HASSAN SOYA _ SI XUN AYUU II GARAACAY ILAA HEER AAN CIYAARYA KA BAXO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 07. 2023

Komentáře • 305

  • @iafraxmaxamed6653
    @iafraxmaxamed6653 Před rokem +2

    Xassan soya lee indhaha halaga xero wllhi qosol dartii dhulkaan raftay

  • @BigMan-xy2fc
    @BigMan-xy2fc Před rokem +36

    Xasan Soya waa Nin jilaa ah Director ah Legend ah Indhaha Hadii Loo Xiro iyo Hadii Loo Furapa isku si buu Wax U arkaa Ninka marku yahay actor Dadka kale la mid ma ahan Kabtanka Neeftada xitaa wuu Fahmayaa ma aragtey Ninkas Soya ah Lipaax waaye 🦁🤘

  • @user-nb9sw1oy3n
    @user-nb9sw1oy3n Před rokem +13

    War hassan soya 😂😂😂😂😂 Attention full waaye kkkkk❤❤❤❤❤ all the best my brothers

  • @cumeerbigfan4
    @cumeerbigfan4 Před rokem +53

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤️💘🎉

  • @hassanlucky3513
    @hassanlucky3513 Před rokem +13

    Abti baara caawa qosolka waa ika dhamaade wlhi ❤ keep going abti mcn 400k insha'Allah 😊

  • @bayloodduuliye3410
    @bayloodduuliye3410 Před rokem +2

    Wallahi soya waa funny qosolka aduunka walikey sidan manan uqoslin zxb soya zxb prti 2 sosameey ee garaac

  • @mubaarig123
    @mubaarig123 Před rokem +31

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet Muhammad scw❤❤

  • @ixasanM2-ix7xb
    @ixasanM2-ix7xb Před rokem +3

    Xasan soy walahay waa fani had kadiba asag rabna 3

  • @XamdasiciidXamdasiciid45-ed6fy

    Xasan inta qosolkiisa jecel waa nii salaamay 😂❤

  • @maslaxofficial110
    @maslaxofficial110 Před rokem +7

    @Captanbaara Saxiibkey Wlhi Caawa Waa Lagu Maceeyay Laxoowla 😂😂😂😂

  • @nimcojaamc8287
    @nimcojaamc8287 Před rokem +2

    Xasan soya wllhi waa funy wuu iga qosliyay😂😂😂

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Před rokem +25

    Asc walalahayga qaaliga ah ee soomaliyeed wllyal wxn soo gudbiya qeyrka marka igu garab qabta oo isoo booqda alle haidin sharfee 😢❤🤎

    • @sacdiyamahamedali417
      @sacdiyamahamedali417 Před 8 měsíci

      diyaar inshallah walaalka soodhawaw horey usoco inshallah allaha kula garab galee

  • @FaadumoShariif-cq1gd
    @FaadumoShariif-cq1gd Před rokem +5

    Wllhi xasan soya caad mab rag sifican u garacad abowe xasan soy soo badiy challenge 😂😂😂 siiba adig indhah ka xiran xassan soya is a gacan ku taagay wllhi saan qosley feerah ii cadatay 😂😂😂😂😂❤ilaahey ku xifidiyo team xassan soya ❤❤❤😊

  • @cabdiaadanmohaed4642
    @cabdiaadanmohaed4642 Před rokem +6

    Hassan Soya kusoo celi bes lee asilee u dhiib usha❤

  • @ayaanahmed2419
    @ayaanahmed2419 Před rokem +1

    Wlhi qosol waa furay markii ugu dambeysay jakarta 5dhac ayee igu tumeen wlh waaa fani pls next Parte 2😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @queenrishoppe
    @queenrishoppe Před rokem +4

    Isla haasan indhaha halaga xero part 2 hala soo sameeyo😅😅😅

  • @Oubah-hm7nk
    @Oubah-hm7nk Před 11 měsíci

    Kkkkkkj qosol ayaa iga dhamady hassan soya keep going hn

  • @maxamedsomaali4797
    @maxamedsomaali4797 Před rokem +1

    Legend Hassan soy soy

  • @naxnoofficial4445
    @naxnoofficial4445 Před rokem +2

    xassan soya macalin dugsi ma ahaan jiray 😂😂😂

  • @bisharaabdi
    @bisharaabdi Před rokem +5

    Wallahi sidaa u qoslaye waa dale ane wy waa adiin wada inshallah Allah 400k🎉❤

  • @mohaaismail1040
    @mohaaismail1040 Před rokem +2

    ❤ninka kaliya an katageero CZcams ley qosol Kaliya waye elhi😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +17

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kingayooze5031
    @kingayooze5031 Před rokem +2

    Xasan sooya wlh caadiyo iiga qosliyay wooka dharge wiilka yar io baara 😅😅😅

  • @hamzeaxmad7623
    @hamzeaxmad7623 Před rokem +2

    Part3

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 Před rokem +1

    Wlhi waqoslay captan ka ku wad kulahaa jakarta markii laqaracayay 😮😮😮😮😮

  • @galadi111
    @galadi111 Před rokem

    Wlhi caadi ayuu u maceryay wuu dhaarsana Soya wlhi waa qosol soo badiya Jakarta qiyaano ayuu sameeyay

  • @abdimajidhassan-cm8se
    @abdimajidhassan-cm8se Před rokem +4

    Keep going kabtanka❤

  • @Xoghayahaye_13
    @Xoghayahaye_13 Před rokem +3

    Kabtan Baara legend 🙌 keep going 💪 👏 brother 💪 🙏 🙌

  • @arahmansaciid8449
    @arahmansaciid8449 Před rokem +4

    We love you kabtanka ❤

  • @user-re8cc2pn7e
    @user-re8cc2pn7e Před rokem +4

    Kabtankayga be together ❤🎉 horaa u soconaynaa❤️💯

  • @salahsahal9259
    @salahsahal9259 Před rokem +2

    ❤❤Funyy challenge waiting part ✌️ two

  • @djsalmaanyare6119
    @djsalmaanyare6119 Před rokem +2

    Soo badi dad bdn keen

  • @bintimohamedabdulle3194
    @bintimohamedabdulle3194 Před rokem +2

    Walhi wan furey san uqoslayey hasan wa jin😂😂

  • @cumarismaan7915
    @cumarismaan7915 Před rokem +1

    Captan well done balse qosolka iyo hadalka naga cuna yaan la qosolin angaa adin qaabilsan qosolka

  • @arahmansaciid8449
    @arahmansaciid8449 Před rokem +10

    Kabtan baara in the building ❤❤❤the one and only

  • @AbdirisaaqIkik-dd6tz
    @AbdirisaaqIkik-dd6tz Před rokem +1

    Part 2 nosoosamee sxbow indhahana waxaa laga xiraa soya adigu 1 aad katahay

  • @Raaxa-wf3or
    @Raaxa-wf3or Před rokem +1

    Walhi qosol iguma hARIN JIKARTA WALGU GADE WALHI INTA YAR MAQA MARA KU CESHTE QOSOLKA ADUNKA

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 Před rokem

    Wlhi qosol iguma harin soya dhib badana kabtan Haye kulahaa 😂😂😂😂

  • @Apdalla_Rasta
    @Apdalla_Rasta Před rokem

    Prat too

  • @user-wc3hv5iu9w
    @user-wc3hv5iu9w Před rokem

    Hasan soya caadi maaha waa lpx

  • @axmedxasan4996
    @axmedxasan4996 Před rokem

    Barte two xasan soya leeee

  • @seynabbote2536
    @seynabbote2536 Před rokem +1

    Halaha jakarta wan kuso cescestaa xaqiqdii iga tak xasan soya waa manaxo muxu cunay🎉waa kaftan halahas Insha'Allaah

  • @abdullahimohamud2897
    @abdullahimohamud2897 Před rokem +2

    Caadi ma ahan gamekaan next jakaarta😂 indhaha gala xiro

  • @cabdi-pw9ns
    @cabdi-pw9ns Před rokem +1

    Qofkii ugu horeeyay ee comenti sooqoro😂

  • @BURUSLEMOVEIS
    @BURUSLEMOVEIS Před rokem +2

    Aarso part2

  • @HoodoAbdi-cc9eg
    @HoodoAbdi-cc9eg Před rokem +2

    Walahay wan qoslay markalee noso celi🤣🤣🤣🤣

  • @Cabdiraxman28
    @Cabdiraxman28 Před rokem

    Plz part 2

  • @ceyniwaruuxu476
    @ceyniwaruuxu476 Před rokem +1

    Walahi qosol 😂😂baan isku celin waye no sobadi kabtan😂😂

  • @RahmaAbdikariim-wi8px
    @RahmaAbdikariim-wi8px Před rokem +1

    Hasan sooya waan Ku wataa😅😅😅

  • @Idilsalahqueen
    @Idilsalahqueen Před rokem +1

    Videoka Toban Jeerku Ceeshtey kabtan wallhi waan qosley 😅😅😅😅😅😂😂

  • @SaidMaxamed-jt1lu
    @SaidMaxamed-jt1lu Před rokem +1

    Kkkkkkkk saan u qoslayy waan suxy soo badiya

  • @---Hatif__0mr---
    @---Hatif__0mr--- Před rokem +3

    Wlhi this so funny dad waa weyn markey dheelayan , nice game keep it up Captan 🫵❤️

  • @maariyomaxamed-ey2iq
    @maariyomaxamed-ey2iq Před rokem +1

    xasan soya hakusoceliyo

  • @amalmuseyusuf6451
    @amalmuseyusuf6451 Před rokem +1

    Allaah ma nooli pls noo soo badiya kkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂

  • @axmadabdiqaadir1169
    @axmadabdiqaadir1169 Před rokem +1

    Kaptan noo soo badi ❤

  • @user-qe3nn3rl4n
    @user-qe3nn3rl4n Před 11 měsíci +1

    War hasan soya jin waaye wlaHi qosol iguma Harin wlahi alla peerka 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @qaalid2020
    @qaalid2020 Před rokem +1

    War xawa qosola la dhiman rapaa xasan soya cadiya u meed garacday kuwan😂😂😂😂😂😂😂

  • @zahraaadan6458
    @zahraaadan6458 Před rokem

    Nio part 2 soo book siya please please please please please please please please please please please please please 🙏

  • @user-wg3pv4ie7n
    @user-wg3pv4ie7n Před rokem +1

    Kabtanka qoslaa ugu dishey allah soya jikarta 😂😂😂😂😢

  • @AsliMaxamuud
    @AsliMaxamuud Před rokem +1

    Mash❤❤❤

  • @user-ld8su9ww2i
    @user-ld8su9ww2i Před rokem +4

    captan baara is not easy

  • @user-bl5tw9cc8n
    @user-bl5tw9cc8n Před rokem +1

    Captain sixun ayaa lakuqaracey wlahi 😢😢

  • @hamdihajji1439
    @hamdihajji1439 Před rokem +1

    Captan baara waa ku salaamayy xasan zooya igu salaam iyo jikaata🖐🏻

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před rokem +1

    GEMAKA. CAAWA. QOSOL. MIIRAN. JAKAARTA. GELL WOOQAN. LOODILAY. MAANTA😊😊😊😊😊

  • @UmuTufaax-et5jz
    @UmuTufaax-et5jz Před rokem +1

    Waa fuuray wlhi caawa hooyo igusoo kiciseen😹😹😹😹😹

  • @bahjoqalbi5276
    @bahjoqalbi5276 Před rokem +1

    Captain bara so funny 😂 😂 😂

  • @zahroosman
    @zahroosman Před rokem

    Part2

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Před rokem +3

    Maybe Allah keep going so funny wallahy

  • @shamsirashid7853
    @shamsirashid7853 Před rokem +2

    ❤good guys 💪❤️

  • @sabrinmohamed1233
    @sabrinmohamed1233 Před rokem +4

    Kabtanka big fun😂❤

  • @user-ct6fj2eu4m
    @user-ct6fj2eu4m Před rokem

    Cabtan part 2 please

  • @nimcoinaahmett1933
    @nimcoinaahmett1933 Před 9 měsíci +1

    Aar xasan cadiyuu ugu bashaly ragii kabtanka igu daran kulah dhufo jikarta cadi lagu yacay😂😂😂😂😂

  • @bashiiromar
    @bashiiromar Před rokem +1

    Captain plz qosolka tirada badan editing ka kayaree no maxaan barnaamijka daawanaa nin qoslaayo dhagaha naxanuujiyey xassan maa editing gareeyay ninkaan qoslaayo channel kiisa kusoo nacnay plz hadiiba aa qosolka naga deeyni karin almiino inaga yaree dhagaha iyo madaxa naxanuunay

  • @boqoradaotanga5808
    @boqoradaotanga5808 Před rokem

    Abti cawa qoslka iga dhameysen 😂wan idin wata

  • @user-pg5bw6dq2j
    @user-pg5bw6dq2j Před rokem

    Alaaa ma nolii kabtankaa kulahaa xanunaa i hayo kabtankaa noso badiii noh please ❤❤❤

  • @user-nj2pf4rq2s
    @user-nj2pf4rq2s Před rokem

    Captain bara sxb markana ka digital ninka waxa tumaya Jakarta 😂😂😂funny ayd tihen wlhi😅😅

  • @hassanadan7708
    @hassanadan7708 Před rokem +2

    be together TEAM wan idin salaaamey

  • @ramla8285
    @ramla8285 Před rokem

    Xasan soya wa Qatar sadax doda wad garacday so bisa ama kusoceliya wa qosol kaptanka sifican ayad u garacday👍🤣

  • @qeysrashiid4598
    @qeysrashiid4598 Před rokem +1

    Boss Baara kabtaan barnaamishkii luuqada engileshka soo celi 4 boqol wax yar ayaa ka dhiman

  • @user-uy3vx4zp7s
    @user-uy3vx4zp7s Před 11 měsíci

    War Hassan soya attention❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamudboote8612
    @maxamudboote8612 Před rokem

    Kkk walahay waxan uqoslay siniyad ah sxb kabtan safar kaga nayrobi xiga waa inad timada bosaso xaqiiq aad ayaan kusodhoweyn sxb

  • @aadantaatiko1196
    @aadantaatiko1196 Před rokem +1

    Wllhi waa fuury 😢

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 Před rokem

    Kabtanoo hooyo ila jiifto wlhi bari lee dhameesan karaa lkn xasan zoya gacantiisa xanuun wyee intaa ka dareemay wlee cawada ma nooli wlhi 😮😅😅😅haday san hooyo igu kacinbo salaam sare kings ❤❤ next jakaarta ku soo xiji

  • @ApokorAbdirisaaq-fn9if
    @ApokorAbdirisaaq-fn9if Před rokem +2

    100 %70 captan baara ku dhacdey😅
    King saaha hadalku xitaa ka baqaya
    Jagarta fuleyga gemka weeti😅😅

  • @carafaadkaallu1985
    @carafaadkaallu1985 Před rokem +1

    Kobiga jabanka❤❤❤❤

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Před rokem +1

    Keep going captan is not easy 😂😂😂😂😂😂😂 parti😂3😂

  • @SalaxCade-bi4ce
    @SalaxCade-bi4ce Před rokem

    Prt2

  • @abdullahihashiali4419

    Kabtan haye kula Haa …. waa la heshay wlhi si la yaqano yaa lagaga dhargay sxb 😅😅

  • @ramadaanmxd4608
    @ramadaanmxd4608 Před rokem

    Cayaarta saxda waa tana captain caadi ma ahan

  • @mohanali3109
    @mohanali3109 Před rokem

    Part 3 captain

  • @bilanhassan5198
    @bilanhassan5198 Před rokem

    Walahi wan qoslay

  • @leilaqali8652
    @leilaqali8652 Před 11 měsíci

    Wlhi waan qoslay 😂😂😂😂

  • @sadoali3290
    @sadoali3290 Před rokem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂realy so funy i want more vedo like that so 😂😂😂😂😂funy

  • @hodanmaxamad8424
    @hodanmaxamad8424 Před rokem

    Wlhi qosol iguma harin

  • @user-hf2nc2ne3m
    @user-hf2nc2ne3m Před rokem

    Kabtan ❤

  • @user-fe5co8zj2b
    @user-fe5co8zj2b Před rokem

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-fr7ko1sy1i
    @user-fr7ko1sy1i Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214

    Walahi saan uqoslaayay neefta igu kacday

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 Před rokem +1

    Sida caruur aad leedihiin ayaga ood maaweelineysaan sheeko xariiro qosol iyo cayaarihii horey ood ciyaari jirteen yaraan tiina

  • @nourabashir8265
    @nourabashir8265 Před rokem

    Gabadhaha so same😂😂😂😂😂