Sargaalkii 30 Sano ka hor Dilka ka Badbaadiyay Farah Rage Wasuge oo Xamar kasoo Hadlay Isagoo Nool.

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 27. 08. 2024
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

Komentáƙe • 241

  • @QarriJiqood
    @QarriJiqood  Pƙed rokem +13

    *Xuquuqda Muuqaalka waxaa Iska leh Abdishakur Muxumed Muuse*

    • @HeersareMedia
      @HeersareMedia Pƙed rokem +1

      Waan idku bogaadinayaa muuqaalka in aad sii baahisaan, hasa yeeshee calaamaddii waad qariseen, muuqaalka intii danbe ee sheegaysay xuquuqda muuqaalka ee "Heersare Media" waad jarteen? Sidaasi way ka soo horjeedda sharciga xigashada. La ma gooyo calaamadda cidda xuquuqda muuqaalka le.

    • @aliomar3090
      @aliomar3090 Pƙed rokem

      Muujaahid abdiriisaq uun salaamaya siifcaan aayad uu haadaash waar kaa faatabadan ayaan kaasugaana

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 Pƙed rokem

      Maanta iigu kiin horeeysey inaan channel arko. Wareeysiga Faarax hore ayaan uga daawaday Hanoolaato. Si fiican baad u qaadeen wareeysiga, sidaas darteed subscribe baan idiin saaray.
      Greetings from Somalilander in California USA

    • @waxcusubofficiall1590
      @waxcusubofficiall1590 Pƙed rokem

      )

  • @aminadahir6295
    @aminadahir6295 Pƙed rokem +8

    Masha- alah adeer c/risaaq axmed cali cimriga & caafimaadka allaha kuu barakeeyo waad mahadsantahay sida
    Aad ubadbaadisay awoowgeey faarax
    Ilaahaa wax bĂ dbaadiyee

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Pƙed rokem +12

    Cabdirizak awoowahey jasaa akallaah waa gob habar yoonis

  • @cabdiadancabdi5058
    @cabdiadancabdi5058 Pƙed rokem +12

    Walaalkayga c.risaq axmed cali geele si fiican ayaan u garanayaa waana nin garashadaas leh waxaana dhashay eedaday caasha xuseen nuur illahayna wanaaga aad samaysay misanka xasanaadka hakuu saaro wanaag

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani Pƙed rokem +5

    Wlhi marku adeer farax ku dhahay waa dhintay adeer Abdirizaak wan u duceeyey waxan ku dhahay allow ku naxariiso hadiba aad noshahay waa alx adeer ilaahey haku xafido aduun iyo aakhiiro aamiin yaa allaah mid kale adeer farax so boqo adeer Abdirizaak Insha allaah

  • @abdiweli.ibrahima9567
    @abdiweli.ibrahima9567 Pƙed rokem +10

    Adeer alle Haku sharfo insha alaah waad is arki Dontaan insha alaah

  • @maxamedindhacade7767
    @maxamedindhacade7767 Pƙed rokem +5

    Ma maleyn kartid ninkaan c/risaq ah sida commentigii hanoolaato loogu duceynaayo m.AđŸ„°đŸ™

  • @waddani5312
    @waddani5312 Pƙed rokem +6

    Maanshaa allaah sidaad u badbaadisay faarax allah haku badbaadiyo adduunka iyo aakhiro !!!!!! Inan gobeed!!!!!!

  • @abdiabdi3670
    @abdiabdi3670 Pƙed rokem +2

    Cajiib, Soomaali dhab ah wax garad miisaan weyn, Alle haku xafido Adduun iyo Aaqiroba. Waxaa tahay Halyey SoomaaLiyeed. Waan salaamay Cabdirisaaq.

  • @omaromar15
    @omaromar15 Pƙed rokem +7

    Legend, Hadaad badbaadiso Naf iyo maal adigana ilaah baakafaalaqaadayo,
    Dadka dadka laayay waxkajoogo malahan, Korneel Gambayare ilaah hakuxifdiyo

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Pƙed rokem +5

    Nimankii dhintay Ilaahay ha unaxariisto

  • @khaaliahmed5088
    @khaaliahmed5088 Pƙed rokem +9

    Masha Allaha Allaha ku kugu xafido mesha jogito

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Pƙed rokem +9

    Abaalbadan buu kaasheegtay faarax waasuge jizakallah khaire waad kulmi doontaan inshallah, mahad sanid cabdirisaaq

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Pƙed rokem +2

    Maa shaa Allaah. Haldoorkii iyo aqoonyahankii Afrika ayaa qiimeeyey oo aqoonsaday nabada, dawladwanaaga iyo horumarka Jamhuuriyada Somalilaand oo taageeraya oo soo booqanaya. Thank you Africa ! Welcome our African brothers.

  • @togdheer-man8588
    @togdheer-man8588 Pƙed rokem +3

    Cabdirasaaq Axmed Cali Geelle wa nin aanu saxiib nahay muddo aad u dheer.wa geesi daacad ah oo sharaf badan.ilaahay ha ku badbaadiyo inadeer.

  • @badrimaxamed8772
    @badrimaxamed8772 Pƙed rokem +3

    Masha allah

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Pƙed rokem +5

    Mahadsanid mudane cabdirisaaq waxaad gashay ilaahay hakaa abaal mariyo Alxm Alxd Alxd

  • @mos1954
    @mos1954 Pƙed rokem +4

    Waa Runtii Weyjiraan Dad Shacab ah oo Jidka loogalay Qabiil ahaana loogeestay Dil iyo Dhac , Waa Sidii uusheegay Adeerka laakin Dadku Maangaab xume badan bey leeyihiin meelwalba , Ruuxa waxa uugalaana Allah Asagaa lahortagi Xaq iyo Baadil waxey ahaataba.
    Inta Dhimatay Allah unaxariisto. Laakin Waa inaan Kucimriqaadanaa Dhacdada, Allah na uga dhawaano .

  • @baarexashi1465
    @baarexashi1465 Pƙed rokem +3

    maasha allaah CABDIRIZAAKH illaahy hakaa abaal mariyo

  • @geelleafrax8238
    @geelleafrax8238 Pƙed rokem +4

    maaha allah walahi cabdirisaaq waa shaqsi wanaagsan

  • @abdiali3365
    @abdiali3365 Pƙed rokem +3

    Abdirisaaq waa nin Garxajisa h.y xirsi cisman ah

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 Pƙed rokem +5

    Hadaanu nahay beesha reersheekh isxaaq waan ka xunnahay qaladka intaa leeg , inkastoon ahayn dad maalinwalba boqolaal naga dhiman jireen .

  • @akhalif579
    @akhalif579 Pƙed rokem +6

    Waa nin sare cornel gambayare sida hadalkiisa ka muuqata waqti dagaal qof musuul geesi ah ayaa isisoo mutixi kara si xaalada wax uga bedelo. Mahadsanidin.

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 Pƙed rokem +6

    Balse haduu noolyahay waa ilaahay mahadii

  • @nnnnwowo9164
    @nnnnwowo9164 Pƙed rokem +5

    Hawiye 30 inkabadan oo habaryoonisa oo aan waxba galabsan ayey dileen arinkan daraadi.Kuligood ilahay ha unaxariisto waa wada marxuumine

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Pƙed rokem

      Waxay Xamar ku dileen nin macallin ii ahaa oo la odhan jiray Aadan Kabaweyne ama Aadan Afxakame oo reer Sugulle ahaa, macallin weyn buu aha, mase hubo in reernimo loo dilay iyo inkale

    • @nnnnwowo9164
      @nnnnwowo9164 Pƙed rokem +1

      @@mhassan0163 Anigu iska dhal ayaan ahay hawiye iyo isaaqba

    • @mimipuloo7879
      @mimipuloo7879 Pƙed rokem

      Waryaa beenta jooji usc.maysan dilin isaaq muqdisho joogay gen. Caydiid cid la dili karo ma jirto cidii siyaad bare ciidankiisa la safan baa la iska celinayey ee shicib lama dili jirin

    • @nnnnwowo9164
      @nnnnwowo9164 Pƙed rokem

      @@mimipuloo7879 hawiye uma dhamayn laakiin khaladka isaaq kadhacay atuunba hawiye na kadhacay

    • @Matildaschannel-kx8rz
      @Matildaschannel-kx8rz Pƙed rokem

      Walaalow dad habaryoonis oo hawi dilay oo dad ugu aarguday isku dir baad wadaa.

  • @rashidseid3046
    @rashidseid3046 Pƙed rokem +1

    Maashaa alaah waa nin fiican haduu bad baadiyay waa nin fiican walaahi

  • @jiidjiid2498
    @jiidjiid2498 Pƙed rokem +1

    Marsha Allah Somalinimo forever

  • @xakimacumaradancumar8049
    @xakimacumaradancumar8049 Pƙed rokem +8

    Subxanalaa shekadan waxan ka Xasustaa ,inay gadhi (is jida )oo dheer ay Sarnayen nagusoo maren (harada gubataxil )iyadoo magaladas aanu ku soo qaxnay oo dhawaca shacabbku wadhanyahay, iyo ka snm ba waqti murugo badan walasii dayay wayo shacab ayay ahayeen
    Wa lasiidayay intay halkas ku tukadeen Ayay na dhafen is la galabtii aya la maqlay in la layay walahay shacaabku dhamantod way muraradilaceen in sumuni layay oo isagoo dagalkasoo baxay lakulmay oo cadho layay ayaa la shegay
    Waxan ahaa ardayad galaska 7 ah oo muqdisho ka timi oo dagalku burco ugu dhacay đŸ˜Ș waqti anan ilobayn markii danbe harada waxa gubtay dawladii somaliya oo umadiba ku babisay
    Ilahay hawnaxaristo intii xaqdaro ku dhimatay ,halays cafiyo somaliyi way isku wada gaftaye c/riaq adero ilahay haku xafido ninka adbadbadisayna ilahay ha xafido

    • @omardabar4532
      @omardabar4532 Pƙed rokem

      Tariiiq ayaad xasuusataaa cimriga Allah hakubarakeeyo

    • @Internut1985
      @Internut1985 Pƙed rokem

      😱😱😱

  • @saidmusa8659
    @saidmusa8659 Pƙed rokem +1

    Masha alah adeer alah ku xafido

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 Pƙed rokem +2

    Mansha allah, mar walba wanaag ayaa wanaag dhala. Illahay wuu jecel yahay kuwa iscafiya. Illahow Soomaali bogooda burcad isu mari.

  • @sheikhabdinasir8475
    @sheikhabdinasir8475 Pƙed rokem

    Adeer Abdirizaaq Mahadsanid

  • @GareenMedia
    @GareenMedia Pƙed rokem +4

    Sharaf allaylehe. Allaha ku janneeyo adeer. Aamiin.

  • @ahmedpjamac7238
    @ahmedpjamac7238 Pƙed rokem +2

    Asc mansha Allah dabigaga iyo dambiga walidkaga allah hadhafo waa masul sare mansha Allah

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali7230 Pƙed rokem +2

    A/rasaaq Ahmed Ali ( Gambe yare ) waa halyey Soomaaliyeed oo mudan in lagu xuso buugaagta manhajka Soomaaliyeed waxqabadkiisa muslimadda ku dheehan tahay ay la weyn tahay magaca Soomaaliyeed,si ay wax ugu bartaan ubadka Soomaaliyeed ee hada soo koraaya,waayo dhalinta hada soo koreysey si ay u ogaadaan wanaaga uu leeyahay qofka waxgadka ah. Fg:- Soomaalidu ma xuma waa dad isjecel ee waxaa xun hogaamiyeyaasha aqoonta yar ee aaminsan qabiilka qabyaaleysan kuwaasoo dantooda ka ku arka danahooda oo keliya.Soomaaliya ha is raacdo, Soomaaliya ha noolaato korneel A/rasaaqna wax halaga barto waa nin mudan in hogaanka Soomaaliyeed. Allaah ha xafido korneel A/rasaaq ( Gamba yare ). Soomaaliya ha guuleysato wixii dhacayna Allaah dartiisa ha isu cafiso.

  • @ashaluul1969
    @ashaluul1969 Pƙed rokem +2

    Ilaahay uma NAXARIISTO.

  • @ahmedmuse327
    @ahmedmuse327 Pƙed rokem +1

    Asc Wariyha iyo C/risaaq wad mahadsan tihiin

  • @nnnnwowo9164
    @nnnnwowo9164 Pƙed rokem +6

    Waa runtisa wlaahi lama dili jirin dadka laakiin faqash cidna may dhafijirin

    • @abdimuuse4919
      @abdimuuse4919 Pƙed rokem

      Snm tuna may cafin jirin markay magaalooyinka soogalaan siduu konsylku qirayba

    • @nnnnwowo9164
      @nnnnwowo9164 Pƙed rokem

      @@abdimuuse4919 cafis Maxay cafiyaan dawlad dhanbaba lada galamaysee.Laakiin qof shiciba lama dilijirin raga shicibka ah ee hawiyena waxba may galabsan .Qaarkale oo habaryoonis ah oo waxba galabsan ayaa muqdisho ilaa gobolada dhexe lagu layey oo aan waxba galabsan

    • @nnnnwowo9164
      @nnnnwowo9164 Pƙed rokem

      @Salmaan Omar anigaba aderkay iyo indeerkay oo shicibay dileen habar gidir calashaan sababta nimankasi

  • @Aj__2891
    @Aj__2891 Pƙed 8 měsĂ­ci

    Inan gobeed codkisad ka aragta inu nadiif yahay Mashallah

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 Pƙed rokem +1

    Masha Allaha baaraka laaha

  • @mukhtaryaxya7269
    @mukhtaryaxya7269 Pƙed rokem

    ilaahey haku sharfo aakhiro iyo sduun

  • @bashirabsher5011
    @bashirabsher5011 Pƙed rokem +1

    Anigu waxaan nin Mj ah aad iyo aad baan ugu farxay Arrin ka Cabdulqaadir sameey

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 Pƙed rokem +2

    Cabdirisaaq Allah ha kaa abaal mariyo, waajibkaaga gudatay. Insha Allah waxaan filayaa idinka oo wada jooga oo wareeysi si wada jira ubixinaya

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Pƙed rokem +2

    Ninkaan waa caaqil waana Gobtii Hober Yoonis..Waxey Isaaq uga jiraan Meesha Sacad Hawiye uga jiraan

    • @xogbaar
      @xogbaar Pƙed rokem

      Hhhhh
      Meesha sacad hawiye uga jiro miyaad og tahay warlaay warbaa ku sugaya

  • @abdulkadirosmansheikomar4055

    Masha alh ader Abdirsak Allha ku amaal mariyo jano

  • @abdimahadosmangaandi3306

    Masha allah waa shaqsiyaadka fara ku tiriska ahee Damiirka iyo dad nimada alle udhaliyay, Taariikh fiican oo ku dayasho mudan baad nooga tagay oo aad na bartay korneel Abdirisaqow runtii wuxuu mudanyahay in la siiyo billada nabadda aduunka.

  • @user-ot1dr3qy5s
    @user-ot1dr3qy5s Pƙed rokem

    C.risaq ilahay akhiro iyo adunkaba hakubarakeeyo

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x Pƙed 5 měsĂ­ci

    meel qaldan ayaa ka bilowday salaamu calaykum wax jiro maaha ee asalaamu calaykum dheh

  • @irshaadaweys3003
    @irshaadaweys3003 Pƙed rokem +5

    Oo hada ninkaan XAMAR miyuu jooga aan soo Dhaweynee

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 Pƙed rokem +2

    Taliye Cabdirisaaq waa geesi dhab ah.

  • @mahamud22cabdalla63
    @mahamud22cabdalla63 Pƙed rokem +1

    Adeer faarax ninkii bad baadiyay alle kasa sow waxaad nagu leedahay abaal iyo wanag iyo inaan waligeen ku xusuusnaan doono allana ha ku barakeyo

  • @sagalabdal9387
    @sagalabdal9387 Pƙed rokem +1

    Ilaahay baa badbaadiyey cabdirisaqna gobonimaa ka raacday reer ayeyday waa nimanka isaaq u gobsan oo magantoda ma dilaan

  • @muktarsherif6919
    @muktarsherif6919 Pƙed rokem +1

    Col/cabdi Risaaq,waxaad that nin geesinimo iyo garaad leh.Ilaaheena wayn ee waaxidka ah ,wax walbo ku hamiyeeso oo khayr kuu leh ,helitaan kooda ha kuu fududeeyo,cafimaad,cibaado suuban,cimri dheer,deer, nolol bash bash iyo barwaaqo leh ha kusiiyo.

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 Pƙed rokem

      Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 Pƙed rokem

    Waa mahadsantahay @@@

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Pƙed rokem

    col c/risaq wa academic wa shaqsi yaqaa nolsha iyo Qimaheeda.
    guul iyo gobonimo.

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 Pƙed rokem +2

    Cabdirisaq ganboyare mujahid weyn weye ila dagaalkii buuraha 1984 wu ka qayb qatay, sido kle snm markay burco so gashay 1988kii wxu watay gurmadkii ugu horeyy ee burco soo gaadha.

  • @Ahmednur9765
    @Ahmednur9765 Pƙed rokem

    What are legend caqliga saliimka ee Somali kaa maqan waaka allow cimrii dheer iyo caafimad kuusi atheer dambiga Allah daafo janno ayan Allah kaga baryeey

  • @abdiladiif6554
    @abdiladiif6554 Pƙed rokem

    Wa tarikh xasuus leh

  • @aminaelmi9638
    @aminaelmi9638 Pƙed rokem

    Mashallah

  • @cabiir9011
    @cabiir9011 Pƙed rokem

    Ax Waa walkey Marku yiri ilma igu soo istagtay Wlhi ilahow somali bogena burcad isku mari Yaa allah😭

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Pƙed rokem

    Mashala alaah washaraf ilaahau bixiyo hawiyaw kan ku ilaawa

  • @rashidmahmud8986
    @rashidmahmud8986 Pƙed rokem

    Real legend ❀

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 Pƙed rokem +2

    SOOMali OO DHAN baa is xasuuqdey adeer cid cid cafisey male 20kaa NIN mxey ku dhinteen xaqdaro lkin adeer wuu ku amaanan yhy inuu adeer waasuge badbaadiyey
    Wabilahi towfiiq

  • @abdullahiarooq7734
    @abdullahiarooq7734 Pƙed rokem +6

    Allahayoow Soomaali midoowda noogo deeq

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Pƙed rokem +1

      midowga aad sheegayso haddii uu cunfi iyo cadaawad dhalayo, caddaalad darro , eex iyo kibir, maxaad ka helaysa,
      ma burbur dambe baad rabtaa, waxaad ku ducaysa Illaahow SOmali kala nabadgeli oo barwaaqee, midnimo iyo dulmi ma yeelayno, somali caddaalad laga helayo waa wax aan dhacayn

  • @hassanb843
    @hassanb843 Pƙed rokem +2

    Salaan ka dib C/risaaqow qof fiican iyo qof xun dhan kastaba wuu ku jiraa waxaan Maqalney taliye xikeenki ciidanka oo la oran kirey Dhala wayn in uu cabdicasiis cali barre doley Markuu diidey in shacabka iyo ardada waxba la yeeli karin iyaga ayaan coidam u ahay Cadow uma ahi intaas ayuu u dhintey xaaskisana waxaa la yiraahdaa Yurub Ismacil Waxay degan tahay Birco waana HABAR KEKECEL waan nin Naftisa u hurey reer sheekh isxaaq Qabiilkisana waa Facaye sade

  • @jkk5560
    @jkk5560 Pƙed rokem +1

    Isaaq raga xilkaska maamulkai u dhiibta muse shani siyad bare waxba ma dhaamee👍

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 Pƙed 5 měsĂ­ci

    Kalaayay iyo kabadbaadiyeyba waa labaninoohabaryloonisah

  • @saidali7233
    @saidali7233 Pƙed 2 měsĂ­ci

    20 nin oo shacab ah oo la dilay subxaana allah wixii dilay aakhira war baa sugaya

  • @Xirsishow
    @Xirsishow Pƙed rokem +1

    Ilaahay gaba yare khayr ha siiyo thnks

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 Pƙed rokem

    Waa qisooyin Taarikheed.Maalmahaas xun ee dhiiga iyo burburka wata yaaba dadku miyir iyo hubsimo badnaayeen .Soomaalida hadda nool ayaa ka xun oo ka cuqdad badan Soomaalidii 30 sano ka hor.Sababtoo ah berigii sida hadda la isu yaqaano la isumana aqoon haddana haday ka cadaawad xun yihiin oo weliba kuwo isxiga markay coloobaan dil aan macquul ahayn ayay samreyaan

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 Pƙed rokem

    SNM saraakiischa ugu badan habaryonis bay ahaayeen markaa kheyr iyo sharba waxay SNM lahayd habaryonis baa lahayd 80 %

  • @manaaldahir7270
    @manaaldahir7270 Pƙed rokem

    Eebe hakaa ajar siiyo masuul abdi rizak😊

  • @ahmadafrah1267
    @ahmadafrah1267 Pƙed rokem +2

    WALAL FIICAN AYU UNOQDAY

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 Pƙed rokem

    ASC WALAAL

  • @AMO00165
    @AMO00165 Pƙed rokem +1

    Abdirisaq tiyare iyo abdixakiin sumuni labaduba waa ii abti hooyaday ayey ilmader yihiin lkn wallee kalla wanagsan labadayda abti

  • @abdullahihersi5394
    @abdullahihersi5394 Pƙed rokem +5

    Macne weyn masamayn aan ka ahayn inuu ka xumaaday in ragga la laayey ay hawiye ahaayeen. Faaraxna kelimad runa ma dhaafin ee wuu sheegay in laba nin oo dhulbahante oo lasocdey ay sababsadeen raggaasi.

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 Pƙed rokem

    Soomaalids qaar baa marka la dilo qofay qaraabo yihiin ama qaar u yaqaano ayaa cadho xun qaadaa oo dadka si xun u laaya oo xadka ka baxa oo biri ma gaydada dila.Abdirisaaq Allah ha kuu naxariisto nolol iyo aakhiraba

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Pƙed rokem +3

    ninkaasi waa Gobtii LA arki Jiray...
    XAMAR HALAGU XUSO XAWAADLOW GOBANINADA KA RAACA

  • @mahadjama1731
    @mahadjama1731 Pƙed rokem

    Soo shicibka hawiye dilkeeda qaladbuu ahaa lakin shacabka kale ee somaliyeed okay bay aheyd xasuuqooda.

  • @CamelBoyPro
    @CamelBoyPro Pƙed rokem +2

    30 ma,ahan ee waa 34 sano kahore

  • @hoyomcnhoyo94
    @hoyomcnhoyo94 Pƙed rokem +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Pƙed rokem +1

    Kuwa daayarda laagu gaaracye illa iyo ITOBIYA dummere caaruur waayale Faaqasha maa caafiinyno
    Uumana baroranyo Guul IYO GOBNIMO SNM ALLAHA UU NAXARISTO MUUJAHADINTA

  • @dahirmaxamed6967
    @dahirmaxamed6967 Pƙed rokem +4

    Asc hada waxalagajooga 32 sano hadamaha snm waa somalildnd yaa danbiila hooyo urle ooladooxay yakadodoy baladweyin 1991 imsa ayaa lagudilay qaxii jantakudisha

  • @ismailahmed9419
    @ismailahmed9419 Pƙed rokem

    😱😱

  • @AJYahye
    @AJYahye Pƙed 10 měsĂ­ci

    Waxaad moodaa, clip kaan in lagu daboollayo, Ceebihii iyo waxash-nimadii SNM sameeyeen, markii ay soo galeen, magaalooyin ka , Hargeysa, Berbera, iyo Burco.....oo laga dhigo arin si khalad ah ku dhacday.. ee SNM aysan xumo iyo aarsi qabiil aysan gelin..... Dadka la laayey ee 21 ay ku sheegeen, inta badan ma ahayn Hawiye, ee waxay u badnaayeen, Daarood Ganacsato ahaa ee Burco degenaa... Wixii SNM xasuuq ka geysatey, Berbera, iyo Hargeysa.. waa mid xaqiida ka weyn, weliba Berbera

  • @Qooyskena
    @Qooyskena Pƙed rokem

    Rer abtigey anaga un baa nala xasuqay ey dhihi jireen ayaga waxey xasuuqen alle malinta yomul qiyamo ey xisabta ey la hortagayan somali oo dhan xasuqa waa wada galen

  • @LJama6119
    @LJama6119 Pƙed rokem

    Walaahi dhacdadaasi waa dhibic ka mida inta SMN shacab ay wakhtigaa leysay. Kumanaan shacab ah ayaa waqooyi galbeed SNM ku dishay.

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Pƙed 6 měsĂ­ci

      😂😂😂Dhiladi ku dhashay ee beena leeyda ahayd was marka dadka shacbka aad sheegeysid hargaysa barbara burco cerigabo oo dadki la laha lagu xasuqayo dadka shacbka ee si joogay sideed sano oo la qaracayo maxay ka qabanayan inad been sheegeyso askar wanu laaynay waliba askarti faqashta wax ka aqlaaq xun ma jirin naaga uurka leh intay kufsadan baay dooxi jiran marka kuwas iyad sinji ka wadata

  • @cumarnur-4407
    @cumarnur-4407 Pƙed rokem +1

    War arintanu arin cadiya maahan

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Pƙed rokem +1

    snm dad badan ayey laayeen
    si ka firsad la,aan ah
    xasuuq ayey u geysteen.

    • @Mmnajmo11
      @Mmnajmo11 Pƙed rokem

      Meel dagaal iyo dhibaato marka ay ka dhacda hal dhinac uun dulmiga iyo dhibaatatu kuma eega e waa loo kala badanyahay dulmiga iyo in qalad la galana soomaali ayaa loo yahay

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 Pƙed rokem

    SUMUNÌ MAANTA ILAAHAY HORTIISA BAA LAGU XUKUMAYAA

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Pƙed rokem

    Ninkaan Adeer cabdi rasaaq ah waa nin garasho leh oo caqli badan

  • @abdiali3365
    @abdiali3365 Pƙed rokem +1

    Labaduba waa ody markaana dhalonyaro ahaayeen

  • @maxamedibraahim5638
    @maxamedibraahim5638 Pƙed rokem +1

    Maansha allah hhhhhh

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 Pƙed rokem +2

    Cabdirisaaq inuu geeriyooday baa loo sheegay

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Pƙed rokem +1

    faqashtuba. sowtii Marisa diyaarad ladhaceysey?

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz Pƙed rokem +1

    Cadayn ayaa laga rabaa dadka la laayay oo loogu aarguday magacyadooda iyo numberka la laayay.

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 Pƙed rokem

    Haddington abtigaa inderka hooydaa qofna waalad hakaas ragooy yaa jooga saxiibka

  • @ilyaasisack4712
    @ilyaasisack4712 Pƙed rokem

    Faarax waa run waxa uu shegay sababtoo ah warbahin mooqaal ah ayuu soo fariistay

  • @qudhacducaqabe5548
    @qudhacducaqabe5548 Pƙed rokem +1

    Waa cibraqadasho lkn inlaiscafiyaa muhiima soomali dhib badhabanbaa kalagadhay ilahay namatuso waxaa mardanbe

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Pƙed rokem +1

    Masha allaah qof qaadil ah cidna maha duriyadu waa cabdirisaq oo miidhan

  • @sharmarkemoha4291
    @sharmarkemoha4291 Pƙed rokem +1

    Cafis adeer