Gabar Cayilan oo dhashay Cunug Mar U ah Walal marne Wiilkeda Kadib Marki U Xumeyay ki Dadka Ugudhawa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay. ee subscribe pls
    Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
    👉Abdihaliimalli@gmail.com
    #qulasada flimada
    #abdihaliim_ali
    #captain_majid
    #wiilkaabdiazizi

Komentáře • 401

  • @sacdiyoali2128
    @sacdiyoali2128 Před rokem +12

    Subxanallah ilaahow ada mahadas iska leh islam naga dhigay allow diinta nagu sug❤

  • @tijaabochannel
    @tijaabochannel Před rokem +10

    Aan ku salino Xabiib keena Muxamed scw scw scw scw scw scw scw

  • @change68
    @change68 Před rokem +123

    Hadii aad maqashid magaca
    Nabikeena Muhammad ﷺ
    ku sali wll qaali ❤🙏🕋

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před rokem +124

    Aaway dadkii jeclaa nabiga scw 🥰🥰

    • @Moha_11113
      @Moha_11113 Před rokem +2

      Anig

    • @amalafnaan3928
      @amalafnaan3928 Před rokem +1

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 Před rokem

      صل الله عليه وسلم

    • @user-yw6vd3qn3x
      @user-yw6vd3qn3x Před 6 měsíci

      Ani ayaa NABIGA JECEL ❤❤❤

    • @SaynabFilsan
      @SaynabFilsan Před 2 měsíci

      Scwscw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤😊

  • @Aaminoww12
    @Aaminoww12 Před rokem +47

    captain majid+abdihaliim cali+wiilka abdi aziiz io dhamman inta tageryo halkan idiinka salmaaa🙋🏾‍♂️🙋🏾‍♂️

  • @muscab8581
    @muscab8581 Před rokem +96

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohammed ❤️🕋🤲 ‏محمد صلى الله عليه وسلم

  • @hananur2384
    @hananur2384 Před rokem +5

    Walal filimanta so galiso ilmaha ku xeran oo fiir sado waxyabaha saxabka sartay waa muqdan afka lee ka sheg adigoo raali ah 🙏

  • @change68
    @change68 Před rokem +34

    Prophet Muhammad -the greatest man who ever walked the face of earth ﷺ

  • @Haykal5
    @Haykal5 Před rokem +41

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

  • @change68
    @change68 Před rokem +69

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ﷺ

  • @somaaliqueen6712
    @somaaliqueen6712 Před rokem +13

    Jah codka abdihalim ali macaan badanaa shir uu flimka dhamady wan wyy ani tagero weyn u ahy tan io flimada carbta marku fasirayey waxn ahy abdihalim ali wankala aqana xalasha io xaranta wang wax ma dhibo xumana ma ficno jah raspect yace🤤😍🤗 ❤️

  • @rahmcabduqadir1833
    @rahmcabduqadir1833 Před rokem +78

    Qisadaan maogi iney beentahay iyo iney runtahay balse waxaan dhameestey anigoo ilmada iga obaneyso😢😢 wallahi qisadaan waa qisa xanuun badan😭

    • @saaxabnuunr6772
      @saaxabnuunr6772 Před rokem +5

      Wee dhacda abaayo adunyadan wax walbo wee dhacaan

    • @qurankarim99-l7b
      @qurankarim99-l7b Před rokem +2

      Wallahi akhirana musiibo kumayaro wallal dadaala allah raali ahaansho ka kasbada

    • @jendro196
      @jendro196 Před rokem +1

      m.a gabdheena wee naxris bdnyihin 😭

    • @Mik3eyxd
      @Mik3eyxd Před rokem +1

      Haa waa qiso sax ah 😣

    • @Sidokale
      @Sidokale Před rokem +2

      Waxan Abayo galo an Diin lahen le ka suur towdaa midakale dorogada wa wax xun marka ma aqan runti

  • @sanayaabdullah6876
    @sanayaabdullah6876 Před rokem +9

    Masha Allah wllo Abdi xalim ani zaid ban ku tagera really bro keep going

  • @sanayaabdullah6876
    @sanayaabdullah6876 Před rokem +6

    Masha Allah cod qurux bdn aya illahi ku siyiy m.a

  • @hayaatmohamed8778
    @hayaatmohamed8778 Před rokem +18

    اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @asmaaapdinoor9181
    @asmaaapdinoor9181 Před rokem +9

    Amaa ugu horeeyo cabdul xaliimoow ee filimada sombiiga noo keen plz

  • @madiinocabdiladiif7218
    @madiinocabdiladiif7218 Před rokem +6

    Kusali xabiib keyna muxadad scw naxaris nawad galyo korkisa ha ahaatiy

  • @asliaxmed14asliaxmedsaleeb77

    Ana uso horeeya manta 😩❤️✨

  • @cabdirisaaq5762
    @cabdirisaaq5762 Před rokem +11

    Zxb ooyin baa i heysa waan dareemeyaa xanuunka(ax ax ax ax ax ax)😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Ex_PASTO
    @Ex_PASTO Před rokem +23

    zxp wllhi waan ilmeeyay🥺🥺
    markaan qisadaan dhameestay💔😔😔

  • @user-el8zt7wn7e
    @user-el8zt7wn7e Před rokem +15

    Ku sali nabi mohamed (scw)

  • @sofka5478ali
    @sofka5478ali Před rokem +6

    Waxa jira niman kaliya markay caruur ama cunug arkan dareenkodu iska kaco wana xanuun jira Allaha naga haayo subxanallah alhamdulilah cala nicmati islam

  • @SAKARIA1
    @SAKARIA1 Před rokem +18

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has allah created is our prophet Muhammed scw❤

  • @natashalaaho3283
    @natashalaaho3283 Před rokem +9

    Ooooh my god wllhi xanoonwaye sidaan ani beerka ixanoonay wllhi 🤧😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😱😱😱😱😱

  • @faadumocabdi4278
    @faadumocabdi4278 Před rokem +14

    Ax waqiso aad uxanuun badan wllhi waan ilmeeyey qalbiya ixanuunay 😭😭😭💔

  • @yuukeycraxmaancali
    @yuukeycraxmaancali Před rokem +3

    Keep going my pro gar iyo gardaraba waan ku wataa zxp

  • @hamdamalapo9879
    @hamdamalapo9879 Před rokem +5

    Prother wlhi qisoyinkaka waanntageera inoo soo badi qisooyinka

  • @user-cd8uu9bu1x
    @user-cd8uu9bu1x Před rokem +2

    Wllhi intaan dawanaaye filim kaan waan ooyayay waana qiirooday wllhi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Před rokem +13

    Waa muruqo waa naxariisdaro waa xumaan oo dhan waa ilmeeyay😭 ilaahow waxaa kaaga mahadnaqaya islaanimada😭😩

  • @deeqo527
    @deeqo527 Před rokem +3

    Ma run baa waan ka murugooday horta nabiga ku saliya scw waanku taageeraa captain maajidow keep going my brother walaahay uma malanaayo into filimkan run yahay lion waan iska aaminay

  • @Ymhsey_chary2310
    @Ymhsey_chary2310 Před rokem +4

    Qiso dhab ah ayuu u egyahay laakin ilahaw hooyoyinka no da gaal iyo muslim ba 💜🥲

  • @queens5170
    @queens5170 Před rokem +13

    Tan qiso maahan qalbigaa iga xanuunay😭😭😭🥹

  • @qurankarim99-l7b
    @qurankarim99-l7b Před rokem +10

    Wallahi waa xanuun allah dadka haka qabto musibadaan oo kale

  • @amuunyusuf6429
    @amuunyusuf6429 Před rokem +3

    Waa qisadii ugu xanuunka badneed aan maqlo

  • @ifrahahmed231
    @ifrahahmed231 Před rokem +4

    Walahi qisadan way iga oysiisay

  • @najmacilanleey4711
    @najmacilanleey4711 Před rokem +11

    Xnuun badnaa run io been wwxay tahay ma ogiyee wlahi wa oyey😭😭💔

  • @shamsashamscilmi8058
    @shamsashamscilmi8058 Před rokem +7

    Keep going legend

  • @mohamedcllaahi9910
    @mohamedcllaahi9910 Před rokem +2

    Captan maajidow bro flimaanta noocan ah ka taxadir inaad soo turjunto waayo ciyaal yaryar ayaa kudaawada marka flimaantan waa kuwo xayndaabka kabaxsan wll ee kuwo faa ido leh soo gudbi
    Waayo maxay tahay oday caruurtiisi ugalmoonaya

  • @cristiano289
    @cristiano289 Před rokem +4

    Fans 1

  • @abudhayib___6915
    @abudhayib___6915 Před rokem +13

    GACMO WADA JIR AYEY WAX KU GOYAN MASHA ALLAH SAS ISKULA SHAQEYA WALALADEY NEVER GIVE UP
    WALIGIN JIRA OO JOOGA ADINKO NABAD QABA ROAD
    1M SUBSCRIBERS MY TEAM ❤✊🙏👏🤝🤝🙌💪💪👉❤
    🤴🏼🤴🏼🤴🏼 3 KINGS ..! 😎💪🙌🤝

  • @filmschannel9530
    @filmschannel9530 Před rokem +9

    Keep going abwe qali 👏👍👀👀😍

  • @ilkowayne5632
    @ilkowayne5632 Před rokem +1

    The bestperson ever the most able shine mohamed صللة علية ؤسلم

  • @Hemozzz
    @Hemozzz Před rokem +10

    Walahi waan ilmeeyey ax 😭🥺💔

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma Před rokem +3

    Keep going pro🤴✌️

  • @mssfartun8768
    @mssfartun8768 Před rokem +15

    Walaahi waaqiso xanuun badan aniga ayaaba ilin iga imaatay 😭🥺🖤

  • @samalehvansboy7210
    @samalehvansboy7210 Před rokem +3

    Wlll fadlan flimantan camal Haa soo Turjumin wlll please

  • @Reema11235
    @Reema11235 Před rokem +7

    Anaa uhoreeya maanta❤️💃✊️

  • @deeqamohamedweheliye9973

    M.a wllkey xilli wlpa diyaar unahay horay usoco apoowe👑

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 Před rokem +6

    Qiso cajiiba 😭😭😭

  • @amaalahmed7847
    @amaalahmed7847 Před rokem +2

    waa kaheley tarjumaadaada c/xaliimoow

  • @umuzaakir4296
    @umuzaakir4296 Před rokem +14

    Filimkan waxuu noo cadeenaya sawabta ilaheey nooga xarimay dadka aan isguursan karin iyo qamri waayo qabriga ayaa dooriyo maankoda o kusawabo falalkan xun 😢😢😢😢

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 Před rokem +4

    Ax waa qiso xanun badan🥺🥺

  • @ummymaher2374
    @ummymaher2374 Před rokem +5

    Masha Allah

  • @ciidcabey2544
    @ciidcabey2544 Před rokem +6

    Qufta ugu horeeyse

  • @abdirahmanboorso4984
    @abdirahmanboorso4984 Před rokem +3

    Waa qiso iga ilmaysiisay

  • @ilhaamadam1402
    @ilhaamadam1402 Před rokem +6

    Shekoyinka horrorka noso badi

  • @Sidokale
    @Sidokale Před rokem +18

    Waxaan lab labada filim ma ahan ayantan wa ka darten asxabey filimo Diintena ka fog aya so tarjumesaaan 😢😢😢

  • @ckaafikaaluucaluu3176
    @ckaafikaaluucaluu3176 Před rokem +2

    waa film aan kahelay ee no so samey sxp

  • @caashocali2762
    @caashocali2762 Před rokem +4

    Dhiiri Galiye thank YOu runtii waxaan ahay tayerahaaga 1aad

  • @Cupcatarad
    @Cupcatarad Před rokem +9

    Wllhi waa xanun😭😭😭ilahow noo danbi dhaaf😭🤕

  • @change68
    @change68 Před rokem +28

    Never give up captain maajid 🔥

  • @itsmygoal9321
    @itsmygoal9321 Před 6 měsíci +2

    xasbunallah wa nicmal wakiil allahuma najjinaa

  • @jabriilcalasow6532
    @jabriilcalasow6532 Před rokem +2

    War ku aaway ayaantaan wah ❤

  • @ahmedhassan3002
    @ahmedhassan3002 Před rokem +2

    Filim kan waa nijaas abe xogayo gabadhisa Filim kan oo kale hakenin fadlan

  • @khadiir2009
    @khadiir2009 Před rokem +8

    Filimaantu fikiro ayay gudbiyaan Maysan ahayn inaad noocan soo turjunto

  • @IdirisNor
    @IdirisNor Před rokem +6

    Frist comment 📌

  • @fatimamohamedbare173
    @fatimamohamedbare173 Před rokem +10

    wlhi waa ilmeeyay iyadoo flim ah xitaa😭😭🙂

  • @drsziizuumohammed
    @drsziizuumohammed Před rokem +9

    Run Io been midkee tahay ba ma aqan lkn waaa Ka xumaday wllhi 🥺😓 ilaah Hana asturo

  • @raxmacabdulqaadir7102
    @raxmacabdulqaadir7102 Před rokem +2

    Runti qisadan wey i xanuujisay 😥😥😥

  • @abdullahiali6897
    @abdullahiali6897 Před rokem +6

    Africanta🙄Qalbiga madow😢

  • @amiraducale2927
    @amiraducale2927 Před rokem +3

    Yesterday mai noo qulasaykartaa

  • @mrdoale4486
    @mrdoale4486 Před rokem +4

    Keep going

  • @barwaaqosiyaadahmed4149
    @barwaaqosiyaadahmed4149 Před rokem +4

    Kusali nabigena scw scw scw

  • @c.xakiimmohamedxuseen894

    Wallahi waa oyay 😭😭😱😱

  • @change68
    @change68 Před rokem +13

    I can't wait captain maajid 👥️️

  • @mansolo__boy
    @mansolo__boy Před rokem +3

    Keep doing bro

  • @saaramahamed4263
    @saaramahamed4263 Před rokem +10

    Qisadan marka bilabay ila markan kadhamaynayey ilinba indhahayga buxisay😭😭😭

  • @thelionking6550
    @thelionking6550 Před rokem +5

    Qeeb labaad kaso same sxb adigo mahadsan wlhi gusheda Ayaan raba inaa aragno

  • @abyancabdi3756
    @abyancabdi3756 Před rokem +2

    Scw scw scw scw Hooyo mcn Hooyo mcn 🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤕🤕🤕🤕🤭🤭🤭

  • @qanciyepoi3238
    @qanciyepoi3238 Před rokem +3

    Pin iisaar plz captain majid🥰🖐️

  • @husseinCR7-cv6tj
    @husseinCR7-cv6tj Před 10 měsíci +2

    gabarta silacmartay wallaahi
    Aabaha kasiidaran
    Damiirlaawnaa

  • @safeeyepubg7695
    @safeeyepubg7695 Před rokem +9

    waa ilmeeyey wlhi naagtaas hadaa arki lahaa waaba dili lahaa u maleenaa wlhi😡😭😢

  • @zakariyeabshir2184
    @zakariyeabshir2184 Před rokem +3

    Barnaamijyada waan lasocda wahel ayuu Ii yahay

  • @asadhagio5660
    @asadhagio5660 Před rokem +3

    Majidoow

  • @zakiyamohamed7256
    @zakiyamohamed7256 Před rokem +9

    Runti anaba xanun daremy wan ilmeyay😢😭😭

  • @awbakarcali3169
    @awbakarcali3169 Před rokem +7

    Pig pro wan kiwataa ✋🙏🥰

  • @Janno66
    @Janno66 Před rokem +5

    🥺🥺🥺

  • @nagmaalihusen17
    @nagmaalihusen17 Před rokem +1

    Uf film da qaar adunkee kuu u rinayan

  • @Zaacidzaiyn
    @Zaacidzaiyn Před rokem +18

    Ilaahay Waxaan Ka Baryaynaa irsiq Xalaal Ah iyo Camal Waanaagsan
    Oo la Aqbalo Aamin Dheh🤲🤲
    #subcribe Isoo Dheh Walal.❤

  • @Mahad.cali1
    @Mahad.cali1 Před rokem +8

    Keep going pro
    5000k subscribe

  • @ourleleefow2810
    @ourleleefow2810 Před rokem +3

    I’am fast the video ❤😂🎉

  • @guledahmed4658
    @guledahmed4658 Před rokem +5

    My Bezt CZcamsr ❤

  • @aasiyaabduwali4407
    @aasiyaabduwali4407 Před rokem +1

    Abdixalimow wa dadashe si add nogu so gudbisid aflaam koban lkn aflaamta kufsiga iyo cunfiga inad ubadanesid makula tahayna waxa so gudbinesid wa faido leh ha ahadan inshallah

  • @deeqoaadan3858
    @deeqoaadan3858 Před rokem +2

    Walhi caadiya u ooyay wiligey ma arkin qiso kaxanun bdn midaan

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 Před rokem +14

    sxp filimanta qaar hasoo turjumin mxa yeelay fikir ayay gudbinayan. qiso xanuun badan💔

  • @de____jong4
    @de____jong4 Před rokem +3

    السلام عليكم

  • @bacbacoaly7284
    @bacbacoaly7284 Před rokem +3

    Waa markii 5naad oo an kuso ceshto

  • @aishamohamedsalwe39
    @aishamohamedsalwe39 Před rokem +8

    Really this story is so painful 💔😢

  • @Feriiha--ahmed21
    @Feriiha--ahmed21 Před rokem +24

    Wn la ilmeeye filmkaan 😭😭

  • @liibancaseyrcaseyr6001
    @liibancaseyrcaseyr6001 Před rokem +1

    Tᴏᴅᴀʏ ɪ.ᴍ ғʀɪsᴛ👋👋