Video není dostupné.
Omlouváme se.

Cawska Barakariya Mulaato 2 (Bracharia Mulatto II) oo lagu tijaabiyey Soomaaliland. 📞+254717446236

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 06. 2022
  • cawskaan ayaa waxa tijaabiyey 2 arday oo dhigata jamacadaha Somaliland, waxayna Iska kaa shadeen Jamacada ABAARSO IYO KUWA KALE wayna kuguuleysteen tijaabadii.
    cawskaan waxa uu u adkeysan karaa biya yarida , waana caws borotiinkiisu aad u badanyahay.
    abuurkiisa Kenya waa laga heli. Shirkada Baraaaro way idiin haysaa calafkaan. wixii faahfaahin ah inalaga Soo xariir nambarka
    wa.me/message/CSN4AYYN36C3L1
    #BrachariaMulatto2
    #calafkaXoolaha

Komentáře • 38