Qaladaadki Ugu Qosolbadna Filimka Araweelo Guri Barwaaqo vs Saydhiye

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024
  • Fadlan Like Sar Muqalkan
    Si Uu Ugadho Dadkale
    Mahadsanid Daawade

Komentáře • 180

  • @abdishakuuryoussef5604
    @abdishakuuryoussef5604 Před 3 lety +26

    Alle hadafkaaga iyo ula jeedkaaga haku rumeeyo waliba 24 saac gudahood ee like+subscribe iisaara wax weyn maaha mahadsanid...

  • @kaltounmohamedsaed2169
    @kaltounmohamedsaed2169 Před 3 lety +38

    Guroow hablaha faraha ka daa
    Markaad qoslaysaan
    Dhaafi 🙏

  • @hanadabdikaahin3615
    @hanadabdikaahin3615 Před 3 lety +24

    Lkn sxp gacantan aad hablaha kula ordayso kada nio

  • @asmaahmed5709
    @asmaahmed5709 Před 3 lety +69

    Qaladaadka inta sugaysa farta ha tagaan sidayda.

  • @nimcodagan4698
    @nimcodagan4698 Před 3 lety +11

    Wlhy qaladaadku waa xaraabe mahdsanid team

  • @wardaadam0165
    @wardaadam0165 Před 3 lety +11

    Mash aaallah dhamatiin waad mahadsnid Wlhi waan qosley si daacada Waan Romatic heesay kulaha😂😂😂😂😂😂

  • @yoonisyonka1984
    @yoonisyonka1984 Před 3 lety +14

    Guri barwaaqo gabdha wuuba ka dhanaan sanaayaabee war ninka ma garoobaa nin qooqan maroodi ka xoog badane😂😂😂😂😂

    • @khaliifaofficail5756
      @khaliifaofficail5756 Před 3 lety

      Ninka markay wax shidayaan maroodiga muu ka xoog waynyay🤣🤣😂😅

  • @hanatupdy2611
    @hanatupdy2611 Před 3 lety +19

    Iɴᴛᴀ ɪʟᴀ ᴀʀᴀɢᴛᴇʏ ɢᴜʀᴇʏ ᴍᴀʀᴋᴜ ǫᴏsʟᴏ ɪɴᴜ ᴅᴏɴᴏ ɪɴᴜᴜ ǫᴏғ ᴛᴀᴀʙᴛᴏ ᴀᴍᴀ ᴋᴜ ᴅʜᴀɢᴏ ɴᴀᴀɢ ᴡᴀʟᴀᴀ ɴɪɴ ʟɪᴋᴇ ᴛᴀ ᴋᴜ ǫᴀʙᴏ😅

  • @abdullahiyussuf8025
    @abdullahiyussuf8025 Před 3 lety +3

    Ruwayadaha qaladadka ka macaan wllhi salan sare from Nairobi

  • @sadamapdi9920
    @sadamapdi9920 Před 3 lety +7

    Qaladaadka riwaayada la xaraabe badan yaa igu raacsan

  • @nimoapdi6503
    @nimoapdi6503 Před 3 lety +10

    Wa idin wata dhmntin lkn guray happlaha kada faraha wll keep going 🤟

  • @rahmaibrahim7140
    @rahmaibrahim7140 Před 3 lety +1

    Masha alaaah walahi waxad tihiin dad an tagero c/kariin saydhiye ku tagera one love ❤️

  • @xamsemaxamed8607
    @xamsemaxamed8607 Před 3 lety +9

    Qaladaadkaaba kamacaan filmka semeya qaladaadbadan nio saydhiyoow☝️😅

  • @Aziinahenna11
    @Aziinahenna11 Před 3 lety +14

    Guray hablaha ku dhedhegyso kada gacmaha dheh

  • @hanadabdikaahin3615
    @hanadabdikaahin3615 Před 3 lety +5

    Guri barwaaqo keep going sxp qli

  • @mustafesiciid3249
    @mustafesiciid3249 Před 3 lety +21

    Odaygii giribarwaqo gacma gacmayn ayuu bilaabay baryahan inta ila aragtay farta taaga😂😂😂

    • @adnaanmaxwi957
      @adnaanmaxwi957 Před 3 lety +1

      Inu ugu daro ayey ahayed maxad dareemaysa baY ahayeD😂🤣

  • @mursalxuseen1081
    @mursalxuseen1081 Před 3 lety +10

    qof guribarwaaqo ag joogaa wlee qosol ma isku hayn karo😅😅😅😅

  • @apdi-aziizhussein4358
    @apdi-aziizhussein4358 Před 3 lety +3

    subxannaalh subxaanalah
    waakuwaa kuwii mustaqablka laga suggaaagay iska qosqoslaayay bal waxay ku qoslayaaan ha sheeggaaan

  • @naimaali2501
    @naimaali2501 Před 3 lety +17

    Gurey caadi buu taaas uga dhanaan saday gacnta bdn kadaa naagaha ha istiimin ee 😂😂😂🙈

    • @abdilahiyusuf5779
      @abdilahiyusuf5779 Před 3 lety

      Wll Naima Istiin Dhowa Dumarku Markaa Hhh

    • @cabdiqanifaraxsane3060
      @cabdiqanifaraxsane3060 Před 3 lety +1

      Kkkkkkk yaA KU BARY Istiiminta naciima😂😂😂😂😂adaaba qooqan ee

    • @abdilahiyusuf5779
      @abdilahiyusuf5779 Před 3 lety

      @@cabdiqanifaraxsane3060 War Nio Ma ila Aragtay Daumarka Horeeya Aad Bay U yaqanin Hawshan

    • @naimaali2501
      @naimaali2501 Před 3 lety

      @@cabdiqanifaraxsane3060 istiiminta ma qof aan aqoon baa jira hhh😂😂😂

    • @naimaali2501
      @naimaali2501 Před 3 lety +1

      @@abdilahiyusuf5779 haa Wallhi waa laga yaaba in aan qooqanhy Germany 🇩🇪 nin la‘aan Baa ka jirta 🤣🤣🤣

  • @apdiazizaliapdiazizali1323

    Guray nin waxbadan og hore usoco

  • @qtrmn3991
    @qtrmn3991 Před 3 lety +7

    sxb hablaha gacantan aad kula ordaysid kadaa

  • @faraxa1324
    @faraxa1324 Před 3 lety +3

    Aminay wll qali isastur xumana hay fahmin

  • @Cadaroosh
    @Cadaroosh Před 3 lety +2

    Hablaha gacmaha Ka daa Gureyow

  • @mayaneyboss6112
    @mayaneyboss6112 Před 3 lety +3

    Suhayb saanjo waa actor buuxa

  • @apdiazizaliapdiazizali1323

    Waan idin wataa dhamantin

  • @nimcoqani2283
    @nimcoqani2283 Před 3 lety +1

    Qosolka hinda Ayan Ku haystaa iyo guribarwaqo

  • @Maahir--moha11
    @Maahir--moha11 Před 3 lety +3

    Guri barwaaqo ninkii agjooga qosol Ka dhergi maayo waa beer casaad caadiya

  • @marwaibrahim8484
    @marwaibrahim8484 Před 3 lety +2

    🤣🤣🤣😂🤣😂😂😂Yurub Ban ku caweni Thanks👌✋

  • @mohamedsuldaan1122
    @mohamedsuldaan1122 Před 3 lety +2

    Editorka aad ayuu u fcn yahay lagama dareemayo in la jarjaraY

  • @yustaawiahmed3009
    @yustaawiahmed3009 Před 3 lety +1

    🖐keep goin saydhiye zxp🖐
    guray wa arbaca nafaare

  • @abdibesanitube8701
    @abdibesanitube8701 Před 3 lety +1

    Gurey barwaaqo xaga gabdhaha tatabosho badanaa inta ila aragtay like isar hhh

  • @abdisamadsheikh
    @abdisamadsheikh Před 3 lety +4

    Saydhiye Taxaliil Waa Marki Uguhoraysay uu maqlo Malaha

  • @abdiabdilaahi2208
    @abdiabdilaahi2208 Před 3 lety +1

    gurow hablaha istiimis badku dishaye alla shaxaarisanaa guri barwaaqo inta ila araktay liketa dhac kusii

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 Před 11 měsíci

    Qofta shuluqda waa jeclahy

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno6204 Před 3 lety +3

    Waryadhaheen oo intana waxdubay san shaw wad xarabaysatan kkkkkkk alle haydiin dhayro dad qiimole 💯💯💯💯💯♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹💋💋💋💋👍👍👍👍🙋🙋🙋🙋

  • @cabdiraxmaancabdiqaadir6714

    Waryaa anaa u horreeya is Indho tirka😂

  • @omercirro2921
    @omercirro2921 Před 3 lety

    Mansha alaah

  • @abdifataxabdilaahi4099

    Gurayow gacanta hablaha kadaa qosolka haw raacine var

  • @saamiyadaahir2543
    @saamiyadaahir2543 Před 2 lety

    Hhhhhhhhh allah beerka saydhiye iyo guribarwaaqo wlhi idin wataaa gar iyo gardaroba🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdirahmaanmahamed54
    @abdirahmaanmahamed54 Před 3 lety

    Gabdha taataabashada ka kaah zxp guri

  • @apdiazizcaato5314
    @apdiazizcaato5314 Před 3 lety +4

    Keep gion lkn guri waxad ku tidhahdaa haplah kaad farah Tankz

  • @barkulanchannel6113
    @barkulanchannel6113 Před 3 lety +4

    Nio ninkan house barwaqo kalyahygibu ku ciyary wllhi 😅😅😅😅❤

  • @nimcozaryan8873
    @nimcozaryan8873 Před 3 lety

    Kkkk gurow farah inader

  • @hamzedaacad8428
    @hamzedaacad8428 Před 3 lety +1

    Qaladaadka ayaa ka shidanba runtii Riwaayada😂😂👍✊🙌

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 3 lety +1

    Codka romantic iga ah guri barwaaqo nin waalan 😅😅qaladaadka ruwayada nosoo badiya

  • @suudimcm1174
    @suudimcm1174 Před 3 lety +4

    Ku mahadsantahay sidaad codsigayaga noo gu tix gali say

  • @najaxahmett2171
    @najaxahmett2171 Před 3 lety +1

    Team guri barwaaqo nooGu soo Dara madar mahamed ayaanle ilmadeerayaaL

  • @osmanismail21
    @osmanismail21 Před 3 lety

    Walahay waa xarabo qaladka taxanaha guri barwaaqo waa xarabo miidhan inshalah saa kuwada soo daynka taxanaha iyo qalad kaba❤

  • @itsmeplo9583
    @itsmeplo9583 Před 3 lety +1

    That was really funny 😂 👍

  • @zamatar.famouz3832
    @zamatar.famouz3832 Před 3 lety

    Hhhhhhhh Alla kuuma keeno karoonaha ee taageeran kuu ahay zhp

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Před 3 lety +1

    Guri barwaaqo faraha aya laga falay yaa ila arkay

  • @abdihakimahmed9933
    @abdihakimahmed9933 Před 3 lety

    Qaladad is best

  • @salmahassanhassan30
    @salmahassanhassan30 Před 3 lety

    Woooow qosol ileen loma dhinto

  • @radiomarkabley1830
    @radiomarkabley1830 Před 3 lety

    Waryaa hee qosolbaa nafta nooga qaadeen

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed Před 3 lety +3

    Codkaa romantic iga ah kulahaa alla beerka kkkkkkkkkk

  • @janalkadadwaynaha102
    @janalkadadwaynaha102 Před 3 lety

    Woo dhanaansanayaa

  • @Mo_jama
    @Mo_jama Před 3 lety +1

    Gurayoow qalaadaad bilaa riwaayada noo soo samee please

  • @suudimcm1174
    @suudimcm1174 Před 3 lety

    Keep going my team

  • @walalraaja9235
    @walalraaja9235 Před 2 lety

    Guray inu gabdhaha gcnta kula ordayo kas haka moodina saydhiyaba mrky wda qoslayn gcnta wuu qbta Waana udabeecad Dadka qaar baa saasa

  • @mahaddhinbil6103
    @mahaddhinbil6103 Před 2 lety

    Kkk

  • @tal0maal352
    @tal0maal352 Před 3 lety +1

    Waar tan yar ba.ay bay ku waalatay😁😁😁

  • @mayaneyboss6112
    @mayaneyboss6112 Před 3 lety +3

    Haduu taa taabto ma meel baa go asa hablaha wxaa laga yaabaab inay walaalo yihiin ba hh

  • @khadarmuhumed6944
    @khadarmuhumed6944 Před 3 lety +2

    Guri barwaaqo hablaha san uga dhanaansanayso maanay cidi la dhalan kadaa hablahan aad camera da horteeda Ku tuutuujinaso

  • @dagan7757
    @dagan7757 Před 3 lety

    Waan idiin taageeraa team maadshe🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hamzecabdi723
    @hamzecabdi723 Před 3 lety +5

    Guri barwaaqo hablaha faraha ka daaa wllo Inta ila arkaysaaa 👊

  • @mohmedboootaan1890
    @mohmedboootaan1890 Před 3 lety +5

    Gurow ma dabeecadada markad aoslaysid inad qof qabsatid no so sheeeg😂😂😘😘

  • @mgmupa623
    @mgmupa623 Před 3 lety

    𝚔𝚎𝚎𝚙 𝚐𝚘𝚒𝚗𝚐 𝚕𝚎𝚐𝚎𝚗𝚍𝚜

  • @gududoayaan9527
    @gududoayaan9527 Před 3 lety

    Gurayow gabadhas wa fuurte wll adna ba ayda iska dhaaaf wx kle ku bedelo ilhy kuma bi iyee🙏🙏

  • @abdirehmanmohamed9058
    @abdirehmanmohamed9058 Před 3 lety +2

    ♥️Keep going pro♥️

  • @hothoabdi3594
    @hothoabdi3594 Před 3 lety +4

    Riwayadaba qaladadka ka qosol badan wlhi 😃😄😀

  • @barodiintaada8666
    @barodiintaada8666 Před 3 lety

    Asc taxanaha arawelo wuxu xiiso badan yeshy inanta reer xamarka jilaysa inty ku soo birtay

  • @kaltunismacil4459
    @kaltunismacil4459 Před 3 lety +1

    Niinkah kadayah ceydah waxa lagah yabah in uu walaloh yihin

  • @sakariyehuseen1306
    @sakariyehuseen1306 Před 3 lety

    Keep going

  • @mustafexasan6988
    @mustafexasan6988 Před 3 lety +1

    Codka romantic iga noqodey🤣🤣

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 Před 3 lety +3

    Inta Iga qoslisay Aan La Raftayba waxay ahayd Markuu Guray Sadexda jeer Aax Aax dhahayo Sidii qof Qoslaya Inkaar weeye Guray Barwaqo falaysa Minaa Bay carabtu Odhan Jireen 🤣🤣

  • @faaiidochanel7024
    @faaiidochanel7024 Před 3 lety +3

    Dee haaye waad laraagte actor ookaalay waxaad noosheegtaan zuhayb zaanjo maburco ayuu joogaa

  • @muunacumar7732
    @muunacumar7732 Před 3 lety

    Nio qofkan wayn ee amina la leyhay qosol yar

  • @fuaadxikmawi7056
    @fuaadxikmawi7056 Před 3 lety

    Ruwayada waxa ka qosolbadan qaladaadka lkn gurayow nin sharafleh ayad ahayde ilaali hablaha oo gacanta dib u laabo

  • @xamsemohamed9523
    @xamsemohamed9523 Před 3 lety +2

    Ala hoogayey ba'ayeey aaa maxa lahoogtay wl oo la ba'day

  • @uzaamehaaji7513
    @uzaamehaaji7513 Před 3 lety +5

    war saydhiyow nio ninki madar ahaa noso raadsha

    • @axmedmaxamed13
      @axmedmaxamed13 Před 3 lety

      Inwanaaga laysku sheegaa wax dhibi.kujirtee Guri barwaaqo ama ismaciil cabdi Cali walaal hablaba gacanta ka ilaalide

    • @axmedmaxamed13
      @axmedmaxamed13 Před 3 lety

      Dhamaantiinba waan idin salamayaaa gaar ahaan Guri barwaaqo ama.taba barihiina

  • @robinsoncrouse7807
    @robinsoncrouse7807 Před 3 lety

    Nio saydhiye qosol kululaa

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 Před 3 lety

    codkaa romatic iga noqdayde😂😂

  • @samiirajibriil8806
    @samiirajibriil8806 Před 3 lety

    Gurayow inanta faraha kadaa dee😁😁

  • @mohamedabdi8895
    @mohamedabdi8895 Před 3 lety

    Hinda waa gabadh asal ah

  • @mohamedG21
    @mohamedG21 Před 3 lety

    Riwayadaba qaladadka ka qosol badan

  • @inantaSomalilandkufanta7766

    Codka romatic iga ah😂😂😂😂

  • @xamseaadan6504
    @xamseaadan6504 Před 3 lety

    Lb JB A

  • @mofaliye9193
    @mofaliye9193 Před 3 lety +2

    Hhhhhhhhh

  • @janalkadadwaynaha102
    @janalkadadwaynaha102 Před 3 lety

    Guri barwaaqo naagaha buxuu kaga dhagdhagayaa markuu qoslo

  • @simpainam0homet978
    @simpainam0homet978 Před 3 lety +3

    GarcU caduu ugadhananzaday tayarE😞

  • @shaaficixasan5157
    @shaaficixasan5157 Před 3 lety

    Coment dadku waxay soo qorayaan hablaha gacanta ka daawa waxan maqli jirey doob dareen baa diley dadka dawanaya waa iskaabulo labadii istaabtaba shaki bay ka qaban

  • @zalmaancali8527
    @zalmaancali8527 Před 3 lety +2

    Intaah riwayada arawelo la zocota prt 1 iLaa prt 10 like zaar oo waLipa ku Qozazha 🤣🤣😋

  • @daauudcali1726
    @daauudcali1726 Před 2 lety

    qalad kama ahan gurey inu tabtana ma rabo ee wuxu jecelyahay marku qoslayo inu qof dharbaxo ama inu qof tabo marka qalad kama ahan

  • @rayaanmuniita
    @rayaanmuniita Před 2 lety

    Wllhi waad iga qoslisan mar walba iifaraxa sanada mar walba kkkkk 🤣

  • @zaddamhuzzen6042
    @zaddamhuzzen6042 Před 3 lety

    hindi manoola gacantuunbaa lagula cararayaa VaR ayaa soo qabateyy

  • @lp7455
    @lp7455 Před 3 lety

    Qaladadka ayan ku haysaa

  • @abdirahmanheersare7785

    Somaalida wan kayaabay ma goor taabasho la dareema shaqa lagu guda jiraaye waar caadi iska dhiga waxan waxba ahayn wax haka raadinine

  • @mubaariksheekh665
    @mubaariksheekh665 Před 3 lety +2

    Guray lkn Hablaha Uu ku dhagdhagaa wah

  • @saynabfaaraxadan6313
    @saynabfaaraxadan6313 Před 2 lety

    🤣🤣👏👏

  • @wllkaafiak4740
    @wllkaafiak4740 Před 3 lety

    Wllhi qaladadka riwayada isaganba ka jeclahay