Guri cusub oo Bungalow ah Hargeisa, Somaliland 2022

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 01. 2022
  • Hargeisa Houses.
    Wixii macluumaad dheeri ah. Please contact the developer.
    Tel: +252 63 6000091
    WhatsAapp:wa.me/+252636000091
    Email: sompropertycompany@gmail.com

Komentáře • 6

  • @somalilanderdhalada7348
    @somalilanderdhalada7348 Před 2 lety +3

    Asc
    Wll gurigan xadafu ku yaalo qololka iyo baloodh ka uu ku fadhiyo lacagta ku kacaysana waa imisa kan oo kale mida kale hargaysa ma isku wada qiima mise xaafadaha qaar waa qaali hadii aad iga caawin karta wax information ah oo ku sababsan dhulka iyo guryaha wan jeclaan laha wll mida kale meel laydinka soo xidhiidho ma helaya pls

  • @malapomalapo5598
    @malapomalapo5598 Před rokem

    Masha Allah tabaraka raxmaaan Allahuma baarik Ya Rabbi
    Annakana kaas okle iyo kuwo ka qurux bdn oo khayr qababa

  • @rarajiboo
    @rarajiboo Před 4 měsíci

    Dhulka uu ku fadhiyaa waa intee tolow? Waa immisa makhsin hurdooyinku? Maxaase ku dhisaysaan gurigaas oo kale?

  • @zeinahabdi7083
    @zeinahabdi7083 Před 2 lety

    Waa imisa cabirkiisu tolow gurigan

  • @rashkaboy6148
    @rashkaboy6148 Před 2 lety

    Wllo gidaarka wajhada calaamada gaalasha ayaan ka arkaa ma a aragteyn

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    Maxaa guryaha dad ku lee yihiin nooo tustaan