Faytamiinka iyo Dhabar Xanuunka | vitamin D |Livestream

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • #vitamind #backpain Waa maxay Dhabar Xanuunku? Sideese aad uga hortegi Dhabar Xanuunka? Jimicsi Noocee ah aad ubaahantahay inaad samaysid Dhabar Xanuunka?
    Lower Back Pain/Ache
    Faytamiinka Cadceeda/Qoraxda/Vitamin-D ga oo heeseya wuxuu kugu sababi karaa dhabar xanuunka.
    Let’s connect here:
    Instagram: / dr.yusuf_o.qalib
    Facebook: / yusufomarqalib​​
    Twitter: / dryusuf_oqalib​​
    Kusoo dhawow janal la isku halleyn karo, macluumaad caafimaad oo kusalaysan xaqiiq.
    Haddii ay jiraan mawduuc aad rabto inaan ka hadalno fadlan noogu dhaaf fariinta hoos. Waan tixgelindoonaa talooyinkiina!
    ** Nuxurka fiidyawyadan waxaa loogu talogalay ujeedooyin macluumad guud oo keliya, loogumana talagelin in lagu bedelo daawaynta ama soojeedinta dhaqtarka.
    The content contained in this video is for general information purposes only and is not intended to substitute doctor's diagnosis, treatment or prescription. **
    Fadlan lasoco fiidyawyo cusub maalinkasta oo Isniin ah.
    Please subscribe every Monday for new videos!
    / @dryusufoqalib
    Mahad sanidin.
    Dr.Yusuf

Komentáře • 4