KAAFI ABDI OO HAZAAL USHEEGAY IN USO DHAMADAY FILM KOODII

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • alizakiofficial2353 @Qamarsugani @dirisleabdi @zakibinxaaji @maxamadqadar @asadhagio2749 @KOKOBULLE-it5so @amiraqurux @KingCkFilmsVlogs @kingceyda2780 @abdalajamaal @QaysQeyser. @NajmaNashaadOfficial @baabajeey @shaadiyasharafofficial @quruxkudhiigle @guribarwaaqotv9416 @Waaberi-Media @Waqal studio

Komentáře • 41

  • @najma649
    @najma649 Před 6 měsíci +4

    gabadha hazal waa gabar yar oo qurux badan nin maweyeyso

  • @fartuunahmed-kf2xj
    @fartuunahmed-kf2xj Před 5 měsíci

    Alla in leygu soo qado marabo su alahas kulahaa alla kafi cadi maha bismilah hazal saxib mesha ka daneso

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 Před 5 měsíci +2

    Ninkaan maxay ahaayeen naagahaan ujabay.yaahuu

  • @user-ve4le6vq7t
    @user-ve4le6vq7t Před 5 měsíci

    Gaafi waye wxa qasgawada gabdhahas asagalasarigaro

  • @user-zg1ri2le3o
    @user-zg1ri2le3o Před 6 měsíci

    Sidakalana way quxbadantahay wayna aqlibadantahay black daimond walaahi❤❤❤

  • @JeeriJay-dt4nn
    @JeeriJay-dt4nn Před 5 měsíci +1

    Kaafi hadiin an Nairobi ku arko waa gaaraaci doonaa

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Před 5 měsíci

    Kaafi Masha Allaah Ha Xanaaqin Dooqa Ayaa Iska Lehh Guurkuna Ciyaaro Maahan 4 Maama Afar Ayuu Allaah Ku Banayey

  • @hahaahmed5006
    @hahaahmed5006 Před 6 měsíci +2

    DoQon ilakadheer

  • @cabdullahijaamac5504
    @cabdullahijaamac5504 Před měsícem

    Ninkaan nin fiicanmaaha tuug caruurdayacay sharaf maleh

  • @fadumoabtidon3586
    @fadumoabtidon3586 Před 6 měsíci +3

    War walal waxan. Kugula talilahaa maadaama gabar kudhashey hadii. Arinkaagu. Yahey. Haasaawe. Ama guur wadada xaqa ah yaan xishoodka. Lagatagin alle. Kaxishooda.

  • @user-zg1ri2le3o
    @user-zg1ri2le3o Před 6 měsíci

    Wallaalky Gabadhaa midabkee haysata guurso geesinimo waa sidaa

  • @HYSh2023
    @HYSh2023 Před 5 měsíci

    ADIGAABA BILAA MACNAA!!!!!!!!!!!!!

  • @habsahabsa6341
    @habsahabsa6341 Před 6 měsíci +2

    Ah khas caleeg sida raag uma socdo wa yaar maraan wlh ima casheebin maxay kan iskugu dirirayan

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 5 měsíci +1

    Asc kaafi wlle shayaadinul Insiga shartoda allaha kaa qabto arintu waxey ka bilabatay prankigii ay hazal ku lahayd gabadha wax baad siisay inaad video ka duubtid ayaad rabtay oo aad ka xanaqday wadnaha haduu i istaagi lahaa ka waran aad lahayd kadibna cayaartii black dheeman markey wax kasta oo xun ku caay hazal kugu
    Tidhi lkn dadku waxba ma fahmaan mana hubsadaan kaafi wlle talo wllnimo mar dambe gabdho hala cayaarin hazalna yeysan niman la cayaarin sidaa buu jacaylkiinu ku nabad galayaa waa iga codsi hazal jacaylkaga dhibaato iyo xanuun badan bey kasoo martay plzz qalbigeeda ilaali

  • @ayaansaleeban5109
    @ayaansaleeban5109 Před 6 měsíci +1

    Asc kafo habo waan kudawadaa markasta guulayso habo laker hasaal ayaa kugu fiican

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw Před 5 měsíci

    Akhas yaa kujeclaan jirey

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 Před 6 měsíci +2

    Illahy xaqa hakutuso

  • @saafi1302
    @saafi1302 Před 5 měsíci

    Tirabadne asagu gabadhiisa buu gabdhakale ubahdilaa iyana waa mid muyuuc ah oo jilicsan aanba beerbisil kalagoyn kerin maxay kujeclaatay nin aanba ahayn mid difaaci kara majeerteen jileecaas maqpraane yarta maxaa haya hazaalah

  • @user-ke6ve9rx9i
    @user-ke6ve9rx9i Před 5 měsíci

    Aduun nin joogow maxaa artidkuu laaban

  • @halimocartan4376
    @halimocartan4376 Před 5 měsíci

    Hi bro😂

  • @user-dy6kh4hv6v
    @user-dy6kh4hv6v Před 5 měsíci

    Nacas ila wayn anigu dad kaama reebeen

  • @zamiiralaki5162
    @zamiiralaki5162 Před 5 měsíci

    aqas sixiroole

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me Před 5 měsíci

    Hhhhhhh soomaliyo dhan ninkan waxay ku haystan gabadhan hindigu ku dhex bakhtiyay la niiicle
    Dee ya niiiclayn kara oo iscaruurayn kara
    soomaliyay ninka iska daya

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 Před 5 měsíci

    waa ruun kaafi cabdii waad cebowdaay gabar ina adertaya ayaad bahdishaay waxba hays dhafiin xaqiqda

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 Před 5 měsíci

    abaayo dhaymaan waad cebowday gabadha walashaya meel xanuun badaan ayaad ka tabataay inaad tiraahdo ayey ahaayd hasaleey waxaso dhaan inaaga daa geemka sii kalee an uciyaarnoo ociyarta bedeel

  • @maryanmaxamur1678
    @maryanmaxamur1678 Před 5 měsíci

    Wadoqon

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Před 5 měsíci

    Waxa Ha Ubixen

  • @najma649
    @najma649 Před 6 měsíci +2

    adaa reerka kala kexeeyey waa dulmi hada guri dhan ayaad dumisay

  • @saladomohamed7342
    @saladomohamed7342 Před 6 měsíci

    Masha allaah

  • @user-gz1hb8px8j
    @user-gz1hb8px8j Před 6 měsíci

    Komont

  • @ayaansaleeban5109
    @ayaansaleeban5109 Před 6 měsíci +1

    Habo ahzal soo celi

  • @HYSh2023
    @HYSh2023 Před 5 měsíci

    RI WALBA MEESHEY IS DHIGTAA LA GU QAWRACAA.

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 6 měsíci

    Khayr bay noqon kafi is daji waxan wuu iska dhaman qof wanagsan ilahay baa u hiiliya iska sabar

  • @najma649
    @najma649 Před 6 měsíci +1

    nin naag kaxaysatay nin maha

  • @halimocartan4376
    @halimocartan4376 Před 5 měsíci

    So bad ye you a kid bro lo

  • @ansalmaxamed8945
    @ansalmaxamed8945 Před 6 měsíci

    Kafi wa hoyo haxuman gabadh lakin iska celi raga hoyo ha2al wagz

  • @ayaansaleeban5109
    @ayaansaleeban5109 Před 6 měsíci +1

    Adigu jacal xassidka jooji waayo dhexdooda ayaad soogashay

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 Před 5 měsíci

    Hazal iska dhaaf waa xey aheyd
    Mid soo dhuntey nimanka ku weydiinaya edeb ma qabaan ayagaa gabadhooda heerkaas gaar siiyey uf

  • @najma649
    @najma649 Před 6 měsíci +1

    naag nin kaa qaaday ha ubixin gabar yar ayaad tahay

  • @user-gz1hb8px8j
    @user-gz1hb8px8j Před 6 měsíci

    Ilyaf alowkaahaay