab8401 Před rokem +13

    Allah ha u naxariisto allah danbigeeda ha dhaafo Allah janadii fardawsa haka waraabiyo hana waa hooyo soomaliyeed oo geesiyad ahayd amal you are so beautiful human being marna danbi hadariimin hooyo waa caawisay intaa caawinkartay mental health is so important
    Shukran walaal in aad nosoogudbisay Allah hakaa ajarsiiyo
    Dear amal Allah qalbigaaga hakuu qaboojiyo really waxaa tahay qofka ugu adkaysiga badan sheekadan 💚⚘

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍

  • @shadiyaabdirashid2350
    @shadiyaabdirashid2350 Před rokem +10

    Waa qiso xanuun badan runti aniga depression ayaa igu dhacdey anigo uur leh 3 week markan qatana oo qol I xiran yahey dadka ila noolna walac u heystan ayaa gabar aan saxib nahey itimi markasey ka codsatey ninkeygi iney imbalance leygu cawo oo hospital ley geyo sida ugu degdeg badan isla markiba hospital ayaa ley geyey markiba wey garteyn waxa I haya Dr degdeg ah baa ley wacey si uu wareysi ila yeesho hospital 3 week leygu hayey dhakhtarkas waa I cawiyey oo noolasheyda badbadiyey waxan isku dayey Intan hospital leygeyn inaan habeen isku dayey inan isdilo laakin ilmo yaryar baan heystey marka inan isdilo waan ka labababeyn jirey anigo ilmaheyga yaryar u werweraya oo qurbaha joga depression kas waxan heystey mudo dhowr bilood ah laakin waxa murugo ah inan cidna ku fahmi karin dadkena somalida ah Intan xanuunka daremayey labo qof u sheegey weliba qof aad baan ugu oyey anigo la socodsinaya dhibka I heysta waxey dhaheyn quraan isku akhri shayadin baa ku haya marka anigu ma fahmi karno xanuunada oo kale habaryartey iyago umul ah ilmaheda 5 ayey xarig isku dishey umulkasna wey xanunsan jirtey cid fahmi jirtey malaha markan aniga xanuunkan qadey baan habaryartey fahmey dhimashadeda sababta kentey iney is disho oo umul walba ey u xanunsan jirtey runti aniga hada waan cafimad qaba alxm laakin xanunkas hooyoyin badan oo qaba qurbaha joga ee somaliyey waa inan isdhegeysana oo qofki ku cowda oo dhibata cafimad ku sheegta kula talisa inuu dr ka kulmo wayo dhakhtarku waa muhim

    • @seytuunali1971
      @seytuunali1971 Před rokem

      Alx hadaadba maanta kanooshahay kana caafimaad qabtid wllo,hooyo kastana Alle haukaalmeeyo

  • @iamfarhan989
    @iamfarhan989 Před rokem +19

    I've to download spotify just to listen this Amazing story. Thanks to brother Hosow

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před rokem +10

    Amal iyo walalaheed
    Alle ha xifdiyo, wax dhiba Alle ma tuso
    Aamiin Aamiin yaa Allah❤️💞

  • @abdilaahipersia528
    @abdilaahipersia528 Před rokem +11

    Waa qiso aad u xanuun badan runtii alleh ha u naxariisto hooyadaas ubadkeeda iyo familkeedana samir iyo iimaan haka siiyo🤲😢.

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍😍😍

  • @somaligirl6046
    @somaligirl6046 Před rokem +11

    Waa Qiso aad u xanuun badan Allaha u naxariisto Hooyo Hanna Osman Hosow aad ayaad ugu mahadsantahay soo turjumida iyo soo gudbinta Qisadan

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍😍

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 Před rokem +72

    *The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet* ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋

  • @kaalintechnology
    @kaalintechnology Před rokem +5

    Allaha unaxariisto Maama Hana. Wlhi Caloosha I gadoontay. Sxb adne waxaa ugu sheekeysay qaab macquul ah..

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 Před rokem +48

    Osmanow mahadsanid dadaalka aad shekadan ku bixisay so diyarinteda aad ayan u daneynayaa inan fahmo micnaha shekadan hadese hurdo baan bastey la'ahay subaxdi markan so toso ayan dhageysan doone Eebe weyne idankii🙏

  • @hanaancosoble2423
    @hanaancosoble2423 Před rokem +9

    Allha ha unaxariisto hooyo walbo somaliyeed waa hooyo karti bdn hooyadaas somaliyeed allha ha unaxariisto😢😢🤲

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +27

    Sheekadan saan u sugayey😭aad ban u xiiseenaya inan galabta daawado iyadoo Luuqadayda ah ❤️ iyadoo English ah daawadey Shaley😊💙

    • @nurtoadam1972
      @nurtoadam1972 Před rokem +2

      Intee laga helaa adigo english ah walal

    • @yaanyurtacidda3062
      @yaanyurtacidda3062 Před rokem

      @@nurtoadam1972 google ka helee wll asago cod ag her name is hana ku qor

    • @canabcali9914
      @canabcali9914 Před rokem

      @@nurtoadam1972 prodcast ga hada iphone wadatid

    • @nurtoadam1972
      @nurtoadam1972 Před rokem

      @@canabcali9914 aad umahahsanthy waan helay Podcast in mobelka igu jiro uma maleynenin 😀hda waan helay ale ajir iyo xasanad hakasiyo walal ❤️💕thank you

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Před rokem +5

    Allaha u naxariisto maamada. Waxaan jeclaan lahaa dadkeena in la wacdi galiyo in aysan qof jiran aysan ku qor sheekaysan iyo familkaba aysan dhaawicin oo ay ka fiirsadaan hadalada ay weysiinayaan. Waa mahadsantahay

  • @fartundhaqane228
    @fartundhaqane228 Před rokem +10

    Ilahay ha u naxariisto Hana janadii fardowso haka waraabiyo dambigada ha dhaafo insha allah

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 Před rokem +8

    Ilahay ha u naxaristo mama hana😢🤲🏽🥹ubadkedi iyo zowjkedi jannadana ilahay haku kulmiyo amen ya rab 🤲🏽

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 Před rokem +2

    Walhi ilmadaa ceshanwaaye ax ax Allah ha unaxariisto hooyadaas depression waa xanuun xun oo qalbiga ku dhaca waxa badan ee sababa sixirka iyo isha anigu igu dhacay hada waa roonahay alx dumarku waa kuwa ugu nugul

  • @highflyer215
    @highflyer215 Před rokem +44

    I just finished listening the story on Spotify, it was so touching, hossow thanks bro for how you have been careful on the rights and every detail of the story. Plus I just didn't understand what happened to the lavish lifestyle in the middle East as you can hear in the beginning of the story, how did that end.

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před rokem +4

    Ilaahay ha u naxariisto hooyo hana
    Marti la jecelyahay Alle haka dhigo
    Qabriga Alle ha u waasiciyo
    Qabriga Alle ha u nuuriyo
    Danbigeeda Alle ha dhaafo
    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍😍😍

  • @sahrahusein8489
    @sahrahusein8489 Před rokem +5

    Rabi ha u naxariisto hooyo macan amal maasha alah rabi ha idiin xafido adiga iyo fml walalkeyga hosow jazakal laahu kheer 👍

  • @abdirashid988
    @abdirashid988 Před rokem +13

    Mahadsanid Hosow Pro Waa Qiso Xanuun Badan Allah Haw Naxariisto Hooyo Hanna🤲

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Před rokem +27

    I can't stop crying 😢 😭 💔

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍

  • @deeqagelle2798
    @deeqagelle2798 Před rokem +5

    Allaha u naxariisto qabriga Allaha u waasiciyo janafardowsa aclaa Allaha geeyo aamiin yaa

  • @suhurisse9301
    @suhurisse9301 Před rokem +4

    Adunka wax ka xanuun badan ma jirto in ilahey walidka kugu intixano ilahow walidken u naxariso oo cafimad sii taama 😭😭😭😭 aniga hooyadey wadnaha aya dulela o mar mar ayanu moodna teedi iney tahay subxanallah xanuun ka weyn ma jiro walidka o xanunsan ilahey inti dhimatay ha u naxaristo

  • @nesma5648
    @nesma5648 Před rokem +2

    Markaan dhegaysanaayey sheekadani ilmaha ayaa iga socotay Walahi. Waad ku mahadsantahay inaad ku soo gudbisay af soomaali si bulshadeenu ugu feejignaayo xanuunada nafsiga ah iyo dhimirkaba waana mid ka mida fariimaha ay xambaarsan tahay sheekadani.

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 Před rokem +3

    Alle ha u naxriisto qabrigeeda alle ha u waasiciyo yaa rabb hooyinkeena alle ha u naxriisto 🙏🙏🙏🙏

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 Před rokem +6

    Ilaahay ha unaxariisto hooyada soomaliyed 🙏

  • @israa43211
    @israa43211 Před rokem +4

    Allh ha u naxariisto mom hana amal iyo dhamaan caruurta Allh ha ka sabar siiyo inshaaallh kuwa salixiin ah hooyadood u diceeya Allh ha ka dhigo

  • @zavvanaseb7203
    @zavvanaseb7203 Před rokem +11

    Thanks bro Illahey waxa uga baryaya hooyinkeeno dhan iney janatull fardawsa ugu bushaariyo.❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍😍😍

  • @anhaarmahammed4977
    @anhaarmahammed4977 Před rokem +12

    😭😭😭😭😭😭 walahi illinta waan ceshan waye yaa allh hooyoyin keena no xafid😭😭😭

  • @sayidabdlahi2457
    @sayidabdlahi2457 Před rokem +23

    Waa qiso xanuun badan una baahan in wax laga barto,sidoo kale wacyigalin badana laga sameeyo xanuunka ,illaahay ha u naxariisto hooyo hana🤲🏼😢,osmaan adiguna Mahadsanid si wanagsan ayaad usoo tabisay wlo

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem +2

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍

  • @a5m_edits
    @a5m_edits Před rokem +10

    Runti waa qiso murugadeeda xambaarsan, alle janatul fardawsa haka waraabiyo hooyo hana.🤲

  • @deeqo123
    @deeqo123 Před 3 měsíci

    Allaha unaxariisto
    Hooyada dhimatay
    Aad iyo aad ayad u mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad inogu so gudbisay waa wacyi galin muhiim ino ah
    Mahadsanid❤

  • @deeqonuur1808
    @deeqonuur1808 Před rokem +6

    Allaha u naxariisto qabriga allaha u wasiciyo su aasha iyo siraadka allaha u fududeyo aamiin yaa rabi

  • @nasraabdrisaq8478
    @nasraabdrisaq8478 Před rokem +10

    الله يرحمها ويجعل مثواها في الجنة ويجعل قبرها روضة من رياض الجنة آمين ياالله😓
    Waa qiso aad itaabanayso waayo hooyaday lama joogo oo wan ka yara fogahay ayodoo ay jiraan culaysyo farabadan
    Alle waxaan ka baryayaaa dhamaan hooyooyinkeena inuu alle xifdiyo dhibaato uusan tusin
    Si in aan amaal ahay camal baan umurugaysanahy caaway
    Amaal iyo wallalaheda iyo dhamaan qaraabadeeda alle qalbiga haw qaboojiyo amiin yarab 😭

  • @farxiyadaahirmaxamed4883

    inaa lilaahi waina ilayhi raajicuun Alle ha u naxariisto hooyo mcn janno fardowsul Aclaa Rabbi ha geeyo inshaa Allaahu walahi xanuun waye subxanallaah

  • @zakariye227
    @zakariye227 Před rokem +7

    اللهم ارحمها برحمتك ،اللهم ارزقها جنتك بغير حساب و لا سابقة العذاب
    As a some one going through similar situation for 2 years now ,i felt i am not alone.how painful to feel suicide ya Allah .

    • @yasminospite3758
      @yasminospite3758 Před rokem +3

      Please seek help. There is help out there. May Allah make it easy for you.

  • @fartunmayax4909
    @fartunmayax4909 Před rokem +27

    Really waan dhageestay podcast Is soo Emotional 😭 Allaha unaxariisto Mamo Hana 🤲🏾

    • @nurtoadam1972
      @nurtoadam1972 Před rokem +1

      Walal Adigo mahadsan Inte laga hela

    • @nurtoadam1972
      @nurtoadam1972 Před rokem +1

      Walal Adigo mahadsan Inte laga hela

    • @fartunmayax4909
      @fartunmayax4909 Před rokem +3

      waxaa laga helaa podcast app hadaa iphone heesato then qor the digital sisterhood kadib waad arkesaa Her name is Hana 😊

    • @nurtoadam1972
      @nurtoadam1972 Před rokem +1

      @@fartunmayax4909 waan Helay walal Macon mahahsanid iPhone in appkaas kujiro ma umaleynenin runti hda wan helay thank you 😊😍🥰

    • @samsamhassan9383
      @samsamhassan9383 Před rokem

      Intee laka helaa

  • @justtt.4nx_p7
    @justtt.4nx_p7 Před rokem +4

    A.U.N hooyo HANA🤲🥺
    Carurteedana Allaha Xafido

  • @FATIMAAHMED-vd6no
    @FATIMAAHMED-vd6no Před rokem +5

    Allaha u naxariisto qabrigana Allaha u waasiciyo danbigeedana Allaha dhaafo

  • @dr.ezhwakomer5442
    @dr.ezhwakomer5442 Před rokem +1

    Alle ha u naxariisto hooyada janatul fardawsana ha geeyo ameen ameen ubadkay ka tagtyna alle ha xafido 🤲🏻🥹

  • @nimconuura4493
    @nimconuura4493 Před rokem +6

    So sad wlhi Alle haw naxariisto mamo Hana anba mrka arko hooyaday oo fikiraysa Ina Washo ku dhawada siday dontaba haygu qadatee wxn isku taxalujiya si aan u xaliyo dhibkeda😢😢

  • @jikako7
    @jikako7 Před rokem +18

    HADAD WALAL DIB KUGU AHAYEN IGULA SALI NABIGEN MUXAMMAD SALALHU CALY WAA SALMA ❤❤❤

  • @zubaida6307
    @zubaida6307 Před rokem +13

    waa qiso xanuun badan ilaahay ha u naxariisto🤲🏿 osman waad ku mahad santahay soo gudbintaada

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 Před rokem +6

    😭😭😭 Ilaahay how naxariisto aamiin markaan maqley aad iyo aad ayaan uoyey waayo gabadhey da ilwadaagtey waana dareemi karaa xanuunada qaar qofka Lama fahmi karo hadaan somali nahay inyar moyee dadku iyagana kaaga siidara waxaa udawaa quraana sadaqo iyo dhaqaatirta lala xiriiro 😭😭😭😭Ilaahay caruurteeda madayaco aamiin

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 Před rokem +12

    Aadbaad umahadsantey wll dedaalka aad Ku bixisey sheekadan😔 illahow hooyoyinka noo daa oo noo ilaali🤲

  • @ubahmahamud9046
    @ubahmahamud9046 Před rokem +3

    Allaha u naxariisto caruurta iyo ehelkana samir iyo iiban allaha ka siiyo

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Před rokem +6

    Allaha u naxariisto maamadaas qabdirana allaha u nuuriyo aamiin aamiin aamiin

  • @GAANI.
    @GAANI. Před rokem +1

    The best person ever and the most knowledge able and the most shine all created prophet MOHAMED ❤️SCW(
    ( صلى الله عليه وسلم

  • @koosawale2211
    @koosawale2211 Před rokem +4

    NOPE la iguma oga inaan dhagaysto podcast kaas I’m already traumatized intaan tiktok kamaqlay iga badan Allah qalbiga ha u adkeeyo walaasheen hooyada Allah ha u naxariisto

  • @Heydarpro5128
    @Heydarpro5128 Před rokem +69

    You missed something (momada wexee eheed qof ilahay jecel oo quranka jecel ) special ALBAQRA , AL IMRA

    • @hosowpro
      @hosowpro  Před rokem +27

      Indeed, waa runtaa thank you walaal.

    • @fartunlastbrn8323
      @fartunlastbrn8323 Před rokem +3

      Please please where can i watch🙏🙏🥺some1 help me tag mih with the page that shared🙏🙏🙏

    • @najmosalah806
      @najmosalah806 Před rokem

      @@fartunlastbrn8323 sportify

    • @Elhm20
      @Elhm20 Před rokem

      @@fartunlastbrn8323 write in searching (her name is hana)

  • @rjsara6484
    @rjsara6484 Před rokem +3

    Dhibka ugu weyno jiraaba ah in dadkena somaliyed aysan aqoon amaba aminsanen badankod waxa ladhoho depression onayasan aqoonin qabkiisa yaa allah unaxariiso hooyadaas somaliyed💔

  • @sagalsaleebaan7223
    @sagalsaleebaan7223 Před rokem +15

    Golden voice wlaal Hosow pro😊

  • @rahmaali5038
    @rahmaali5038 Před rokem +4

    😢😢😢😢 Yaa Allh Hooyoyinken Aduun iyo Aaqiraba unaxariiso Aamiin 🤲

  • @haajaramohammed7368
    @haajaramohammed7368 Před rokem +1

    😭alle ha unaxariisto qabriga wehel ha ugu noqdo waa xanuun aad udaran😭😭😭 gabadha amal iyo walaaleheed iyo aabohod alle ha ilaaliyo meelkasta oy joogan

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před rokem +3

    ilahaay waxaan u weydiinayaa hooyada dambi dhaaf iyo naxariis anigoo maalmahanba ku arkayey sheekadan baraha bulashada hadane gabar aan asxaab nahay ayaa si gaara iigu tiri wll bal soo dhagayso sheekadan alle ha u naxariisto hooyadaa.

  • @xananmaxamed7817
    @xananmaxamed7817 Před rokem +2

    Allaha u naxaristo janatul fardows allaha ka waraabiyo yaa rabi wlhi waa xanuun lkn alle waxan uga baryaa qof kasto o walidkiis waaye in alle qalbiga u qabojiro

  • @j.m.m1291
    @j.m.m1291 Před rokem +3

    Yarabi unaxariiso wlhi waa arin xanuun badan waxaana urajayneena janatul fardowza hoyo hana ayada iyo dhamaan muslmiinta geeriyootey inta xanuunsana allah xanuunka haka qaado

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍😍😍

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 Před rokem +2

    Illahay haku naxariisto qabriga ha u nuuriyo hana waxay ahayd hooyo aad u wanaagsan diinta aad u jecel minitka aad wada joogtaan hadalkeeda oo dhan waxa uu ahaa xasuusinta illahay iyo saliga nebiga iyo quraa akhris maalin kasta jimce ah waxay wada aadi jirnay masajidka dhaman dadka waxay u ahayd qof u naxariis badan illahay naxariistii jano haku siiyo tusaale aad u qurux badan wad ahayd oo lagu daydo xaga jacaylka illahay iyo kalaamkiisa quraanka kariimka waxaad tahay xasuus anan marnaba ilaawi karin geeridaaduna naxdin aad u wayn ilaa hada aan la noolahay ayay igaga tagtay illahay dhamaan caruurtada iyo anaba samir hanaga kaa siiyo ma tihid qof marnaba la ilaawi karo kulankeni aduunyo wuu dhamaaday keena ku xiga illahay jano firdowsa haka yeelo

    • @ayah5325
      @ayah5325 Před rokem

      Aamin yaa rabi🤲

    • @saskianuur6062
      @saskianuur6062 Před rokem

      Allaah weyn samiir iyo imaan haa idinka siiyo wll amiin😢😢😢😢

  • @abdiqadarabdullahi9696
    @abdiqadarabdullahi9696 Před rokem +5

    Shukran brother for sharing ...depressing is a silent killer disease walai.

  • @MohamedOmar-nl2qn
    @MohamedOmar-nl2qn Před rokem +3

    May Allah have mercy on her soul. My Mom is experiencing the same situation. She is suffering from depression more than a decade now. We did everything to cope with her situation. We visited different psychiatrists different mental clinics, gave her many drugs but nothing improved. You can’t tell her there are as many mental disorders as physical ones, she only believes that Shaytan is disturbing her. Later I discovered that all of her problems and sufferings was my father’s treatment towards her. He was the root cause of her depression. He used to chat or call other females in her presence. Sometimes beat her, talk rudely. She kept quite and swallowed all the anger and disappointments. Wlh Most of our Moms mental issues are caused by our Dads and they don’t take the blame

    • @melovesyou9169
      @melovesyou9169 Před rokem +4

      Help your mother before it too late Akhi. And make your father take responsibility

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 Před rokem +8

    Ax wa sheeko xanuun bdn 😢Allah ha u naxriisto hooyoyinkeen oo dhan 🤲🏽 😭

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍😍

  • @qaraaxoteam
    @qaraaxoteam Před rokem +19

    Hasow wallalkay ayaa is dilay 8bil ka waana xannka aya ku dhacay waana qisa xanuun leh xata dardaaaran ayuu duubay hada rabto si ay dadku u fahaman qofka xanuusan wa kula wadagayaa hadaa adina magaca saxdaa qarinayso

  • @suleeqomuuse9919
    @suleeqomuuse9919 Před rokem +5

    Allha unaxariisto hooyadaas waxay ahayd hooyo karti badan janadiisa allha ugu bishaareyo tnkle dadka somaaliyeed kuma bararugsana iney jiran wax depression wan cudur eeyasn fahnsaneyn xaladha nucas ah iyo dhaqamadas markey ku arkaan waxay kaso qadan wax normal ah hadala uga sii darayana weey u isticmalaan iam so sorry 😭😭 rabiyoow janadada ugu deeq hoyadaas wanaga usaxiibka ahayd

  • @jonah6150
    @jonah6150 Před rokem +2

    Illahy naxariisti jano fardawsa haka waraabiyo hooyada somaliyed🤲🏽

  • @CODEYGAMER
    @CODEYGAMER Před rokem +19

    Golden Voice Hossow pro 🥰

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍😍😍

  • @akshu.abhira
    @akshu.abhira Před rokem +2

    Allaha u naxariisto mama hanna kitaabkeedane midigta allaha ka siiyo intii xanuunkaas qabtane allaha ka caafiyo

  • @ayaanmohamed1161
    @ayaanmohamed1161 Před rokem +3

    Alle haw naxariisto mama hana ,amaal iyo wllheedna alle samir iyo iimaan haka siiyo ,wllhi waan ilmeeyey alle janada hawgu bushaareeyo🥺🥺😪😭😭

  • @umalqueen1247
    @umalqueen1247 Před rokem

    Wxn ilin ahayn ma karayo wlhi alle ha unaxariisto maaamadas maaaday iyo maaamo kasta oo muslim ahba alle hakuu naxariisto hooyaday macan adi iyo umada islaamkabah aaaaamin aaaamin aamin yaaarabi