Su aalo Jacay Kafi Abdi Wu Kujira Ya Kasaraayo ???

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 12. 2023

Komentáře • 60

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 7 měsíci +3

    Mardane ayaan dawada Barnamijka waxan ka jawabayaa jacaylka malaga bogsada maya lagama bogsado tarikhda hadii dib loo raco Cilmi ba ka bogsanwayay oo u dhintay Hodana akhiirankii wuu halelay Qays iyo Layla way isu dhinten ilahay ha u naxariisto Xasan iyo qalbi lula buug ban ka akhriyay waxa dhex maray jacayl aad u cajiib ah lakiin ma hubo inay qisadu run ahayd waliba waxa aad u xiisabad naa boga Xasan markuu miyiga tagayo isagoo arday ah oo fasax kujira xiliga guga ah ee dhulku barwaqada yahay kiiyo radina ya Qalbi lula badiyahana aan kala garanayn oo Libaax ku helay meel ay ah haben Roob dayo runtii waa qiso jacayl oo aad u xiso badan ❤❤❤ax marka Kafiyow adiga iyo Hasal malaga yaba in ay qolyahaa ku dhadhawdahay Qisadiinu Guuul ban idiin rajaynayaa hanbalyo ❤❤❤❤

    • @hoodolucky6144
      @hoodolucky6144 Před 7 měsíci

      Hadii cidi bogsanayso anigaa bogsan lahaa wlhi jacaylka dhabta ah waligii ma dhamaado😂😂

  • @shukrisiciidyusuf6989
    @shukrisiciidyusuf6989 Před 7 měsíci +5

    Wayku jecashahay dhawacii gaarayay baa cabsi galiyay inaa markale dhaawacdo sorry way niyad jabtay lkn wali wayku jecashahay

  • @user-ki4yg5ju9n
    @user-ki4yg5ju9n Před 7 měsíci +3

    Isku soo dhawaada naga farxiya kaafi iyo Hansel

  • @saidajiindhe8841
    @saidajiindhe8841 Před 7 měsíci +3

    Hazaaley Hadaan jacayl again kaafi kuuma jecla sidaad ujeveshahay adiguna kambiskoon jacaylkii ee waxaad xusuusataa xakaarkaad soomartay Allah waxaan kaaba baryayaa inuu jacaylkaaga awgiis nabsigu Qoolku soorido adigana waxaan kuurajaynayaa inaad naftaada hanato oo aadan halisdanbe gain waayo Ragu haday kuufakaraan waa khatarta uguwayn.

  • @mohasaid3049
    @mohasaid3049 Před 7 měsíci +5

    Meeshan waa la is jec jeclanooyah❤️ xalku waa dhin dhiin😍😍😍

  • @khadraabdullahi9929
    @khadraabdullahi9929 Před 6 měsíci +1

    Very true

  • @MuhiyeFaysal-cu4bh
    @MuhiyeFaysal-cu4bh Před 7 měsíci +1

    War taliye halke video laga soo diri karaa nio waa mid falaqany leh ee❤😊😊

  • @mohamedfarah5077
    @mohamedfarah5077 Před 7 měsíci +2

  • @PCoffee_co_ltd-wn4pr
    @PCoffee_co_ltd-wn4pr Před 6 měsíci

    Hazal ayan jeclahay deh kafi inshaalah wadkuguleysani

  • @user-ug8js5dt8h
    @user-ug8js5dt8h Před 7 měsíci

    Mazhalha

  • @mohamedfarah5077
    @mohamedfarah5077 Před 7 měsíci +1

    ❤😊😊

  • @haawomahamuud162
    @haawomahamuud162 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-bx4zg1fr2y
    @user-bx4zg1fr2y Před 6 měsíci +1

    Asc

  • @user-vb1xm9fh7p
    @user-vb1xm9fh7p Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ug8js5dt8h
    @user-ug8js5dt8h Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Sigma_male0000
    @Sigma_male0000 Před 7 měsíci +2

    Filim hindi
    Wake up to reality awoow

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 Před 7 měsíci +1

    Qof wax jecel nacaseysanaa kaafi hazal anay ku dhaafin waad ka shanleyn inta nolashaada ka hadhsan

  • @user-sy1xu5kw9l
    @user-sy1xu5kw9l Před 6 měsíci

    haa.jaceylka.lagama.cafimaado.sidisiba.waa.jacelka.dhabta.ah.aniguu.iso.maray.wallahi.wa.xanun.hadad.weyso.qofka.ad.jeceshahay.allow.sahal.amuraha.

  • @user-bx4zg1fr2y
    @user-bx4zg1fr2y Před 6 měsíci

    Waan idan salamaye

  • @user-nn5qe4bg8n
    @user-nn5qe4bg8n Před 7 měsíci +1

    Inanta Wali jaceyl ayey u hheeysaa

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 Před 7 měsíci +1

    Waa rabtaa ninkee xaa isu adkeeynee

  • @user-hg8hy3ne1k
    @user-hg8hy3ne1k Před 7 měsíci

    Kaafi waan kahe ly

  • @ibrahimhassan-mk5nh
    @ibrahimhassan-mk5nh Před 6 měsíci

    Gabadha wey jeceshahay kaafi kaafina magaranaayo gabdha kasfiyoow wax kabedel

  • @iskaali1987
    @iskaali1987 Před 6 měsíci

    Haaaaa

  • @user-tn7dy9pv9z
    @user-tn7dy9pv9z Před 6 měsíci

    Ilaahay.kabaq.jees.jeeska.kadaa.gabadha

  • @khadrasaid5999
    @khadrasaid5999 Před 7 měsíci +1

    Oo halii la is rabo si qorsoon bay uwada hadliksraane waa laga yaabaa inay isku yihiin love insgay inaga waalayaan kkkkkkk

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 Před 7 měsíci +1

    hasalay wiilka udabaca

  • @user-tn7dy9pv9z
    @user-tn7dy9pv9z Před 6 měsíci

    Kaafi.hadhaawicin.kalgacayyka.haydhigine.idhowr..waa.heesihii.waabari

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 7 měsíci

    Tani way u dhimanaysa wiilkan
    Su aalahan isaga leh laakiin way ku degdegsysa wiilkan

  • @user-bx4zg1fr2y
    @user-bx4zg1fr2y Před 6 měsíci +1

    😂😂😂😂😂

  • @KutubAbdulahi
    @KutubAbdulahi Před 7 měsíci

    Waliged qof. Maheclatay?

  • @KutubAbdulahi
    @KutubAbdulahi Před 7 měsíci +1

    Waydi in uu jacel soo maray?

  • @ugaaskabelaadir8467
    @ugaaskabelaadir8467 Před 6 měsíci

    Gabadhu waa ku jecshayay

  • @xamdaismail9687
    @xamdaismail9687 Před 7 měsíci +1

    Kani waa garxajiskii aabihii dhalay

  • @halimoosman7428
    @halimoosman7428 Před 6 měsíci

    Kkkkkkk guur sobandhig ayay kuladahay

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Před 7 měsíci +2

    Kaafi wiil la jeclaado wuu yahay runtii hadalkiisa qalbiguu galayaa❤

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 7 měsíci

    Jacayalaw ba . Maxay sida ilmo dhiman ugu hadlaysa niic niic da la haysa

  • @halimoosman7428
    @halimoosman7428 Před 6 měsíci

    Sugo intu kushaganay guur am ugaarayi go aan. Waad dagdagaysaa gabaray

  • @user-iz9qi4vx7w
    @user-iz9qi4vx7w Před 6 měsíci

    Gucasahdu Diana wacebe waxgalbad intan deyno gusha igula raxeso

  • @iskaali1987
    @iskaali1987 Před 6 měsíci

    Waxuu ku faraxsanyahay kalmada uu kaa helay

  • @shineabdirahman3685
    @shineabdirahman3685 Před 7 měsíci +1

    Haaaaa lagama bogsado

  • @ugaaskabelaadir8467
    @ugaaskabelaadir8467 Před 6 měsíci

    Weedi

  • @jamalqaysmohamedyare6970
    @jamalqaysmohamedyare6970 Před 7 měsíci

    Sheeko hindi ahaa

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 Před 4 měsíci

    Araga nactarye naa aamus yaahuuye ,nin aan karabin hadaba ordine

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 Před 7 měsíci +1

    Jaceylk waa been😂😂😂😂

  • @durdurclearance3846
    @durdurclearance3846 Před 6 měsíci

    Hhhhhhhhh

  • @user-rp8lq7vh1l
    @user-rp8lq7vh1l Před 7 měsíci

    Ninkaan waa doqon jacaylna ma yaqaane orod danayso

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤ laba lajan salaan sare

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Před 7 měsíci

    Naagtaa maxaa ka qaldan caadi may u hadasho 😏

  • @KutubAbdulahi
    @KutubAbdulahi Před 7 měsíci

    Jacelka wuu kamuqda way xishneysa

  • @maryanhaji1053
    @maryanhaji1053 Před 7 měsíci +1

    Gabadhan iyo wiilka wey is jecelyihin weliba Gabadha aya lidata xaga Jacaylka lakiin wey is adkeneysaa
    Gabarey mar labaad yan lagaga bixin ee ushego wiilka hadiikale walalakacaya

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 Před 7 měsíci

    So this lady her love wasn’t true it was fantasy why she contradict her self lol

  • @user-vk7vm3cu4g
    @user-vk7vm3cu4g Před měsícem

    Headache.qad

  • @mohamedfarah5077
    @mohamedfarah5077 Před 7 měsíci +2

  • @xilwafitbeautychannel3667
    @xilwafitbeautychannel3667 Před 7 měsíci +1

    😂😂😂😂

  • @mohamedfarah5077
    @mohamedfarah5077 Před 7 měsíci +1

    😂😂😂😂