Waxa Sababa Cadaadiska Neerfaha Gacmahaa, Calaamadaha La Isku Arko iyo Daawada Lagula Tacaalo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 43

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 Před 2 lety +2

    Jizakallahu kheyr Dr.Yusuf

  • @fatximahad1750
    @fatximahad1750 Před rokem +6

    Thanks Dr maanta ilaa shalay waxan dareemayey markaan hurdadankansookoco kabuubyo gacmaha ah waxaana ahay hooyo uurleh

  • @MacalinCismaan-r1e
    @MacalinCismaan-r1e Před 2 měsíci

    Mahadsanid digtoor

  • @naimamohamed924
    @naimamohamed924 Před 2 lety +1

    Inaan kula soo xidhiidho ayan rabay xagee kaala soo hadlaa dr.

  • @user-rz6wb4xm1e
    @user-rz6wb4xm1e Před 2 měsíci

    DR XAGE LAGAA HELA

  • @samsamahmedcali3520
    @samsamahmedcali3520 Před 2 lety

    Mhdsanid Dr yusuf wllo

  • @user-kg2mn3xb9q
    @user-kg2mn3xb9q Před 11 měsíci

    Dr gacanta aa ixanuunto in mudo ah adiga intee lagaa heli karaa Lan barkaaga hadii la heli karo

  • @abdifataxmaxmed1290
    @abdifataxmaxmed1290 Před rokem

    Asc dr. Farta seedkeeda oo xogaa laabantay sidee uxaliyaa dhaqatiir badan waan utagay iskadaa igu dhaheen

  • @foziaize
    @foziaize Před rokem

    Salam docterka intee lagahelaa please

  • @sahrabashiir4285
    @sahrabashiir4285 Před rokem

    Dr mesha jogto isheg please

  • @aliaahmed7006
    @aliaahmed7006 Před 2 lety +1

    Xagee Weye Xarunta Cafimad

  • @boloabukar5322
    @boloabukar5322 Před 2 lety +1

    Doktor aniga Faraha ayaa ibararaaya marka neerfo miyaa adoomahadsan

  • @sahrabashiir4285
    @sahrabashiir4285 Před rokem

    Dr xagu joga Ana isku arkaye

  • @somaliduetschland4992
    @somaliduetschland4992 Před 2 lety +1

    2015 waxan isku arkay qoorta qaybta danbe midigta gaar ahaan muruqa qadaadka oo so yar buuran mudo badan xanunka isku arkayay ila hada dawo uma qadan waxad mooda in igu so laabtay markas ila tali

  • @naimamohamed924
    @naimamohamed924 Před 2 lety +2

    Xididada aadbay ii xanuunaan oo way idamqadaan. Hadaan taabto gacanta bidix hada kabuubyo ayaan isku arkay

  • @boloabukar5322
    @boloabukar5322 Před 2 lety

    Dr halkeejoogtaa aan kuulasooxariire adoomahadsan

  • @dhaladomar2834
    @dhaladomar2834 Před rokem +1

    Waad mahadsantahay dr waxaan ahay hooyo uurleh habeenkii markaan jiifsada ayey igu darantahay cadaadis xoogan ka daremayaa dhakhtarku wuxuu isoo siyey bahalo gacmaha lagu xidho waxoogaa waan kuronada markaan sexanayo kabuubyo dhiigaa ikala xidhma xitaa malinkii waxba gacmaha kuma qaban jaro cadaygaa ugu yar kaakin markaa dhalo waa iga ba aah inshaa Allah inta sidayda oo kale alleh ha u fududeyo amiin

    • @user-ts6vb5oc8b
      @user-ts6vb5oc8b Před 11 měsíci

      Abaayo ana inaan ur leyahan umalaynaya gacmaha habenki unbay ixanunaan iyo lugaha hoose xaata xidida gacmaha ixanunaya iyo faraha uurka miya tolow wll

    • @filsanmohamed4021
      @filsanmohamed4021 Před 8 měsíci

      Abaayo anaa xldaas ku jira mxn sameeyaaaa🥺🥺

    • @user-ed1rd9hs4m
      @user-ed1rd9hs4m Před 3 měsíci

      ​@@user-ts6vb5oc8babyo uur miyu ku noqode xanuna lugaha iyo gacmaha

  • @elramlisha8932
    @elramlisha8932 Před 2 lety

    Dr ani nerfaha lugaha aya ihayo wxna igu riaydy wxn qata wada TB marka side lagu daweyn kara iso jwb

  • @Cartoonkidsfamily1
    @Cartoonkidsfamily1 Před 2 lety

    Dr inaan Kula soo xidhiidho ayaan rabaa waxaan dareemayaa cadaadiska neerfaha ee gacmaha iyo qoorta

    • @DrYusufOQalib
      @DrYusufOQalib  Před 2 lety

      Nagalaso xidhiidh Instagram instagram.com/dr.yusuf_o.qalib/
      Ama Facebook page: Dr. Yusuf O. Qalib

    • @MohKhadar
      @MohKhadar Před 2 lety +1

      @@DrYusufOQalib Dr WhatsAppka iisheeg haan kalasoo xiriiree

    • @user-rz6wb4xm1e
      @user-rz6wb4xm1e Před 2 měsíci

      4:39 ​@@DrYusufOQalib

  • @haninuur3093
    @haninuur3093 Před 2 lety +1

    Asc walalow aniga nerfaha gacmaha ila faraha islakedigamo dhabarka wa I xanuna qorta surka I xanuna dhagaha guxa igabaxo lugaha cirbaha dhulka madhigikaro wa idikama sinta bidix wa ixanunta garbaha wa I xanuna madaxana wa I xanuna ishabidinaindhagax iga Jira Moda inletabtana marabo sida xajigo kale walal iso jawab

    • @canabmaxamed8076
      @canabmaxamed8076 Před 2 lety +1

      quraan isa saar

    • @abdimalikali9993
      @abdimalikali9993 Před rokem

      Anigaa sidaa ah indr allah hayna caafiyo dhakhtarku waa nerfo ayuu igu yidhi dawada kolka aan qaatana xanuunku wuusoo laabtaa uun

  • @naimamohamed924
    @naimamohamed924 Před 2 lety

    Asc dr. Waxaan ku waydiin rabay. Allaha kaa abaaal mmariye.Ani lugaha ayaan ku leegay xidido badan oo is duudubay waliba jilbaha korkooda way i kululaadan luguhu habenki. Hada lugta bidix ayaa aad ii xanuunta ilaa gacanta ilaa madaxa qaybta bidix ayaa ixanuuna oo wayna i kabuubyodan mana aqaan sababta.

  • @thelastqueen4096
    @thelastqueen4096 Před 2 lety

    Asc Dr Yuusuf wanku salaamay maamo ayeydeey ah ayaa xly gacnta wax ka gaaray iney jabtahy iyo in kalena ma ogi aniga kaligey ayana haayo cid ila jogto mlhn hadii aan dhaqtar geyn lahaan gacnta wey dhaqaajin kartaa lkn wey barrsntahy weyna xanunee marka sideen ku ogan karaa iney jabsntahy iyo in kale mahdsnid wan jeclaan lahaa inaad ii so jwbto thanks

    • @DrYusufOQalib
      @DrYusufOQalib  Před 2 lety

      Nagalaso xidhiidh Instagram instagram.com/dr.yusuf_o.qalib/
      Ama Facebook page: Dr. Yusuf O. Qalib

    • @khadiijoabdi6346
      @khadiijoabdi6346 Před rokem

      @@DrYusufOQalib wll xarunta xgee ku taal

  • @sacdiyaali3641
    @sacdiyaali3641 Před 5 měsíci

    Dr aniga labada gacmodba way i xanunay dabqasho saida ka dareemaya siiba mida midig daran hadii la iga taabto way dabqanaysa

  • @safiyayasin7946
    @safiyayasin7946 Před 9 měsíci

    2sano ayaan qaba qaba kabuubyo iyo waliba inay qalasho

  • @safinuuramohamed2703
    @safinuuramohamed2703 Před 2 lety +1

    Asc

  • @cabdidigaale8903
    @cabdidigaale8903 Před 2 lety

    Hush

  • @aaminoabdilahi237
    @aaminoabdilahi237 Před rokem

    Xage kalaso xurira

  • @MaryanCabdijimcale-tx1zq

    telka.siden kuhela