Firdhiye Iyo Cabdirisaq Khaliif Waa Somaliland, La Weerari Maayo Buhoodle Waayo...'Xildhibaan Cudhay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Firdhiye Iyo Cabdirisaq Khaliif Waa Somaliland, La Weerari Maayo Buhoodle Waayo...'Xildhibaan Cudhay

Komentáře • 33

  • @user-ny6xt8cm3w
    @user-ny6xt8cm3w Před 22 dny +2

    Siciid Cudhay bal wuxuu ku hadlayo ha ladhaysto wuxuu ku leeyahay cid Somaliland ku Soo duushay ma jirto,waar waxan edabta daran dalka yaa ka qabta

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Před 22 dny +2

    Weli Adoonkan wax ka nacasasan illahay Swt Baa Inaga Qabtay Kaasa doonayey inuu Casimada Hargeisa Maayir Ka Noqdo

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj Před 22 dny +2

    Saaqid cudhay oo danmark ka ahaa jaadle waalan markii laga dhigay xildhibaan ayaan yaabay ala wadani muxuu saaqid nolashaba ka dhacay soo helay 😂😂😂

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 Před 21 dnem

    Aminamin

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Před 21 dnem +2

    NOOCASA DALKII WAALAY LKN DHAWAN JEELAL WAAWAYN O 3 KM AH AYA LAGU GURI

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 Před 22 dny +8

    Muse Bixii ku doorta ladagaalanka cadowga gudaha iyo dibada

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 Před 22 dny +1

    Acuudu billaah, waxaas baa umadan baarlamaan u dhexfadhiya, akh

  • @mohamudrage111
    @mohamudrage111 Před 21 dnem +1

    Waa jaahil bila Damiir ah, waa teamka cilaajka

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Před 22 dny +1

    Workable miyaa la sixray,wuxuu u egyahay qof waalan.

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 22 dny +5

    HA CIYAANE CADOWGU HAYSKA CIYAANE 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 MUUSE BIIXI CABDI XILDIID GEESI QARAN JIRO JOOG CADOW CIILE CODKA SHACABKA GUUL INSHA ALLAAH ALLAAHU AKBAR 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m Před 22 dny +1

    Horta adigoo masuul ah cawradaada internet ka waxa keenay aduu horta naga qanci

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Před 21 dnem +1

    Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 Před 21 dnem +1

    Nin waalan ayey waraysanayaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    kani kii isagoo qaawan oo SIIGAYSANAYA LAGA DUUBAY MIYAANU AHAYN CEEBEEY TACAAL AKHAS WAA WAX DHINTAY

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 Před 21 dnem

    Dada cabsan ha waraysan Weriye

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x Před 22 dny +3

    Xabad halugu dhufto ninka hadalka keena difaaca dalka Inaqaliif iyo firdhiye buuba leeyahay yaan la weeraran halagaraaco xildhibaanka iyo kuwa kale ee ka hadli doona difaaca dalka jeelka halootaxaabo xildhibaanada wakiilada iyo deegaanada ee ka soo horjeesta difaaca qaranka inlayska dhaafo bay bartender kutumashafa tastuurka iyo sharciga dawladu hawsoo jeedsato ninka ka xil haya ee kasoo horkeesta sistamka dawladnimo

  • @XasanCisman-iv7qv
    @XasanCisman-iv7qv Před 17 dny

    Balwaxaadwaraysanaysaa eegwarbaahindabadhilfayaatihiin

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před 22 dny

    Saaqajan huwan kaalkala waar o rood caadayo 25 idiinka jeebiyey ciidanka

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 Před 22 dny

    Ninku cabaadwaynaa somalilanimada kawyn kursiga doorashada hakadegdegin waaladooraznayaa madaxweynaha dalka iyo dadkaba⁵

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Před 22 dny

    NACASKAN DHAGAX KU DILA WAA AFKII FAQASHTA EY

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 22 dny

    Waraya madaxwayne muuse Biixi Cadawga ayuu ladagalama adiga iyo kuwa kula midka ahina waxad ladagalantan soomaliland Buurta Gacan Libax baad Ciidanka qaranka ku laysan wanu ognahay ninka Cadawga ah iyo ninka dacada ah idnma rabno muuse Biixi ayanu uguceilin muuse waa geesi

  • @AdanAbdi616
    @AdanAbdi616 Před 22 dny

    Hargeysa ayad dhexfadhida markasad leedahy.... There's no treats to Somaliland. Of course there's a fucking treat on as. Waxanu hor taaganahy , huwan daarood iyo somaliweyn. Dagaal baa naloogu hanjebaya malin walba hadaanu nahay reer bari ama habarjeclo. Waa halkaad cud ka heshaan wlee geesiga ina biixi ee difaca dalka ayaanu dooranynaa

  • @fardusmophamed6367
    @fardusmophamed6367 Před 22 dny

    Waar waxan beenaalaha ah ee cashuurta dadka somaliland xaaraanta iyo beenta ku cunaya maxay ka waraysanayaan waa tuugta somaliland ka hor taagan in la ictiraafo ee lugaha haya waa afnoolina waa hadlaa eyna waa ciyaa

  • @husseinhandule
    @husseinhandule Před 22 dny

    neefkan ciyaya ya yidhahda dadka aamus

  • @PPSSSOMALILAND-e8e
    @PPSSSOMALILAND-e8e Před 22 dny

    Waar nacasyahaw iska aamus ama orod oo la soo safo cadawga

  • @adnamaxamedcabdi3975
    @adnamaxamedcabdi3975 Před 22 dny

    Cudhay qaawane madaa hadla bilaa caqqqli huwann addigaa aah waayo ilaa imika cadawga soomaali laan ayaad difaacaysaa waar doqonyaw sidaa cod l ku heli mausid bilaa sharaf wixii ku doortaa kaawaalaa ilayn waad waalantee waayo adigii qaawan oo mudha xil laguguma aamineen 😂

  • @mohamedfarah7972
    @mohamedfarah7972 Před 21 dnem

    Waaa dhilo waalan,kani ,jajabanta reer hargeisa doortay

  • @abditahmanmohamud4000
    @abditahmanmohamud4000 Před 22 dny

    Qof kii dagaal diyaar u ah ha is geeyo furinta. Why including those that are saying “nin kaan hala toogto”. Why don’t you come out of behind your cell phones and iPads and how about going back home and defend. Failed military and political leadership was the result of war. In this world superpower could not win war. Take a look at Gaza it’s almost a year. Go back and think well. No one wants to attack Somaliland

  • @AhmedXashi-y1d
    @AhmedXashi-y1d Před 21 dnem

    Beenaale huwan xaar Wayne cudhay meeday shaqadii laguu dirtay

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 Před 21 dnem

    Af miishaar