AADAN MADOOBE OO CEEB KALE DHAXDA KA ISTAAGAY MARKII UU BAARLAMANKA OO HAAWANAYA UU SOO GALAY YAAB

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 07. 2024
  • Tools I use to run my digital brand:
    Premier pro ( Video editing ) -
    Photoshop ( Thumbnails ) -
    capcut and kinemaster (Video editing) -
    Footage & Images ( Pexels -Pixapay - Mixkit-Freeik) -
    Disclaimer:-
    All rights reserved, no part of this video may be reproduced or coppied without permission from the owner of this video (Abdullaahi Daacad).
    1) This video has no negative impact on other CZcams Channel.
    2) This video does not contain: content for children, blood and gore, sexual content, female nudity, profanity, violence, and war.
    3) This video is also for teaching purposes.
    All footage is licensed & royalty free and the video was fully edited by us.
    Copyright ©️ Abdullaahi Daacad
    Igalasoo xiriir:
    INSTAGRAM👉 / abdullaahi_daacad

Komentáře • 24

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad  Před 17 dny +1

    wa.link/7n3fs1

    • @jamamohamedmoalin5226
      @jamamohamedmoalin5226 Před 17 dny

      @@Abdullahi-Daacad walaalow kuwaan xld ma ahane tuugo calooshood u shaqeystayaal ah waaye illaaheey dalka haka qabto dhamaantood xitaa kan gudomiyaha isuku sheegaayo nama madalaan

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 Před 17 dny +2

    Ugaas waxad u hadleysaa sida inaadan ka war qabin waxa jira, xildhibaanada waxey ka DUDEEN sharciga la laaluushayo ee guryaha laga dhistay. Weyna ku saxan yihiin. Guuleysta inta FAYOOW

  • @xuudicali7627
    @xuudicali7627 Před 17 dny +1

    Asc brother Somalia ceeb ma taqno guul Somalia inshallah kheyr thanks

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 Před 17 dny

    Xildhibaanadan awalba shaqo
    shacabka u mahayn, ee shaqo
    kale ( oo laalush kuqatan) ayey
    u qabtaan xasan munaafaq..
    Waana kuwii u liitay,oo ugu
    horeeyo caado qaataha Adan
    Madoobe iyo gudigiisa.

  • @mahmoudhassan8043
    @mahmoudhassan8043 Před 16 dny

    Adeer. Adigoo aan hubsan sababta ay xildhibaanadu u maqnaadeen ha aflagaadaynin.

  • @cawaalecabdiqaadircawaale6843

    Aadbaan ugu faraxsanahy wxa ku dhacay aadan digsi

  • @abdimohamedabdulahi2994

    Xildhibaano ma aha inay maqnaadaan baa ka fiican inay yimaadaan!!! Aadan madoobe masuuliyad maqaadi karo raxan wayn kan ha iska tuugsado!!! iimaan laaweyaashan lacagta uruursada baarlamaan ma aha waa tuugo lacag uruursi meesha ujooga meesha !!!????

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před 17 dny

    Baarlamaanoow xaal qaado!
    Meesha ay sartu ka qurantay waa guddoonka.

  • @Sacdiyomaxamedcumar
    @Sacdiyomaxamedcumar Před 16 dny

    Asc

  • @layloyaasinnuur6596
    @layloyaasinnuur6596 Před 17 dny

    Bal halkaas eeg waxaas ma baarlamaan baa Soomaaliyay?

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 Před 17 dny

    Isagu dastuur ma u hogaan samaa
    Kitaabka aad martay ku qabay

  • @Khtmo
    @Khtmo Před 17 dny

    Wax shRci daro buu aadan madobe rabay inuu socod siyo😂😂😂

  • @HappyLaboratory-ce9ht
    @HappyLaboratory-ce9ht Před 16 dny

    Adeer ha hafan barlamaankan aad Ka sheekaynayso horayna wax Uma qabsan hadana laga sugimaayo iyaga xukuumadaba

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před 17 dny

    😅😅😅 taasi mayaabaa dadka xamar koonfur soomaali jaagaa waxay ilaashadaan mushaharkooda uun dadka iy metelaana waxaa laynaaya diyaarado aanba la ogay waxay yihiin😮😮😮

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 Před 17 dny

    adeer meesha talo kuma haysiin salaan iyo kalaa tagaaaaaaay.

  • @hasanaxmed1368
    @hasanaxmed1368 Před 17 dny

    dowlad iyo baaramaanba majiraan sidaas u ogaada.

  • @xuudicali7627
    @xuudicali7627 Před 17 dny

    Gudomiyo ma jiro saxib been lo sheeg shacbka wa jifan wake up call ayey ubahn yihin

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 Před 17 dny

    sadax biloodoo mishaar laana kadhig walaahi miskiin wayaan ninkani waar nimanka karbaash

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 Před 17 dny

    Digsiga midoow wa Latuura xildhibanadu wada Tashi ba kumaqn

  • @user-ng1zh7bq1n
    @user-ng1zh7bq1n Před 17 dny

    😂😂😂😂hhhhhhhhhh

  • @badrisheikh
    @badrisheikh Před 17 dny

    War naga aamus waxba war uma heyside

  • @bashirnuryarow8011
    @bashirnuryarow8011 Před 17 dny

    Waa xildhibaanada ugu laaluush cunka badan ee Dawladaan Hassan sh, oo wada Mafiyada somalia dib u dhigay..? Maxaa laga faa’iiday Dawladaan tuugta ah ee Umadda Somali jeebka gashten , laaluush ayay ku dhisan yihiin, kuwaan Ilaahey wadanka haka qabto..?
    Macalink weyn ee xaaranta quuta waa
    Asaga, Aden -Madobe, allaha ka qabto wadanka…?