UWC Mastercard Foundation Scholars Program

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • #mastercard
    #MastercardFoundationScholarsProgram
    #southafricascholarship #Somalischolarship
    Official Link: www.uwc.ac.za/...
    Join our Telegram : t.me/SomScho
    PLZ subscribe and like our channel
    You can also follow me on social media
    📸 Instagram - / yusuf_shire... .
    🐦 Twitter - / shiremuse​​​​
    🔵 facebook - / yuusuf99​
    CAMERA GEAR
    [www.youtube.co....](www.youtube.co...)
    Affiliate links
    📌 [amzn.to/3vlFFc7](amzn.to/3vlFFc7)
    📌 [amzn.to/3hSTryT](amzn.to/3hSTryT)
    📌 [amzn.to/3fmYwOq](amzn.to/3fmYwOq)
    ▶️ My FAALLOBUUG Playlist
    [www.youtube.co....](www.youtube.co...)
    Special thanks to
    Video by Vlada Karpovich: [www.pexels.com....](www.pexels.com...)
    Video by Diva Plavalaguna: [www.pexels.com....](www.pexels.com...)
    Video by Tima Miroshnichenko: [www.pexels.com....](www.pexels.com...)
    Video by cottonbro: [www.pexels.com....](www.pexels.com...)
    Video by cottonbro: [www.pexels.com....](www.pexels.com...)
    Video by samer daboul: [www.pexels.com....](www.pexels.com...)
    [Avoid the "Urgency Trap" with the Eisenhower Matrix](todoist.com/pr...)
    [www.eisenhower....](www.eisenhower...)
    DISCLAIMER
    This channel is created in good faith for informational and educational purposes only. All persons associated directly or indirectly with this channel and videos use their best efforts in preparing the content. The accuracy, completeness, and correctness of the information shared here are our top priority and we will always be at our best in delivering quality content.
    However, you are advised to always make your research and ask when not too clear.
    Lastly, my description may contain links to other websites or content belonging to or originating from third parties, and when you click on them, I get a small commission. So thank you.

Komentáře • 33

  • @user-dq4nz8sk1m
    @user-dq4nz8sk1m Před měsícem +4

    My ustaad Thanks.... lakiin codsi iinoo yara dheere muqaa kasa sida kuwa chevening aad ka samaysay bahana fafajin my ustaad❤❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před měsícem +4

    Waa fursad wanagsan ka Faa'iidaysi wanagsan

  • @surayaali6169
    @surayaali6169 Před měsícem +4

    ma aqaano inaa isoo jawaabi doontid iyo inkle lkn waxaan rawaa inaan kuweydiiyo wll anoon wali jaamacad bilaawin maxareesan karaa scolarshipyada oo maley ogalyahy? mahadsnd

    • @user-zw2lg8cy9k
      @user-zw2lg8cy9k Před měsícem

      haa wad xeraysan kartaa undergraduate qaybta la yidhahdo waa degree heerka koobad ee waxbarashada jaamacada weyan waxayna kuwaydiinaynn shahaadadi scoolka grade 8 iyo form 4 iyo documents kale ee iyagu shuruud u ah

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před měsícem

      Waad xaraysan kartaa wllo scholarship heerka 1 aad ah baad xarayn karta adoo shahaadada dugsi sare iyo wixi documents kale ah isticmaalaya

  • @tawxiidchannel1906
    @tawxiidchannel1906 Před měsícem +2

    Ustaad Muuqaalka samee sida loo xeraynayo JAAMACADA AY OFFERING KA KU SIINAYSA, PLEASE

  • @saidabdulkadir7799
    @saidabdulkadir7799 Před 24 dny

    Saaxiib Daad kasoo hadal Midka Admissions kiisu furanyahy

  • @sacdiacabdiqani
    @sacdiacabdiqani Před měsícem +3

    hayada tasdiqinta xge ku tala wllo

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před měsícem

      Website ka ka dhex helin evaluation ka eeg

  • @mohamedmumin7322
    @mohamedmumin7322 Před měsícem +2

    Link ga so dhig iyo jamacada melaha laga codsanaya

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před měsícem

      Wllo video ga hoostiisu yaal hadi kale telegramka ka so eeg

  • @KhaLidAbdiQorane63
    @KhaLidAbdiQorane63 Před měsícem +2

    walal yuusuf kawaran qofku hadii aanu lahayn passport ma xaraysan karaa scholarshipka? sido kale Application number sidee ayad jaamacada kaga helaysa?

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před měsícem

      Wllo passport badi way ku waydiin ama bilowga process ka ama dhamaadoa application number qaabka ku heli karto wa inad jmacada xarayso kuliyada rabto la xiriirto dalbato

  • @BushroXasan
    @BushroXasan Před měsícem +2

    Ustaad scholarship Malaysia bachelor malahelaa

  • @barkhadadan9392
    @barkhadadan9392 Před měsícem +2

    Master program marka la xaraynayo IELTS Ma la doonayaa

    • @maimunnnamehmett9831
      @maimunnnamehmett9831 Před měsícem

      Scholarshipka bay ku xirantahy. Waxa laga yaba in kaliya proof of language proficiency laga rabo oo aad jamacada kaso qaadaysid

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před měsícem

      Haa sida wllo shegay weeye hadba scholarship kay ku xirantaahy badanaase haa

  • @sacdiacabdiqani
    @sacdiacabdiqani Před měsícem +3

    wll yusuf ani wxan xreyy turkey Busulari walinah wx jawab ah kma hayoh , dad qar ba wxy dhahen ardayda casumda muqdisho jogah ba interview galy oo wx kazta loo dhameyy dabcan anuu gobol bn kaso jeda , mrka wlhy wn ka niyd jby scholarship oo dhn iso jwap plz .😢❤

    • @KhaLidAbdiQorane63
      @KhaLidAbdiQorane63 Před měsícem

      Ku celcelo Walal waad helaysaa i.allaH

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před měsícem

      Wllo inta aan ogahay magalao gaar ah oo la siiyo ma jirto wa nasiib haka niyad jabin dadaalka wad kuwo kalena xaree

  • @gesdhere5596
    @gesdhere5596 Před měsícem +1

    Ustaad certificate ielets ma layska rapaa

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před měsícem

      Kuliyada qayb haa inaad eegtid bay noqon ama email u qortid

  • @Designwithyaxye
    @Designwithyaxye Před měsícem +2

    Sxb scholarship qof dugsi sare dhammeyey malahan miyaa marar badan baa kusoo weydiiyey dhankaa iyo Instagram kaa lasoo hadlay imaad jawaabin

    • @sacdiacabdiqani
      @sacdiacabdiqani Před měsícem +2

      qayb leh ba jirh sida turkiga scholarship kisa

    • @Designwithyaxye
      @Designwithyaxye Před měsícem +1

      @@sacdiacabdiqani kuwa jarmalka maleh miyaa

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před měsícem +1

      Haa undergraduate ama degree ba la dhaha wa heerka 1 aad shahaadadaada dugsi sare baad ku xaraysan

  • @abdirahmanarab2534
    @abdirahmanarab2534 Před měsícem

    Walal contact Gaga nooso dir

  • @abdirahmanarab2534
    @abdirahmanarab2534 Před měsícem

    Walal contact Gaga nooso dir