DEG DEG CC SHAKUUR OO SHEEGAY IN AY DHACDAY DOWLADA XASAN SHEEKH 2 SANO OO QASAARO AH AYUU YIRI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 07. 2024
  • Tools I use to run my digital brand:
    Premier pro ( Video editing ) -
    Photoshop ( Thumbnails ) -
    capcut and kinemaster (Video editing) -
    Footage & Images ( Pexels -Pixapay - Mixkit-Freeik) -
    Disclaimer:-
    All rights reserved, no part of this video may be reproduced or coppied without permission from the owner of this video (Abdullaahi Daacad).
    1) This video has no negative impact on other CZcams Channel.
    2) This video does not contain: content for children, blood and gore, sexual content, female nudity, profanity, violence, and war.
    3) This video is also for teaching purposes.
    All footage is licensed & royalty free and the video was fully edited by us.
    Copyright ©️ Abdullaahi Daacad
    Igalasoo xiriir:
    INSTAGRAM👉 / abdullaahi_daacad

Komentáře • 12

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před 6 dny +1

    Waxaan aaminsanahay wax qabad iskadaaye, Dambiyada ay galeen Xasan Sheikh Iyo kooxdiisa Xaraash Qaran ayaa Ka dhigaya in la yiraahdo Dowlad ma jirto ,waayo waxaa Jira waxyaabo Badan uu Xasan Sheikh Ku weyn Karo xilkiisa, sidoo kale Xamse iyo guddoonka Baarlamaanka labada Gole waxaay mudan yihiin in lala xisaabtamo Impeachment lagu sameeyo kuwa mudan, kuwa kalane Baarlamaanku Kala noqdo Kalsoonida.

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 Před 6 dny

    Dhab ahaantii waan kugu raacsanahay Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu leeyahay mabda'a isma gad gaddiyo

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m Před 6 dny +1

    Mamulgoboleedyada xasan way ka tashteen xasanow cid aad madaxweyne u tahay ma jirto wayo qaabdaridaada ayaa banaanka banaanka yaalo ee dharka intii aan lagaA dhigin ka hor leexo umadda

  • @HassanbolbolHassanbolbol

    Waa tuug moryane waxbakamayaqano dawlednimo waa qaabyali wana 91grub hirab grubka somalida lahadhey dawledidka ah anukaleh hamar shisheyey u adegan sidaana dawlede ugaa tisqaadin somaliya adero haguqaldamin dhawaqa imarka cch

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před 6 dny

    MOU-GII LABAAD WAA SHAQSIGII SAXIIXAY BALSE GOORMUU BILAABAY MUCAARADNIMO CCW WAA MARKII LAGA QAADAY ERGAYGII ABAARAHA

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 Před 6 dny

    Guul iyo gobonimo nabad iyo nolol

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 Před 6 dny +1

    C c wa ki badda getey adigune kaw khad baa uthy

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 Před 6 dny

    Ninku waa xukum raadis

  • @janira7480
    @janira7480 Před 6 dny

    Wa gelos Ninka’s lived alone XSH 😚😚😚

  • @AbdikadirOmer-sc7ec
    @AbdikadirOmer-sc7ec Před 6 dny

    Ninkasi Hadlay Runtii AMAAN ma lana waana hinaasi Midabo badan iima qarsonana aniiga i ee idinku barta.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před 6 dny

    Waar allaah ka xishooda oo beenta joojiya ninkaad ka hadlaysaa yaa kla xisaabtamey lacagihii loogu yaboohay dadka abaaraha balse caawa hadii loo magacaabo jago hadal dambe kama maqleysid ee joojiya beenta.XSM shalay wuxuu ku raacsanaa hab qabiil.

  • @maryanbulaleyr9901
    @maryanbulaleyr9901 Před 6 dny

    Abdiraxman cabdishakuur waa nin daacad ah oo aqoon leh