Ka Faaidayso isbadalka Lagu Sameeyay Shuruudaha Lacag ka Samaynta ee Youtube

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 06. 2023
  • waxa jira isbadal lagu sameeyay shuruudaha lacag ka samaynta youtube, isbadalkan ayaa waxa uu u ogolaanaya channelska yaryar ee aan buuxinin shuruudaha lacag ka samaynta in ay lacag ka sameeyan youtube. waxa aynu muuqalka ku eegi doona isbadalkan lagu sameeyay shuruudaha lacag ka samaynta youtube iyo sida looga faaidaysan karo.
    ★ ---- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★
    Sida Muuqalo CZcams Ah Sameeyo Telefoonkaga. Looguna Qurxiyo. (Muuqal Dhamaystiran) • Sida Muuqalo CZcams A...
    Lacag Ka Same CZcams Shuruud La'aan. Uma Baahnid 1000 Subscribers iyo 4000 Saacadood oo daawasho ah • Lacag Ka Same CZcams ...
    9 Farsamo oo Cajiiba ood Wax Kaga Raadin Karto CZcams, Si Dhakhsiyo Ah Ku Hel Waxa Aad Raadinayso • 9 Farsamo oo Cajiiba o...
    Dhamaadka Passwordka | Wax Ka Ogow Aalada Shirkada Google Soo Saartay ee Passkeys! • Dhamaadka Passwordka |...
    Google Bard AI | Aalada Cusub ee AI ah ee Google soo saartay Iyo Sida Loo Adeegsanaayo • Google Bard AI | Aalad...
    Sida Loo Adeegsado Gmail Internet La'aan (Muuqal Dhamaystiran) • Sida Loo Adeegsado Gma...
    ★ ---- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ---- ★
    ☑ Daawaday Muqalka
    ☐ LIke Gareeyay?
    ☐ Subscribe Gareeyay?
    --------------------------------------
    ★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
    ☑ Websitekena -- somalitech0.com
    ☑ Blogeena: article.somalitech0.com
    ☑ Facebook -- / somalitech0
    ☑ Instagram -- / somalitech0
    ☑ Telegram -- t.me/somalitech0
    ☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
    #youtube
    #somalitech
    #somali
  • Věda a technologie

Komentáře • 57

  • @Maankey_pro
    @Maankey_pro Před 11 měsíci +5

    Our CZcamsr

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED Před 11 měsíci +4

    Thanks for you Informing that rules ❤

  • @Caska.Vlog2
    @Caska.Vlog2 Před rokem +4

    Ustaad windows 10 sida loo activate gareeyo igu adkatay ee video manoga so sameynkarta ado mahadsan ❤❤❤

  • @SoftDreamanddeepsleeping
    @SoftDreamanddeepsleeping Před 3 měsíci +1

    Hore u soco zxp❤

  • @hanad124
    @hanad124 Před rokem +2

    Teacher Aan badhaadhay Mahad Sanid

  • @Caalamcusub
    @Caalamcusub Před 11 měsíci +1

    Thanks

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 Před 6 měsíci

    Mahadsanid new subscriber

  • @nuuraadan7196
    @nuuraadan7196 Před 11 měsíci +1

    Ustaad sidee ayaan lacagta ugu xidhaa markaan shuruudaha aan buuxiyo

  • @sahrachannel7287
    @sahrachannel7287 Před rokem +3

    Masha alaah mahadsanid wax badan baan ka fahmay

  • @muudfarah2998
    @muudfarah2998 Před rokem

    Wll siih lusamiiya ana ubahan

  • @Maazimcade1
    @Maazimcade1 Před 3 měsíci

    Asc sxb @somali tech xagen kaalaso xariiri karaa sxb aad kugu baahnahaye?

  • @KingnursheOfficial
    @KingnursheOfficial Před měsícem

    ❤❤❤

  • @zagalcabdizagal1011
    @zagalcabdizagal1011 Před 2 měsíci +1

    Macluumada qoraala hadii lasoogakiyo lacag malaga samayn kara wll adoon wajigaga muujin

  • @majada-23tv
    @majada-23tv Před 5 měsíci

    Sxb waxan joogaa itoobiya ee youtube ma ogolyahay dalkan gudihiisa in lacag laga sameeyo?

  • @user-ef7kk4mc5x
    @user-ef7kk4mc5x Před 6 měsíci

    Wll you tube cusub ayan raby in aan furto waan ku daaly saan udawanayay asxbta kasheekaysa qaabka loofuro ma iga cawinkarta

  • @user-ol3nc2yr2n
    @user-ol3nc2yr2n Před 7 měsíci +1

    Tiktok sida lacag looga sameyo kaso hadal zxp

  • @hooyo885
    @hooyo885 Před rokem

    Sxb mahadsanid waan ku diirsay soo gudbintada..m..a

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Před rokem +2

      Adiga mudan wll qlia

    • @hooyo885
      @hooyo885 Před rokem +1

      @@SomaliTech0 lkn sxb adoo raliya noo soo samey qabka logala baxo lacgta ama loo ogada lacagta

  • @kalidabdibasodiir2061
    @kalidabdibasodiir2061 Před 10 měsíci

    It was nine months ago

  • @Kulmis123
    @Kulmis123 Před rokem

    Sxbow ja soo hadal oo muuqaal nooga soo samay sida loo sameysto selfer ama cloud computer waxa loo yaqaan

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Před rokem +1

      Hayeh wll, haday inoo suuro gasho i.a

  • @halhaystv
    @halhaystv Před rokem +1

    Codkaagu waa law sxb

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Před rokem +1

      Muuqalkan waa suuro gal inuu yahay wll, balse wixi danbe i.a codku waa uu sarayn doona wll

  • @LuqmaanAli-uc6lx
    @LuqmaanAli-uc6lx Před 4 měsíci

    wall mawaxaan sugayaa 1 sano si aan acag u sameeyo mise waa wakhtiga celceliska ah

  • @Film2024e
    @Film2024e Před 10 měsíci

    Bank somali maku xiran karaa

  • @Dhamacaxmed4G
    @Dhamacaxmed4G Před 4 měsíci

    sidee ujagaajistaa

  • @Munochannel
    @Munochannel Před 3 měsíci

    Wllo channel cusubaa furtay wllo iga caawi😢 hadaa adoo raali

  • @CarabkaJamac
    @CarabkaJamac Před 11 měsíci

    I.a zxp😂

  • @ahmedcirale2015
    @ahmedcirale2015 Před rokem

    Walal qali ado mahadsan arin baa rabey ina iga cawiso please halkee kalasoxirira ado mahadsan

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Před rokem

      Whatsapp numberka yaala muuqalka qaybtiisa hoose inagala soo xidhiish wll

  • @somalitiktoklives1344
    @somalitiktoklives1344 Před 9 měsíci

    Niyow sxb CZcams kan lacag ma ka samyn kara shurudihi wan buxiyay lkn sidi lo furanyay ma aqan

  • @user-wv9bc4vq2q
    @user-wv9bc4vq2q Před 7 měsíci

    Sxb waxan ka mid ah dadka ku xidhan CZcams kaga waxan u bahanay inan helo xoogta ku Sabsan sida loo ibsado heesaha lacagnA looga sameyo iibka heesaha an ibsanayo

  • @cazmiahmed8
    @cazmiahmed8 Před rokem +1

    Sidee logu xirta account ka soo hadal wll

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Před rokem

      Account lagu xiranaha muxu yahay? Su’aalsha inoo faahfaahi wll

  • @NimcoXasan-gp2he
    @NimcoXasan-gp2he Před 5 měsíci

    Somaliya malaga sametn karaa

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 Před rokem

    1:37 haduu San kabadan ku gaarsiiyo kawrn

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Před rokem

      Shuruudaha sanad ayaa lagu xisaabinaya wll, waxa la doonaya inaad ku biixso 365 maalin e udanbaysay gudaheda

  • @ILYAASMOHAMUUTAHMET
    @ILYAASMOHAMUUTAHMET Před 10 měsíci

    Adi makasamaysay

  • @cabdiqani5327
    @cabdiqani5327 Před 7 měsíci

    ado somalia joga mka sameyn karta lacagta

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Před 7 měsíci

      haa walal, hase ahate xogta ad isticmaalayso yaysan noqon mid wadanka laga leeyahay wll, waxa ad ubaahan tahay inad u xidhato qof jooga wadamada laga ogol yahay

  • @nuuraadan7196
    @nuuraadan7196 Před 11 měsíci

    Ustaad arin yar iga jaahil tiriye halkeen kaala soo xidhiidhaa adoo raaliya

  • @BASHIIRBASHKA29
    @BASHIIRBASHKA29 Před 7 měsíci

    Hyfy

  • @khayrudincumarmahamuud
    @khayrudincumarmahamuud Před rokem +1

    Ustaad ma mudnid dislike ❤

  • @ConfusedDaffodils-cv3ih
    @ConfusedDaffodils-cv3ih Před 3 měsíci

    @youtubar poy

  • @Engmaxamedcabdiraxmaan1
    @Engmaxamedcabdiraxmaan1 Před 2 měsíci

    Google keepnote ilaa hada waa isticmaalaa kadip markii aan channalkaaga aan ka bartay😊

  • @kalidabdibasodiir2061
    @kalidabdibasodiir2061 Před 10 měsíci

    It was nine months ago