XOG CUSUB‼️NINKII ASHRAF AHAA OO AFKA FURTAY KADIB MARKII DOWLADA EEY SIRDOON DABA DHIGTAY&SHADISA😳

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 34

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 Před měsícem +1

    Oo ninku in uu Sweden Kama imaan miyaa muxuu u dhahey 2020 baan Sweden ka imid

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah Před 2 měsíci +2

    Parlement ayaa lagu soo Dari rabaa❤dowlada ayadaaba rabto sida aan u malaynayo

  • @user-lo7mv4ki1c
    @user-lo7mv4ki1c Před 2 měsíci +1

    Macquul ma ahan macalinmiintii kawayneed ayaaba heerkaa gadhin maya mya macquul ma ahan nio waa waxkale

  • @haania2495
    @haania2495 Před 2 měsíci +4

    Ilaah ka baqa ilaah umadiisa u amaaaan geliya

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 Před měsícem

    Wadanka isagoo jooga ayuu shaqaysan karaa oo weliba soo saari karaaa boqol Al kun

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Před 2 měsíci +1

    SubxaanaAlaah

  • @user-gf9hm1fh6w
    @user-gf9hm1fh6w Před 2 měsíci +3

    Maxaa kaagalay inerji badanidaa

  • @user-lo7mv4ki1c
    @user-lo7mv4ki1c Před 2 měsíci

    Waan hubaa in uusan ahayn forex trader sxb ninkaa arimo kale ayaa jiro anagaa suuqaan intaa kujirno lkn macquul ma ahan

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před 2 měsíci

    Waa sheeko trade wuu Ku dhuumanayaa

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 Před 2 měsíci

    Ganacsede waa yee

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 Před 2 měsíci +2

    Walalkis ma yiri gurubka qomanludka nahay away clipkas

  • @hunabuggy9712
    @hunabuggy9712 Před 2 měsíci +1

    I think he does OF 😢

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522 Před měsícem

    Adiga laftada waan ka shakiyey sida qofkan aad ka shekaynayso oo kale ayaad hadalkaaga iyo waxaad akhriyeyso adhami wa af qalaad 98% aad na waad u castay dibno cascas na waad leday waxaan sugaa waa inta lagu soo qarxinayo

  • @degan4
    @degan4 Před 2 měsíci

    Nino wariye mia tahay😊

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před 2 měsíci

    Sidu u hadlaayo dibadu ka imaaday ee si fiican haloo baaro .

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před měsícem

    Talyani iyo faransiis wa ?😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před měsícem

    Talyaniga idinku talaalay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 Před 2 měsíci +2

    Bisbaas cune dabadii say ka dhaban tahay

  • @shukriali9113
    @shukriali9113 Před 2 měsíci +3

    Ninyaahow Waxaad Oggtaa ilaamhag Ama Adiga inad noqootiin waxaad wilkan kuu Caayneeso Adigo Lacag kaa Radiinyoo ama wax Miiciino Aqiiro iyo Aduunyoo ku fiicaan . ILAHAYE QOFKA WAXUU UU QOORYEE AYUU MARAA SAAS OGOOWO . NIIMAAN SOMALIA OO ODEYE CIIYAALKAN KUFSADYE😢

    • @AarkaCHANNEL
      @AarkaCHANNEL  Před 2 měsíci +3

      Subxanallah 😳 Walal Ilaahay waxu uqoray ayado tahay ayan hdana wacyi galin kaliya kasamenaya 🙏

    • @user-jy2ey2bh9d
      @user-jy2ey2bh9d Před 2 měsíci +1

      ​@@AarkaCHANNELwadadaa joogaa teeda kale hadii aad usameeynayso luuqa ugal ee usheeg ilhay madhihin dadka hortooda wax ugu sheeg kuma dhihin 😢😢😢😢cafiswaydiiso asaga iyo allahba waa igatalo walal barnaamijkana midaan waxkufaaiidayno oon shaqsi kusaabsaneeyn kahadlaayo wad mahadsanthy

  • @SalmanMaxamed-ku7lr
    @SalmanMaxamed-ku7lr Před 2 měsíci

    wuxu ka shaqee yaa xarunda qaniisiinta
    ku candi qaada sida dumarka in uu is ku qurxinaayo soo ma aragdaan inoo naag wax dhaamin waa qanis

  • @ahmedibrahim-bk4zr
    @ahmedibrahim-bk4zr Před 2 měsíci

    Hada ninkan iyo kana ka sheekenayo meexe isdhaaman haduu ka sheekanayo ka sheeke nin qaanis ama dawa burso xada waa waali 😂

  • @user-gf9hm1fh6w
    @user-gf9hm1fh6w Před 2 měsíci +2

    Xaasid ayaa tahay

  • @user-vx1zs3ek9y
    @user-vx1zs3ek9y Před 2 měsíci +1

    Orod shaqo yeelo

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan Před 2 měsíci

    irsaaqad baa ka raadsaneysa video yar oo laga duubay Ashraf😁marka ninka facaaga ee shaqeystay Noloshiisa masha allh u dheh tuhunka iyo waxa ka sheekeyne ma fahmeyne malada kala tag meesha adigaba qolkaan aad kaso qeylineyso oo qof aad ka hadasho hada weyso aad gaajada u dhimaneyso waa rabi leheed inaad ka korto taasna xaasisnimada inaad iska deysa qolkaan yar oga kori kartaa