DEG DEG Reer Awdal Oo Shuruudo Adag Kuxiray In Itoobiya Marin Badeed Laga Siiyo Dhulkooda

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • This video is about DEG DEG Reer Awdal Oo Shuruudo Adag Kuxiray In Itoobiya Marin Badeed Laga Siiyo Dhulkooda

Komentáře • 19

  • @feisalhersi8360
    @feisalhersi8360 Před měsícem

    Asc
    Thanks sidaa macaan u hadal oo hakala baqaylin beeshagabooye intaad leedahay kuwa laga tirada badan yahay iyo hadalo qalafsan sidii aad hore u tidhi midgahooda

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Před měsícem

    Waaw

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem +1

    PROF. AXMAD ISMACIIL SAMATAR WAXA JIRA MISNA WALAALKIIS PROF. CABDI ISMACIIL SAMATAR OO SENAROR KA AH, DOWLADDA FEDELAKA SOMALIA.

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k Před měsícem

    Qosolka yareeya

  • @feisalhersi8360
    @feisalhersi8360 Před měsícem

    Beesha gabooye ugu yeedh please

  • @mustafeali8315
    @mustafeali8315 Před měsícem

    Aqoonsiga Itoobiya muxuu tari, Reer kaliya weligood dawlad ma noqonayaan cid aqoonsanaysaana ma jirto aduunyadu wey iska ogtahay

  • @abdirisakdahir5375
    @abdirisakdahir5375 Před měsícem

    Reer hore u heshiiyay maamulna samaystay hadi ay maanta kala badsadaan xilalki taas macnaheedu maha gumaysi ee sad bursi! Gumaysi waxan u aqaan sababta ay somali galbeed iyo NFD lo hoos geyay etho. Iyo kenya.

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Před 29 dny

    Turkiga waa naga qaban

  • @sahalissack2762
    @sahalissack2762 Před měsícem

    Cadheerey cadowga somaliland

  • @ElamaMohamed
    @ElamaMohamed Před měsícem

    😂😂😂😂🎉

  • @cirka4497
    @cirka4497 Před 29 dny

    Waar awdal cidi uma jeedo.
    Waa berbera.

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Před měsícem

    Afqadhmuunayaal dadka reer Soomaaliland dhaxdoodu idinmaqaado

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Před měsícem

    Qaxooti dadaab wax ka been badan 😂😂😂

  • @NimcoCabdi-z7l
    @NimcoCabdi-z7l Před měsícem

    Cagdheerdii maxaay faaqday nio 😮😂😂

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Před měsícem

    Kkkk Aga aga hadee ogaadeeniya ka waran ?mise soomali galbeed?kkkk

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Cagdheer Kiinyaati iyo Axmaar waa ku Gumaysta kkkkkkl

  • @Burco.
    @Burco. Před měsícem

    Ragan inay kaftamayaan inay waramayaan ma kala fahmo😂