Qaladaadki Filimki Tigreyga Part 2 guribarwaaqo Qosol 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 71

  • @afbawaaqo1803
    @afbawaaqo1803 Před 3 lety +19

    Team maadshe films waan idin salaamay form Hargaysa Somaliland 🥰
    👇

  • @munichaxmedey3467
    @munichaxmedey3467 Před 3 lety +18

    Guri barwaaqo Anogoo daawnyna ayaanu qosol udhamàne ku wa la jooga maba noolada 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @drscaqlizan2450
    @drscaqlizan2450 Před 3 lety +2

    Qosol badanaa guri barwaaqo iyo cabdikariim cajiib edeting ku horaysaa waayo waxasuu dhanba lama arko guul ku rajaynayaa

  • @suldaanofficial3780
    @suldaanofficial3780 Před 3 lety +7

    Guri barwaaqo filim lalama jili karo walahy isaga ayaba qosol socda ah
    Beerka ku casaanaya

  • @hassanabdullahi7348
    @hassanabdullahi7348 Před 3 lety +2

    Videoga intaas waqti galay runtii wuxuu u qalmaa 1million

  • @csmedia2296
    @csmedia2296 Před 3 lety +2

    Saydhiye iyo gurey horey usocda zxbayaal

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 Před 3 lety +2

    Wlhi dhiba laga mara tollow guri barwaqo saxdi maha❤🤣🤣🤣🤣

  • @ibraahimmohamed6290
    @ibraahimmohamed6290 Před 3 lety +3

    Saydhiye and guri parwaaqo idin wataa legends 🔥🔥

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland5920 Před 3 lety +1

    dad qaliya aya is heley 😍💞💪

  • @abdirasaqabdi4546
    @abdirasaqabdi4546 Před 3 lety +1

    Vaar ninka askariga maa talaya calanta somalia 🇸🇴 ayuu xiran yhy intaa ilaa araagtay fartaa taag 👍👍👍👍👍

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno6204 Před 3 lety +2

    Teamkygii wan idiin salamy dhamaantiin Kal iyo laab alle haydin dhawro 💯💯💯♥️♥️♥️👍👍👍🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋

  • @falizey9600
    @falizey9600 Před 3 lety +3

    My FaV actor guri barwaaqo 😂💞

  • @amiiradiamond1064
    @amiiradiamond1064 Před 3 lety +5

    Firzt one😁😁

  • @cabdiqanisalax5069
    @cabdiqanisalax5069 Před 3 lety +2

    Guri barwaaqo hhh badanaa qaladlaaku

  • @xassanxaabsade7206
    @xassanxaabsade7206 Před 3 lety +4

    Hamse taajir askari munaasiba taagana mel munasiba😅

  • @nimchoodo5649
    @nimchoodo5649 Před 3 lety

    Guri barwaaqo walaahi waa ruwayada kuwa waxla matal kalita xanuun bay qaadayaan guru barwaaqo noolow 1❤❤💯💯👍

  • @djbayaayo3135
    @djbayaayo3135 Před 3 lety +6

    First person ahay saydhiye legend

  • @zumayahcumarchannel4772
    @zumayahcumarchannel4772 Před 3 lety +4

    Keep going

  • @xamseofficial7905
    @xamseofficial7905 Před 3 lety +2

    Cabdi kariin ali shaah (raction) kabixi
    Haka dhicin

  • @farduuusmaxamed8493
    @farduuusmaxamed8493 Před 3 lety +5

    filimka ma golhayihi xulka gobolka daadmadhedh baa ku jira mise waa mid u eeg🤔

  • @faatimaahmed4412
    @faatimaahmed4412 Před 3 lety +1

    wlhi qosl miidhan guri barwaaqo😂😂😂😂

  • @norahmed1860
    @norahmed1860 Před 3 lety +1

    Kal io Laab ayn u qoslay wlhy Gobolka Raga Dad adag😄😄😄

  • @maxaadsiciid6990
    @maxaadsiciid6990 Před 3 lety +2

    inda hiiro garanay sa ley saar

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Před 3 lety +4

    Abdrizak Hero goal wadihii gobolka daad madheedh yaa ila arka

  • @osmanismail21
    @osmanismail21 Před 3 lety

    Walahay qaladku waa xarabo miidhan inshalah riwyadii kasta ee guri barwaaqo halkan aan qaladka kala socono keep going sxp saydhiye iyo guri barwaaqo 🔥

  • @kingsulaiman7930
    @kingsulaiman7930 Před 3 lety +1

    Ka askarigu wa yar qurac Kulaha wada qosol bad thy qosolka banu rabnabe hhhhh

  • @amranmohamed2880
    @amranmohamed2880 Před 3 lety +2

    Hhh ku socda team maadshe

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 Před 3 lety +1

    Goolahihii dadmadheedh miyaanu ahayn ninkani

  • @zumayahcumarchannel4772
    @zumayahcumarchannel4772 Před 3 lety +3

    Aduunbay hawzhu ku badanayza oo cawa jar jaraya

  • @hamzeabdie6193
    @hamzeabdie6193 Před 3 lety +4

    WLhi Wan DaacaD qoslaY ZaydhiyoW

  • @hanibatuun
    @hanibatuun Před 3 lety

    Goalhayihi Daadmadheedh hiiro ba ku cusub

  • @zumayahcumarchannel4772
    @zumayahcumarchannel4772 Před 3 lety +5

    Guri barwaaqo
    saydhiye iyo
    hiiro
    taajir

  • @nimcaanlores5762
    @nimcaanlores5762 Před 3 lety +1

    Khaladadkeeda aaba ķå shidan

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 3 lety +2

    Guri barwaaqo waa beer cadaad caadiya dadka kalyuhu xanuujinayaa 😂😂

  • @zuperzme1663
    @zuperzme1663 Před 3 lety +2

    Part 1 meh khldkizi

  • @apdiqanimahamed5310
    @apdiqanimahamed5310 Před 3 lety +1

    Hhh

  • @munichaxmedey3467
    @munichaxmedey3467 Před 3 lety +4

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlhi wd ciyaarysaa

  • @naciimanalka2180
    @naciimanalka2180 Před 3 lety +1

    Walahay qosol

  • @abdilahijaka2806
    @abdilahijaka2806 Před 3 lety +1

    Aumpa buu u egyhy hh

  • @suldaanceeri6090
    @suldaanceeri6090 Před 3 lety +1

    Gar io gardaraba ku wataa mobilkaa zoo daa guray

  • @robinsoncrouse7807
    @robinsoncrouse7807 Před 3 lety

    Ma.a horta saydhiye qosol badanaa

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia3239 Před 3 lety +2

    Soo booqo Channel kayga hadii aad kuqanacdana igu dhiirigeli subiscribe fadlan Mhadsanid

  • @abdishakuuryoussef5604
    @abdishakuuryoussef5604 Před 3 lety +1

    Walhi pilahay aniga 1 ah cidi igama horeyso
    no views, no like, no comment 👇
    Like iyo subscribe maxaad iigu diidi iisaar walaalkaa oo kale baan ahaye😭❤🥀

  • @hoodohanaadi3499
    @hoodohanaadi3499 Před 3 lety +1

    Zaydhiye nio mrku guri arko muxu ku qizlyaa🤣🤣🤣

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 Před 3 lety +2

    Riwaayadian waa xiijis

  • @adnaabdi7711
    @adnaabdi7711 Před 3 lety

    riwayada ba qaladadka aya ka xaraabo bn 😂😂😂😂😂walahi

  • @sc4640
    @sc4640 Před 3 lety +1

    😅😅😅

  • @hannaanhersi5335
    @hannaanhersi5335 Před 3 lety +1

    Wlhi qozlay hiiroy inder kaqbzo🤣🤣🤣

  • @nimcanismacil7690
    @nimcanismacil7690 Před 3 lety

    Gurooo beer casaad bad tahy sxp qofka ku garab jooga wadno uuku aamuso maleh waxd soo odhanysaba lagu qoslaya 🤣🤣🤣🤣 teegeero buuxda pro

  • @foosiyacumar7692
    @foosiyacumar7692 Před 3 lety

    Mashallah wll hore uso co da

  • @sayidcabdicali2724
    @sayidcabdicali2724 Před 3 lety +2

    Cunuga dharka dareska ah xiran suunkuu qabo inuu cakanka soomaaliya yahay yaa ila arkay

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Před 3 lety

    Facebook kasoo arkay😁👊

  • @faatimaahmed4412
    @faatimaahmed4412 Před 3 lety +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 Před 3 lety +1

    Wax kale 😅😅 qosolkii aduunka 😅😅😅😅

  • @muparikilkacaze9686
    @muparikilkacaze9686 Před 3 lety +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @najaxfarxaan7850
    @najaxfarxaan7850 Před 3 lety

    Inankaz zaydhiYe LaGu zhegyo Dadku marky khldmaN Ha CuniN dee QozoL izkuma Celin karNe

  • @ubahmata9833
    @ubahmata9833 Před 3 lety

    Guri labada nefnaa adu qado kulah kkkk

  • @naimaodowa7969
    @naimaodowa7969 Před 3 lety

    Beeercasad dhe kkkkkk

  • @xaliimocabdi5926
    @xaliimocabdi5926 Před 3 lety

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @theladdyagri7302
    @theladdyagri7302 Před 3 lety

    😂😂😂🤣

  • @fardusfardusali4355
    @fardusfardusali4355 Před 3 lety

    😂

  • @berisamaadstudio6781
    @berisamaadstudio6781 Před 3 lety +1

    Soo booqo Channel kayga hadii aad kuqanacdana igu dhiirigeli subiscribe fadlan Mhadsanid