Somali Tech
Somali Tech
  • 353
  • 2 207 576
Sida Loo Helo Aqbalaada Google Adsense
muuqalkan waxa aynu ku wadaagayna qaabka loo helo google adsense inu kuso aqbalo, waxa muuqalka dhexdiisa aynu iftiimin doona waxyaabo dhowra oo sababi kara in google adsense kuso aqbalo. waxa aynu dulistaagi doona qodobada ugu muhiimsan ee sababi kara hadad raacdo inu google adsense kuso aqbalo.
★ ----- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. ---- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★
★ ----- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ----- ★
Shuruudaha Google Adsense ee Bloggaga Laga Rabo inu Buuxiyo Si Aad Websitekaga Lacag Uga Samayso czcams.com/video/KxQtLrSNo_c/video.html
Ka Faaidayso isbadalka Lagu Sameeyay Shuruudaha Lacag ka Samaynta ee CZcams czcams.com/video/pPADsmRd3uE/video.html
Sida Website Loo Samaysto Si Free Ah Dhaqaalena Looga Sameeyo Blogger.( Bilaw Ilaa Dhamaad) czcams.com/video/QVwi_knT7Lw/video.html
Sida Loo Sameeyo Website Blogger Ah Bilaw ilaa Dhamaad | Qaybti 2aad czcams.com/video/l__Z8-cBbHg/video.html
Sida Loo Samaysto Studio Fake Ah Balse umuuqda Xaqiiq Adigo isticmaalaya AI czcams.com/video/RB4f-nyMguY/video.html
Sida Muuqalo CZcams Ah Sameeyo Telefoonkaga. Looguna Qurxiyo. (Muuqal Dhamaystiran) czcams.com/video/3ne9Q3pXPLM/video.html
Hadii Aan CZcams Channel Cusub Samaysan lahaa 2023 Sidan ayaan Samayn Lahaa czcams.com/video/YunvgwPbeYE/video.html
ChatGPT Aalad Wax ka Badali Doonta Adeegsigaga Internetka (Muuqal Dhamaystiran) czcams.com/video/mCnnQTxiRwk/video.html
NewBing | Aalad Wax ka badashay Marki uhoraysay Sida internetka Wax Looga Raadiyo czcams.com/video/Lw8xnD2J96A/video.html
Google Bard AI Update | Ka Bogo dhamaan Farsamooyinka Lagu Soo Kordhiyay Aaladan czcams.com/video/giLTkfIA8Wc/video.html
☑ Daawaday Muqalka
☐ LIke Gareeyay?
☐ Subscribe Gareeyay?
--------------------------------------
★ ----- hel 81% qiimo dhimis ah website-kaga 1aad ee aad samaysanayso ----- ★
☑ www.hostg.xyz/SHDzn
★ ----- Linkiyo Muhiim Ah ----- ★
☑ Websitekena -- somalitech0.com
☑ Blogeena: article.somalitech0.com
☑ Facebook -- somalitech0/
☑ Instagram -- somalitech0
☑ Telegram -- t.me/somalitech0
☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
#adsenseapproval
#googleadsense
#somalitech
zhlédnutí: 2 005

Video

5-tan Qodob ogow Ka Hor inta aanad Bilaabin Lacagaha cryptocurrency inad Ka Shaqaysato
zhlédnutí 11KPřed 3 měsíci
Muuqalkan waxa aynu kaga boganaysa 5 qodob oo ay muhiim tahay inad ogaato ka hor inta aanad ka shaqaysan lacagaha cryptocurrency. hadii aad isleedahay suuqa cryptocurrency soo gal qodobadan inad ogaata waa ku muhiim, muuqalkan ayaynu kaga bogan doonana iyago faahfaahsan. ★ this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. fii...
TRADEBOT Lacag Malaga Samayn Kara? Scam Miya Mise Legit?
zhlédnutí 9KPřed 4 měsíci
Muuqalkan waxa aynu kaga boganayna in aalada tradebot ay tahay aalad dhaqaale laga samayn karo iyo in aanay ahayn. waxa muuqalka dhexdisa aynu raacayna talaboyin fudud oo aynu ku ogaanayno aalada tradebot in ay tahay aalad dhaqaale laga samayn karo iyo in aanay ahayn ee ay tahay scam. ★ this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests...
2024 Baro 3 Xirfadod Si Aad internetka Dhaqaale Uga Samayso
zhlédnutí 6KPřed 4 měsíci
Muuqalkan waxa aynu ku wadaagi doona 3 xirfadood oo hadii aad barato aad awoodayso inad internetka dhaqaale ka samayso. waxa aynu eegi doona 3 xirfadood waxa ay yihiin iyo xirfad kasta sida aad internetka dhaqaale ugaga samayn kartid. ★ this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeed...
Sida Loo Helo Domain iyo Hosting Free ah oo Website Wordpress ah Lagu Samaysan Karo
zhlédnutí 7KPřed 5 měsíci
Muuqalkan waxa aynu kaga boganaysa sida loo helo domain iyo hosting free ah oo website wordpress ah lagu samaysan karo. waxa aynu isticmaalayna website ina siinaya hosting iyo domain free ah oo la yidhaahdo infinity free. waxana aynu muuqalka ku eegayna sida loo adeegsado website-ka oo dhamaystiran ★ this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the respon...
Sida Loo Samaysto Studio Fake Ah Balse umuuqda Xaqiiq Adigo isticmaalaya AI
zhlédnutí 5KPřed 5 měsíci
Muuqalkan waxa aynu kaga boganayna saxibayal sida loo samaysto studio fake ah adigo isticmaalaya aalad ai ah oo cusub. waxa aynu kaga boganaysa muuqalka aalada ai ah ee adobe firefly iyo sida studio fake ah logu sameeyo. ★ this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho...
Sida ugu Fudud ee Xog Loogu Kala Diro Telefoon iyo Computer. (App Cusub)
zhlédnutí 2,6KPřed 8 měsíci
Muuqalkan waxa aynu kaga bogan doona sida ugu fudud ee xog loogu kala diro telefoon iyo computer, waxa aynu adeegsan doona app dhawaan soo baxay oo ah appka ugu wanaagsan ee si fudud aad xog ugu kala diri karto computer iyo telefoon. waxa app-kan laso saaray dhawaan, waxa aynu kaga bogan doona app-kan sida loo adeegsado oo dhamaystiran daqiiqadaha kooban ee muuqalka. ★ this video is for aducati...
Bard AI Update | Farsamoyin Kan Cusub Waxa ay Kuu ogolaanayan aalada inad Si Gaara u adeegsan Karto
zhlédnutí 2,1KPřed 8 měsíci
muuqalkan waxa aynu ku wadaagi doona update cusub oo lagu so kordhiyay aalada google bard ai, update-ka cusub ee lagu so kordhiyay aaladan aya waxa farsamooyin kuu suuro galinaya aalada bard inad si gaar ah ugu adeegsan karto. waxa aad aalada bard u adeegsan karta xogahaga kuu khaas ah si ay kaaga caawiso, sido kale waxa ad u adeegsan karta xogaha kale ee internet-ka ku jira iyo wixi caqli ubaa...
Wax badan ka ogow Xadhiga USB Type C (Muuqal Dhamaystiran)
zhlédnutí 2,4KPřed 9 měsíci
Muuqalkan waxa aynu ku eegi doona xogo ku saabsan xadhiga USB Type C. waxa jira xadhko badan oo lagu magacaabo ama looug yeedho USB, waxa aynu muuqalkana ku eegi doona, USB waxa uu yahay, Qaybaha USB iyo ugu Danbayn Xadhiga USB Type C la yidhaahdo oo ah midka ugu muhiimsan ee aynu muuqalka ku eegi doono. ★ this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the ...
11 Xirfadod oo Aaladaha AI ah Aad uga Faa'idaysan Karo ChatGPT
zhlédnutí 4,5KPřed 9 měsíci
Muuqalkan waxa aynu ku eegi doona xirfado aad muhiim u ah kuwaas oo aad uga faa'idaysan karto aaladaha AI ah, waxa xirfadaha muuqalkan ay kuu fududaynayan inad aaladaha AI waydiin karto su'aalo kala duwan oo ku saabsan qaybaha kala duwan ee naftada, sida wax barashada, ganacsiga, iwm. waxa aynu ku eegi doona muuqalka 11 xirfadood oo aaladahan aad uga faaidaysan karto. ★ Muuqalada aynu ku tilmaa...
Daruuri Miyay Tahay Computer-ka in Antivirus Software Lagu Shubto Ka Hor Inta Aan La Adeegsan
zhlédnutí 2,4KPřed 10 měsíci
waydiinta ah muhiim miyay tahay in computer-ka antivirus lagu shubto ka hor inta aan la adeegsan waa mid kamida waydiimaha jawaabta saxda ah ee cayiman aan lahayn inta badana meelo kala duwan laga kala istaago. waxa aynu muuqalkan ku eegi doona saxibayal jawaabta waydiintan oo aynu meelo kala duwan ka istaagi doono, jawaab sax ahna oo la isla qaadan karana aynu ka bixin doono i.a. ★ this video ...
WhatsApp Hada Waxa aad La Wadaagi Karta Dadka Shaashada Telefoonka Ama Computerka (Farsamo Cusub)
zhlédnutí 2,6KPřed 10 měsíci
waxa lagu soo kordhiyay saxibayaal todobaadka aynu wadaagayno muuqalkan aalada whatsapp farsamo cusub, farsamada lagu soo kordhiyay whatsapp ayaa ah in aad la wadaagi karto shaashada telefoonkaga ama computerkaaga dadka aad ka wada xidhiidhaysan whatsapp(screen sharing whatsapp). muuqalkan ayaynu ku eegi doona farsamadan cusub iyo sida loo adeegsanayo oo dhamaystiran. ★ this video is for aducat...
Qaabka Ugu Wanaagsan ee Aqoon iyo Xirfad looga Barto Internetka (Muuqal Dhamaystiran)
zhlédnutí 8KPřed 10 měsíci
Qaabka Ugu Wanaagsan ee Aqoon iyo Xirfad looga Barto Internetka (Muuqal Dhamaystiran)
Google Bard AI Update | Ka Bogo dhamaan Farsamooyinka Lagu Soo Kordhiyay Aaladan
zhlédnutí 1,5KPřed 11 měsíci
Google Bard AI Update | Ka Bogo dhamaan Farsamooyinka Lagu Soo Kordhiyay Aaladan
Waa Maxay Appka Cusub ee Facebook ay Samaysay (Threads) Sidee se Loo Adeegsanaya
zhlédnutí 2KPřed 11 měsíci
Waa Maxay Appka Cusub ee Facebook ay Samaysay (Threads) Sidee se Loo Adeegsanaya
Hadii Aan Youtube Channel Cusub Samaysan lahaa 2023 Sidan ayaan Samayn Lahaa
zhlédnutí 3,3KPřed 11 měsíci
Hadii Aan CZcams Channel Cusub Samaysan lahaa 2023 Sidan ayaan Samayn Lahaa
Ka Faaidayso isbadalka Lagu Sameeyay Shuruudaha Lacag ka Samaynta ee Youtube
zhlédnutí 20KPřed rokem
Ka Faaidayso isbadalka Lagu Sameeyay Shuruudaha Lacag ka Samaynta ee CZcams
Sida Loogu adeegsado Google Chrome Extensions Telefoonada | Farsamo Cajiiba
zhlédnutí 3,8KPřed rokem
Sida Loogu adeegsado Google Chrome Extensions Telefoonada | Farsamo Cajiiba
IOS 17 | Sida Loo Update Gareeyo Telefoonada iphone Looguna Shubo IOS 17
zhlédnutí 11KPřed rokem
IOS 17 | Sida Loo Update Gareeyo Telefoonada iphone Looguna Shubo IOS 17
Sida Looga Hortago Ilawshiyaha Password'ada | Password Danbe Ma iLaawi Doontid Muuqalka Kadib!
zhlédnutí 1,4KPřed rokem
Sida Looga Hortago Ilawshiyaha Password'ada | Password Danbe Ma iLaawi Doontid Muuqalka Kadib!
Sida Loo Adeegsado Chrome Remote Desktop (Muuqal Dhamaystiran)
zhlédnutí 2,6KPřed rokem
Sida Loo Adeegsado Chrome Remote Desktop (Muuqal Dhamaystiran)
Qalad Fahan ka Jira Update Garaynta Systemka ku jira Telefoonada iyo Computerka
zhlédnutí 1,9KPřed rokem
Qalad Fahan ka Jira Update Garaynta Systemka ku jira Telefoonada iyo Computerka
Dhamaadka Passwordka | Wax Ka Ogow Aalada Shirkada Google Soo Saartay ee Passkeys!
zhlédnutí 2,3KPřed rokem
Dhamaadka Passwordka | Wax Ka Ogow Aalada Shirkada Google Soo Saartay ee Passkeys!
Qoraal Uturjun Sawir! Aalado Artifical Intelligence ah oo kaa Yaabsanaya
zhlédnutí 3KPřed rokem
Qoraal Uturjun Sawir! Aalado Artifical Intelligence ah oo kaa Yaabsanaya
Digital Marketing Course | #2 Barashada Xirfada Content Marketing
zhlédnutí 2,1KPřed rokem
Digital Marketing Course | #2 Barashada Xirfada Content Marketing
Google Bard AI | Aalada Cusub ee AI ah ee Google soo saartay Iyo Sida Loo Adeegsanaayo
zhlédnutí 2,8KPřed rokem
Google Bard AI | Aalada Cusub ee AI ah ee Google soo saartay Iyo Sida Loo Adeegsanaayo
Digital Marketing Course | Brashada Aasaska (Fundementals) Xirfada Digital Marketingka
zhlédnutí 5KPřed rokem
Digital Marketing Course | Brashada Aasaska (Fundementals) Xirfada Digital Marketingka
Sida Loo Adeegsado Gmail Internet La'aan (Muuqal Dhamaystiran)
zhlédnutí 1,5KPřed rokem
Sida Loo Adeegsado Gmail Internet La'aan (Muuqal Dhamaystiran)
Studio Ha Cusub ee Somali Tech | Muuqalo Faaido Badan oo aynu Wadaagayno Bisha Ramadan
zhlédnutí 766Před rokem
Studio Ha Cusub ee Somali Tech | Muuqalo Faaido Badan oo aynu Wadaagayno Bisha Ramadan
TikTok Waxa Laga Xidhay Badanka Wadamada Reer Galbeedka. | Iyo Sababta!
zhlédnutí 1,2KPřed rokem
TikTok Waxa Laga Xidhay Badanka Wadamada Reer Galbeedka. | Iyo Sababta!

Komentáře