WAA LA WACAY ASAD AAWI TIJAABIN SAXIIBTANIMO HOTEL AYUU NA GEEYAY ANI IYO GABAR MANA SHEEGAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 867

  • @Sayidali-sancho34
    @Sayidali-sancho34 Před 8 měsíci +344

    Hadal Afkaaga kasoo baxaa waxaa ugu Wangsan Saliga Nebi Mohammad)ﷺ:📿❤️

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 Před 8 měsíci +149

    Cumar waa qof wanagsan o sxbtinimada wx ka yaqaan dadka isaga cml aadbey uyaryihiin Masha Allah❤❤

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Před 8 měsíci +348

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Před 8 měsíci +247

    Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @user-pl1nc6bg7t
    @user-pl1nc6bg7t Před 8 měsíci +124

    Sida uu prankiyada usameeynayo Caqli 😮Maasha allah 😊Asad ceyda iyo amira kuso sameey❤

  • @khadracali334
    @khadracali334 Před 8 měsíci +86

    Wlhi cumeer waa qof aad u wangsan mnsha allh oo zxbtinimada wax ka yaqan❤❤

  • @fatmasaid1923
    @fatmasaid1923 Před 8 měsíci +83

    Cumeer waa ilmo yaroo aqli badan
    Ma sha allah wax fcn baad sameesay
    Beentana waa laguugu qasbay well done 👍🏻

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 8 měsíci +154

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤❤ inta ka heshy muuqaalkaan ☺️🍭❤️
    Keep going legend Asad hagio ❤ceyda legend ❤

  • @asmaahmed5233
    @asmaahmed5233 Před 8 měsíci +37

    Asad hno xalay waxn ku riyooday adigoo cagahaga ku dhaqaqay saaka markan soo kacay salad subax tukanayay wanku duceeyay wallhi illhay mar uu cagahaga hakugu istajiyo❤❤

    • @mariadeeky682
      @mariadeeky682 Před 8 měsíci +2

      Wlhi abaayo aniga xite waan ku riyoody 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @innaabyan8575
      @innaabyan8575 Před 6 měsíci

      Alle run hawga dhiga
      Aamiin Aamiin

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Před 8 měsíci +90

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion Před 8 měsíci +89

    ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)

  • @Darultaqwa5686
    @Darultaqwa5686 Před 8 měsíci +92

    4:09 asad your film knowledge is freaking Good bro 😂❤

  • @Macalim00
    @Macalim00 Před 8 měsíci +104

    Ku saliya nabiga scw ❤❤

  • @nasianaskule
    @nasianaskule Před 8 měsíci +51

    Cumeer is the best friend of the year ❤❤❤mAsha Allah xalkan xan kusalamey from Kenya

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 Před 8 měsíci +86

    Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤

  • @sadaamcali834
    @sadaamcali834 Před 8 měsíci +33

    Ragu wa kuwi isnqariya isna caawiya iskuna hiiliya asad cumeer hadyad sii wallhi wax walba adi darts ayu usameeyey ❤😂

  • @Madridista686
    @Madridista686 Před 8 měsíci +64

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @khaliifxuseen1354
    @khaliifxuseen1354 Před 8 měsíci +63

    Asadow waxaan kuusheegaa saaxiibkaa dhabta ah waa cumeer😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Před 8 měsíci

      Hhhhhh yaa kuwaydiiyay waaba loo jeedaaye 😂

    • @mustafeabdi9717
      @mustafeabdi9717 Před 8 měsíci +1

      Waxn way isla ogyihn inga le inaga walayan xoolo ay no hystan ay waxy donan noso gudbiyan

    • @wardaabiib1446
      @wardaabiib1446 Před 8 měsíci +2

      @@mustafeabdi9717 Adaa xoolo ah anagu ma nihin lkn waxan wax la isla ogyhy maaha

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Před 8 měsíci

      @@wardaabiib1446😂😂😂😂 ciyaal baad tahay 😂

  • @abdifitahabdullahiahmed8495
    @abdifitahabdullahiahmed8495 Před 8 měsíci +57

    Legend Always legend Cumeer big fan😂

  • @Gaaldile001
    @Gaaldile001 Před 8 měsíci +265

    The king of legend asad❤

  • @iweydisababta7437
    @iweydisababta7437 Před 8 měsíci +111

    Cumeer is the friendship man of the year. Kudos

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b Před 8 měsíci +49

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 💚

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille Před 8 měsíci +71

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂

  • @Daciyatuaisha
    @Daciyatuaisha Před 8 měsíci +43

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @faayowshariif6345
    @faayowshariif6345 Před 8 měsíci +84

    Allah is one❤❤❤

  • @Fahadabukar97
    @Fahadabukar97 Před 8 měsíci +32

    Keep going forward and get well soon our brother Asad hagio I'm your big fan team 27

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np Před měsícem +6

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 Před 8 měsíci +26

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan.
    COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @MOHAALIABDI
    @MOHAALIABDI Před 8 měsíci +39

    Asad 2 million is coming soon insha ALLAH 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hanimohamed1368
    @hanimohamed1368 Před 8 měsíci +22

    Cumeer respact masha allh qof aad qof u ixtraamo wye wllhi xishood bdn ❤

  • @bashiiromar
    @bashiiromar Před 8 měsíci +24

    CUMEER WLHI LEGEND ISKA DAAYE IN UU KU SHEEGE HATAA INTA UU KUSOO WACAY TASHUUSH MA UUSAN KUUGU FURIN WAA LAGU RAADINAYA HATA MAKU DHIHIN KALIYA WAXUU MUHIIMADA SIIYAY IN WAQTIGAAGA SI RAAXO LEH AA U QAADATO OO UU KAA JAJIBININ RESPECT FRIEND 🙏 WAAYE NINKAAS TOLOW MAXAA ABAAL MARIN OOGA DHIGI DOONTA WAA HADII AADAN SHEEKADAN ISLA OGEEYN

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 8 měsíci +56

    Team 27 ASAD xaajio hada thy like iska saar 😂❤❤❤❤ inta aan waligood AMERICA arkin ismujiya 😢❤ keep going Asad hagio ❤️ and ceyda ❤

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 Před 8 měsíci +99

    🇵🇸🤲تحمل الله معاناة إخواننا الفلسطينيين

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d Před 5 měsíci +2

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤❤❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před 8 měsíci +94

    Three legends always asad hajio and king ceyda and cumeer big fan best funny 💯❤❤👍😍

  • @xuseenmaxamedcabdi9678
    @xuseenmaxamedcabdi9678 Před 8 měsíci +185

    اللهم احفظ مسجد الأقصى يارب العالمين ❤

  • @asmitaaahmed1335
    @asmitaaahmed1335 Před 8 měsíci +17

    Jah❤ how emotional it is 😊 cumer is freaking good bro imagine he lied to Abdullahi just to save his friend 👍keep going my brother asad love your videos ❤

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl Před 8 měsíci +30

    😂❤ cumeeerko DAACAD wye 😭 lkn si xuna yeeshen wiilki asi dhan wuu isku yar yaraaday wllhi 😭 markas cml wariiri yaa kaa dhiga niyada iska dhehe xishod lee

  • @AxmedgaduudoowSiyaad-cr9wb
    @AxmedgaduudoowSiyaad-cr9wb Před 8 měsíci +27

    Ceyda iyo amiira parnke kusoosamey asad❤❤❤sxb waanaga codsi asxabtana ankasocdaa❤

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander Před 8 měsíci +54

    Go forward brother team 27 ❤

  • @hamdaqueen4615
    @hamdaqueen4615 Před 8 měsíci +71

    Inta jiif Ku dawaneeso wa nii sallame😊😂😂

  • @adenabdullahidubat9021
    @adenabdullahidubat9021 Před 8 měsíci +49

    Ankusalino nabigena mohad scw

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před 8 měsíci +8

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @sacdiyayusuf3432
    @sacdiyayusuf3432 Před 8 měsíci +38

    Loyalty friend 💯 jah so emotional ❤

  • @Malyuunxaashi
    @Malyuunxaashi Před 8 měsíci +36

    Best friend of the year ❤🎉🎉

  • @ShueibAdan
    @ShueibAdan Před 8 měsíci +43

    Asad hagio always legend ❤❤

  • @user-mf2qy6lv7w
    @user-mf2qy6lv7w Před 8 měsíci +15

    Walgagi sharfat badyow alle ha ku cafiyo waa imtaxan aduuye insha allha waad cafidi❤❤😢

  • @NimcoMaxmad
    @NimcoMaxmad Před měsícem +6

    Gabadha wa amiina ugbad ya fahmay😊

  • @maryanhussein5194
    @maryanhussein5194 Před 7 měsíci +3

    Masha Allah Cummer waa wiil yar oo aqlaaq iyo xushmad badan sidaas sameysay waa wax fiican haboo Allah ku xafido Aamiiin

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh Před 8 měsíci +6

    Waaaaw cumeer Ani ahaan waxaan siiyay saaxiibka ugu fiican team 27 sida Dagan ee aaxiibkiis uu u qariyay Asad cumeer lagend waye ka har sxb

  • @ladancaday2092
    @ladancaday2092 Před 8 měsíci +9

    Maashaaallaah ❤❤aduunka way ku yaryiin dad sirta sidaa uqarinaya❤❤ waa wiil yar hadan masuula❤

  • @abdimalikabdullahi6274
    @abdimalikabdullahi6274 Před 8 měsíci +25

    Cumeer legend wayee😂😂😂wllhi wanku wataa lipax❤

  • @AmiinDeAlberto23
    @AmiinDeAlberto23 Před 8 měsíci +38

    war ani waa sheegi lahaa wllhi war qoftoo aa balansanayen ka dhac cml dhihi lahaa intuu kaga soo dhamaanaayo 😅😂

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 Před 8 měsíci +5

      Haa wlhi siiba sxpkiisa ceyda hada kalsoonida Asad helay tii ceydana wee luntay

    • @sabrinaali8194
      @sabrinaali8194 Před 8 měsíci

      ​@@munamaanka8020 maxa ka qaldan sxbkiis oo privacy ilaalinaayo marku arko inuu ku farxo maahe kalsoni ugama lumeyso

    • @farhiaabdikadir1673
      @farhiaabdikadir1673 Před 8 měsíci

      ​@@munamaanka8020 mxa kalsoonidiisa lumiyay ruux walba sirtu kugu qarsado waalo qaraya ee qof walba looma sheego

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před 8 měsíci +7

    Azad hagio number one somali youtuber keep going 1.7 comin soon I.n

  • @saadaqdaahir3476
    @saadaqdaahir3476 Před 8 měsíci +20

    Video gaan cashiro badan ayaan ka bartay wlhi zxp ku ha noolado❤

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 Před 8 měsíci +78

    allha is one ☝️ 😢❤

  • @ShapcaanAadan-wr6dg
    @ShapcaanAadan-wr6dg Před 6 měsíci +5

    Tan aamina ugbaad mahoo .intafahanty 👍👍

  • @user-pv3ec4mu1r
    @user-pv3ec4mu1r Před 8 měsíci +21

    Nabigeena ku saliya scwv😅l😢

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Před 8 měsíci +35

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato

  • @IdilBashir-kp7tw
    @IdilBashir-kp7tw Před 8 měsíci +22

    Saxibtimada wllhi wax sahlan mahan ❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Před 8 měsíci +15

    Allaah is one ❤❤☝️

  • @nazriin2332
    @nazriin2332 Před 8 měsíci +4

    Alle ha isiiyo sxp anku sir qarsado waxwalbana an isla qeyb sano sxp dacad ah inaad hysatid aad ayy uqurx badanthy 😢😢

  • @dhawrsan
    @dhawrsan Před 8 měsíci +15

    Asxaabta iso duceeya in indhaha ilaahay iicaafiyo way xanuunayaane

  • @user-qi3rc6vm6k
    @user-qi3rc6vm6k Před 8 měsíci +13

    Keep going three brother best friends❤Amira qurux kusoo sameeh

  • @Beru700
    @Beru700 Před měsícem +5

    Amina ugbad vice golden❤

  • @deqaabdullahi9579
    @deqaabdullahi9579 Před 8 měsíci +28

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-my8yt8zo9f
    @user-my8yt8zo9f Před 7 měsíci +3

    Asad wa ku tageeraa legend❤😊

  • @sabariinzabnaa
    @sabariinzabnaa Před 8 měsíci +10

    Masha allah cumeer waa wll qalbi wngsn alle haku xafido wllkeyna qaligaha 😊😊😊❤❤

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 Před 8 měsíci +38

    Muqaaladaada waa laga helaa masha allah hore usoco 1.7m subscriber insha allah wll igu salaam cabdulaahi hagio iyo armaan iyo arimaheena ok wll qali love team 27

  • @Daciyatuaisha
    @Daciyatuaisha Před 8 měsíci +16

    Hadaad rabto qiso iyo shekoyin noogu sobiir ❤❤❤

  • @deeqosharif60
    @deeqosharif60 Před 8 měsíci +4

    Cumeer really is a good and loyal friend 😢

  • @user-yw8ko3ot5g
    @user-yw8ko3ot5g Před 8 měsíci +5

    Haa cumeer waa nin adag plz codi weyey zoo qabo Imk ama kooko ama amiira inta mid zoo qabo ku zame plz codzi iga thy hadad aragtid farintayda azad big peo❤

  • @nastehoabdidahir284
    @nastehoabdidahir284 Před 8 měsíci +10

    You are not easy asad legend wow ❤❤🎉🎉😊

  • @maskiintialle5645
    @maskiintialle5645 Před 8 měsíci +13

    Asad marmar vedio marax ah so dhigtaaa Lkn caawa vedio gan waa Qatar 😂😊

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Před 8 měsíci +18

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 Před 8 měsíci +11

    Cumeer waa legend wlh
    Xtaa muusan Soo wicin Asad ma dhihin waa lagu raadinaayay iyo wxs cml, He let him take his time peacefully.
    Cumeer u r big legend abwe ❤
    16:16 i can feel u cumeer, how akward u felt 😂

  • @xamdisalaad5734
    @xamdisalaad5734 Před 8 měsíci +4

    Asadow cumeer Wa saxibka dhaba hadiyad Fcn sii saxib sasa lama wada helo wlhi m.a

  • @xasanlaki11
    @xasanlaki11 Před 8 měsíci +26

    Asad is not easy ❤

  • @user-mf2tm7zt7z
    @user-mf2tm7zt7z Před 8 měsíci +5

    Mansha allah Walhi wiil ficn oo dadka sirtoda u xafidi kara dadka qarba waxab qarin karin lkn cumar waa wangi oo qof ah

  • @AbubakarYussuf-lo5fw
    @AbubakarYussuf-lo5fw Před 8 měsíci +5

    Wlh cumeer waa legend wlh waa nin lagu kalsoonan karo

  • @ciil-tire1435
    @ciil-tire1435 Před 8 měsíci +2

    Waligaa Qof Humabeing haa aaminin

  • @rahmamohamed8602
    @rahmamohamed8602 Před 8 měsíci +9

    Asad alle haku caafiyo wllo ❤plz challenge xukumda nooso gali😢

  • @Thatboizak
    @Thatboizak Před 8 měsíci +5

    Legend xeerka raga wax kayaqaan weeye Cumeer bigfan

  • @abdullahaliomar1934
    @abdullahaliomar1934 Před 8 měsíci +19

    Asad big legend 🙌 zhp wllhi ano xanqsan aa hadana ika farxisay ❤

  • @rahmaahm7988
    @rahmaahm7988 Před 8 měsíci +5

    Friend of the year omeer🔥❤️

  • @cabdirahmanguulwade5540
    @cabdirahmanguulwade5540 Před 8 měsíci +16

    ANIGAA MAANTA NASIIBKU IIGU HOREEYA ❤❤

  • @ikranali3232
    @ikranali3232 Před 6 měsíci +2

    ku saliya nibiga scw❤

  • @abdihish7994
    @abdihish7994 Před měsícem +2

    Anika hitaaa hadan sobuqday❤❤❤❤ Amina ubad

  • @Nasren2
    @Nasren2 Před 8 měsíci +25

    Wani salamaay dadka iga danbeyoww😂😂🎉❤

    • @CawilCilmi
      @CawilCilmi Před 8 měsíci +1

      Waan kaqaddnay wllo😊

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 Před 8 měsíci +8

    Alla cumeeer waa sxp fcn m.a ❤ xitaa wuu isku naxay 😂 maskiin waa anoo kle

  • @mariamabdi-yq1kf
    @mariamabdi-yq1kf Před 8 měsíci +8

    Qofki ugu horesa noqday😂😂😂❤❤ asad calanyasha uxiisay calankan sheeg

  • @cawalaemaxamed646
    @cawalaemaxamed646 Před 8 měsíci +7

    Waaaw cumeer libax wa qof sxbtinimada wax kayaqano gulaysta dhamantin🙏

  • @AbdinasrAdw
    @AbdinasrAdw Před 8 dny

    Waa amina ugbaad inta igu racsaan 1 like

  • @NNnnn751
    @NNnnn751 Před 8 měsíci +55

    Waa been gabdhaha way is sheegan run ba’a fiican😂😂😂😂

    • @Nimconuura12
      @Nimconuura12 Před 8 měsíci +5

      Wlhi anu ma sheego Ila ann qofka ka idan qato mahane 😂

    • @xamdiabdullahi224
      @xamdiabdullahi224 Před 8 měsíci +1

      ​@@Nimconuura12same dadkan dumar ka dhan same umaleeyan 😂

    • @Balqiisa716
      @Balqiisa716 Před 8 měsíci

      Mana fashilee doqonay😂😂

    • @Nimconuura12
      @Nimconuura12 Před 8 měsíci

      @@xamdiabdullahi224 haaa ma oga in qaarkod legemn yihin 😅

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs Před 8 měsíci +2

    Cumeer waa top secret
    Waa nin adag.
    Hormaar wacan team 27

  • @omarosmaan6013
    @omarosmaan6013 Před 8 měsíci +16

    Ww bik fan is not easy saaxiib jiro❤🤴

  • @ikraangureey6218
    @ikraangureey6218 Před 8 měsíci +10

    Hadaa isheegto waaku sheega kulahaa asad mid maahan😂😂😂😂😂

  • @LeeleefooCawaale
    @LeeleefooCawaale Před 8 měsíci +11

    Wan ku taageeraa❤❤❤❤ asad hagio❤

  • @maxamedsheikhcabdullaahi9588
    @maxamedsheikhcabdullaahi9588 Před 8 měsíci +1

    Asad hagio wuxu noqon dona best youtober in the world xata tuulooyinkaa laga daawada❤❤

  • @hugapoi9146
    @hugapoi9146 Před 8 měsíci +4

    Cumeer hadiyada qaali ah givdi kugu dhig plź asad ❤❤