Sheekadii Maana Faay Part 1

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 07. 2024

Komentáře • 49

  • @AbdikariimSheikh
    @AbdikariimSheikh Před 18 dny +10

    Aad baan kuugu mahad celinayaa walaal qarni joog sida aad u tixgalisey codsigaygii guul baan kuurajayhaaa

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Před 18 dny +5

    Aad baad u mahadsantahay wall qarni joog waxaan rajaynayaa inaad noo dhammayn doontid insha allah sheekadan xiisaha badan❤❤❤❤❤❤

  • @MareeAdbi
    @MareeAdbi Před 17 dny +2

    Alla imisa sugayey🥹💞plz hanagu Kala goyn insha Allah inaa noo dhameyso rajeyn ilaa 2saac shekadan waa dhagystay hadana xalqadahaga waa kuceshan Ila dhamaadka❤️❤️my fav Sheeko Maano Faay😻🌸🌸🌸🌸

  • @user-bb1rt6ul7j
    @user-bb1rt6ul7j Před 17 dny +1

    Alla waan ku farxay markaan arkay wan jexlahay sheekadaan 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @abdilatifofficialtube4914

    Mashallah finally you have fulfilled my request. Thanks brother.. friends qarnijog family let us decorate the video with likes..🎉🎉❤❤

  • @shamsoshiine
    @shamsoshiine Před 17 dny +3

    alla ma 'iska ooyaa😭❣️❣️❣️❣️❣️❣️ mahadsanid 💯💯💯💯

  • @user-yw6nj7dp4u
    @user-yw6nj7dp4u Před 17 dny +1

    Prt2 laso dhaqso wllk

  • @shirinhotime2670
    @shirinhotime2670 Před 15 dny

    Sheekadan Dhowr qof ayaan ka dhaageystay balse adigaa si fcn u keenay sxb🫡

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před 17 dny +1

    ❤dhagta ayan kamaqley lkn cid iga shekeyso ma arag❤ shukran

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Před 17 dny +2

    1:37 😂 wa marki iigu horeysay ee an maqlo adio xamari ku hadlooy

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Před 17 dny

    Mahadsanid saxib qarni joog Best CZcamsr wlhi 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Inacarale
    @Inacarale Před 16 dny +1

    Walhi qosol igu dishy luqadii rer xamar waye gashatay😂qeybta kale so bobsi daqiqadaha. So dhere pls😢😊😊😊

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 Před 17 dny +1

    Ina adeer wax haleys weydiiyo maxumee habeen walbo manoosoo gali kartaa marka laga reebo habeenka aa wax kale rabtid inaa soo galisid dib udhig hadaa rabtid lkn dhowr habeen oo isku xigto yee nagu noqon fadlan talo kale hadaa kugu darsado dhowr xalaqo oo labaatan ilaa sodon daqiiro u dhexeyso hal fadhi ku duub ina dhowr saac iska jartid labo ama sedaxdii maalinbo mar markaas inaa naga see reynine wee kuu suurto galee inaa barnaamijyo kale oo dhex galis eh diyaarisidne wee kuu suurto galee janalkaagane korlee oo usii kacaa hadaa habeen walbo wax soo galisid hadaa rabtid habeenka jimcaha aska naso lkn inta kale aa wax kaa filano mahadsanid eebowgeey Allaha ku guuleeyo aduun iyo aakhirabo liibaan

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 Před 12 dny

    Lahjadii xamarkaad ku hadloosaa bee 😂😂 saaxib guuleso Mida kale waxaan ku weeydiisan lahaa codsi Sheekadii Doob gaamuray inaad playlist ku soo dartid shukran

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Před 11 dny +1

    Magacyada reer xamarkaa i cajabiyey jiijo,iisho,iikar,awaysow owjaamac kk

  • @KaltumaXuseen-pp1xm
    @KaltumaXuseen-pp1xm Před 17 dny

    Wow amazing shekadan anon kalabar garin ideq day🎉❤

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l Před 17 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @canabcadey8703
    @canabcadey8703 Před 16 dny +1

    Part 2away😢

  • @samimista-sd6hy
    @samimista-sd6hy Před 17 dny

    Sheeko macan ayay ueegtay fadlan p2. Hore😍

  • @AhmedHassani-fh7cc
    @AhmedHassani-fh7cc Před 18 dny

    MashaAllah Mahadsanid Zxp❤

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 Před 17 dny +1

    SHO LAHAJDA. TAN CADI GA AH NOGU WAD AF XAMARKA MA FAHMEYNE

  • @abdullahiibrahimshabeele8235

    Wcs mahadsanid sxb waa sheeko aad u wacan

  • @user-ee2gt6py3e
    @user-ee2gt6py3e Před 17 dny

    Waad ku mahadsantahay shekada maana faay & soo tabintada❤❤🎉

  • @SaedJama-li4wh
    @SaedJama-li4wh Před 17 dny

    Keeping go saxib guulayso ❤

  • @Ciisenews
    @Ciisenews Před 17 dny

    Thanks zxp ❤

  • @MoHameT143
    @MoHameT143 Před 17 dny +1

    Zxpow aad uhadsan tahy waxbadan waan kuweyfiiyey shekadan ilaa email kalasoo xariiray oo aad isheegty inaad mar bilaawi doontid ugu dambeyn waad bilawdy wllka
    Waan kaga mahadcelinayaa ilaa NOVELKA labadaan aad noo dhameysid oodan nagu bargoyn baan rajeynayaa wll

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc19 Před 18 dny

    Waa mahadsantahy ustaad sanadkee la qoray sheeko faneedkan? ? Alle ha unaxariisto mohamed dahir afrax

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Před 17 dny

    Mala soo celiyey

  • @nasriinaduceysan6574
    @nasriinaduceysan6574 Před 17 dny

    Mahad sanid walal qali

  • @mariamumtaaz7077
    @mariamumtaaz7077 Před 18 dny +1

    Ala imisaan raadiyy oon waayy walhi waan farxay mrkaan arky ilaahy hakaa farxiyo wll

  • @user-jk9fq6ox5d
    @user-jk9fq6ox5d Před 17 dny

    Wlhi waxaaa ideqday saa rer xmrka iskga dhgty hhh

  • @WiilkaXaafada-kd4om
    @WiilkaXaafada-kd4om Před 18 dny

    War nio cadi maba tihid wlh saa udhaan jisay gabadha, iyo hoyadeed baan layaa by😂😂😅😅😮

  • @BisharoAhmed-oz1tk
    @BisharoAhmed-oz1tk Před 18 dny

    Horay usoco ❤❤

  • @intasarabdi2187
    @intasarabdi2187 Před 17 dny

    Cawey nogu daran tahay luqadabo nobadalatay mano fay yanosodiray

  • @shorttube507
    @shorttube507 Před 18 dny

    wll si maalin le ah usoo daa pls

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 Před 18 dny

    Sxp sheekooyinka soosocda codayn usamee please waa iga codsi ❤❤

  • @AxmettHire
    @AxmettHire Před 6 dny

    Zhb shekada wey fican tahey lkn tartiub u hadal

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 Před 16 dny +2

    lahjaddii xamar ayaad noogutuurtay

  • @AnumaaMohamed-tp9mc
    @AnumaaMohamed-tp9mc Před 17 dny

    Wallka qebta 2 nola sodhaqso🙏🥰

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali Před 17 dny

    Sxb sheekooyinka macmacaan dhamaystir dhamaantood❤ mahad sanid