Dhibabka federaalka - Problems with federalism in Somalia

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Waa inay 'Soomaalidu midnimadeeda soo ceshato...bado, wabiyaal iyo adduun kale uma dhexeeyaan' - Waa Axmed Idaajaa oo ka digaya dhibabka federaalku uu keenay.
    'Somalis (should) restore their untiy...they are not seperated by seas and rivers.' - Axmed Idaajaa talking about the problems with federalism.

Komentáře • 43

  • @user-ex4hp8bk8r
    @user-ex4hp8bk8r Před 7 lety +5

    yaa ka liita ruuxi cadawgiisa ka doonta sharci iyo dariiqad lagu xakumu wadankiisa oo diida sharcigii iyo manhajiki Eebihii khalqay
    allow hanuun iyo xornimo

  • @daudhassan9377
    @daudhassan9377 Před rokem +1

    Excellence Mr axmed idaajaa
    E

  • @ururkasonro2331
    @ururkasonro2331 Před 7 lety

    Masha allah Idaaja alle haku sharfo runtad ka hadashay jiro joog

  • @arwaahisse3683
    @arwaahisse3683 Před 7 lety +4

    Aaqiro iyo aduun war lee maa lawadaa Waa kala datay Waa isku dhamatay le maa laheynaa somali afkanol

  • @gabd5557
    @gabd5557 Před 7 lety

    mnsh'allah idaajaa

  • @abdulle1150
    @abdulle1150 Před 7 lety +1

    Adeer Allah kheyr hasiiyo waxa uu ka hadlay wixii qalbigeyga ka guuxayay. Tan waxa garan karo anoo 24 jir ah maxaa marka umaleenesa qof oo siyaasad aqoon u leh. Waa jahli mudan in laga tooba keeno.

  • @Gobtechn
    @Gobtechn Před 7 lety +2

    marka hore ha la wada aamino dowlada dhexe hala iska daayo kalmada ah dawlada xamar ku halqabsigeeda

  • @mikejones6452
    @mikejones6452 Před 7 lety +7

    Somaliland is not part of the federalism bullshit. Somaliland is a free country not a slave state like Somalia.

    • @ibrahimhassan6566
      @ibrahimhassan6566 Před 7 lety +2

      somaliland is not country and it also slave of ethopia

    • @mikejones6452
      @mikejones6452 Před 7 lety +2

      Somaliland is governed by its own people for the last 30 years. Somalia is run by bantus and the white people.

    • @ibrahimhassan6566
      @ibrahimhassan6566 Před 7 lety

      ***** fuck you.

    • @ibrahimhassan6566
      @ibrahimhassan6566 Před 7 lety

      mike jones the bantus and white men will be kicked out

    • @ibrahimhassan6566
      @ibrahimhassan6566 Před 7 lety

      ***** the one who was trying to kill were the ethopians hiring and paying warlords and then creating al shabaab just wait now 5 years and ethopia will under somalia control

  • @osmanmohamed3839
    @osmanmohamed3839 Před 6 lety +1

    waa dhaqanka majeerteenku keeneen dalka

  • @cirrosalaadcali7692
    @cirrosalaadcali7692 Před 7 lety +2

    jaallayaal cayda joojiya waxa halkaa dhigay somali waa xumaateena nina yaan la canaana, adigu hadaad xumaanta ka bilowdo maxaa hagaagaya . somali halkaa waxa dhigay waa hogaan xumo nin walba waxa uu u hoos jogaa cadow si uu xukunka u sii haysto amab u qabsato isagoo qabiilnimo shaadhkeedii sita.

  • @realsom36
    @realsom36 Před 7 lety +1

    dalsoor chanel faqash miyuu ahaa. waad ii gambatay

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 Před rokem

    Kaaga marag !!

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV Před 4 lety

    Somalia siyasada ka jirta iyo habka dowladedba wa mid beeled ee mahan federal. Federal neh wax ka qaldan malahan o waxa adegsado USA oo ah dalka ugu hodansan adunkan uguna awooda weyn iyo dalal badanoo Africa ah ey ugu horeyso dalkan dariska nahaye Ethiopia iyo Nigeria. 2000 carta Djibouti ayaa boqolalo oday dhaqamedka ah waxey dooreen nidaamka hada dalka lagu xakumo o ah mid ku saleeysan beelaha (4.5) e mahan federal.

  • @abdullahimohamed5686
    @abdullahimohamed5686 Před 7 lety +2

    Federal waa xalka ugu fiican somali manta ay ku badbadi karto

  • @hubihaji2358
    @hubihaji2358 Před 7 lety +1

    waligay waxaan rabay oo caloosheeyda kabuuxay ayuu kahadlay 1somali iyo 1 doowlad yaa waxbar iyo gaajoba lagaga hortagi karaa
    dadka caytamayoow somaliya kama naxaysaan cadaw baa tihiine. Nin wayni talo baa loogu tagaaye
    waa aqoonyahan Muslim dhaba idaajaa maqla wuxuu idinfaraayo waad u aayi doontiine

    • @ahmedusman6652
      @ahmedusman6652 Před 7 lety +1

      hubi haji SXB ninkani dadka soomaalida sii kala fogeeyey ayuu ka mid yahay waana qabyaaladayste weyn wuxu sheegayan inuu naftiisa ka bilaabo ayey ahayd.

  • @dalla112
    @dalla112 Před 7 lety

    Runta hala isku sheego cidda ummada federalnimo ku qasabtay wa Pudland hadana Hirgilintis ayaga hor taagan oo Mar walba isla egeysiya xukumad federalka. Shir walba oo la aadaya leh halagu dara wasiir. Dowlada Pudland in logu yeera jecel eey iska dhaahan wanu go'nay sida s/land federalku wuu dhamaan lahaaye

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 Před 7 lety +7

    ADEER IDAAJAA ADIGU HORTA NAFTAADA KA BILOW WANAAGA QABYAALADA QAAWANA JOOJI MARKAS DADKA WAX U SHEEG

    • @abdiaziz.2326
      @abdiaziz.2326 Před 7 lety +1

      XAQ U DIRIR wax jira ayuu ka hadalayo ma maamulkag mise qabiilka ayaad ka dhax aragtahay

    • @ahmedusman6652
      @ahmedusman6652 Před 7 lety

      ABDI AZIZ. ninkani waa la yaqaan ee hadaanad aqoon baro

    • @abdiaziz.2326
      @abdiaziz.2326 Před 7 lety

      Qof aan aqoon u lahayn soomaaliya iskam doodo wll lkn mnta soomaali halkey ku jirto waad ogtahay

    • @ahmedusman6652
      @ahmedusman6652 Před 7 lety

      ABDI AZIZ. sxb mabaynaan doodayne ninkaa uun baan sifeeyey dooduna meel bay leedahay markaa anigu ninkan waan aqaan inuu soomaali kala fageeyey sidaa ula soco markaa.

    • @garyaqaanalaawayn4780
      @garyaqaanalaawayn4780 Před 7 lety

      XAQ U DIRIR ninka somali asaga cudwalba kayaqaana waana halyay eee meel kala ku xanuunaysa walal ..lana soco lahayb ma ahi kk

  • @abdiraxmanadenabdi4479
    @abdiraxmanadenabdi4479 Před 7 lety +3

    somaliland kama mid aha federaalka,way ka da' wayn tahay federaalka.
    federaalku waa shalay ee somaliland way ka horaysay

  • @nastehoabdullahiahmedey4756

    Ruun boosheegay

  • @MohamedOmar-sg1yn
    @MohamedOmar-sg1yn Před 7 lety +2

    Adeer anaga waxba hanoo sheegin,
    30 sano ayaanu ku lahayn
    Dab iyo dhagax layskuma dhuftee kala dhawra,
    Maad adeerkaa wax usheegtid intaad maanta nin aan qabyaalad aqoon iska dhigaysid.
    Kuwan Xaarsoor layidhaahdaana cid kasta waxbay weydiinayaan.

    • @abdulqadirawil1235
      @abdulqadirawil1235 Před 7 lety

      nacasoow magaca wuu inga dhaxeeya ee dhig waxba ha caayin nin aad weligaa gaadhyan oo ku aqoon inad iska caydid sharaf bay isaga u tahay

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 Před 7 lety +2

    Waa odaygii beenaalaha ahaa ee qabyaaladiistaha ahaa