Raage ugaas qiso jaceyl ~~~ahmed idaaja

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 168

  • @murokeligiisocod531
    @murokeligiisocod531 Před 4 lety +13

    Aabaha suugaanta Ahmed Faarah Ali Idaajaa runtii waa shaqsiga kaliyee hadeer uhawlan isku keenka Murtidii somalidii hore

    • @ashaadana9295
      @ashaadana9295 Před 4 lety +1

      Hal reer ayuun buu sheekoyinkooda buun buuniya

  • @aamirmatiasofficial5353
    @aamirmatiasofficial5353 Před 5 lety +74

    shiikh mustafe xaaji ismacil harun iyo faarax idaajaa marwalba waa uduceeyaa in ilaahay cimriga udheereeyo.waayo waa labatiir oo umadda muhiim u ah

    • @CamanKiish1
      @CamanKiish1 Před 4 lety +4

      labadooda ma sinna waxba isku meeqaan , haka dhigin ,
      Idaajaa sheeko xariirada soomaalida , ee aan sal iyo raad lahayn , ee mala awaalkaa, ayuu dhahaa waa taariikhda daarood , waa qabyaaliiste .
      sheekooyinka Cigaal shidaad ee ninka fulayga sawiraya ayunbaanu DIRQI KAGA BADBAADAY , wuxu is yidhi ceebbay idinku noqon

    • @cabdiboode9123
      @cabdiboode9123 Před 4 lety

      @@CamanKiish1 a!!!

    • @asiyajama9443
      @asiyajama9443 Před 3 lety +6

      @@CamanKiish1 Hade ma danbi buu ku leeyahay haday taariikh dheer oo somalida wada ogtahay ay lahaayeen.
      Ma wiil waal iyo raage ugaas baad inkirin taariikhdooda.

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan Před 3 lety +1

      @@asiyajama9443 Wiilwaal iyo Raage Ugaas ma wax aan raga kale lagu arag ama lagu maqal bay lahaayeen waa yaabe!
      Wiilwaal wuxu ahaa suldaan reer miyi ah xooga gabayo ah iyo sheeko murtiyeed lahaa. Waagu noolaa wuxu riciyad u ahaa amiirka Harar isagaa iyo Garaad Aadan kii Geri koombe. Ninkay labadaas riciyad u ahaayeen ka cabsan jiray kana awood weynaa wuxu ahaa Shermaarke Cali Saalax oo intoodaba ka taariikh cuslaa.
      Suldaan Diiriye Sugulle , Axmed Koore Jaan, Dhallin Ileeye iyo Guuleed Xaaji ragaas oo dhan sheeko iyo maahmaahyoo ba waa lahaayeen.
      Raage Ugaas gabayaa ayuu ahaa la mid ahaa ragay isu gabyayeen sidii Aadan Axmed Dubbe GabayXoog, Xirsi Boqon iyo Muxumed Liibaan Jadeer. Wuxu dheeraa ma jirin ahayn beenta Idaajaa iyo daarood nimadu wado

    • @asiyajama9443
      @asiyajama9443 Před 3 lety +1

      @@xirsiamaan Annigu ma oran cid ayey wax dheeraayeen ee waxaan kasoo horjeeda in taariikh jirta lagu tilmaamo sheeko iyadoo qabiil loo cuskanayo.
      Taariikh ahaan wiilwaal wuxuu ahaa nin ku mideeyey qabaa'ilkii deganaa dhulkii uu ka talinayey hal talis, inta badana sida taariikhuhu sheegaan soomalidaasu waxay la dagaalamayeen xabashi iyo Gallas.
      Halka xaaji sharmaarke uu ka talinayey saylac.
      Dhamaan ragga aad sheegtay waa rag taariikhda somalida ku xusan ee jooji kala qoqobida qabyaaladaysan ee taariikhda wadankeena.

  • @magichashi
    @magichashi Před 5 lety +22

    Kun iyo kow kurtoo dumar hadii la isu wada keeno
    Kulna waxaan lahelayn haween faadumoo kale e💯🌸

  • @magichashi
    @magichashi Před 5 lety +6

    Ninna waa dhintaa Ninna waa dhashaa, dharaar walbaa la is dhaafayaa💯

  • @sayedsayedi6237
    @sayedsayedi6237 Před 8 lety +36

    raage ugaas waa abwaan somaliyeed oolagu faanikaro

    • @QanaoSomalitvmn
      @QanaoSomalitvmn  Před 8 lety +5

      +sayed sayedi haa wa sax waa ninkii suganta somaliyeed toosiyay

    • @abduladan7710
      @abduladan7710 Před 8 lety

      Aadban u jeclahay dhegeysiga taarikhdi ragii horee somalida. Walow ay waxbadani ka qaldanaayen misana wakhtigay joogeen baa adkaayo kulayaab maleh.

    • @hawalag818
      @hawalag818 Před 8 lety

      Jkksa

    • @hodanc6526
      @hodanc6526 Před 5 lety +1

      Wa awogay alaha naxariisto

    • @CamanKiish1
      @CamanKiish1 Před 4 lety

      dadkii horee reer miyiga ahaa waxba kamay aqoon xadadka suugaanta , mararka qaarna DEEL_QAAF ayaabay sameyn jireen iyo Naxwe qaldan.
      xilligii dawladdii kacaanka markii naxwahana la qoray
      ayuu nin reer waqooyiyi qoray xadadka maansooyinka
      Tolow daaroodku wax walba miyay sheegan.

  • @warwaawareeysomalaaychanne2306

    Waa runtii Idajaa Raaga Ugaas waa ninka u gabaya qaalisan wax af Somaali ku gabya

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 Před 5 lety +14

    Besides Rage Ugas’s achievements in poetry, he is also known and got a lot of admire from his generation by killing the famous serial killer at that time called WIIL WAAL..
    Good job Rage Ugaas.

    • @axlamlibax7248
      @axlamlibax7248 Před 5 lety

      Whdjhd

    • @guureguurre338
      @guureguurre338 Před 5 lety +3

      That wasn't a good job! It was disaster for Somali history! Will Waal and Raage Ugaas was - halyeey Somaliyeed

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan Před 3 lety +1

      What achievement the baseless credits attributed to him by Idaajaa?

    • @atofficial7197
      @atofficial7197 Před 3 lety

      @@xirsiamaan bro u everywhere saying the same thing lmao

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan Před 3 lety

      @@atofficial7197 If you saw me everywhere then you must be everywhere as well.
      On a serious note what is this same thing you are referring to?

  • @misspamba1
    @misspamba1 Před 7 lety +10

    Waleh ragi hore rag bay ahayeen.

  • @abdiazizabdalla4675
    @abdiazizabdalla4675 Před rokem

    Allah ha uwada naxaristo dhamantod tarikh wayinoga tagen dhaxalgala
    Waxa kamida raga u kuxusay qora idaja awowgey yusuf ibrahim dhere

  • @fuaadmahdi6835
    @fuaadmahdi6835 Před 7 lety +60

    "Ninna waa dhintaa Ninna waa dhashaa, dharaar walba la is dhafayaa" 😑😑

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil Před rokem +1

    MashaAllah Somalidii Asalka ahayd wakuwaas tagay dhaxalkoodna aynu maanta hayno
    Hda Xalkeenu waa Allow Sahal

  • @cmcwadani1816
    @cmcwadani1816 Před 2 lety +4

    Abwan Raage ugas 🙏
    Gabaygan class 7 kusoo qaate wlhi gabay caajip ah waye 🙄

  • @mahiryassir4846
    @mahiryassir4846 Před 4 lety +6

    Waxan wehel iyo waya arag kadhigana dhaqankeena suuban ee marnaba guuraynin

  • @dahirdhalxalucky5281
    @dahirdhalxalucky5281 Před 5 lety +3

    1000 iyo kow kolna wxan lahelayn haween faaduma oo kale ah

  • @dahirdhalxalucky5281
    @dahirdhalxalucky5281 Před 5 lety +4

    Faaduma oo.caban kayar an an kudhiso jcyl ilaw ahaa

  • @sahaniyosadalbarwaqo5145
    @sahaniyosadalbarwaqo5145 Před 6 lety +9

    Ahmed farah idaja afkga cano mac lagu qaby tariikh yahan jira

  • @hal-abuursidiiq2761
    @hal-abuursidiiq2761 Před 4 lety +3

    Jacaylku waa cajiib rabi laba qof raba qalbiga dareen isku galiya

  • @isxaaqmaryacade18
    @isxaaqmaryacade18 Před 6 lety +19

    DaarooD LanD❤😍

  • @abdiaziz2745
    @abdiaziz2745 Před 6 lety +5

    aad baan u jaclahay inan dhagaysto taariqihi hore waxad na fahmi xiliga lajoga hada iyo xiligi hore farqiga u dhaxeyo waxadna ogaan wax badan aad horay aad u ogeen

  • @rabiicrashka9596
    @rabiicrashka9596 Před 6 lety +6

    Mansha Allah

  • @nasirshiimow7766
    @nasirshiimow7766 Před 8 lety +6

    axmed wiilwaal waa wiilkii garaad wiilwal

  • @maxamedcabdisamad8314
    @maxamedcabdisamad8314 Před 5 lety +5

    nin waa Raage ugaas

  • @xirsiamaan
    @xirsiamaan Před 3 lety +3

    1891 ayaa sahmiye Talyaani ahaa oo la odhan jiray Luigi Robecchi Birecchitie oo ugu yaraan lix jeer degaanka Soomaali dhex maray gees kaste mudo dhowr sanadood dhexdood 1888-1892 . Luigi Robecchi - Bricchettie oo oo 1891 ka waramay suugaanta Soomaaliyeed iyo gabayaaga Soomaaliyeed ee qarnigaas maansada qeybtii danbe 1850-1899 calanka u siday , ayaa wuxu ka waraystay reerka Idaajaa iyo reerka u ka soo jeedo Raage Ugaas ee Ogaadeen isagoo dhulkooda dhex maray g'ugaas 1891kii .
    Waxay Mareexaan iyo Ogaadeen ugu warameen Luigi Birecchitie sidatan marku waydiiyey yaa gabayaagooda ugu magsc dheer xlligaas. Wuxu Luigi yidhi:
    " Hormuudka maansooyahanada Somali waxan ka xog helay markaan marayey dhulka Mareexaan ka iyo dhulkaa sare ee Ogaadeenll oo gabayaagaasii ku kulmaan..
    Waxa aad weli loo xasuustaa Raage Ugaas oo Ogaadeen ahaa, gabaynimada ka sokow ahaa nin geesi ah, dagaalna ku dhintay 10 sanadood ka hor.
    Aaden Axmed Dube oo Isaaq- Habar Yoonis ahaa, oo weli ku nool Maydh isagoo coomir ah, kuna magaca dheer Gabay Xoog.
    Dhallinyaranimadiisii Gabay Xoog gabayadu Raage Ugaas u tiriyey waxay ku abuureen Raage xifiltan badan, marmarna dagaalo dhiig ku daatay oo horseeday colaad joogto ah oo abid laga heshiin.
    Haduu Gabay-Xoog yahay qoraxada gabayga oo sii dhacaysa, hada waxa soo baxay xidigyo cusub oo iftiimaya, Daahir ka Ogaadeen iyo Xasan Dalab oo isna Isaaq ah , waa niman dhaliinyaro ah oo hadana aad u soo shaac baxay sidii gabayaagii waaweynaa.
    Gabayaaga weyn ee Maxamed Liibaan Jadeer wuxu ka tagay maansooyin tis-qaaday , wuxuna geeryooday sedex ama afar sanadood ka hor isagoo buruudiisa maanso sideedii u dhantahay. Iyo qaar kaloo badan oo wax tiradooda la koobi karo ka batay" Robecche Birccetii, Somalia e Benadir. p.357.

    • @rooblejama2701
      @rooblejama2701 Před 2 lety +1

      Mareexan gabya oo caana lama hayo, somali sadex qabiil baa u gabay badnaa, ogaden, dhulbahnte, iyo isaaq

    • @ciiltire2661
      @ciiltire2661 Před 8 měsíci

      ​@@rooblejama2701 mareexan ma adaaba yaqan hadad tiri ma gabyaan

  • @cabdikaafi11
    @cabdikaafi11 Před 7 lety +4

    caadi maha tariikh wanaagsan

  • @isakmohamed5132
    @isakmohamed5132 Před 6 lety +37

    Waar Nimahyow Daarodku Waa Wada Halyey MiiDhan

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 Před 5 lety +4

      Isxaq Mohamed taariikda somalida iyagaa ugu badan xaga murtida halganka siyaasada

    • @duriyadiisayidnuur9735
      @duriyadiisayidnuur9735 Před 5 lety +2

      Waa runtaa

    • @DoDo.444
      @DoDo.444 Před 5 lety +2

      walaal qabiil walbo ayaa wada halyeeya ee ayagaa buun buuniyo dadkooda

    • @ashaadana9295
      @ashaadana9295 Před 4 lety +1

      @T dots realest Soomaali waxa ka dhashay Genaral Caydiid, Axmed Guray oo beesha Dir ahaa Sheekh Bashiir iyo Sheekh Barsame halkan laguma soo koobi karo Daaroodow, kaftan hufan.

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 Před 4 lety

      @T dots realest yaaka laangaabsan minority Ethiopia

  • @kayabdullahi
    @kayabdullahi Před 6 lety +9

    Xaalay kololoaygii maladiin #kamil reruhiyee
    ===========)

  • @sharifsharkey5490
    @sharifsharkey5490 Před 5 lety +2

    nina wa dhinta nina wa dhasha dharar kasta wa les dhafaya

  • @deeqoibrahin
    @deeqoibrahin Před rokem

    Idaajaa
    Maansayanada daarood ayuu Badanaa soo qaataa
    Arinkaas ma wacno waa wariye waa inuu xaqa maansayahanada kale ilaliya

  • @darayoabdi9498
    @darayoabdi9498 Před rokem

    Aan ooggo oogoo oonagashaahaah waxaan oganaysaa cidnaa ogayn oganayshaaa

  • @mustafecade1426
    @mustafecade1426 Před 7 lety +2

    mansha allah hdl qimo leh waye

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    Sidii raage ugaas iyo rijaalkii cali geele

  • @dahirdhalxalucky5281
    @dahirdhalxalucky5281 Před 5 lety +2

    Wiil waal oo 50 halad oi yarad ah Astan iga dheh

  • @qadarabdullahi5165
    @qadarabdullahi5165 Před 2 měsíci

    Somalinimadii oodhanba idajaa ayaakasohadhey ale hanodaayo
    Aabahan somaliyeed

  • @Hahar2233h
    @Hahar2233h Před 3 lety

    Taariikhdaan oo si kale loo warinaayina waan arkay yaab

  • @abdikanifarhan
    @abdikanifarhan Před rokem

    Mn ilahy haunaxaristu

  • @dahirdhalxalucky5281
    @dahirdhalxalucky5281 Před 5 lety +2

    Habar kunkii aha kaw lagaga siiyey

  • @cabdijibaarhiis6272
    @cabdijibaarhiis6272 Před 7 lety +1

    aad iyo aad ayay ubwanaagsan yeen dadkii hore

  • @akmedawful7847
    @akmedawful7847 Před 4 lety +2

    rage ogad

  • @mohamedwarsame3162
    @mohamedwarsame3162 Před 8 lety +4

    aaad iyo aaad xigmad

  • @abdallegurey5592
    @abdallegurey5592 Před 5 lety +2

    rage ugaas

  • @bashirlayl3076
    @bashirlayl3076 Před 3 lety +1

    mashaa,alaah

  • @xasanaayaha2977
    @xasanaayaha2977 Před 7 lety +5

    Allaha u naxariisto

  • @shukriahmed2134
    @shukriahmed2134 Před 4 lety +3

    Awoow gay.raage.ugaas.Allaah..hau.naxa.riisto

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před 3 lety

      Shugri ma awowgaba mise

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před 3 lety

      Shugri aniga awawgay waxa dhashay xalimo ugas

  • @abdizizabdullahi1136
    @abdizizabdullahi1136 Před 5 lety +2

    Ok

  • @abdifitahabukar499
    @abdifitahabukar499 Před 8 lety +6

    wanagsan

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 Před 7 lety +2

    ma isagaaba JCL jira haduu jirona waa in gees kaliya kolay gees unba janjedha

  • @mudanerooble7756
    @mudanerooble7756 Před rokem

    Evardadi e

  • @nuurcabdiraxmaan3395
    @nuurcabdiraxmaan3395 Před 3 lety

    Idaajaa qoraa wankuwataa

  • @mohamedabdullahimohamed7641
    @mohamedabdullahimohamed7641 Před 5 měsíci

    Ustaad gacan ahaa ninka tabinaya sheekada

  • @maxamednani2633
    @maxamednani2633 Před rokem

    Markaad tariikhda aad dhegaysanaysid macaana

  • @ashaadana9295
    @ashaadana9295 Před 4 lety +3

    Idaaja dadka Daaroodka ah ayuun buu ka hadlaa waa oday qabyaaladu futada kagashay

    • @demagoog3641
      @demagoog3641 Před 4 lety

      wll waxu ka wara dhaqaki iyo sugaanti somaliyed inteda wali la xusuusto qabil gaarana kumuna koobin oo waka sil siladi Guba iyo qaar kaleba ka waramay ee adi intaad somalida kale ka hayso adu soo gudbi ilen intu isagu barnamijyada ka diyariayay waa inti horay loo si hayaye.

    • @mohamoudabdi7374
      @mohamoudabdi7374 Před 3 lety

      Raage ugaas maahyn daarood waa smaroon

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 Před 3 lety

      @@mohamoudabdi7374 Bacaaac.

    • @mohamoudabdi7374
      @mohamoudabdi7374 Před 3 lety +1

      @@guledfarah8610 ina bahalkiiyow wx sookala baro cagdheer dadkn maaha

    • @mohamoudabdi7374
      @mohamoudabdi7374 Před 2 lety

      @@guledfarah8610 hadal ka idaajaa sifcn u dhugo yaa dhaley raage ugaas .ugaas samter ugaas warfaa waa ayo

  • @xumaandiidxoreye5232
    @xumaandiidxoreye5232 Před 7 lety +1

    Hhhh yaasir wiifto sheekooyinkasn kuwaagii ma ahan aan u fahmay waase la qabsanee wad fiirsashadooda hadaa badsatid you learn more:)

  • @sadiaessa5590
    @sadiaessa5590 Před 7 lety +3

    Sad😭😭

  • @dhoolbariproduction6561

    13.6.2021

  • @abdihussein5337
    @abdihussein5337 Před 6 lety +1

    C

  • @asmahoussein9997
    @asmahoussein9997 Před 4 lety +5

    Is that true the story ????

  • @noorabdulla8343
    @noorabdulla8343 Před 6 lety +1

    m.sh

  • @dahirdhalxalucky5281
    @dahirdhalxalucky5281 Před 5 lety +1

    Kii

  • @muhammedomar7268
    @muhammedomar7268 Před 8 lety +14

    war muusiga barnaamijka halken ka heli karaa???????

    • @basilmoshin1100
      @basilmoshin1100 Před 6 lety

      muhammed Omar ii sheeg wixii KU daran abowe macaanow Ayan heesta la dhahaa

  • @abdicaziizkadiye669
    @abdicaziizkadiye669 Před 3 lety +1

    H

  • @dahirdhalxalucky5281
    @dahirdhalxalucky5281 Před 5 lety +1

    1928

  • @boqordayib7173
    @boqordayib7173 Před 5 lety +2

    Boqortoyadi awdal weeyi
    Raage ugaas makayldheere

    • @duriyadiisayidnuur9735
      @duriyadiisayidnuur9735 Před 5 lety +1

      awdal.kulaha war ninku waa nin ree ogadenia aha

    • @boqordayib7173
      @boqordayib7173 Před 5 lety

      @@duriyadiisayidnuur9735 abt haiwarerin ani jaaw

    • @unknown-yk8uk
      @unknown-yk8uk Před 5 lety

      @@duriyadiisayidnuur9735 hhh raage wa ugass samaroon ah loll qormuu noqday ogaden kkkkk

    • @unknown-yk8uk
      @unknown-yk8uk Před 5 lety

      @T dots realest ina dhilo hoorta adigu waxba uu sheegi meysid garacow gadabursi wa dad tarikh iyo cilmi iyo cilmi ka badan wa boqortoyadi adal fatalow ee maxad no shegii karta siba adigu ogaden cagdheer oo ugu jahiilsan ee Ethiopia aad shegayso dhul Dan ba lenahay ee bal wax ka kaboo nac nac ba mesha guxeysa

    • @unknown-yk8uk
      @unknown-yk8uk Před 5 lety

      @T dots realest langaab wa iniga fagashyahay ee horta isguu fiirsow markaas wax ka sheeq samaroon

  • @abdirizakanshax7892
    @abdirizakanshax7892 Před 5 lety +1

    O

  • @suleqamaalim3341
    @suleqamaalim3341 Před 8 lety +1

    w

  • @yasirwiifto3883
    @yasirwiifto3883 Před 8 lety +3

    Qiso Jcyl Maxa ugu qorten shaqo maba kulahane :D

  • @saalaxdheeresaalaxdheere1638

    Waar Mooryaan Qaadhicul tariiq buu ku sifoobey markii taariikhdiisa la eego

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 Před 3 lety

    2/ 5 / 2021