24 HOUR AYAAN QABRI KU JIRAY CHALLENGE IGU ADKAA AN HALIS KU GALAY😭

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 06. 2023

Komentáře • 6K

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad Před rokem +715

    Baba Challange gaan waa Another Level waa iga Gadan yahay

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před rokem +1821

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw ❤❤

  • @xadiis24
    @xadiis24 Před rokem +1792

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdifatahnuurAhmed-qg7tr
    @AbdifatahnuurAhmed-qg7tr Před rokem +83

    subxana allha 24 hours salaad la,aan Allen u towbad keen wll ma ficno salaad mala yacni looga tago😢😢😢😢

  • @cilmicali5151
    @cilmicali5151 Před rokem +104

    لَتَتَّبِعُنَّ سَنَنَ مَنْ قَبْلَكُم شِبْرًا بشبْر، وذراعًا بذراع، حتَّى لو سَلَكُوا جُحْر ضَبٍّ لَسَلَكْتُمُوهُ😢

  • @SULDAAN-MEDIA
    @SULDAAN-MEDIA Před rokem +398

    Subxaanalah RUNTII SAAN WAA QALAD QABRIGA WAX LAGU KAFTAMO MAHAN 😢

    • @user-cp4yu7pk8h
      @user-cp4yu7pk8h Před rokem +10

      Meeshu dadka muslimiinta ah larabay in uu uduceeyo ayuu dheel dheel kaniganayaa

    • @maxamedcabdiraxmaan6398
      @maxamedcabdiraxmaan6398 Před rokem +8

      Waxaaan gaaalo aaa sameeeyo oo eey ku jees jesayaan qabriga nin wuu kasi daroyaa le wlhi😢

    • @nuuraadan6798
      @nuuraadan6798 Před rokem +7

      Walhi dhell dheell mhn waa xasus aaakhiro wlalayaal aakhiro aann xasusano goodaas ayaa lagalaa 😢😢

    • @AhmedMohamed-jn2zb
      @AhmedMohamed-jn2zb Před rokem +2

      Baaba jey waxaan waaqalad danbi ayaad kujirtaa dadka kugu dayanaayo kawrn

    • @user-uv3um2yk4d
      @user-uv3um2yk4d Před rokem +2

      Maalin ayey dhicidoontaan in dhab qabriga lagu galiyo oo lagaga soo dhaqaaqo ehel iyo qaraabo mallinta murug ayey utahay qabriga wax lagu kaftamo mahan 😢😢

  • @AMEN-ALI
    @AMEN-ALI Před rokem +279

    Subxanallah, Walaalkayow miyaanad ka baqayn allahi ku uuntay eh ku keenay dunidan, Miyaanad ka Baqayn qabrigi Lagu cadaabay dad badan oo Alle ku jeez jeezay, tani waa duni fasahaaday wllhi wllhi maantana ma halki laynagu aasi Laha ayaynu "CHALLENGE" Ka dhiganay, Allahayow naga raali noqo 🤲. Tani wa duni dhamaate .

  • @zahraahmed7625
    @zahraahmed7625 Před rokem +40

    اللهم لا تؤاخذنا بما فعل السفهاء منا 😢😢😢

  • @gaaldilegamer5662
    @gaaldilegamer5662 Před rokem +128

    Challenge inuu been yahay yaa igu raacsan😂😂😂😂😂

  • @shadiyamaxamud4339
    @shadiyamaxamud4339 Před rokem +152

    kusali nabiga scw ❤

  • @Iseyougtr62
    @Iseyougtr62 Před rokem +57

    Qabriga hadii aad ogaan laheeyd xaladiisa sidaan uguma jeesjeesteen Subhanallaah 😢😢😢

  • @siraadwarsame4935
    @siraadwarsame4935 Před rokem +62

    Subxaanallaah, Allaah caqliga heydiin soo celiyo!!!
    Xadgudub weyn ayàad sameyseen, Allaah heydin soo hanuuniyo

  • @AhmadKhadar-rf5qu
    @AhmadKhadar-rf5qu Před rokem +22

    لا يكلف الله نفسا إلا وسعها 😢

  • @kaptansamiirx291
    @kaptansamiirx291 Před rokem +188

    Subxaanallah wlkey miyaadan ka baqan Allahii ku abuurtay miyaadan ka xishonay Allahii ku irsaaqay miyaadan ka Cabsaney Qabriga Lagugu Cadaabaayo Ma illaawday 5 Salaad Faralka ahaa waa adiga 24 H ku Dhex jiray Sanduuqaa Adiga oo Raadinaaya Veiws Si Shilimaad yar aad ugu hesho Ma waxaad ilaawdah Allahi ku irsaqaayay Nolashada dhamaanteed Xitaa inta aan dunidaan imaan Wlh Ciyaar Baa ku jirtaa Babajey lkn Waxaa ogadaa in Ciyaar lakuu abuurin Alle Xagiisana in loo noqonaayo Alle u Naqo Waa naxariis badane

    • @taakaatakismora7846
      @taakaatakismora7846 Před rokem +2

      M.a allah walal waa qiirooday runti🥰

    • @khadradeganchannel6668
      @khadradeganchannel6668 Před rokem +5

      subxanallah sidaan miyaa inoo danbaysayay war illahay nafta ku galiyay ka xishood takale somaliyeee ma diiinta iyo qabriga in lagu ciyaaro ayaad raali katahiiin

    • @superprrime
      @superprrime Před rokem +2

      Waar 24 hours kumuu jirin been waaye, haduu ku jiri lahaa caadibuu u dhiman lahaa

    • @nimcocali728
      @nimcocali728 Před rokem

      Subxanallh alle ha inaso hadeeyo dhamanten

    • @marishsulieman9669
      @marishsulieman9669 Před rokem

      M.a wlll alle hakaaa abaal mariyo hadalkaaa qiimaha leh eed usheegty

  • @odaycabdillewiilkisa1897
    @odaycabdillewiilkisa1897 Před rokem +144

    Nabiga scw ﷺ wuxuu yiri taga qabuuraha si aad u dareentan Cabsida Alle maantana qabri aaba lagu kaftamoya SubxanAllah wal ciyaadu billah kaaga daran salaad la’aanta ku dhacday ninkan intuu islaha gaalo la tartan SubxanAllah SubxanAllah

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 Před rokem +2

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @nastexodhinbil
      @nastexodhinbil Před rokem +2

      Ssalalahu calayhi wasalam

    • @aneman3605
      @aneman3605 Před rokem

      😢

    • @user-ds8qr5ew4l
      @user-ds8qr5ew4l Před rokem

      Sunxanallah😢

    • @altamodahussein9452
      @altamodahussein9452 Před rokem

      @@geeskaNaclatullaah caleyk Cudur aan la aqoon Allaha kugu rido afkaaga wasaqda ah nooga daa Xabiibkeena Nabigeena Muxamad CSW kaafiryahow Murtadka ah Rabbi Subxaanuhu Watacaalaa waxan ka baryayaa Aduunka Silac iyo cudur la aqoon kugu rido hadaad baqtidana Naaraha Rabbi mida ugu xanuunka badan in Rabbi SWT kugu cadaabo Insha Allaah...Naclatullaah caleyk Ya kufaar😡😡😡😡😡😡

  • @hzanahm3819
    @hzanahm3819 Před rokem +7

    Subxan Allah!!!wax kale nidhaa majirtee Allaha so hanooniyo wllken

  • @daduunkatagayanginatagay7963

    Hindiga so u tarjumaye 100% jilinkisa wa another level 😂

  • @liipaastoofficiall3537
    @liipaastoofficiall3537 Před rokem +150

    Baba 24 hr oo bilaa salada 😢itaqi allh baba xuman ma iga ahan lkin isku dadaal ❤

  • @hodanhassan4791
    @hodanhassan4791 Před rokem +80

    baaba jeey allha ka baq😢waxaasi waxa wanaagsan ma ahan diinta islaamka ayaad u gafaysaa allha waad caasiysaa rabigii ku abuuryay ayaad rabtaa awoodiida ku jeeseesto😢 Subaxanallh😢

    • @Somalilander_Girl
      @Somalilander_Girl Před rokem +1

      Ina qiiro😂

    • @Deeqa_5
      @Deeqa_5 Před rokem +4

      ​@@Somalilander_Girlلا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

    • @zahraahmed7625
      @zahraahmed7625 Před rokem +1

      @@Somalilander_Girlسبحان الله oo wxuu sameeyay ninkas irsaaqada ka gashy manta qof muslim ah wx uusan ku dhiiran karin ku kacay ayaa kula saxsan waa aduun macaanki ka dhamaaday Alle khaatumo wngsn hanagu dilo 😢😢

  • @hanaxasan2354
    @hanaxasan2354 Před rokem +11

    ربنا لا تؤاخذنا إن نسينا أو أخطأنا 😭 أللهم لا تجعل الدنيا أكبر همنا ولا مبلغ علمنا ولا تسلط علينا من لا يرحمنا ربنا آتنا في الدنيا حسنه وفي الأخيرة حسنه وقنا عذاب النار

  • @hanadmoha9611
    @hanadmoha9611 Před rokem +168

    subxanallah qof muslm ah ayaa tahay niman aan diin heysan haku dayn zxp😢😢

  • @cabdixamiidyahayi3600
    @cabdixamiidyahayi3600 Před rokem +106

    Haddii aad u jeedo magaca Allah like 👍 saar

  • @shafkacalii8309
    @shafkacalii8309 Před rokem +18

    24 hours with no night Mr another level is not easy 😅😢

  • @asiamohmmedazuazu7409
    @asiamohmmedazuazu7409 Před rokem +3

    xalada qab riga ciyar ciyar mhn😢😢ilaaah ba xuman ka hufan❤️☝️

  • @cagadahabilasaco2146
    @cagadahabilasaco2146 Před rokem +170

    Intaa aan isku aamini lahayn like saara 😂😂😅😅

    • @bashiiromar
      @bashiiromar Před rokem +2

      Waxan ma run ayaad umaleeysay video editing lagu sameeyay laguu keena waa iska aamine hadii uu run sheega live inta uu soo galo haa sameeyo

    • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
      @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 Před rokem

      Caruur wax walba run mood

    • @aishaabdirahmanmohamed8061
      @aishaabdirahmanmohamed8061 Před rokem

      ​@@bashiiromar ha ma aragtay marku mobilka bilowga kala hadla sanduqa bananka ayu yala😂😂😂

  • @faattimohaa
    @faattimohaa Před rokem +117

    yaa allah maxaad dulqaad badan tahay😢 ilaahow noo naxriiso aduun iyo aakhiro🤲😢

    • @IqraxidigXaashi
      @IqraxidigXaashi Před rokem +3

      😢😢😢😢😢😢

    • @abrahamfiidow3714
      @abrahamfiidow3714 Před rokem +4

      Amiin ilaahay hanoo naxariisto😢aduunka joogno maanta qabri challenge noqoday ilaahay hana cadaabin😢

    • @Madiinaxasan-vk5ov
      @Madiinaxasan-vk5ov Před rokem +3

      Aamiin yaa rabii🤲

    • @izramaxamed7570
      @izramaxamed7570 Před rokem +4

      Ilaahow Naga raali noqo oo Iska kaaya cafi dulqaad bane aan adi ahayn ma haysane😓😞😭

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 Před rokem +2

      Ilahi waxu usoo duulqataay fircoon Iyo kuwo lamid ah. Marka kaan meshaay mareen ayuu mari

  • @haidaroali8201
    @haidaroali8201 Před rokem +21

    Subanallah may Allah guide you and the people who is helping you baaba jeey

  • @isracabdilaahi1087
    @isracabdilaahi1087 Před rokem +12

    Subxanallah illhy iimaankaaga ha sugo, azxaab daraadèd ayaan sidan usamaynayaa 😭

  • @HusamNawaaf-ik7ou
    @HusamNawaaf-ik7ou Před rokem +132

    Subxaan allaah baba jey hadhkaga ayaad kadheraysay imaanka ilahay hakugu celiyo

  • @Ballo_moha39
    @Ballo_moha39 Před rokem +169

    24 hourskan aanay cadceeduba dhacayni waa another level 😅😅😂

  • @dekhajama9454
    @dekhajama9454 Před rokem +15

    This is not a challenge. It’s fucking crazy.

  • @camuucamuu5718
    @camuucamuu5718 Před rokem +1

    Salaad la ,an من ترك الصلاة فقد كفر

  • @khalidahmed5448
    @khalidahmed5448 Před rokem +82

    Muuqaalkaan qof walowba wax ka qaado waxa ku sugaya inuu godkaas madow yahay ilaahay unoqo right now 😢🤲thanks baaba

    • @Cazka12
      @Cazka12 Před rokem +2

      Thanks Baaba Kulahaa War Hoyadaa Nio Waxaan Waa Gaf Uu Ilaahay Ka Galay

    • @khalidahmed5448
      @khalidahmed5448 Před rokem

      @@mcneeykadar2314 war waa been waa iska prank uun 2hours xitaa kuma jirin

  • @kowsarhappy9494
    @kowsarhappy9494 Před rokem +76

    Subxanallah Qabriga wax lagu kaftamo maha challenge mala dhihi karo🥺😢😭

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 Před rokem +2

    Ilaahay inu ku ciqaabo, kaftanka dhab uga dhigo kama baqeysid miyaa Subhanallah

  • @nuuryussuf1884
    @nuuryussuf1884 Před rokem +10

    Iman laan markatahay waa San camal😂😂😂😂😂

  • @poqorsameofficial7890
    @poqorsameofficial7890 Před rokem +54

    24 Saac Maana Lagugu lahyn Salaad Iyo Cibaado ale Subaxanalah 😢

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Před rokem +41

    Asc walalahayga qaaliga ah ee soomaliyeed wllyal wxn soo gudbiya qeyrka marka igu garab qabta oo isoo booqda alle haidin sharfee 😢❤😢❤

  • @wardixasan3368
    @wardixasan3368 Před rokem +1

    Subaxanlaha ilaahey wuu awoodey inuu nafta saa kaga qaado 😢😢😢

  • @maryamhassan8292
    @maryamhassan8292 Před rokem +9

    Subxanallah qabri maa views lagu raadina 😢

  • @RAMADANtv822
    @RAMADANtv822 Před rokem +160

    Baabajeey challenge gaan dad aqiro ku jees jeesaayo baa soo gudbiyo ani wali CZcamsr Muslim ah kuma arkin❤

    • @mahamednmohamed7404
      @mahamednmohamed7404 Před rokem +2

      Jeesjeesmaha ee waa want qadasho meshaas nasugeyso yuu natusaaye ayadoo baratiko ah qabriga Alle wasac hanoga dhigo

    • @hudaosman5762
      @hudaosman5762 Před rokem +1

      Waxan miyaa run moodaysa wall
      Waa been waa ag fadhiyaa wanla qiyamayaa ..

    • @RAMADANtv822
      @RAMADANtv822 Před rokem +1

      ​@@mahamednmohamed7404 qabriga wax ka jiro muu baraatikeynaa

    • @NimcoMohamed-vs1jk
      @NimcoMohamed-vs1jk Před rokem +1

      ​@@mahamednmohamed740424 sacsdod salaad ma dukanayo

    • @aarcade8634
      @aarcade8634 Před rokem

      ​@@mahamednmohamed7404suu kuu tusi karaana

  • @Legend33661
    @Legend33661 Před rokem +163

    د.سالم الشمري:اصبح الشخص الذي تظهر عليه هيبة الأيمان والزهد في هذا الزمن اعجوبه حتى صرنا نشك بكونه اتٍ من زمن اخر

    • @realwarya1016
      @realwarya1016 Před rokem +1

      😂 ma yaabtey

    • @aarkamaanta5169
      @aarkamaanta5169 Před rokem +4

      Af soomaali kuhadal ama meeshaan katag. Nin carbeed wuxuu sheegay maxaa naga galay??

    • @YaxyeMustaf..
      @YaxyeMustaf.. Před rokem +3

      0:26

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 Před rokem +4

      يوم بيوم حيجي مما نتوقع....ذي آخر زمان والله

    • @cananale
      @cananale Před rokem +2

      Kiibiri 😂😂😂🎉

  • @ayaanbulbul4478
    @ayaanbulbul4478 Před rokem +1

    Subaxanallah babajey veiwski meel walba uu ka galey alle ka cabzo 😢

  • @Maxadhacaychannel
    @Maxadhacaychannel Před rokem

    Baba jay I don’t think you can top this .bro this was awesome legend

    • @DaaniaMahamud
      @DaaniaMahamud Před rokem

      Are you intellectually misguided bro, how do you think this is real??😂

  • @bishaarokaabbe
    @bishaarokaabbe Před rokem +108

    Subxanallah dadna hospital aye sanada badan ku Jiran dadna nolashadoda aye halis galinayaan 😢😢😢

  • @asmahanahmed3066
    @asmahanahmed3066 Před rokem +81

    24 hours no salaad no food no water subhanallah

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 Před rokem +2

      Allah sees him Subxanallah.

    • @xamdicabdulahi3802
      @xamdicabdulahi3802 Před rokem +2

      Dembiga u galay wuxuu kusii darsaday saladii allh ku wajib yeelay buuka tagay intas oo sacadod asoo weliba xayi ah lkn allh aan xasusan

    • @abdirahmansiat6
      @abdirahmansiat6 Před rokem

      Buh waaye wxn yaan la'aaminin

    • @Somalireaction
      @Somalireaction Před rokem +3

      Ninkaan dhaqan xumada uso wada wax yar MA ahan ilahay umada ha ka qabto maalin maalin ka si dambeyso waxa la imanaya dhaqan xumo munafaq waye marki runta la sheko dad Aya dhahaya Ninkan curyaan waye iska dayaa lkn dhaqan xumada la imaado loma jeedo miyaa subxanallah 😭

    • @farhanhassan3829
      @farhanhassan3829 Před rokem +1

      ​@@Somalireactionhada ka hor queen qawan oo warestay waa is ooysiiyey gadana qalad weyn oo galoya

  • @africantiktokfunny6745
    @africantiktokfunny6745 Před rokem +4

    24hrs wana wili duxur waye 😁😂😁

  • @maxamedamin2738
    @maxamedamin2738 Před rokem +1

    Doqonimo qabriga ciyaar magalo Allah hakuhanuuniyo
    Dhmntena Allah hanawadahadeeyo🤲

  • @brfoot289
    @brfoot289 Před rokem +93

    The best parson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed scw ❤️❤️👍🏻

  • @maxamedyasin3806
    @maxamedyasin3806 Před rokem +78

    Beenaalaha ugu wayn social media Mr another level 😂😂😂

  • @djayman0532
    @djayman0532 Před rokem +1

    وَتَحْسَبُونَهُ هَيِّناً وَهُوَ عِنْدَ اللَّهِ عَظِيمٌ)

  • @MusamilApdirshiit-mg8bs

    Baba jee pro nin weyn aatehee wax walba ha ku ciyaaari another level baan kaa aqbalneee😭😭🤣🤣

  • @maankadaud7590
    @maankadaud7590 Před rokem +67

    Ilaahiyaw cadaabul qabrida nada badbaadi
    Aamiin yaa rabi 🤲 😭 🥺🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @OmarionJunior83
    @OmarionJunior83 Před rokem +115

    Subxanallah Babajay waxan dadka ad u horsadasiid nagada wax kale la imaw I’llahay gadana u tobadkan. 😢😢🤗🫣

    • @osoboissack5095
      @osoboissack5095 Před rokem +1

      Wlahi wa danbi qabriga wa guriga alalh in lagu ciyaro mahan

    • @dhulkaygahooyo3023
      @dhulkaygahooyo3023 Před rokem +1

      Waa dambi wallah,, wixii la saraadsadana waa la helaa cajaaib, marka khayr uun waa in la saraadsado, ilaahay ha u towbad keeno.

    • @osoboissack5095
      @osoboissack5095 Před rokem

      @@dhulkaygahooyo3023 sax

  • @billowabdi2844
    @billowabdi2844 Před rokem +3

    24 hours Salad laan miyad ahayd Sheikh!!!! Laa Illaha Ilalah

  • @casiisocadeey8565
    @casiisocadeey8565 Před rokem

    Subxaanaallaah 😢 hasugi weeynin dheh waa gali doontaa maanta maalin aan eheen adigoo soonoqon doonin 😢

  • @Bashka12
    @Bashka12 Před rokem +55

    Aan ku wada salino Nabigeena Mohamed salalaahu caleehi wasalam 🥺❤️

  • @anfacbagaf4926
    @anfacbagaf4926 Před rokem +33

    Waxaad ogataa baba hadaa waad noshahay Mar waxa jiirto kaliiga aaa tahay qofna adaan wacaan kariin wixii kugu heysto Godkaas mugdiiga ah Allah un u ogyahay ee rabiga rali galii asaga ralii galiin kaga bahaane 🙏🏽😢

    • @amaalmaxamed6988
      @amaalmaxamed6988 Před rokem +3

      Caqliga cml ilahow isii😢adn hakuu brkeyo xbbt❤😊

  • @sergiosudais
    @sergiosudais Před rokem +2

    Baba keep going I love you baba❤

  • @shariifahmed3276
    @shariifahmed3276 Před rokem

    Hore u soco Guuleso Labo Gootle hadakooda Dhege ha udhigin hore u soco

  • @fahadyare2055
    @fahadyare2055 Před rokem +28

    قال رسول الله عليه وسلم(لَتَتَّبِعُنَّ سَنَنَ مَنْ قَبْلَكُم شِبْرًا بشبْر، وذراعًا بذراع، حتَّى لو سَلَكُوا جُحْر ضَبٍّ لَسَلَكْتُمُوهُ؛ )

    • @ibrahimahmed7184
      @ibrahimahmed7184 Před rokem

      Yes indeed wa sidi u nabiga scw shegay and it’s a very sad walahi

    • @ibrahimahmed7184
      @ibrahimahmed7184 Před rokem +1

      Ninki shalay qaladka kudhacay maba ahan waba nin kale diin yarida waxa laga dhaxlaa jaahilnimo nucan o kale ah

  • @munoyuusuf6338
    @munoyuusuf6338 Před rokem +23

    Subxaana laah ha u noqon baaba
    Alx dheh hadaadba nooshahy❤🤲

  • @Nasixudiin571
    @Nasixudiin571 Před rokem

    Halmr igula Sali 😢nabeega muxamed scw

  • @mohamedadan1767
    @mohamedadan1767 Před rokem

    Qabriga dhexdiisa another level haku sameyn bal 😂😂

  • @kadiirabdullahi-nn5or
    @kadiirabdullahi-nn5or Před rokem +26

    Nacasnimaadii ugu weeyneyd ayaad sameeysey 😢😢Subxanallah

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 Před rokem +53

    SubhanaAllah Ilahay miyaa kuciyaree 😢😢😢 mardaw babajey wudinte maqli doontin

  • @Amun83
    @Amun83 Před rokem +1

    Baba Jay waaxa ku yar qalbigisa cabsida Allah hal mar muruugo iyo xasuus akhiiro kumay so dhiciin 😢😢😢😢😢 wan kala noqday tagerdadii 😳😳😳😳

  • @Moh-Teyga-official
    @Moh-Teyga-official Před rokem +2

    Damiin way kuu dhaboobi Doontaa insha allH 😮😢

  • @MohaCade-zx3ct
    @MohaCade-zx3ct Před rokem +40

    Cadaabta qabriga Ayaan alle ka magan galay yaa rabbb🤲

  • @Ina.a86
    @Ina.a86 Před rokem +196

    سبحان الله نسأل الله حسن الخاتمه 🤲

  • @leylaahmed5716
    @leylaahmed5716 Před rokem

    Saallaallahu caleyhi waasalaam ♥️ madraagsatay geerida iskasug waaqtigaaga

  • @nuramohamoud68
    @nuramohamoud68 Před rokem +15

    24 saac oo xidhiidha cadceed so wada jeedo 😂😂😂 mida kle salaadi meedey😢

    • @abdirahmanmuse-wt6nc
      @abdirahmanmuse-wt6nc Před rokem +2

      Masheege marka 😅

    • @nuramohamoud68
      @nuramohamoud68 Před rokem +1

      @@abdirahmanmuse-wt6nc 😂😂 anaga xoolo may no haystaan horta dadkan caanka ahi

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 Před rokem

      ​@@nuramohamoud68video-ga maad dhamaysan
      Dhawr saac ka dib waa lagu guuldaraystay isku dayga lama gaadhin cadceed dhac

  • @aashaacuud7205
    @aashaacuud7205 Před rokem +77

    Subxanllah😢😢

  • @MaidaDahir-tp8vu
    @MaidaDahir-tp8vu Před rokem +39

    24 hour Salad la aan ah Subxanallah !!

    • @kauthermahamudjimale4806
      @kauthermahamudjimale4806 Před rokem

      Oo hadana is aasay oo dhiman karo😢

    • @ruunmoh
      @ruunmoh Před rokem

      24saac oo habeen la,aan miyaa jirta kan 2saac xitaa kuma jirin😄

    • @toonipoy
      @toonipoy Před rokem +1

      @@ruunmoh habekii another leval laga dhigay a umaleen 🤣🤣

    • @abdull1056
      @abdull1056 Před rokem

      24 sac waa awoodi weynay ayuu dhahay ma maqlin miyaa, saacado kaliya ayoo ku jiray godka

  • @user-wx9ro8uk3i
    @user-wx9ro8uk3i Před rokem +5

    Salalahu calayhi wasalam ❤❤😊

  • @fahadaqiil143
    @fahadaqiil143 Před rokem

    Wxa tahay qofka ugu dulisan wxa tahay aabo doqon naqday arsaaq ma wxy ka gashay qabriga inad ku ciyarto o nabiga scw dhahay quburaha marki ad adin ku qashuca o wxy idin xasusine geerida ma ciyar ku naqatay wlh hadi illhey aad u tobad kenin wlh masiibo rabaanin kugu dhaceso subxannallah 😢😢

  • @khayriyaahmed-wp1iw
    @khayriyaahmed-wp1iw Před rokem +26

    Intad bini aadam qancinayso allhihii ku abuuray qanci wll subxanallah waxano kale qof musline looguma talagalineh🥲

    • @moomedia1165
      @moomedia1165 Před rokem +1

      Alle qof la tartamaayo iyo awoodiisa tijaabinayo ma aqaano illahow wada soosan nagu hadeey 🙏yaa rabi

  • @rashiidmuuse215
    @rashiidmuuse215 Před rokem +15

    Subxanallh 😢 allow noo naxariiso aduun iyo aaqiro allow umadii harkaaga harsato naga dhig aamin yaarabi 😢🤲

  • @mohamednuur-il3kk
    @mohamednuur-il3kk Před rokem +6

    24H oon habeyn laheyna 😊waxaas yaa usheegi

  • @ilwaadindhadeeqa3718
    @ilwaadindhadeeqa3718 Před rokem

    Subxanalaah Alle ma ka cabsaneysid miyaa Meeshaan waxaa ka cad in aad Iimaan laheyn alle haku soo hadeyo wallow

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +7

    Subxanallah wax lagu jeesteyo malahaa qabrigu babajey allah uu toobaad keeen waa maal-mooh khayr badan weyeh 💯❤💯👍

  • @hamdaabdirahmaan4134
    @hamdaabdirahmaan4134 Před rokem +20

    Subxanalaah yaarabi Markey teena timado qabrigena qeyr nagala kulmi😢😭😭🤲

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 Před rokem

    Subhanallaah allaahu akbar..wallet Kani wado xun buu usocdaa dhankasta...baabajey alleweyne utawbadkeen...bulshada muslimiinta somaaliyeedna raali genius ficilkan inuusan ahayn ficil qof muslim ah kudhiiriado dhankasta..oo dad badan oo waxmagarad ah aad ufurtay wado baadil ah

  • @user-tc1su7ue4k
    @user-tc1su7ue4k Před rokem

    Waa qalad weyn wll allah u laaaabo yaa rabi qofka marku dhinto kaliya ayaa iilka la dhiga

  • @deeqaomar8379
    @deeqaomar8379 Před rokem +28

    Rabigaaga u toobad keen, alaha Ku soo hanuuniyo

  • @Asma-oj5hy
    @Asma-oj5hy Před rokem +81

    لا يكلف الله نفسا إلا وسعها 😢😢

  • @user-pg5bw6dq2j
    @user-pg5bw6dq2j Před rokem

    Baba Allah kacabso oo nagaaa xisho bisinkaa wxaan waaa qald baba 😅 Allah kacabso qof weyn ayaan tahay suxanallah😂😂😂

  • @ruqiya1304
    @ruqiya1304 Před rokem +3

    ربنا لا تؤخذنا بما فعل السفهاء منا

  • @kuuriyaofficial1523
    @kuuriyaofficial1523 Před rokem +48

    Marka hore salaan kadib sxb Baaba jeey waxaan dareemayaa inaad ku takri fashay Nimcooyinkii allah ku siiyay taasna cidii sameeysa allah wuu ka hadlay wuxuu la kulmayo
    Tan kale arintaan CZcamsrada sameeyay waa dad Gaalo ah balse adigoo muslim ah inaad sidaa sameyso waa arin kale 24 hrs Salaad la”aan ah wuu awooday allah inuu si run ah kaaga qaado Nafta lakiin wali naxariistiisa ayaad ku nooshahay ee marka sxb Toowbad keen allah waa dambi dhaafe kariim ah “
    Irsaaqada Ciriiriga aad ku raadineysana wadooyin allah ka raali yahay ku raadi Insha Allah

    • @yasminabdirahmanhussein8069
      @yasminabdirahmanhussein8069 Před rokem

      Sa wa run 24/7 dad gaala sameye in lagu daysado mahan adiga alx dheh Allaah Muslim ka dhege jeezjezka joji baaba jay 24 salat la aan wa dhib wallaky hadalkisa wa run Allaah utoobad keen plz

    • @yusufojimale
      @yusufojimale Před rokem

      😊😊😊😊

  • @suhaybcabdi786
    @suhaybcabdi786 Před rokem +201

    ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون 😢😢😢

  • @Drs..HoodoOday-jy4hj
    @Drs..HoodoOday-jy4hj Před rokem

    subxanallaah baaba jeeyoow waad danbaabtee illaahay ka tawbad keen wllhi🙏🙏😭😭😱

  • @abdinajibhussein-ve3nn

    Wlhi Wuxu jeclyhy inu walaladi challenge adag AMA qar cadiyaay dawadaan keep going wllky baaba jeey

  • @wizzharvey
    @wizzharvey Před rokem +60

    24 Hours ayaad ku jirtay 🥵 Aaway salaadi subxanalah 🥺

    • @houseofhighlights1226
      @houseofhighlights1226 Před rokem

      😂😂😂❤

    • @hodanyusuf5342
      @hodanyusuf5342 Před rokem

      Wan ka yaabay saladba ma la xasuusin miyaaa

    • @raxamayusuf2926
      @raxamayusuf2926 Před rokem

      Subxanallah 🥺

    • @maxamuudsiciid6974
      @maxamuudsiciid6974 Před rokem

      War nio isaga kaliya kuma arag dad badan ku arkay waxay ku dhahayan 24 hours aa ku jiray aaway saaladii
      Ayaan dhawayd cumeer ku arkayay
      Iyo marar badan🤔😒

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 Před rokem +22

    Subxanallah saan waa khalad qabri ciyar ma galo😢

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 Před rokem

    Subahan Allah ilahay ka casoo qari ciyar mah 😮😮😮😮😮😮

  • @KingAbdi-tp1rb
    @KingAbdi-tp1rb Před rokem +1

    Subxanallah wlal mesha kabixi gaf ayatsumeyse ninkan lataliya somaliyey Tiinta ayu ugafay Subxanallah 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-oo7cl2tl2x
    @user-oo7cl2tl2x Před rokem +54

    An kusalina Nabiga scw

  • @user-ux7it5zi1l
    @user-ux7it5zi1l Před rokem +14

    Ilahiyow intii dimatii qabriga uwasiqii😢walhi this is a message to all muslims

  • @abdinasirmoalimuu9125
    @abdinasirmoalimuu9125 Před rokem +8

    قال رسول الله عليه وسلم(لَتَتَّبِعُنَّ سَنَنَ مَنْ قَبْلَكُم شِبْرًا بشبْر، وذراعًا بذراع، حتَّى لو سَلَكُوا جُحْر ضَبٍّ لَسَلَكْتُمُوهُ)

  • @mohameddeeqhalane9420

    Shaydanul insi beenalaha uguweyn somalida balse hada walagu bartay master another level