Mid kamid ah waxaa sabab u ahaa baaldi biyo | Dagaalo aadan rumaysanayn sababta ka dambaysay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Dagaalo aadan rumaysanayn sababta ka dambaysay | Mid kamid ah waxaa sabab u ahaa eey!
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Komentáře • 328

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  Před 3 lety +80

    Hadii aad rabtid in lagaa caawiyo xeraysashada minxada turkiga ee sanadkan 2021 Fadlan buuxi liiskan hoose 👇👇
    docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScTN80i0VLE3-MJjzThIkmz-QYEjovUtkQ4AvnegfZinFmTtw/viewform

    • @wadadatoosnaanta5912
      @wadadatoosnaanta5912 Před 3 lety

      Iyaa lacahaha Maxaa waaye saaxibow

    • @abdinasirmohamed5313
      @abdinasirmohamed5313 Před 3 lety

      @@wadadatoosnaanta5912 qofka minxada kuu xareynaayo waaye bro.

    • @cabdullaahicalicabduraxmaa3921
      @cabdullaahicalicabduraxmaa3921 Před 3 lety +4

      Wxaan ahay arday dugsiga sare ku dhameeyay mglda muqdisho sndkii hore 2020 wxaan heestaa shahaada dugisa sre iyo war qad dhalasho wxaan jeclaalahaay inaa wadanka turki wax ku barto mana awoodo qarshadaka ku baxaayo xitaa ma awoodo inaa galo jmcda dalka marka team wabari media gaar a haan @abdirahman cumar iyo semdream caawinaad ayaan idin wiidisanaayaa oo ku adaan Scholarship kaas ila dartiis igu cawiya wax barashada free abaal aayaan idinkaga haydoonaa insha Allah waad mhdsantihiin jazaa kalaah

    • @yusufabdi3855
      @yusufabdi3855 Před 3 lety

      Ustaadow vedio kasoo samay qaabka loo buuxinayo hdi wax is badalay laga yaaba

    • @Mohair135
      @Mohair135 Před 3 lety

      Wll muuqaa nooga soodiyaari

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 Před 3 lety +11

    Wllkaan codkiisa wlh si buu dahab u yahay si fudud u fahmaysaa mowduuca uu ka hadlaayo❤

    • @sagaltv2241
      @sagaltv2241 Před 3 lety

      czcams.com/video/RTBrb72D3Ws/video.html
      Subscribe saar waa chanel in badan aad ka fidaysandoonto

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 Před 3 lety +4

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @xamdarumaaxuseen7349
    @xamdarumaaxuseen7349 Před 3 lety +1

    hooray u soco wll c/Rahman cumar

  • @abshirabdi1434
    @abshirabdi1434 Před 3 lety +22

    Qoki uku horeye o comenti bashay ahay hada ika danbeysid like isaar😍✌️

    • @dhambaalmedia1
      @dhambaalmedia1 Před 3 lety +1

      czcams.com/video/haXJ5qIgmOM/video.html
      Ugu kaalay muuqaalo tayo leh Dhambaal Media.

  • @crahmanqeys5347
    @crahmanqeys5347 Před 3 lety +1

    My Pro Crahman Omar Allah Ku Barakeyo

  • @musharafkodah
    @musharafkodah Před 3 lety +4

    3:36 ciidamada faransiiska mise spain halkaas bal sax sxb

  • @maxamedibrahim95
    @maxamedibrahim95 Před 3 lety +1

    Qofkii ugu horeyay sxb crixman guuleso sxb

  • @kingboy4257
    @kingboy4257 Před 3 lety +3

    Soomalida ayaan ka yaabay oo aan aniga ku jiro dadka qaar baaldi ayeey isku dagaalayan anagana dhulkeena nus ka mid ah ilaa iyo hada gumeysi ayuu ku jiraa😭😭

  • @abdifatahfarahhamud6426

    My favourite Channel

  • @abdiaziiztamaam8909
    @abdiaziiztamaam8909 Před 3 lety +5

    WLLO WIXII NIYADAADA KU JIRA RABBI HAKUU RUMEEYO HADDAFKAAGA IYO DADAALKAAGANA RABBI HAKU WAA FAJIYO EE SUBSCRIBES IISAAR WAAD IGA FAA'IIDI DOONTAAYE INSHA ALLAH.❣

  • @kinggashaan8588
    @kinggashaan8588 Před 3 lety +11

    Baaldi biyo ugu yaabka badna😂😂

  • @xasaninhodestevano820
    @xasaninhodestevano820 Před 3 lety +5

    Videogaaga Anoo daawan like sii saaraa waxaan sii oghy Inuu yhy mid xiiso leh!!,
    GuuLeyso😍

  • @dhaladtube9654
    @dhaladtube9654 Před 3 lety +3

    Legend clraxman waaberi waxbadan ka filaya keep going my bro 💯💯💯👍👍👍👍🙏🙏

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial9641 Před 3 lety +1

    Mhdznid wllky Alleh ha ku sharfo wll

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 Před 3 lety

    Mashallah cabdiraxman xikmad side ayan ku bixiyay allaha ku barakeeyo habaryar hana noo badiyo dhalinta sidaada ah allaahuma aamiin

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj Před 3 lety +2

    Mahadsanid

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI Před 3 lety +1

    Wllkyga iyo howsha uu no hayo halmar horay usoco dhaha✍✍✍✍

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 3 lety +1

    Thank you Abdirahman Omar

  • @officialabdullaahicaanogee9559

    Thankz saxiib

  • @suhaybamohamed4397
    @suhaybamohamed4397 Před 3 lety

    Mahadsanid Abdirahman

  • @ALMUBERY
    @ALMUBERY Před 3 lety

    ustaad c rahman alle haku sharfo

  • @farahmoha1132
    @farahmoha1132 Před 3 lety

    mahadsanid cabdiraxmaan

  • @abdiraxammanhuseenabdi5736

    Keep going pro

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Před 3 lety +2

    maansha allaaah

  • @munasarabdi10
    @munasarabdi10 Před 3 lety

    Dagaalka ugu yaabgabadan dagaalka baaldiga

  • @mosamibrahim2619
    @mosamibrahim2619 Před 3 lety +9

    Legend WAABERI💖

    • @dhambaalmedia1
      @dhambaalmedia1 Před 3 lety +1

      czcams.com/video/haXJ5qIgmOM/video.html
      Ugu kaalay muuqaalo tayo leh Dhambaal Media.

    • @sagaltv2241
      @sagaltv2241 Před 3 lety

      czcams.com/video/RTBrb72D3Ws/video.html

  • @yuusufcali5008
    @yuusufcali5008 Před 3 lety

    M.shalaa horman ayaa ku rajeeyaa waabari

  • @Gusha-c8d
    @Gusha-c8d Před 3 lety +8

    Legends don't write first😊

  • @dunidamedia3275
    @dunidamedia3275 Před 3 lety +4

    Asalaamu calaykum

  • @jabanehirsiofficialchannel5098

    Calanka soomaalia yaa ilarkay🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @updifatahharedafit2912
    @updifatahharedafit2912 Před 3 lety +2

    Wabari media
    Kigu xiranaahy zxp👍👍

  • @abdirahmanabdilaahi6045

    Asc wllo magacaygu waaa cabdirahmaan cabdilaahi wllo taageero buuxan kuu ahay oray usoco💯💯🇸🇴

  • @maxamedcabdi1514
    @maxamedcabdi1514 Před 3 lety +6

    war asc sxp nio iisoo jawaab nio

  • @khaalidsancade905
    @khaalidsancade905 Před 3 lety +1

    chanelka waberi media waxaan ka codsanayaa inee noo soo raadiyaan xogta wiilka hada dunida qabsaday ee elon musk wa shaqsiga dunida ugu lacagta tariikhdiisa mahadsanid🙏

  • @dalxaxajilibaan2112
    @dalxaxajilibaan2112 Před 3 lety

    Fav song

  • @omarmohametomarmohamet117

    Mzh-allah wll

  • @abdrihman19
    @abdrihman19 Před 3 lety

    Waa ku salaama abdrihmaan

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 Před 3 lety

    Wa alleykum salam

  • @shaadiyacabdillaahi5667
    @shaadiyacabdillaahi5667 Před 2 lety +1

    200k coming soon🥰🥰💖 ilahow bnd kugu gaarsi intan io kabadanba wllky🥰🤩

  • @mustaffasulaiman
    @mustaffasulaiman Před 3 lety

    Waaberi media qaarbaa baaldi iyo ay isu dillay lkn dagaalkii qabaalka geela iyo silsiladii guba kumaad soo darin waad ka ilowday iyadna 🤒🤒🤒thanks wll barnaamij xiiso leh .

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj Před měsícem

    bismillah asc horta wayab dagalka badiga iyo hogamiyhi doqonka ahaa

  • @anwarprown7746
    @anwarprown7746 Před 3 lety +10

    Qofkii labaad like iisaar sxb

  • @najuunajuu254
    @najuunajuu254 Před 3 lety +7

    Look at the man who said the flag is wrong, make a mockery

  • @TheFunProfessor
    @TheFunProfessor Před 3 lety

    Ninka dhagta inta laga jaray hadana gacantisa losaray dhagtisa ayaa aad iiga qoslisay aniga😆muqaal wacan keep going bahda waberi media

  • @wiilkahooyo1
    @wiilkahooyo1 Před 3 lety

    Www m.a alaha dalkeena nootoosiya

  • @daacadofficial4664
    @daacadofficial4664 Před 3 lety +1

    Keep going bro

  • @hormarmedia9634
    @hormarmedia9634 Před 3 lety

    Masha allaah

  • @janoismydream4763
    @janoismydream4763 Před 3 lety

    MZHA ALLAH ZXP HORE U SOCO LKIN HAL TALO PLEASE MP YADA VIDOE YADAA YAREEE

  • @captainjiimah2176
    @captainjiimah2176 Před 3 lety

    Dagaalka bandiga
    AyAa ugu yaab badan

  • @rahmaabdirahman5659
    @rahmaabdirahman5659 Před 3 lety +4

    First team

  • @sharmarkemaydhane4880
    @sharmarkemaydhane4880 Před 3 lety

    Markasta like inan ku saari wayo ha iga filanin sxb

  • @mustafaxmad3741
    @mustafaxmad3741 Před 3 lety +2

    M.a

  • @suldanmaxmud850
    @suldanmaxmud850 Před 3 lety +1

    Asalaamu calaykum magacaygu waa suldaan maxamed walaal waxaan kaa codsanayaa in aad soo dayso dictorkii faransiiska ee caqliga ka xanuunsanayay please waa codsi please

  • @ayuubkoronto5904
    @ayuubkoronto5904 Před 3 lety +2

    Wxan igula yab badnah kuwan ad caawa shegayso

  • @califaaraxcige8200
    @califaaraxcige8200 Před 3 lety +2

    Dagaalka baaldiga ayaan la yaabay anuu 😂😂😂😂

  • @nuradiinmahad5661
    @nuradiinmahad5661 Před 3 lety

    Dagaalka Paraguay

  • @mosamibrahim2619
    @mosamibrahim2619 Před 3 lety +3

    First☝️☝️☝️

  • @hideeyes8565
    @hideeyes8565 Před 3 lety

    Guulayzo wll

  • @nawaramohamed4413
    @nawaramohamed4413 Před 3 lety

    Dagaalkii Baaldiga

  • @fadumoxassan9499
    @fadumoxassan9499 Před 5 měsíci

    Dagaalkii baaldiga

  • @kingboy4257
    @kingboy4257 Před 3 lety +3

    Dagaalka baaldiga ayaan kayaabay balse ilaa iyo hada maxeey la heestaan 😂😂

  • @garaareofficial7129
    @garaareofficial7129 Před 3 lety +1

    Keep going

  • @sumayamahamud2097
    @sumayamahamud2097 Před 3 lety +1

    sxpkey lafo gure

  • @samiirkennedy8419
    @samiirkennedy8419 Před 3 lety

    Dagaalki baaldiga ka dhex dilaacey ayaa ugu yaab badnaa

  • @caddeeyembaxnaan7600
    @caddeeyembaxnaan7600 Před 3 lety

    Sxb ciidamada faranciiska mise waxadka wadaa kuwa spain halkaa wanku yar wareeray sxb waabari waad mahadsanthy bro inbadan

  • @nazrazead
    @nazrazead Před 3 lety

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 Před 3 lety +7

    Imagine 22 seconds

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 Před 3 lety

    THANK YOU

  • @abdulfatahmuude6886
    @abdulfatahmuude6886 Před 3 lety

    Soo badi video

  • @vandhaboy3789
    @vandhaboy3789 Před 3 lety +1

    Ustd waxaan kaa codsanaya in aad muqal kasoo diyarso dagalkii carabta ee
    Socdy 40 sano.
    Sababtuna tahy hal geel Ah oo boqorka dilay. Dagalka magacisa waa basuus

  • @laasmedia1
    @laasmedia1 Před 3 lety

    Waa layaabay

  • @goodmind1879
    @goodmind1879 Před 3 lety +1

    Dagaalka eyga😱😱😱😱😅😅

  • @kingpadriofficial8067
    @kingpadriofficial8067 Před 3 lety +3

    Zhp waad noo faidaysaye illahy ha ka jaza'i ziiyo 😡💥

    • @mrhanad8148
      @mrhanad8148 Před 3 lety +1

      Dantiis ku jirto ha u Mahad celin😂

  • @sayidadam3142
    @sayidadam3142 Před 3 lety +1

    Salaan sare dhamaan howl wadeenada waaberi media iyo cabdirxmanba wan idinku dhiiri galinaya dadaalka aad ugu jirtan hormarkina iyo midka dadka somaliyedba.
    IN YAR O SIXITAN AH
    Dagaalka ka bilowday ninka laga gooyay dhagta sida aaad ku bilowdayba wuxu u dhexeyaa England&spain lkn waxa ku dhex jira hadalkaga wadanka france. Typing error ayaa jirtay marka diyariineysen qoraalka. Tnx

  • @user-zl2ve5wb7u
    @user-zl2ve5wb7u Před 3 lety +1

    ABDIRAHMAAN omaR______💥❣💯💯

  • @abdrihman19
    @abdrihman19 Před 3 lety

    Dagaalka eyga

  • @abaasabdirahman1489
    @abaasabdirahman1489 Před 3 lety

    Sxb waxaad nala soo wadaagtaa Taariikhda halyaygii islamka ahaa ee Algeria abdulkadir Al jasaairi

  • @ahmedjoori8378
    @ahmedjoori8378 Před 3 lety

    Dagaalka baaldiga

  • @user-gh6mr5we4p
    @user-gh6mr5we4p Před 3 lety +1

    Dagaalkii baaldi biyaa 🤭🤭😂🤣

  • @cadrane960
    @cadrane960 Před 3 lety

    C/raxmanow kasoo hadal kalsoonida nafta iyo dhiiranaanta

  • @Mrcopyright22
    @Mrcopyright22 Před 3 lety

    Dagaalka ayga

  • @abdirizakjesto8128
    @abdirizakjesto8128 Před 3 lety +1

    Dagaalka Baaldiga Ayaa iga yaabiyay 🤔🤔🤔

  • @hippanuura5529
    @hippanuura5529 Před 3 lety

    Wlahi kuligood layaab bey leeyihiin

  • @craxmaandiiriye6997
    @craxmaandiiriye6997 Před 2 lety

    Dagaalka qabaalka iiyo ka baaldiga aya ugu xuma

  • @muscaphusen690
    @muscaphusen690 Před 3 lety

    Fadlan sxb muqal ka so samy wax barashada turkiga

  • @mahdihassan4580
    @mahdihassan4580 Před 3 lety +1

    Waaberi walal clip ka diyaari shuruudaha cusub e whatsup

  • @qadhaqadha9085
    @qadhaqadha9085 Před 3 lety

    Haye c/razmaan waabari lanbar aan kalaso xidhiidho xaga waxbarashada turkiga ah iso qor macluumad wllo inaad iga siisan doonayaaaye please wllo wacbarashsda yay idhafin danyar baan ahay wllo

  • @mmbbulle2823
    @mmbbulle2823 Před 3 lety

    Dagaalki dhagta

  • @suusaccisman1631
    @suusaccisman1631 Před 3 lety

    WAxaaigu layaab badnaa dagaalkii dhagta jingis

  • @ducaalemedia1761
    @ducaalemedia1761 Před 3 lety

    Ustaad c/rahmaan Fadlan muuqqal kasoo samee waxbarshada dalka philipine mahadsanid

  • @zaifulislamdahiradam3677

    Keep going sxb

  • @Khalidpodcast1899
    @Khalidpodcast1899 Před 3 lety

    Kkkk kan Eyga ayaa iigu qosol sanaa

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 Před 3 lety +3

    Madaxweynaha Uruguay igu layaabka badneyd 😂😂👊💉👅

  • @cabdiqanimohemed2197
    @cabdiqanimohemed2197 Před 3 lety

    Dagalki eyga

  • @hormarmedia9634
    @hormarmedia9634 Před 3 lety

    Abdulrahman omar

  • @daranji7843
    @daranji7843 Před 3 lety

    Midka baaldiga

  • @FarduussheekhDaahir-qr6mc

    Dagaalkii qabaalka biyaha ee ka dhacay deegaanka nugaaleed wuxuu la mid ahaa kii baaldiga ee ka dhacay talyaaniga

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 Před 3 lety +1

    BAALDIGA BIYAHAA

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 3 lety +4

    Adunka Wax Waliba Way Ka Dhici Karan 🤣🤣
    Baldi Biyo ah Iyo Ey Ayu Dal Dhani Isku Dilay