Video není dostupné.
Omlouváme se.

Ku Guulayso Lacag 💴 | oo Sushaasan ka Jawaab

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 08. 2024

Komentáře • 325

  • @Faatush375
    @Faatush375 Před 4 měsíci +119

    Waxaana wax la heli karoh aheyn sidaaa wiilka Mustafa la yiraah aad u fahamtay inuu lacagta baahi u qabo oo aad u dareentay siisay qeys qaysar waligay taageere ayaan Kuu ahaan doonaa inta aaan Noolahay Allah ku xifdiyo walalkey

    • @ifraaxhassan5558
      @ifraaxhassan5558 Před 4 měsíci +4

      Qeys u aqli badan yahey m.Allah u dareemey mustafe ax😢

  • @muhiimaadan5938
    @muhiimaadan5938 Před 4 měsíci +64

    Wlhi ninka 3 su'aalod lawaydiiyay waan kanaxy bagaad siisay ninka legend ❤

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 Před 4 měsíci +2

      aadbuu ugu baahna lacagta ninkas

    • @youtubejunior3133
      @youtubejunior3133 Před 4 měsíci

      Imika tiktok ta ayuu isasoo dhigey isagoo leh lacagtaad vediogeygii ka sameysey iphone iigu iibi badhkeyga😂

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 Před 4 měsíci

      @@youtubejunior3133 maahee😂😂😂

  • @Ahmad.shreif.team27
    @Ahmad.shreif.team27 Před 4 měsíci +9

    dunidaaan masoo Marin ruux nabi Mohammad scw scw scw scw ❤

  • @user-bi6ox2mc4p
    @user-bi6ox2mc4p Před 4 měsíci +27

    Maansha allah wallahi wiilka waa nin rageed
    Qays qaysar sii wiilka

  • @user-qi1lr8qi7x
    @user-qi1lr8qi7x Před 4 měsíci +22

    Msha allah ilhy haku barakeeyo qaysaw wll ilhy wuxuun kusii yey garasho dhamayn Tirana waxa cajiiba sidaa inanka miskiinka ahay udareentay ilhyba irsaaqad khyr qabtaa ha siiyo uu ku farxo adna ilhy cimriga hkuu barakeeyo arsaaqdna rabi hkuu baladhiyo

  • @hibaksalah9388
    @hibaksalah9388 Před 4 měsíci +18

    ان الله يرزق من يشاء بغير حساب
    wlhi waa faraxay maroad ninka xalidisa darentay jasaakalah khayr wll

  • @user-ez1gc5xj1x
    @user-ez1gc5xj1x Před 4 měsíci +13

    يا سلام يا سلام قيس قيسر والله إنه عجيب وحلوة نريده قسم الثالث ❤

  • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
    @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 Před 4 měsíci +16

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 very sad wallhi maanta inaad nin rageed tahay baan kuu qiray sida aad u caawisay wiilka aad sadexda su aal weydiisay allaah yaxfadak qaysow

  • @abdiqadarabdiwarsame8005
    @abdiqadarabdiwarsame8005 Před 4 měsíci +43

    Qays qayser ninka miskinka sad u fahantay thank you 🙏

  • @abdirahmanhersi8103
    @abdirahmanhersi8103 Před 4 měsíci +33

    Legend baa tahay wlhi sabbto ah ninkaa mustafe magaciisu ahaa waxay ila tahay inuu lacagtaasi agtiisa wax weyn ka ahyd adiguna waad dareento wax siisay

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 Před 4 měsíci +18

    Mashalah Alle ha ku barakeyo qays qof wax garada bad thy sidad ninka mustafe u darentay o lcgta u sisay 10:15 wan ka naxay ninkas Wlhy I think he really in need of that money

  • @IbrahimQhalil40
    @IbrahimQhalil40 Před 4 měsíci +3

    Yarkaas Daacad ayeey ka aheyd Nothing like Emotional damage.
    Walahi waa nin qalbi wanaagsan oo bashaash ah lkn wakhtigu hayo illahayoow ka farxi aday awoodaada tahee 😢

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Před 4 měsíci +5

    Mr qays waa nin yaroo dhalin yaro ah oo qalbi wanaagsan alle ha ku sharfo sxp guul baan kuu rajeynayaa

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 4 měsíci +18

    Qays qayser Libax Libax dhalay ty gob ah nolow Ninki Miskinka ahaa lacagta siisay wad dareen ty Alle haku Sharfo bro

  • @ZupairMoha
    @ZupairMoha Před 4 měsíci +7

    Ni Garasho Leh Weeye Qays Ninka Maskiinka Ah Ee Lacagta U Baahna Wuu Fahmay Garashada Alla Hakuu Siyaadiyo Sxb
    Aayada Quraan Ah Baa Ahayd Mar Masaakiinta Laga Hadalayay "Dadka Masaakiinta Waxa Ka Mid Ah Kuwo Ay Jaahiliintu Moodayaan inay Taajirin YiHiin" Masha AlLh iLaahay JaaHiL Kaama Dhigin
    قال الله تعالى: "لِلْفُقَرَاءِ الَّذِينَ أُحْصِرُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ لَا يَسْتَطِيعُونَ ضَرْبًا فِي الْأَرْضِ يَحْسَبُهُمُ الْجَاهِلُ أَغْنِيَاءَ مِنَ التَّعَفُّفِ تَعْرِفُهُم بِسِيمَاهُمْ لَا يَسْأَلُونَ النَّاسَ إِلْحَافًا ۗ وَمَا تُنفِقُوا مِنْ خَيْرٍ فَإِنَّ اللَّهَ بِهِ عَلِيمٌ"

  • @user-bi6ox2mc4p
    @user-bi6ox2mc4p Před 4 měsíci +15

    From caynabo and England ❤ qays qaysar cabdale mee iyo dakhtar ❤

    • @Abdirahmaan0
      @Abdirahmaan0 Před 4 měsíci

      Caynapo and England mxa ka wada sxb

  • @azkarmuhumed8522
    @azkarmuhumed8522 Před 4 měsíci +13

    Qays qaysar mr abdirahman sxb aleh haku xfido mida kle sidad u dareentay ninka hastle ga ahaa sidaad u fahantay ee isagoo garan wayay suaalihii dhaman aad waydiisay hadana aad ka farxisay because I think he had a hard day but you make him happy be the way you are stay strong my Allah blessing you n your family ✌🏽👍🏽

  • @zackeriaahmed8212
    @zackeriaahmed8212 Před 4 měsíci +13

    Ku saliya nabiga wll csw😢❤

  • @samiyayusuf913
    @samiyayusuf913 Před 4 měsíci +5

    Alle hakaa jazaaisiiyo wllhi wuu u baahnaa lacagtaa ilaahoow umadaada u gargaar nin walba halkuu ka ciilan yahay haka ciiltiro

  • @AbokorFaysal-vy8gm
    @AbokorFaysal-vy8gm Před 4 měsíci +9

    Rag waa kii izfahma pro sida aad udhir galisay walalken keep going pro😊

  • @garaadkoofi6111
    @garaadkoofi6111 Před 4 měsíci +27

    Qofkii ugu horeyay oo vedio ga like saray baan ahay 😢😮

  • @mubashirmuhammad4440
    @mubashirmuhammad4440 Před 4 měsíci +8

    Qays kor ahow❤
    Sad ninka suaasha garan wayay u sisay abaal marinta
    Waxa laga yaba imay xagiza wax wayn ka ahayd 🙏

  • @nuuranalka4323
    @nuuranalka4323 Před 4 měsíci +6

    Qays wan ku tageraa gulayso ❤

  • @user-fg7yz3hq4m
    @user-fg7yz3hq4m Před 4 měsíci

    Manshalh qayas qaysar waa nin ragaad walhi suu u fahamay wiilka in uu u bahan yahay ilhay wax kasta ha kuu barkaayo

  • @Manha234
    @Manha234 Před 4 měsíci +13

    Waar qaysoow Nabi muhammad Scw oo keliya uunba la odhanaya calayhi salaatu wasalaam 24 ka Nebi ee kale waxa la odhanaya Calayhi Salaam bas
    Asxaabihiina Radiyalaahu Canha Ayaa la odhanayaa 🥰

    • @user-zm2rq3eg6e
      @user-zm2rq3eg6e Před 4 měsíci

      May wll waa la odhan kara nebiyada kleba lkn waxayna ahayn uun wajib hlka nebi muhamed scw la inagu waajibiyay ❤

  • @user-casiis
    @user-casiis Před 4 měsíci +6

    M.a wll allaha ku barakeeyo Wll wiiLka saad ufahantay wuu ubahna Wlhi

  • @hamzedaacad8428
    @hamzedaacad8428 Před 4 měsíci +3

    Halyeey Qays waan ku salaamayaa Ficil ku daysho mudan baas Samaysay sida Ninkaas aad u dareentay Raggnimo🙌🏾✊🏼

  • @YaxyeCabdulaahi
    @YaxyeCabdulaahi Před 4 měsíci +17

    Ku saliya nabigeena muxamad SCW SCW SCW ❤

  • @amiirakaapa3672
    @amiirakaapa3672 Před 4 měsíci +3

    Alle ha ka abaal mariyo wiilka sida aad uga farxisaye

  • @user-rw4vv6zu3g
    @user-rw4vv6zu3g Před 4 měsíci +6

    Qays Bagad Siisay Ninki Iska Xanusnyy Dadka Bahn Sii Walal imaka Sidi Ninkii Oo kale😢

  • @kuppO__cR
    @kuppO__cR Před 4 měsíci +6

    First person wlhi 😂❤qaysow wankugu xidhanee dhar ciid iigad😂😂

  • @Hamzezidane
    @Hamzezidane Před 4 měsíci +44

    Fens Qays ❤

    • @RNN1234
      @RNN1234 Před 4 měsíci

      Nin miyaa Love U Diraysaa?😢

  • @dagenmohamet9088
    @dagenmohamet9088 Před 4 měsíci +2

    Gob garasho dheer qays qeser sida wiilka miskiina 3jeer isku dayay ufahanty baaahidisa❤

  • @user-nj5ur6eq2m
    @user-nj5ur6eq2m Před 4 měsíci +5

    Qeys Qeysar su'aalaha naga soo hagaajidee waaxay sidani pro hdii kale su'aalo garan mayside adeer iska naso bilaha Ramadan okay 👌 I love you zxp

  • @ahmadrashiid993
    @ahmadrashiid993 Před 4 měsíci +1

    mansha allah bro Mustafe waad ka farxisay

  • @afrahhiita9683
    @afrahhiita9683 Před 4 měsíci +3

    Alle gacanta saraysa haka dhigo walal sad inanka mustafe u fahanty alla yabarik

  • @husseinmahamed4154
    @husseinmahamed4154 Před 4 měsíci +3

    Walahy siqalbiyan eh marka uhadla dad qalbiya wanagsan baa Halka iskuyimit❤

  • @shakirasmart7030
    @shakirasmart7030 Před 4 měsíci +1

    Mashaa Allah رمضان مبارك ☪️

  • @user-lp3wh5pe3m
    @user-lp3wh5pe3m Před 4 měsíci +5

    Qays Qaysar part 3 gabiley ku Qabo😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉❤❤

  • @user-yu4qx8dl6t
    @user-yu4qx8dl6t Před 4 měsíci +1

    Qeys is so nice thank you for understanding the man and giving him❤❤❤❤

  • @WardAyy_apdi
    @WardAyy_apdi Před 4 měsíci +1

    Qays qeesar wa wada Respect wlhi ❤️

  • @xaliimobood2265
    @xaliimobood2265 Před 4 měsíci +1

    Qays waxa tahay indrky legend of the legend❤❤

  • @FINAAS1
    @FINAAS1 Před 4 měsíci +2

    Qays qayser zxp guul wcn aniga igu so ducee I aan halkaaga iyo meel ka saraysa gaadho zxp ❤❤❤❤❤

  • @AkramChanel-pm9bt
    @AkramChanel-pm9bt Před 4 měsíci +3

    Sooraan wuxuu dhintay 2021 bishii 5 goor duhura Alle haw naxariiste😢 Burco ayaan ku sugna maalinta

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před 4 měsíci

    Masha allaah bagad wilka u siiyay lagacagta illaahay ha ka farxiyo wad ka farxisay❤❤❤❤

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf Před 4 měsíci +1

    Sxb ways qaysar allah ku siyaafiyo farxada masha allah

  • @abobakarsadik
    @abobakarsadik Před 4 měsíci +1

    Comment inan so galo ma rabin waxa uso galay falcelinta Mustafa laga sameyy si fcn ba loga falceliyy
    Big respect @qays qaysar

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Před 4 měsíci +2

    Best CZcamsr🎉

  • @muniiraawcali2106
    @muniiraawcali2106 Před 4 měsíci

    Maasha Allah Alle haka farxiyo saad wiilka oga farxisay qays lengend ba tahy ufahanty

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 4 měsíci

    Maash Allah. Ramadan Mubarak 🌙🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @Nadara54
    @Nadara54 Před 4 měsíci

    aar waa ramadane Waaxan ku cidno ino diib qalbi furnan ❤❤❤❤

  • @narinoovhassan
    @narinoovhassan Před 4 měsíci +1

    mansha allah ninka lacgta sisay baga wuu frxy ale ha ka farxiyo❤

  • @sakariyecrahmaan
    @sakariyecrahmaan Před 4 měsíci +2

    Qays qayser the legend

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před 4 měsíci +1

    Qays hore u soco ❤❤❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před 4 měsíci +1

    Big legend always qays qeyser another's levels questions 👍💯⌛❤😍❤

  • @Cirguje2023
    @Cirguje2023 Před 4 měsíci +4

    Reer miiga ka Soo duub ku waas baa funny ah e

  • @user-it2sq9ll2d
    @user-it2sq9ll2d Před 4 měsíci +2

    Qof ugu horeeyey ee comanti ka soo muuqada❤

  • @ifraaxhassan5558
    @ifraaxhassan5558 Před 4 měsíci +1

    M.Allah sidaad u fahantey mustafe qeys wa geesi

  • @abdihakintahirhassen
    @abdihakintahirhassen Před 4 měsíci

    Qays qayser guulayso ninka kaliya
    Ee CZcamsrada somalida Aan ka taagero

  • @Mahirofficial1
    @Mahirofficial1 Před 4 měsíci +4

    Libaax rag yaqaana ninkaa mustafe laydhaahdo waad ka farxisay lacagta wuu u baahnaa

  • @zhukriyuuzufjamac2353
    @zhukriyuuzufjamac2353 Před 4 měsíci +1

    Masha allah sidad inanka uga farxisay

  • @garaadkoofi6111
    @garaadkoofi6111 Před 4 měsíci +3

    Ramadan kareem like hanaga ilawina sxbayal___ 🎉

  • @foozia426
    @foozia426 Před 4 měsíci +1

    Maasha allaah ❤

  • @mohamedamiin7786
    @mohamedamiin7786 Před 4 měsíci +1

    Gobonimo ninkaa Mustafe waad ka habeysay hore usoco legend

  • @naciimoibrahim2144
    @naciimoibrahim2144 Před 4 měsíci +1

    Waa barnaamij wanaagsan sii wad m.a

  • @Ugbaad246
    @Ugbaad246 Před 4 měsíci +2

    ❤❤❤❤ legend

  • @user-hw6nk3kh7l
    @user-hw6nk3kh7l Před 4 měsíci +2

    Waan ku salaamay zxp

  • @NimcanNagiib
    @NimcanNagiib Před 4 měsíci

    The Real Legend 😊😊

  • @DunXarirachannel
    @DunXarirachannel Před 4 měsíci +1

    Qaysow mustafe so raadi pls wlo aan ciid siiyey

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 4 měsíci

    Ramadan mubarak❤

  • @XasanNinadag-dk7el
    @XasanNinadag-dk7el Před 4 měsíci +3

    Qays on the legend😂

  • @hooyocaasha5205
    @hooyocaasha5205 Před 4 měsíci

    Mnashllh illhey aqoonbu Ku siyey qaysow nin rageed illhey haku barkeeyo sida inanka u fahantey Ka heley wllhy nin rageed

  • @user-bn6dz8tc5f
    @user-bn6dz8tc5f Před 4 měsíci +1

    Ramaadaan mubaarak

  • @user-cp5kf7pw4p
    @user-cp5kf7pw4p Před 4 měsíci

    brother legend aa tahay runtii yarka dhalinyarada aad baad u fahantay keep going brother\

  • @taajirshaakir
    @taajirshaakir Před 4 měsíci +1

    Qays inthE Building ❤

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel Před 4 měsíci

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 RAMADAN KARIIM ☪️ ❤

  • @SiciidSaleebaan-un6vm
    @SiciidSaleebaan-un6vm Před 4 měsíci

    Ninkaaa waad kaga Farxisay saaxib abdiraxmaan❤❤

  • @abdinaaficabdala7559
    @abdinaaficabdala7559 Před 4 měsíci

    Sooran Alaha unaxariiste sualaha diiniga myu kmidyhy

  • @abdikadirosman1919
    @abdikadirosman1919 Před 4 měsíci

    Barnaamijkan soo badi bishan barakaysan

  • @asmanajax737
    @asmanajax737 Před 4 měsíci

    Hore u soco wllky qays qaysar

  • @AarifAarif-ms6kt
    @AarifAarif-ms6kt Před 4 měsíci

    Qaysow walaal noosoo badi❤❤❤

  • @NaeimaliNaeimaliinahooyo
    @NaeimaliNaeimaliinahooyo Před 4 měsíci +1

    Scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @SadiiqCabdirashiid-cf4jq
    @SadiiqCabdirashiid-cf4jq Před 4 měsíci

    Qas qasar walhi waqof wcn alhakushrfi❤❤❤❤

  • @___ozlo__4791
    @___ozlo__4791 Před 4 měsíci +1

    Nio ma wariyu ahaa markii hore 😂😂❤

  • @IidnimcaanXasan
    @IidnimcaanXasan Před 4 měsíci

    Qaysow barnaamijyada hal kaa kasii wad ❤❤❤❤

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 Před 4 měsíci

    RESPECT SIDAAD NINKAAS UGA FARXISAY WAAD DAREENTAY
    WAX WEYN AGTIISA KA TAHAH

  • @lailaalaamriyya7360
    @lailaalaamriyya7360 Před 4 měsíci +2

    Qaysoow wall hablaha suaal ma waydiisid miyaa ma rag kaliya😅
    Please hablo soo samee intii igu raacsan like saara😅

  • @ifraaxhassan5558
    @ifraaxhassan5558 Před 4 měsíci

    M.Allah ❤❤

  • @zakariye-apdirahman6614
    @zakariye-apdirahman6614 Před 4 měsíci

    Qays qayser the best CZcamsr❤❤

  • @Dugziiye8918
    @Dugziiye8918 Před 4 měsíci

    Masha allha burco soo gaadhsii barnaamijka sxb

  • @Mahamett8
    @Mahamett8 Před 4 měsíci +2

    Qaysoow Barnamijkii Go talintiga Aha mee😂😂

  • @maxamedqader2595
    @maxamedqader2595 Před 4 měsíci

    RamadaaN mubarak❤❤

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 Před 4 měsíci

    Nin rageed garasho leh baa tahay Qays Qayser kor ahoow walaal❤

  • @MunaGaanbiye-jr8jv
    @MunaGaanbiye-jr8jv Před 4 měsíci

    Wllo Abaalkaaga rabi jano ha ka yeello wllhi ninkaa waan ku farxay markaad fahanty guuleyso labada Daaroodba wllo

  • @user-jo2is9nn8b
    @user-jo2is9nn8b Před 4 měsíci +1

    Fan Qays🎉

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf Před 4 měsíci

    Qays Abaah qosalka masha allah

  • @saxardiidabdillahi9414
    @saxardiidabdillahi9414 Před 4 měsíci

    NABI IBRAHIM WIYAAAN❤😊

  • @Husaynhassen
    @Husaynhassen Před 2 měsíci

    Bro gave back to the community. You kool for that

  • @OdayAhmed-tl7cs
    @OdayAhmed-tl7cs Před 4 měsíci

    Magaalo kale kuso samee ssp Borama ama Gabilay 🎉

  • @user-yv5hq8wf6s
    @user-yv5hq8wf6s Před 4 měsíci

    Qys.qaysar.wllky..hore.usoco.ninka.miskiinka.sidad.ufahamtay.inder.alle.haku.sharfo🎉