ANIGA IYO KOKO WAXAN ISKA DHIGNAYE RAPPERS/// CAYDA,CUMEER QOSOLKA ADUUNKA……….🤣🤣

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 731

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Před 2 měsíci +290

    Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo
    kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw

    • @aminaabiib-wv1lt
      @aminaabiib-wv1lt Před 2 měsíci +1

      Scw

    • @Saciidomaxamed-ye3sv
      @Saciidomaxamed-ye3sv Před 2 měsíci

      Scw

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 Před 2 měsíci

      Really ma ogtahay ma xaqiiqsantahay taas ma ku socotaa jidka Sunnada Xabiibkeyna Sallalaahu Caleyhi wa Sallam ❤??? Dhaqanka aad soo gudbisaan waxey ka turjumey dhaqan xummo magaca Rasuulkeyna Suuban SCW meel oo istaahilin ha dhigin Allah ku abuurtay ka xishoo hadii aad anaga naga xishooneynin.😢😢😢😢😢😢😢

    • @CabdulahiMaqsuud
      @CabdulahiMaqsuud Před 2 měsíci

      Salllaahu caleyhi wasallaam❤❤

    • @user-fx7wh3py7y
      @user-fx7wh3py7y Před 2 měsíci

      scw scw scw 😻

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli Před 2 měsíci +348

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahicadar3124
    @abdullahicadar3124 Před 2 měsíci +188

    Team koko one like 👍 ❤

  • @SacdiyodaudQasim
    @SacdiyodaudQasim Před 2 měsíci +159

    Koko iyo macalimo wa funny inta labadn ila jecel😂

  • @housnia
    @housnia Před 2 měsíci +129

    Koko qurux badan iyo macalimow waa ni salamay from Djibouti 🇩🇯🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @SundusOsman-qt3zx
    @SundusOsman-qt3zx Před 2 měsíci +323

    Koko is not easy 😂😂

  • @ameyra1
    @ameyra1 Před 2 měsíci +185

    Wlhi qosolkaa iga dhamaday😭😭😂labadaan yaaila jeceeel

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p Před 2 měsíci +109

    Koko iyo maclimo wll hore uzoco farxada du waa farxdayda alle wax ini dhipa inipa tuzo ❤❤❤❤

  • @Ubah14
    @Ubah14 Před 2 měsíci +45

    Koko iyadoo safara ayay CZcams yo badan kasoo muqatay karti badan wllshay alle haku barkeeyo inshallah

  • @Asli090
    @Asli090 Před 2 měsíci +111

    Lil macalimow and lil koko what a name Ani labadn ku hystaa siday isku fahman koko wax English kula hadla macalimoo jira inan safrka uracdy Ahyd

    • @jamaadcismaan
      @jamaadcismaan Před 2 měsíci +3

      yah😅

    • @NimoNuuraa
      @NimoNuuraa Před 2 měsíci +1

      Koko walhi wye iga qusilisye mnta parti 2 susami nh please ❤😂❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 2 měsíci +117

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤☝️

  • @HeroYoungan
    @HeroYoungan Před 2 měsíci +56

    koko never broke again💚

  • @AmoulMostafa
    @AmoulMostafa Před 2 měsíci +86

    Koko deyda caashaqa 1M is coming soon ❤❤❤❤

  • @amiiraxamuudi4593
    @amiiraxamuudi4593 Před 2 měsíci +52

    Koko bulle and macallimo the legend's ❤

  • @user-qg7sl8rh5o
    @user-qg7sl8rh5o Před 2 měsíci +14

    Fan's koko like pleas😢🎉😊

  • @Zakzenastar
    @Zakzenastar Před 2 měsíci +64

    Maclimu prank koko noh 😂😂😂😂 kuuso suumee

  • @user-cx4bq4dc5e
    @user-cx4bq4dc5e Před 2 měsíci +43

    Soobadiya yaqey adi iyo koko video gan cml❤ love from kenya

  • @CkaafiAbdulahi-wu4pm
    @CkaafiAbdulahi-wu4pm Před 2 měsíci +41

    Koko way baxday allaah hanabad geeyo aamiin dhamaan tood

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 Před 2 měsíci +24

    Koooooko wlhi hore ushegty macalimow wxey ujeceshy wa isfahan wil wngsan kuwan cwa we nawalen wlhi qurx isku thiiiin❤❤❤😂

  • @MuhaMahamed-si9gg
    @MuhaMahamed-si9gg Před 2 měsíci +27

    Waw wlhi wa isku sobaxaysan Asbaaxta kale saa iskuguma sobaxan kokodi cabsan jirtey ee waxyalaha qaarka dhacaysey cawa wey furfurmatey wlhi m.a koko alaha farxada ha u siyaadiye ❤😊

    • @Effected_18
      @Effected_18 Před 2 měsíci +5

      Qofba qoffee ugu baxdaa nohhh😮

  • @AMraneyPpe
    @AMraneyPpe Před 2 měsíci +57

    Omgg koko is net eysi😅😅😂😂❤

    • @SadikWadani
      @SadikWadani Před 2 měsíci +2

      English kan intee kaso baratay aan kaso bartee😅

    • @worldhistory73
      @worldhistory73 Před 2 měsíci +1

      Ropot paan mooday markii hore 😂

  • @RaaxoRaaxoruun
    @RaaxoRaaxoruun Před 2 měsíci +23

    Wlhi cawa qosalkii iga dhamamday labadan haday is helaan waa jeclahy ani soo badiya

  • @user-ui7zp6zo4z
    @user-ui7zp6zo4z Před 2 měsíci +32

    Koko is not easy ❤❤❤❤

  • @user-ci6vj5jn8f
    @user-ci6vj5jn8f Před 2 měsíci +28

    Koko iyo macalimow wan Idin wada❤

  • @KautharSaid-xz6ho
    @KautharSaid-xz6ho Před 2 měsíci +7

    Labadaa. Wllhi. Waa qosol 😂😂. Hbeenkii sooxasuusty aylaheed macalimow bananka usoobx 😂😂. Koko io team halista illahy hanabd geeyo. Nabadna hakusoo celiyo🤲

  • @Billiondhan37
    @Billiondhan37 Před 2 měsíci +35

    Ar labadanaa shactiro miiran tihiin💔😭😂😂

  • @cuud_
    @cuud_ Před 2 měsíci +41

    Tom and Jerry finally is here 😂❤

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 Před 2 měsíci +13

    😂😂😂😂😂😂 macalimow qosol igu dishay lkn surweelka suun ku xidho😅😅😅😅
    Koko sidee jesteena waxan soo xasuustay video hore dharka yellow qabtay oo jesteenaysay.laga soo qarxin jiray

  • @hafsamohamed1304
    @hafsamohamed1304 Před 2 měsíci +12

    Wow lil maclimow kabax kabax koko bulle is not easy halista weh 😂❤

  • @MumtaazCnuur
    @MumtaazCnuur Před 2 měsíci +14

    Ar caawa koko iyo macalimoo waa i waaleen😅😂🤣

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita Před 2 měsíci +24

    Team Koko like 😊❤

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 Před 2 měsíci +13

    Part 2 blz isla koko soo sameeya😂 funny wye video gan

  • @HiboCRaxman-wv4el
    @HiboCRaxman-wv4el Před 2 měsíci +14

    Team koko
    Soobaxa
    like❤❤

  • @AmiinMuxuyadin
    @AmiinMuxuyadin Před 2 měsíci +29

    Koko is not easy 😅

  • @AyaanAmaan-ky7ce
    @AyaanAmaan-ky7ce Před 2 měsíci +30

    Wllhi qosolki ayaa iga dhamaaday😂hadaan kaa yeelo vidio gan ayaan daawaday mana qoslin😂😂😂😂

  • @minhaajbare7060
    @minhaajbare7060 Před 2 měsíci +33

    Koko is not easy 😂😂😂sooo badi macalimowwww

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 Před 2 měsíci +18

    Koko and macalimo ❤😂

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Před 2 měsíci +16

    Macalimoow iyo koko qosol baa nagu disheen

  • @DeeqoAbdullah-ol8zb
    @DeeqoAbdullah-ol8zb Před 2 měsíci +17

    Koko is not easy ❤

  • @Fahmoyqali2030
    @Fahmoyqali2030 Před 2 měsíci +5

    Koko is not easy❤❤❤😊😊

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 Před 2 měsíci +19

    Maclimo koko bff😂😂 kbx kbx❤👌😂

  • @Cristiano-Ronaldo7938
    @Cristiano-Ronaldo7938 Před 2 měsíci +13

    Macalimoo englishkisa haliss ... Ishow speed cml

  • @user-cl6em5vu6f
    @user-cl6em5vu6f Před 2 měsíci +14

    Kokoooo and macalimo❤❤❤❤

  • @IbraBoy-rs1lr
    @IbraBoy-rs1lr Před 2 měsíci +3

    Koko pule iyo macalimow waa idin salaamey from mogdisho 🥰Macalimow keep going pro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Liban_leo27
    @Liban_leo27 Před 2 měsíci +17

    Koko before keeda say ujeestay Lee uegtahay✌️🙌👍is not easy 😂

  • @kadra9957
    @kadra9957 Před 2 měsíci +13

    Koko iyo macalimoo waa idin wataa , video waa funny .
    Markasto koko la so duub .
    Dad is fahansan ayaa tihiin.
    Keep going macalimoo, iyo Koko ❤❤❤ 👏 👏 👏 👏 👏 👏

  • @YaasminOthman
    @YaasminOthman Před 2 měsíci +20

    Dadki is laah aya is helay koko bulle macalinow 😂😂😂

  • @fatxixasan3534
    @fatxixasan3534 Před 2 měsíci +19

    Ala cawa Manooli iga soo gara🤣🤣🤣🤣😭

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha8 Před 2 měsíci +20

    Igaso garoy waraftey manoli alla kuwan maxa iskukenay cawa😂😂

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Před 2 měsíci +9

    Kooko iyo macalimow is funny say wlh cadi waaye wlh

  • @NajmoNalk-ku1gd
    @NajmoNalk-ku1gd Před 2 měsíci +12

    Maclimow pranka koko kuuso sume😂

  • @Faaay592
    @Faaay592 Před 2 měsíci +37

    Koko isn't easy ❤

  • @zesi23
    @zesi23 Před 2 měsíci +12

    Ala kuwaana macalimko kuwan ku haystaa so badi😂😂

  • @user-jb6qz8kt7l
    @user-jb6qz8kt7l Před 2 měsíci +8

    Koko dhibleydeyda❤❤❤

  • @URCRISTIANO-v4f
    @URCRISTIANO-v4f Před 2 měsíci +22

    FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉
    LAANDHERE RAXANWEYN AH KAWSAR BULLE ❤🎉

    • @Panda.3
      @Panda.3 Před 2 měsíci +2

      Meshan qabiil lagama yaqane orod tiktok ku laabo wll😂

    • @URCRISTIANO-v4f
      @URCRISTIANO-v4f Před 2 měsíci

      @@Panda.3 wraa reply ha isoo Galin hadii kle wllhi cay baa iga rabtaa adi waalidiintaba
      Social mediaha oo dhan ogaaden baa kataliya adeer titok kaliya ma aha

    • @user-xv6re6ho7h
      @user-xv6re6ho7h Před 2 měsíci

      Waku cayni lahaa lkn sawirka kusaran kabaqay😂

    • @user-xv6re6ho7h
      @user-xv6re6ho7h Před 2 měsíci

      Haa wlahi wawil aya ku washeen😂

  • @MuscuudMohamed
    @MuscuudMohamed Před 2 měsíci +3

    Maculimoow
    Waa
    Kuwataa🎉❤

  • @haajirxusen846
    @haajirxusen846 Před 2 měsíci +3

    Koko bulle MACALIMOOW😂 Lajecliy❤

  • @manaalmohamed9558
    @manaalmohamed9558 Před 2 měsíci +10

    Laba walwaalan wani wata😂❤🔥

  • @sihaamiita183
    @sihaamiita183 Před 2 měsíci +13

    😂😂😂😂 koko iyo mocalimoo isn't easy

  • @KawsarSaalah-fd4nr
    @KawsarSaalah-fd4nr Před 2 měsíci +3

    Koko io mucalimo caadi maha😅😅wa labada an ugu jeclhy teamka

  • @user-zy9hp2pp2g
    @user-zy9hp2pp2g Před 2 měsíci +7

    Maclimoow markaa koko lajoogto qurux wlhi❤😂😂😢😢 m.a sxb isfahansan m.a

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha8 Před 2 měsíci +41

    Wara macalimow gabadha hanagawalin😂😂

  • @aadammoha6230
    @aadammoha6230 Před 2 měsíci +4

    The legend wax cusub la yimid ku heesana

  • @QueenofBadriBashiir
    @QueenofBadriBashiir Před 2 měsíci +24

    Koko macalimo isn't easy 😂

  • @SumayamuhumedSumayamuhumed
    @SumayamuhumedSumayamuhumed Před 2 měsíci +10

    Koko is not easy😂😂

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 2 měsíci +9

    Queen koko we luv u queen❤❤❤

  • @hodanyaasin1840
    @hodanyaasin1840 Před 2 měsíci +31

    Maclimo cawa koko qaybta wareerku kaglay😂😂

  • @NusradinMohan
    @NusradinMohan Před 2 měsíci +9

    Keep going koko my queen

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Před 2 měsíci +16

    War cunigta wa washey koko yukuwalin kaan 😂😂😂😅

  • @Effected_18
    @Effected_18 Před 2 měsíci +5

    Waraa kuwaaan caadi noogu ciyaarayaan xee no maleyaaannn nehhh😂😂😂😂😂ilmii peak boo la dhahye caml

  • @shariifabu-qw6vi
    @shariifabu-qw6vi Před 2 měsíci +2

    Macalimo and koko two legends waana waasheen soo badsha😂😂

  • @LubnaIbrahim-cs4nt
    @LubnaIbrahim-cs4nt Před 2 měsíci +2

    Wllky macalimo keep going 200k 🎉insha allh

  • @Anaaniyaa1938
    @Anaaniyaa1938 Před 2 měsíci +6

    Koko macalimow qosol iguma hadhin 😅😅

  • @shuwaykarCade
    @shuwaykarCade Před 2 měsíci +5

    KOKO SO FUNNY 🤣🤣🤣

  • @ramla8285
    @ramla8285 Před 2 měsíci +8

    Sobadiya adiga iyo koko❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před 2 měsíci +5

    Wcs moalimow melbaa no wdaa meshy thaa gran la’ahy war nio adi io koko wx klba thin mrky so lpato videoyl isla so smeya i.a😂❤

  • @user-ef4kt1kx9o
    @user-ef4kt1kx9o Před 2 měsíci +2

    Team macalimow like

  • @SamiiraQurux-bp2ce
    @SamiiraQurux-bp2ce Před 2 měsíci +4

    Coming soon 200k MacaLimooow😂❤

  • @AbdirahinismailMohamed-gr2yw
    @AbdirahinismailMohamed-gr2yw Před 2 měsíci +15

    Kooko beentaa mhn kan waa ku walaa 😂😂😂

  • @zashachannel
    @zashachannel Před 2 měsíci +16

    Team halista koko ka taageeraa Team walbah macalimow ka taageeraa markay video is la duubaan waaba jeclahay😂

  • @atariishoqurux2455
    @atariishoqurux2455 Před 2 měsíci +10

    Kok macalimow dhibadanaa😂😂

  • @Mohomudcdirisaq
    @Mohomudcdirisaq Před 2 měsíci +5

    koko is the best❤

  • @drsMaryanFuaad
    @drsMaryanFuaad Před 2 měsíci +6

    7:50 koko gurigeda oogu tageyna kulaha 😂😮

  • @user-tc1cb4hw3f
    @user-tc1cb4hw3f Před 2 měsíci +7

    King ceyda is not easy 😂❤

  • @apdixakiinxasan
    @apdixakiinxasan Před 2 měsíci +5

    Mucalimo iyo koko so funy❤

  • @ZamzamMaxamed-rs3bk
    @ZamzamMaxamed-rs3bk Před 2 měsíci +3

    Ani what you say

  • @Marwahassan-hb7dp
    @Marwahassan-hb7dp Před 2 měsíci +8

    koko is not easy

  • @duufaan6300
    @duufaan6300 Před 2 měsíci +1

    We need part 2 mualimuu next sundus ✌🏾

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 Před 2 měsíci +4

    War kuwaan way isku baxayan❤

  • @MahdiaHoussein7
    @MahdiaHoussein7 Před 20 dny +1

    Abay Abay aar labadan haday ishelan waa qosolki adunka😂😂😂😂❤

  • @Ridwaneyy⁷
    @Ridwaneyy⁷ Před 2 měsíci +6

    Koko is on fire 🔥🫶🏼😂😂😂

  • @CEYDA925
    @CEYDA925 Před 2 měsíci +6

    TEAM KOKO ONE ❤ LIKE PLEASE GUYS

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s Před 2 měsíci +2

    Wwww walahi koko iyo macalimow walahi waa qosol miiran teedakle macalimow koko qofka kaliya luqada English ka layaqaan waayeh walahi ar macalimow waakuwadanaa koko marwalpaa saanoogu keen walahi labadiinpa fantastic tihiin I aamina😂😂😂❤❤❤

  • @C.RONALDO_087
    @C.RONALDO_087 Před 2 měsíci +22

    Taageerayaasha rasmiga ah ee Ronaldo fadlan ku biir channelka 🙏 ❤❤

  • @Kamaalow73
    @Kamaalow73 Před 2 měsíci +2

    Macalimuu hda Xariif tahyy Koko prank kuso SaMeYyy🙋🙏

  • @Hazalqurux
    @Hazalqurux Před 2 měsíci +5

    Koko is not easy😅😅

  • @Bahjabilan23
    @Bahjabilan23 Před 2 měsíci +5

    Awww Cawada waad naga yara waashy Mohamed yarooow😂😂

  • @nimcokayse1391
    @nimcokayse1391 Před 2 měsíci +7

    Asxabeyy iso duceeye gawsbaa I xanuunaya saasooy thy waa qosly 😂😢❤

  • @HalimaAbdullahi-gm9jf
    @HalimaAbdullahi-gm9jf Před 2 měsíci +1

    Our qwn Koko is not easy

  • @qadanmohamuud4416
    @qadanmohamuud4416 Před 2 měsíci +2

    Waalanaa kuwani😂😂😂😂