Safarkaygii Giriiga 🇬🇷 - My trip to Greece

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Waxaan u safray Giriiga, caasimadda Athens waxay leedahay mid ka mid ah xadaaradaha ugu da'da weyn adduunka
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 46 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 46 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

Komentáře • 73

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  Před 9 měsíci +29

    Fadlan 5kun Like iyo Share
    Instagram: instagram.com/geedisahan/

    • @Zaki_Bin_Xaaji
      @Zaki_Bin_Xaaji Před 9 měsíci +1

      Jamacadaha giriiga kaso hadal sxb❤

    • @daacadofficial5674
      @daacadofficial5674 Před 9 měsíci

      Sxb waxa kasoo hadashaa qabka loga baxo greece iyo qarashadka kugu baxayo sida passpord shabah qimahiisa iyo sharciga qaxotiga inta lagu qaato

    • @user-bb1df3tr1v
      @user-bb1df3tr1v Před 9 měsíci +1

      Saxib Haïti 🇭🇹 iyo Antilles kaso waran
      Walle

    • @user-bb1df3tr1v
      @user-bb1df3tr1v Před 9 měsíci +1

      Kashmir kaso waran
      Iyo Pakistan 🇵🇰
      Bangladesh 🇧🇩
      Afghanistan 🇦🇫
      Inde 🇮🇳
      Dhaman cagta somari

  • @OroEN
    @OroEN Před 9 měsíci +17

    Best Somali CZcamsr ever . Keep forward, brother. Your FAN from Ethiopia 🇪🇹

  • @camirkey
    @camirkey Před 9 měsíci +6

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad
    ❤❤❤(ﷺ)❤❤

  • @Iam03Ali
    @Iam03Ali Před 9 měsíci +3

    Best Somali CZcamsr 👌👌👌

  • @muhiyadinkhafow
    @muhiyadinkhafow Před 9 měsíci +3

    I think second time in Greece 🇬🇷 because you were here in Jan 2020. Horay usoco bro really you are making us proud

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 Před 9 měsíci +3

    Nice view keep going brother geedi sahan 🏃‍♂️

  • @Anasbile
    @Anasbile Před 9 měsíci +3

    Bro owns the music 🎶

  • @cabdallaneymar1533
    @cabdallaneymar1533 Před 9 měsíci +2

    200k hambalyo 🎉wn sii hormariyy🎉

  • @Musam377
    @Musam377 Před 8 měsíci +1

    Best travel

  • @AishaBadal1998
    @AishaBadal1998 Před 9 měsíci +1

    Never give up guleso Abowe maxamud 🎉I wish you all the best my big brother cemreder iyo cebadosuban huno qali 🤴💙🤎

  • @abdialimohamed1095
    @abdialimohamed1095 Před 9 měsíci +1

    Videoska waqtiga noo dheeree Insha alh

  • @Malekmedia24_7
    @Malekmedia24_7 Před 9 měsíci +2

    Dalka philippines🇵🇭 Wan kaasugnaa bro

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 Před 9 měsíci +3

    Geedi Sahan sxp Indonesia 🇮🇩 maad Tagtid please wll Indonesia 🇮🇩 noo soo duub wadanka Indonesia

  • @apdishakuurarab1139
    @apdishakuurarab1139 Před 9 měsíci

    Geedi sahan. Keep going pro

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 Před 9 měsíci +2

    Geedi sahan ninka Kali ah ee si thaqaafad leh uga hadla waxa uu soo gudbinayo sharaf bay ii tahay inaa Ka mid ahay dadka kugu xiran

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 9 měsíci

    Masha allah bro

  • @cat_106
    @cat_106 Před 7 měsíci

    Geedi sahan Greece✅️

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 Před 9 měsíci +1

    Greece 🇬🇷 magaaladii cadayd ee dhulka korkiisa ku taalay soo duub

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 9 měsíci +5

    Team ASAD xaajio hdd thy like iku qabo ❤❤❤❤ inta aan waligood canada tagin ismujiya ismujiya 😢🤣🤣🤣❣
    اللهم انصر فلسطين على الظالمين ❤🇵🇸ا

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 Před 9 měsíci +1

    Abdisamad xagee kala xiriiranaaa

  • @kurana289
    @kurana289 Před 9 měsíci

    guuleyso wll geedi sahan 👑😍🙏

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Před 9 měsíci

    Geedi sahan Nin caqli badan😎

  • @Maanoww1
    @Maanoww1 Před 9 měsíci +1

    Cali abgalow ciyaal madiino garanaya xaafada jamaame❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 9 měsíci

    It has long history

  • @FINAAS1
    @FINAAS1 Před 9 měsíci

    Keep going ❤❤❤

  • @user-dg1vv5lx1p
    @user-dg1vv5lx1p Před 9 měsíci +2

    Qofkii kowad ahay😮

    • @khaliifxamseaxmed4466
      @khaliifxamseaxmed4466 Před 9 měsíci

      😂😂 haye video dhagayso ciyaartogu waxu kuleyay wana kafadhiistay 2016 kob adunki gufanbay uu ciyarayna waa 2018😅😅😅😅

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 9 měsíci +1

    🥺🥺○🥺🥺 Yaa rabbi silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 Před 7 měsíci

    Athens, markii la soo hadal qaado waxa igu soo dhaca filasoofyadii waaweynaa ee halkaa ku dhashtay. Waddankani, waxaa la yiraahdaa iftiinkii xadaaradda reer-galbeedka.

  • @SuleimanAbdi-ru9di
    @SuleimanAbdi-ru9di Před 9 měsíci

    Sxb am waiting Turkey

  • @Maanoww1
    @Maanoww1 Před 9 měsíci

    Legend abgalow❤😂

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 Před 9 měsíci

    ❤❤nice

  • @mp_______model3471
    @mp_______model3471 Před 9 měsíci

    nolosha gariiga ka soo hadal wllo

  • @abdialimohamed1095
    @abdialimohamed1095 Před 9 měsíci

    Thank you sxp

  • @Zaki_Bin_Xaaji
    @Zaki_Bin_Xaaji Před 9 měsíci +1

    Abowe jamacadaha iyo qaabka lagu imaan karo kaasugaynaa I.n laso dhaqso❤🙏

  • @nim7534
    @nim7534 Před 6 měsíci

    Yaa gariiga joogo ma jiraa qof ku nool

  • @abdirisaakcaawiye5531
    @abdirisaakcaawiye5531 Před 9 měsíci

    Mudo sugayay veodou gaan

  • @Abdullahiibrahim_
    @Abdullahiibrahim_ Před 9 měsíci

    💙💙💙

  • @kingmj4798
    @kingmj4798 Před 9 měsíci

    Abgaalow Reer Madiina Kaliya ayaa aqoon Uleh

  • @user-zn3tu2kh8o
    @user-zn3tu2kh8o Před 9 měsíci

    💙💙

  • @FuaadSergio
    @FuaadSergio Před 6 měsíci

    Asc😊

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 Před 9 měsíci

    ❤❤❤

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble4802 Před 9 měsíci +1

    Abgaalow laacib laacib dhaafay ❤

  • @cumarcqaadirabshir2914
    @cumarcqaadirabshir2914 Před 9 měsíci

    Leggend abgalow

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 9 měsíci

    Mashallaah 🌺🇸🇴🌺🌺🌺💐🌺💙❤️🕋💎💎💎🕋❤️💙🌺🌺

  • @ahmednoorali6713
    @ahmednoorali6713 Před 9 měsíci

    One day one tim😢

  • @daacadofficial5674
    @daacadofficial5674 Před 9 měsíci

    Sxb waxa kasoo hadashaa qabka loga baxo greece iyo qarashadka kugu baxayo sida passpord shabah qimahiisa iyo sharciga qaxotiga inta lagu qaato💥💥💥

  • @mohamudmohamed
    @mohamudmohamed Před 9 měsíci

    Somalida grariiga xaalkooda kaso waran sxb mhdsnid

  • @abdialimohamed1095
    @abdialimohamed1095 Před 9 měsíci

    Africana Videos nooga soo duub waliba Africada dhexe

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 Před 9 měsíci

    ❤👍🏾👍🏾❤❤

  • @abdimaxamedmahir
    @abdimaxamedmahir Před 9 měsíci

    Xamurawi

  • @somalia641
    @somalia641 Před 9 měsíci

    Wll singapore ayaa kuu dhiban bls boqo iyadana codsi

  • @Khaalid-mj6sg
    @Khaalid-mj6sg Před 2 měsíci

    Iceland kj celi

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 9 měsíci

    Giriiga taariiqdiisa maxaa ka xusuusataa?

  • @kamaalmohamed8579
    @kamaalmohamed8579 Před 9 měsíci

    Dalka Ireland 🇮🇪 rajaynaya ina war bixin naga siisid

  • @HAMZE91
    @HAMZE91 Před 9 měsíci

    Fadlan soo arag youtube kanal kayga

  • @Omaroficial4794
    @Omaroficial4794 Před 9 měsíci

    @nurcadd
    2 hours ago
    🥺🥺○🥺🥺 Yaa rabbi silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Před 9 měsíci +1

      oo sawirkaagii baad soo dhigtee?hhh mise waad is illoowday? niyoow ilaahay ka baq, illaa iyo 2015 kii ayaad commentigan soo qoraysaye, billuu ilaahay silican iyo duruuftan aad lacagta kuraadinayso uu kuu aqbalaa oo aad silic iyo duruuf kabbixi waydaa.

  • @bashiirshaami8479
    @bashiirshaami8479 Před 9 měsíci

    Game i balanso car 😌

  • @salmaanchannel67
    @salmaanchannel67 Před 9 měsíci

    Greeece gu meel maaaha show😂

  • @kaydkaaqoonta.3637
    @kaydkaaqoonta.3637 Před 9 měsíci +1

    Heesaha ka daa fadlan haddii kale dadka kugu xidhan ayaad ka dambaajinaysaa

  • @wizabdallah4294
    @wizabdallah4294 Před 8 měsíci

    Xogaa jaahinimo kaa muqto 😅😅

  • @Abdirahman146
    @Abdirahman146 Před 8 měsíci

    Athens magalo somali badn ku noshahahy magalo qadimi ah

  • @abdialimohamed1095
    @abdialimohamed1095 Před 9 měsíci

    Videoska waqtiga noo dheeree Insha alh

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 9 měsíci

    🥺🥺🥺🥺 ○ Yaa rabbi silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @abdialimohamed1095
    @abdialimohamed1095 Před 9 měsíci

    Videoska waqtiga noo dheeree Insha alh

  • @abdialimohamed1095
    @abdialimohamed1095 Před 9 měsíci

    Videoska waqtiga noo dheeree Insha alh