Dr Sadiq Sayid''Cabdi Iley Wuxuu Ahaa Mujrim Ummadda Halaagay In Laga Hadlana Waa Qalad''

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • This video is about Dr Sadiq Sayid''Cabdi Iley Wuxuu Ahaa Mujrim Ummadda Halaagay In Laga Hadlana Waa Qalad''

Komentáře • 16

  • @engadamidirisosman3429

    Dr. Saadiq waan hubaa in uu yahay Somali dhab ah

  • @guledmuxumed3668
    @guledmuxumed3668 Před rokem +1

    Dr saadiq waa nin wax badan og

  • @abdiislam4722
    @abdiislam4722 Před rokem +1

    Walaahay Dr. ku waa nin iimaan leh wadani caqli & cilmi bada fikirkiisa waan ka mideysanahay marar bandana doodo ayaan kasoo jeediyay aniguna waxaan taagnaa was cadow abaalkiisii qayb yar oo Ka mida la kulmay in ladilo ayuu istaahilaa 100 wixii dilaaba aniga ayuu ii hiiliyay was inuu noolaado ayaaba khalad ah imisa nafood ayuu dilay, dhaawacay, naafeeyay
    Waayo waxan mucaarad ku sheega ah ayaa odhanaya mar walba waa in lasiidaayaa eygan macal doofaarka ah ee waalan

  • @engadamidirisosman3429

    Fadlan ma heli karaa Dr saadiq cinwaankiisa ( telefoonkiisa )

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Před rokem +1

    Ninka aan tagto aqoon timaaddo ma garto.
    Dr Sadiq nin qaali ah oo mid la mid ahi SOOMAALI KU yar yahay.

  • @dhamays1845
    @dhamays1845 Před rokem +1

    Gumeysiga ninkii aqbalaa la gumaysta wallahi😳🥹😳 Somalidu iyagaa diyaar u ah inla gumeysto intooda badan😳😳🥹🥹😳😳😳

  • @SulubShaqlane-gq2zc
    @SulubShaqlane-gq2zc Před rokem +1

    Asc DR Saadiq waa xog ogaal

  • @daahirxasan5190
    @daahirxasan5190 Před rokem

    Dr Sadiq qof Muslim ayaad gaal kutilmaanty Siyaada ayaad kadhacaysaa we hdalkaas kanooqo

  • @abdirahimmahamed
    @abdirahimmahamed Před rokem

    Dr.murayadaha inagadaa aad kolba sarayso ileen markad hadlayso wad hadli kartaye

  • @SulubShaqlane-gq2zc
    @SulubShaqlane-gq2zc Před rokem

    Dadka Cabdi udoodayaw maydaan kadhalanin dadka soo maalida ah

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden4675 Před rokem +1

    Cabasho joogto ah malahan daawo, takto daayo timaado dhowur

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Před rokem

    Sadaqo cagjar so la mid ma ahaan

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Před rokem

    Kan oo kale inad wareysato ma aheyn! Kan iyo faarax macalin waxay ka xun yihiin ra'isul wasaaraja soomaaliya. Neceyb qabiil baa ku jiro

  • @faysalabdillahi3574
    @faysalabdillahi3574 Před rokem +1

    Hooyadaa iyo dhiladii ku dhashay ayaa mujrim ahayd.

    • @MohamedAli-lh6gi
      @MohamedAli-lh6gi Před rokem +1

      😢😢😢😢 subxanalahi subxanalahi subxanalahi hooyo afkaga Ku caydhay Waa hooyo maxay kugu sameeysayna afka ilaahi wanaga ha tuuso inshallah walal kaa Muslim kaa ah

    • @daahircabdikorme490
      @daahircabdikorme490 Před rokem

      Kolay Dr saadiQow umadii Deegaankoodhan ayaad danbi kagashay kaniisad cidi kuma afurijirin eexagaa wll waad kuQaldantahay eedadkaada hadhaawicin diintiisa cabdi ilayna waaba maxbuus xidhan dunuubtuugalay unbaana halkaagaysay alaana laxisaabtami eeadi taada ilaasho wll llllllllllllllllllllll😢😢