Qof Sooman iyo Su’aal Gaaban | Ku guulayso Lacag

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 03. 2024

Komentáře • 453

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 3 měsíci +26

    : : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢

  • @user-mc1pt5gz2x
    @user-mc1pt5gz2x Před 3 měsíci +34

    Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah:
    1. Qur'aan akhriska badan
    2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka
    3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo
    4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya
    5. Indhaha oo la laabo
    6. Carrabka oo la xakameeyo
    7. Masaajidka oo la cammiro
    Allah soon iyo salaad hanaga aqbalo aamin🤲🤲

  • @hamdanadif1232
    @hamdanadif1232 Před 3 měsíci +34

    Mashallah magaladi hargeisa wey nuurysa wlhii alle ha barakeeyo maayar mooge 🤲🏼❤

  • @Jeebadag
    @Jeebadag Před 3 měsíci +20

    Qeys qeysar runtii waxad tahay qof ku dayashu muddan. Anni ahan somalida kale barnamij yadoda maba xiseyo waxaana jeclahay dalxiiska iyo inaan barto addunka kale waana shaqada aad noo haysto. Allah ku barakeeyo walal

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 Před 3 měsíci +18

    Alle hawnaxariisto Abwaan gaariye iyo hadraawiba. Aamin.

  • @ConfusedFriendlyRobot-go3be
    @ConfusedFriendlyRobot-go3be Před 3 měsíci +33

    Abdiraxmaan abdi walli waa inan farxaan ah qosol miiran ah 2year Ayaan daawanaya wili Maan arag asigoo careysan wiligaa sidaa ufarax sanoow wll maadaama aad wili guursan waxaan kuu rajeynayaa inan wanaagsan oo aad kudagtaa aamiin

  • @AJmedia1
    @AJmedia1 Před 3 měsíci +36

    Cumar binu khadaab calayhi salaatu wasalaam ❌ radiyalaahu canhu ✅

  • @boqorbayle2667
    @boqorbayle2667 Před 3 měsíci +3

    One of the Best CZcamsr Qays Qaysar

  • @user-ez1gc5xj1x
    @user-ez1gc5xj1x Před 3 měsíci +13

    أخي قيس قيسر ما شاء الله والله هذا برنامج عجيبة ❤❤❤ نريده قسم آخر

  • @Juujuule1
    @Juujuule1 Před 3 měsíci +48

    Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL Mcn 😢😢😢😢

  • @suheybgamer9908
    @suheybgamer9908 Před 3 měsíci +4

    Mid aan kaasaxo qaysarow Cumar binu khadab radiyalahu canhu dhe maaha calayhi salatu wasalam😊

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo Před 3 měsíci +1

    Allahumma barik and Ramadan Kareem

  • @Ayuup-paast0
    @Ayuup-paast0 Před 3 měsíci +15

    Zxp qeysow igu casuun malin un hadu alle yidhahdo barnaamijkaga
    🙌🙏💝

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 Před 3 měsíci +2

    Mnsha allah jasakalahu khayr❤❤

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel Před 3 měsíci +4

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 RAMADAN KARIIM ☪️ ❤

  • @Bezaani
    @Bezaani Před 3 měsíci +8

    Barnaamij xiiso leh weyaan sii wada inzha-allah ilaa bisha Ramadaan ❤

  • @AhmedAhmed-sw7ob
    @AhmedAhmed-sw7ob Před 3 měsíci

    Mash allah kind man

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 3 měsíci +1

    Masha allah Ramadan Mubarak

  • @dekowibrahim8049
    @dekowibrahim8049 Před 3 měsíci +1

    Ramadan Mubarak my lovely brother keep going ❤

  • @rabiileMowuliid
    @rabiileMowuliid Před 3 měsíci +4

    Hore soco wall

  • @user-pv1do9dk7w
    @user-pv1do9dk7w Před 3 měsíci +1

    Mahadsanidin

  • @hafzaahmed7925
    @hafzaahmed7925 Před 3 měsíci +2

    Mashallh wllkay wxad qof wanaaga iyo ixtiraam leh allaha ku sharfo barnamijkan wuxuu mid xiisa leh guulayso inshallj

  • @cabdirabisaleban126
    @cabdirabisaleban126 Před 3 měsíci +6

    One of the best CZcamsrs qays👏

  • @user-hh2es2nt8t
    @user-hh2es2nt8t Před 3 měsíci +10

    Qays qaysar cumar binu khadaab laguma salinayo oo nabi muu ahayn ee saxaabi ayuu ahaa radiyalaahu canhu dheh❤😂

  • @najah449
    @najah449 Před 3 měsíci +2

    Ramadan Mubarak

  • @faysamaxamed500
    @faysamaxamed500 Před 3 měsíci +2

    Manzha allah ❤

  • @ifrahmohamed6278
    @ifrahmohamed6278 Před 3 měsíci +3

    Qays qaysar qof qalbi wngsn dar illahay ku jecely wllo barnamijiyada aad ku jirto ima dhafan adigan kugu dawada walhi 👑

  • @deeqaaliibrahim702
    @deeqaaliibrahim702 Před 3 měsíci +2

    ilahye hawnaxaristo abwaan hadrawiy

  • @c.raxmanshimaz5900
    @c.raxmanshimaz5900 Před 3 měsíci +11

    Reer muqdisho hadaa nahay waxaan ku lenahay keep going sxb ❤

  • @user-yw7yh3dq9y
    @user-yw7yh3dq9y Před 3 měsíci +8

    Radiyallahu canhu weeyi 5:52

  • @Amuunaxmed1
    @Amuunaxmed1 Před 3 měsíci +1

    Mnshallah wll❤

  • @XamdaLuul-wf1wh
    @XamdaLuul-wf1wh Před 3 měsíci +1

    Horw u soco abti❤❤❤

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-1234 Před 3 měsíci +1

    Ramadan mubark

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss Před 3 měsíci

    Masha Allah ❣️🙏

  • @dmslime
    @dmslime Před 3 měsíci +12

    9:32😢😢 wlahy maanta ku qiirey inaad tahay wiil yaro caqli badan mnsh alalh

  • @user-jw8tb7gr7d
    @user-jw8tb7gr7d Před 3 měsíci

    Masha Allah

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 Před 3 měsíci

    @Qays Qayser Ramadan Mubarik

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 Před 3 měsíci +3

    Cumar binu khadab raliyal allahu canhu dheh qeysoow 😢

  • @Dugziiye8918
    @Dugziiye8918 Před 3 měsíci

    Masha allha waa soo dhawyenayn barnaamijka

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 3 měsíci +2

    Maash Allah. Ramadan Mubarak 🌙🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    Swc scw scw scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před 3 měsíci +10

    Two legends always qays qeyser and maxamed bixido another's levels questions knowledge 💯⌛👍⚽️❤

  • @zakimartial4158
    @zakimartial4158 Před 3 měsíci +2

    Mansha allah sii wad barnaamijka

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před 3 měsíci

    Masha allaa❤❤❤

  • @faysajama6987
    @faysajama6987 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤ Ramadan Mubarak

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před 3 měsíci +7

    Mashallah barnaamij xiiso badan waye 😍

  • @user-oy8rw2dk1e
    @user-oy8rw2dk1e Před 3 měsíci

    Ramadan mubarak

  • @user-ne5dj6hp2x
    @user-ne5dj6hp2x Před 3 měsíci +1

    Masha llh ❤🎉❤

  • @shakirasmart7030
    @shakirasmart7030 Před 3 měsíci +1

    رمضان كريم ☪️

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels Před 3 měsíci +4

    Ramadan kariim 😊 ☪️

  • @Salmaanabdiofficial2298
    @Salmaanabdiofficial2298 Před 3 měsíci +65

    One like teem Ramadan

  • @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt
    @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt Před 3 měsíci +2

    Mashallah alle haku sharfo pro qays qayser ❤

  • @fadumojamac2415
    @fadumojamac2415 Před 3 měsíci

    Ramadan Mubarak walal

  • @abdiweliissack4920
    @abdiweliissack4920 Před 3 měsíci

    The goat ❤qaser keep rocking my model ❤🔥🔥🔥🔥Team qaser ramadan mubarak

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Před 3 měsíci +3

    Keep going my pro Qeys qeysar 💪❤👍

  • @amiin_yare
    @amiin_yare Před 3 měsíci +4

    Onyl my youtuber qays 😂
    Keep going ❤

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 Před 3 měsíci +1

    Mnshlaah allh waa barnaamij aad uqurux badan

  • @ismahanosman298
    @ismahanosman298 Před 3 měsíci

    Masha allha 🎉

  • @mumtaasnuurcali2233
    @mumtaasnuurcali2233 Před 3 měsíci

    Mash'Allah so wonderful walhi soo badiya labadiinaba waanu idin wadanaa

  • @najahco5528
    @najahco5528 Před 3 měsíci +4

    Qays habar yar walaahi barnaanuskaga waan jecelahay meelo wanwanaagsan baadtagtas sida kii malindi kenya ❤❤❤❤❤ waxaan rabaa inaantago malindi insha Allaah.

  • @YoussoufSaredo-ux1zp
    @YoussoufSaredo-ux1zp Před 3 měsíci

    Ramadan Mubarak 😢😢

  • @Howtofix-rf8wj
    @Howtofix-rf8wj Před 3 měsíci +1

    Suaalaha waan kaa wada cuni laha qaysaw mid mooyee. Barnaamij fiican 👍

  • @fatouzamohmoud5939
    @fatouzamohmoud5939 Před 3 měsíci

    The background is fire Wlhi ❤

  • @boqorbayle2667
    @boqorbayle2667 Před 3 měsíci

    Qays The Goat 9f social media

  • @maxamedcabdi2484
    @maxamedcabdi2484 Před 3 měsíci +1

    So badi ❤

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw Před 3 měsíci

    Masha’Allah tabaraka’Allah well done 👏👏👏 boys

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 Před 3 měsíci

    ramadan mubarak

  • @user-te9nh7xc6j
    @user-te9nh7xc6j Před 2 měsíci

    Salalaahu caleyhi wasalim 🎉❤

  • @zhapcanlais
    @zhapcanlais Před 3 měsíci +5

    Inta iyagoo sooman daawanaya like ❤😂

  • @user-nh9lm9hy1n
    @user-nh9lm9hy1n Před 3 měsíci +4

    Qays big legend

  • @user-qg7sy5hd2q
    @user-qg7sy5hd2q Před 3 měsíci +1

    Salalahu calayhi WA salam

  • @shacayb713
    @shacayb713 Před 3 měsíci +2

    C/raxman wad la ragtay baryahan zxp❤❤❤

  • @Possible266
    @Possible266 Před 3 měsíci

    Ramadan kariim wllyaal

  • @user-le8kt3ss3j
    @user-le8kt3ss3j Před 3 měsíci

    Msha allah sxp hore usoco wlhi lengand❤❤❤

  • @sumayaamiin3640
    @sumayaamiin3640 Před 3 měsíci

    ❤ramadan mubarek all Muslims

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 Před 3 měsíci

    allha is one ☝️ 😢❤

  • @faraxcali1740
    @faraxcali1740 Před 3 měsíci

    Mashalah hore usoco wllo qli😊

  • @sakariyemaxamuud-ox9dd
    @sakariyemaxamuud-ox9dd Před 3 měsíci +1

    Caasimad qurux badan mocha allh

  • @user-jl7fd8ec4w
    @user-jl7fd8ec4w Před 3 měsíci

    Soo badiya wllo

  • @fardusaxmed5926
    @fardusaxmed5926 Před 3 měsíci

    Qays qayser best CZcamsr in somalia❤

  • @gatawe
    @gatawe Před 3 měsíci

    channelka magiciiisa inaad usheegtaan qof kasta oo su aal waydiisaan bay ahayd

  • @hindamuxumed-ll8qq
    @hindamuxumed-ll8qq Před 3 měsíci

    Qays qeyser legend batahay wll hore usoco prather ❤

  • @user-pp3nc9sw6r
    @user-pp3nc9sw6r Před 3 měsíci

    Scw

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 Před 3 měsíci

    Mashallah meelkasto oo somAli dagantahy geeya❤

  • @dusevisky
    @dusevisky Před 3 měsíci

    Ramadan Kariim❤

  • @niicimamuxamuud4538
    @niicimamuxamuud4538 Před 3 měsíci

    Masha alh qofna wx la'an may dirin

  • @MaxamedCabdiraxmaan-be4mm
    @MaxamedCabdiraxmaan-be4mm Před 3 měsíci

    Rabadaan mubaarag

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 Před 3 měsíci

    Qays big legend ❤

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys6848 Před 3 měsíci +1

    Masha Allaha qayes wan ku tageera wan ku firsada

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k Před 3 měsíci

    RAMADAAN MUBARAK

  • @Mo_blockers
    @Mo_blockers Před 3 měsíci

    Geel jire camerad helay halķaas kaga wad : 4:31 I support you for your time and effort to make these videos become reality 😊

  • @hassen4575
    @hassen4575 Před 3 měsíci

    Qays Qayser ❤

  • @Nashaad452
    @Nashaad452 Před 3 měsíci

    Alle haunrxiisto abwaan adero hadraawi

  • @Abdulqani.hussein
    @Abdulqani.hussein Před 3 měsíci

    Rabadan mubarak 😊❤

  • @zuldaanday299
    @zuldaanday299 Před 3 měsíci

    Soo badiya ❤

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 3 měsíci

    Amiin amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 Před 3 měsíci

    Ramadan kariim

  • @user-lz3lp9xj4e
    @user-lz3lp9xj4e Před 3 měsíci

    Go forward 🎉

  • @daoudahmedzeinab2660
    @daoudahmedzeinab2660 Před 3 měsíci

    Machallah waa barnamij fican lkn wllo dadka camaradada kaso muqanaaya ixtiram bay mudanyihin sii wanagsan oo yareeysii ku jiriin u muugi tanks😊😊😊

  • @qataarqato1367
    @qataarqato1367 Před 3 měsíci

    Legend

  • @suldaankhadar4490
    @suldaankhadar4490 Před 3 měsíci

    moree!!!!!