AWOODA MAHAD-CELINTA l NOLOL QURUX BADDAN! #29

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 01. 2019
  • SIRTA FARXADAADA, GUUSHAADA IYO BADHAADHAHA.
    NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
    / @ayubyusufsakiin
    NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
    / ayubsakiin
  • Jak na to + styl

Komentáře • 252

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  Před 5 lety +90

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..sidee tihiin? Waxaan rajaynaa in aad ladantihiin. Mahad celintu waxay leedahay awood aad u wayn waxay na siisaa raali ahaanshaha Alle s.w.t waxay noo dhowaysaa qalbiyada dadka kale. Kaalaya aynu ku faafino dhexdeena. Ha hilmaamin Dhig Raadkaaga: LIKE/SHARE/SUBSCRIBE.Mahadsanidiin.

    • @tyson8662
      @tyson8662 Před 5 lety +1

      ASC ayuub aaad iyo aad ayaad umahadsantahay , sida aad noobartay in aan habdhaqan kadhiganno inaan dadka umahadcelinno si ay qalbiyadooda inoogu Soo dhawaadaan , marka xiga waxaan kaa codsan lahaa inaad ka hadashid sida finanka la' iskaga baabi'iyo ama laiska daaweeyo si aan uniqonno dad waji quruxbadan usaaxiib ah oo nolol qurux badan kunool .
      Aad iyo aad Ayan kugu mahadcelinagaa%

    • @suadiabdi3684
      @suadiabdi3684 Před 5 lety +1

      walal ayub waxan ahay gabar 17jir ah waxan kunola nolol qurux badan lakin way iga luntay waxan noqoq day qof murug usaxib ah marwalibo waxan jeclahay inan dib uso ceshto lakin wan awodi la'ahay

    • @suadiabdi3684
      @suadiabdi3684 Před 5 lety +1

      walal ila tali wayo waxan arkay inad dadbadan ad gushoda sabab unoqotay adiga walal waxan raba inad ishek to wadoyinki an ku noqonlaha nolosheda horo MAHADSANID IN BADAN WALAL

    • @alquranisthewayoflife8664
      @alquranisthewayoflife8664 Před 5 lety

      wsc macalin Ayuub

    • @z.zulthan3252
      @z.zulthan3252 Před 5 lety

      Waad mahadsantahay wll ayub

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii Před 5 lety +17

    ayuub qof qalpi furan💞💞💖💖

    • @farxiyoxasan6801
      @farxiyoxasan6801 Před 5 lety +1

      queen ali gabar wanaagsan waayo m.a meel kasto way iga horeysaa oo kheyr ah

    • @Queen-Alii
      @Queen-Alii Před 5 lety +1

      @@farxiyoxasan6801 thnks 💓💓 one love

  • @sharafsaninamoh7652
    @sharafsaninamoh7652 Před 5 lety

    Masha,allah wall aad ayaad u mahadsanthy wanaaga aad nala wadaagto shukran jazakallahu qeer yaa Akhii scw

  • @ifrahmohamedabdillahi6473

    Asc wr wbtu Ustaad Jazzakallahu khayr wad mahadsintahay 100% walala

    • @AmiraAmran11
      @AmiraAmran11 Před 5 lety +1

      Ifrah Mohamed Abdillahi sis igu soo biir asxaptayda thanks

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 Před 5 lety

    ayuub mahadsanid macalin waayo waxaan kaa faaiday nolol qurux badan
    muxxamad Scw scw scw

  • @abdisamad3020
    @abdisamad3020 Před 5 lety +1

    masha Allah ayuubyuusufsakiin wll aad kutagera allaha kuxafido walalkey horay usisoco haka caajisin tadalkaga wll sare marwalbo waankugu cesh ceshta allaha ku dhawro

  • @farhiyahasan8769
    @farhiyahasan8769 Před 5 lety

    Masha Allah mahadsanid macalimkayga Ayuub Yusuf Sakiin wa jezakalahu kuli khayr

  • @khayrjecel2
    @khayrjecel2 Před 5 lety +2

    Mansha allah Mahadsanid wlky saad Noo la wadaagtay mawduucan quruxda badan
    Mahadsanid

  • @anisoqaali114
    @anisoqaali114 Před 5 lety +2

    Ayub adiga kugu bilaabi mahadsanid

  • @umuabdulqadir4457
    @umuabdulqadir4457 Před 5 lety

    Jazakallahu khayr walal

  • @flowerfm472
    @flowerfm472 Před 5 lety +3

    Somalida umiciioow muuqaalla quruxliyo talooyin macquuloo lagu wada maqsuudo nagu wada macsuuntaa mahadsanid ayuuboow🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🌺🌺

  • @aminashire1548
    @aminashire1548 Před 5 lety +5

    waa ku xiiznay malmahaa maqnayd ayuub ilhy ha dhawro mhdznd wn ugu horeyay hore uzoco wlloh

  • @sucdisocial8243
    @sucdisocial8243 Před 5 lety

    Mahadsanid ustaad ayuub,
    dhiirigaliye ruuxiya😍

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 Před 5 lety +1

    Ayuub yuusuf sakiin macalinka NoLosHa nolol waarta macalin✅✅

  • @ramliinamohammed4412
    @ramliinamohammed4412 Před 5 lety +2

    Ayuub waxa tahay qof qalbi fiican nolol wanaagsan ayaan kuu rajaynaya 😊❤

  • @abdirahmanahmed2118
    @abdirahmanahmed2118 Před 5 lety +1

    Mahadsanid walal AYUUB YUUSUF SAKIIN.

  • @aishaaedebsan6969
    @aishaaedebsan6969 Před 5 lety

    Mahadsanid *Ayub Yusuf Sakin*

  • @rayuufbintusaid6920
    @rayuufbintusaid6920 Před 5 lety

    masha Allaah ustaad Shukran Barkallaahu fiikum

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 Před 5 lety

    mahadsanid ayub jaza kallah khayr wll ❤

  • @sagalmohamedyusuf4713
    @sagalmohamedyusuf4713 Před 5 lety

    Mahadsanid Ustaad Ayub 😊

  • @aaminaali1282
    @aaminaali1282 Před 5 lety +1

    Masha Allah mahadsanid inbadan walalkay qaaliya Alle haku dhowro

  • @juweriaciise5019
    @juweriaciise5019 Před 5 lety

    mahadsanid macalin ayuub

  • @alquranisthewayoflife8664

    maasha Allah tabaarakallah
    macalin Ayuub mahadsanid

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf Před 5 lety +7

    68 bn ahy mhadsanid soomlidu mataqaano walhi way KU adagtahy ilahay ha nafahmsiyo qofka kudhahdo waxuu KU Oran naa ha dhihin mahadsanid🤣

  • @zakiyomohamed1432
    @zakiyomohamed1432 Před 5 lety +4

    Frist one ahy yeesss keep goin bro

  • @cayshosicid9474
    @cayshosicid9474 Před 5 lety

    Mash Allah zikallaah ustad keena aad iyo aad bad u mhd San thy Kun jeer Allah Ku xafido

  • @Abdirashid_89
    @Abdirashid_89 Před 5 lety

    Mahadsanid walaal Ayuub in fara badan.

  • @nesreina6238
    @nesreina6238 Před 5 lety

    Mahadsanid ustaad ayuub

  • @umumushtaq573
    @umumushtaq573 Před 5 lety

    Mahadsanid walal Ayub

  • @abdifitaahboy4877
    @abdifitaahboy4877 Před 5 lety

    Mahadsanid tababare ayub yusf sakiin

  • @maymunahmed6838
    @maymunahmed6838 Před 5 lety

    jazaakallhuqeyran waxbadn ayaad noo faaideysay mahdsanid macalin

  • @bdat6tuy56
    @bdat6tuy56 Před 5 lety

    Mahadsanid Ayub sida noola wadaagtay barnamijkan

  • @hassanabdirahman5380
    @hassanabdirahman5380 Před 5 lety

    Macha Allah Macha Allah Ustaad Xafidakallah Runti Waanu Ku Sugaayay casharada ustaad ayamahnba waxan eegaya gambaleeka in uu cashar so dhacay alle ha ka abaal mariyo ustaad xayaakallah

  • @roodomabdi1046
    @roodomabdi1046 Před 5 lety

    Mahadsanid Ayub

  • @abdullahhajiomarqablan7711

    Mahadsanid ustaad.

  • @ibrahimmursal7132
    @ibrahimmursal7132 Před rokem +1

    Mahadsanid ustaad

  • @munazaed6390
    @munazaed6390 Před 5 lety

    mahadsanid macalin

  • @queenfatuusha3893
    @queenfatuusha3893 Před 5 lety

    Maasha allah wllo jazakallah khayr

  • @hassco1928
    @hassco1928 Před 5 lety

    wad ku mahadsantahay ustad Ayub so gudbinta videogan oo kle👍

  • @ayanlucky4564
    @ayanlucky4564 Před 5 lety

    Mahadsanid in bdn wll Ayub

  • @ruwaydaabdi9518
    @ruwaydaabdi9518 Před 5 lety

    Mahadsanid ustaadiiii

  • @Imraan53
    @Imraan53 Před 5 lety

    Mahadsanid Ayub walal

  • @nasromaxamed8684
    @nasromaxamed8684 Před 5 lety

    mahadsanid ayub wll

  • @sidra857
    @sidra857 Před 5 lety +2

    Ayub yusuf sakin Waan u xiisnay Video Allaha haku Xifdiyo Guulyso Aad baad u mahadsan tahy❤

  • @farhanessa6546
    @farhanessa6546 Před 5 lety

    mahadsanid ayub yuusuf sakin wxd thy mcalinkaygaga nolosha

  • @juweriaozman7591
    @juweriaozman7591 Před 5 lety

    Allh haku abaal mariyo wlo waad ku mahad santey sidaad naagu soo galiso barnaamijyo qiimo leh 😍😍

  • @ramlahassanfarah746
    @ramlahassanfarah746 Před 5 lety

    Mahadsanid wll sida wanaga nogu so gudbisay

  • @mohamedsunnemynameisislam9025

    Masha allaaaaah mahadsanid

  • @rahosaid2704
    @rahosaid2704 Před 5 lety

    Mahadsanid ustaad qaaliya

  • @jojomann1120
    @jojomann1120 Před 5 lety

    Mahadsanid wall

  • @Ifiyesom
    @Ifiyesom Před 5 lety

    Masha Allah wa sax walalo Asxbta Ayuub isoo booqda Insha Allah thanks

  • @sharmakeabdikadirmohamed7617

    Mahadsanid walaal Ayuub, eebbe hakaa abaaliyo.👏❣

  • @laylaabdullaahimaxamed2056

    Masha allah wll

  • @abdirahmankhadar395
    @abdirahmankhadar395 Před 5 lety +1

    Mahadsanid sxb

  • @naruuroclaahi1270
    @naruuroclaahi1270 Před 5 lety

    Masha allah ustaad igu qaaliya alle ha ku xafido 😍😍

  • @saidhusein4762
    @saidhusein4762 Před 5 lety

    Mahadsanid wll

  • @zuusuugaasoomar116
    @zuusuugaasoomar116 Před 5 lety

    Asc wll ayuub mahadsanid barnamijyadada aad Ayaan ugu Dawadaa shukran wllkay aan alle dartii u jecelahay markasto wax wanagsan aan aad ugu faidestaa noso deysaa

  • @hodanabdiaddani767
    @hodanabdiaddani767 Před 5 lety

    Mahadsanid in badan Ayuub.

  • @suleqomm4983
    @suleqomm4983 Před 5 lety

    Mahadsanid Ayuub♥️

  • @shukrimoha-vn4je
    @shukrimoha-vn4je Před 5 lety

    mnsha allah ustaad ilahay hakuxafido waamuqaal aad uwanaagsan

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 Před 5 lety

    Masha allaah mahadsanid 10000 jeer illaah hakaa abaal mariyo aamiin yaa rabi

  • @mohamettdahirmohamett8942

    Masha Allah mawduuc aan sugaayey mahadcelintu waa arin muhiim ah

  • @itz.Amanda100
    @itz.Amanda100 Před 5 lety

    Aac mahadsanid ayuub marwalbo aadbaan ugu xiranahay barnaamijyadaada noolow wllkey....halkaan kasiiwad waligaa mahadsanid marlabaad.....

  • @sabirinyusuf6050
    @sabirinyusuf6050 Před 5 lety +1

    Mnsha allh ayuub adiga ayan ku mhdcelnyna hdda waayo wx bdn ayad no faidysaa thank you so much qof mudnaan bdn

  • @sakariyeclaahi4616
    @sakariyeclaahi4616 Před 5 lety +1

    Mashlllh wll ayuub dawashada vedoe wan uxisnay halka kga hy

  • @3afsv602
    @3afsv602 Před 5 lety

    Adiguna mahadsanid wll ayuub
    Sidaad wax inoogu faaideysay
    Waxaa ino tahay tabaraheena nolosha
    Mahadsanid
    Waaldiinteyda wan umahad celiya markasto iyo qof walibo wax iisameeya

  • @farxiyomalin3179
    @farxiyomalin3179 Před 5 lety

    Ustaad ayuub mahadsanid

  • @qamarali7638
    @qamarali7638 Před 5 lety +1

    Masha allah ayuub waxa aad no tahay hormudkena allah ku siyo qeer badan mahad sanid kun iyo kowjer

  • @hamisare5073
    @hamisare5073 Před 5 lety

    Mansha Allah mahadsanid

  •  Před 5 lety +1

    MASHA ALLAH👍👍

  • @abdikaniomer5250
    @abdikaniomer5250 Před 5 lety +2

    Masha Allah my teacher 👑🏆

  • @hayathussein7053
    @hayathussein7053 Před 5 lety

    Mahadsanid

  • @farahkhadar6204
    @farahkhadar6204 Před 5 lety

    Ayuub Mahadsanid wll

  • @salahdinadan3476
    @salahdinadan3476 Před 5 lety

    mahadsanid

  • @miimashariif2394
    @miimashariif2394 Před 5 lety

    Ayuub mahadsanid

  • @caaqilkaabdiraxiim8944

    thanks wllo ayuub alle hakaa abaalmariyo si wanaagsan ee aad nolasha wax nooga barto

  • @asmaguhad1155
    @asmaguhad1155 Před 5 lety

    Mansha allah Ayub wa my fav 💞yaxfidullah🙏💯

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 Před 5 lety

    Mashaa Allaah

  • @hafsadahir2165
    @hafsadahir2165 Před 5 lety

    Ilaahey cilmigaaga Iyo garaadkaaga haku siyaadiyo waad mahadsantahay waxaa iiga mid tahay macalimiinta aan noloshayda wax badan kaga bartay

  • @hafsadahir2165
    @hafsadahir2165 Před 5 lety

    Maasha allah

  • @sabariinsabnaa2153
    @sabariinsabnaa2153 Před 5 lety

    Thanks wll AyuB

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell Před 5 lety

    Manshallah jizkllahumqee hafidakllahum walalo mahadsanid afkeen allahakubadiyo qusuusan soomalida mabanaqaano wadankeenana alahanoogadajo lamahuraan waacowsjilaale

  • @hamdifarahabdi8592
    @hamdifarahabdi8592 Před 5 lety

    Jakallah wll ayuub vidioda marka ay iso dhacan waan farxaa runtii noolasheyda wax badan ka badashey

  • @kadraatteyeh4712
    @kadraatteyeh4712 Před 5 lety

    Ayub mahadsanid alf mara

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV Před 5 lety +1

    Mahadsanid walalka

  • @saynabali2647
    @saynabali2647 Před 5 lety

    manshaallah will.

  • @abdiwelimustaf1328
    @abdiwelimustaf1328 Před 5 lety

    Mahadsanid mahadsanid kun jeer ayuub yusuf sakin illh ajar aan la soo koobi karin hakaaa siiyo teacher👍👍

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan1625 Před 5 lety

    Masha allaah illaah hakabalaa mariyo mahadsanid wall qaliah

  • @sadiaamin6391
    @sadiaamin6391 Před 5 lety

    Jazalkalah kheyr macalin ayuub allaah haku xafido aad Ayan u mahadsantahay mar waliba

  • @kaltuunali7597
    @kaltuunali7597 Před 5 lety

    Shukran adigu

  • @apdiqanihmedmoh5829
    @apdiqanihmedmoh5829 Před 5 lety +1

    Maasha allh wllo Ayuup sakiin Aad baan u tageraa parnaamij yadaada wxan ku leeyay keep going zxp

  • @mohanhassan1422
    @mohanhassan1422 Před 5 lety +4

    Fadlan hadaad ka hesha like ii saar

  • @jimcaalexuseen4578
    @jimcaalexuseen4578 Před 5 lety

    Mashlh ayuuub yusuf sakiin alah haka abaal mariyo wll hawshaad wado jasakalh

  • @cabdishakuursiciid9372

    Ayub Yusuf sakiin mahadsanid haddanba waayo waaa taaaan kaa faa,iday hadda

  • @abdirahmanyareyare1130

    Manshallah guulayso ayuub

  • @abdilahidaud962
    @abdilahidaud962 Před 5 lety

    thnk u teacher

  • @mariamahusseinmohamed9855

    Mahad-Sanid😊🙏
    AYUUB YUSUF SAKIIN
    Wlaal /Saaxiib/Macalin ♥😍 . Cimriga io Cilmiga Alle haku Ziyadsho 😎🙋

  • @faisacabdikariim8654
    @faisacabdikariim8654 Před 5 lety

    Mnsh Allaah Khyr Wllo

  • @mr.blackball6628
    @mr.blackball6628 Před 5 lety

    Mahadsanid!!!!!👍🖒

  • @saciidosamanbadan5741
    @saciidosamanbadan5741 Před 5 lety

    Mahadsanid 💖💖💖💖